@@Maaliabdalla asc wll waxan ubahneen anniga iyo dadka kale ee nagu xiran warka haddan ku so kubo waxan anniga ahantey haddan ka hadlo waxan buuxiyaay shuruudihi safaraada canaada marka waxa ii dhiman wa visaha iyo cafimaadka marka walaaal waxad noshegta xiiliga lafurayo iyo waqtiga teeda kale meeqo ayeey igu qadaneysa anniga leyga so jawabayo lakin walaal addigan kugu tashanaya ee Soodiyari kuna dhaqso Thanks for reading
Saxiib waadku mahadsanid taageeradada. Sxb anigu qorshahaygu ma ahan daawadayaal badan in an helo wayo hadi aad xiisaynayo kumanaan in ay I daawadan waxan soo galin lahaa entertainment iyo qosol qosol oo soomaalidu aad u xiisayso balse plan kaygu sidas ma ahn waxaan danaynaya 50 qof oo si dhab ah ugu baahnaa warbixintas in ay helaan oo an uga faaiideeyo si an noloshooda wax uun ugu sahlo hadafkaygu waa kaas ee ma ahan in an dad madadaaliyo sxb. Wax ummada dhaxal gal u ah in an waqtigayga galiyo ayan go'aan saday
Asc sxb sare waxan raba in an i ma do Canadá qarash meqa i gu filan se de ku i man ka ra in te u soma ra war bixin i ga sii sxb sare wat ma Hat San ta Hay sxb
Waxan kaga mahad celinaa sida quruxda badan ee ad walalaha somaliyet aad ugu fa idenesid
Kep going bro
Thanks walal. Intas iyo kabadan wan jeclhy in an u qabto dadkeyga dal iyo dibadba insha alh
@@Maaliabdalla asc wll waxan ubahneen anniga iyo dadka kale ee nagu xiran warka haddan ku so kubo waxan anniga ahantey haddan ka hadlo waxan buuxiyaay shuruudihi safaraada canaada marka waxa ii dhiman wa visaha iyo cafimaadka marka walaaal waxad noshegta xiiliga lafurayo iyo waqtiga teeda kale meeqo ayeey igu qadaneysa anniga leyga so jawabayo lakin walaal addigan kugu tashanaya ee
Soodiyari kuna dhaqso
Thanks for reading
Abowe ilaaheey haku xafido aduun iyo aaqiraba insha alllaah waxa rabaa in aan kuweeydiiyo nagaha qadamooyinka ah mahelaayaan shaqada guryaha ee nadafada abiwe mcn
Sacuudiga miyaa jogtaa abayo
thanks a lot bro,you are doing great work bro I appreciate your help us.
Wadnoo faaiidasay zxp lakiin hadii aan taxatero mayaa oo aan ilaalito shuruudaha miyaa tigidh madan poolisku isiinaya tigidh
Mahadsanid wll horey usoco adigona firineynin dadka kudawanaya i. a wukalakicidonaa chanalkan thank u
Saxiib waadku mahadsanid taageeradada. Sxb anigu qorshahaygu ma ahan daawadayaal badan in an helo wayo hadi aad xiisaynayo kumanaan in ay I daawadan waxan soo galin lahaa entertainment iyo qosol qosol oo soomaalidu aad u xiisayso balse plan kaygu sidas ma ahn waxaan danaynaya 50 qof oo si dhab ah ugu baahnaa warbixintas in ay helaan oo an uga faaiideeyo si an noloshooda wax uun ugu sahlo hadafkaygu waa kaas ee ma ahan in an dad madadaaliyo sxb. Wax ummada dhaxal gal u ah in an waqtigayga galiyo ayan go'aan saday
@@Maaliabdalla masha'allah
Aaaaaaad baa u mahadsantahy msul aqbarta wanagsan aad nka dawa geso 💙💚✅🙏
Legend sxp
Waad mahad santahy zxp horay u soco pro ❤🙏🙏
Msha alh wll aad iyo aad ayaad umahadsantahy
Adiga mudan walal. Wankaga mahadcelinaya waqtigaga. Kuso dhowoow teamkeena
Mahadsanid wallo
Adiga mudan walal. Wadku mahadsantahy waqtiga ad galisay in ad daawato. Thnk you
Tnx bro.
Thanks sxb waad na kaafisay
Mahadsanid sxb. Soo dhowoow
Mashallh wll
Asc walal qof so lama dagikaro si kharashku iga yaraado
Haa walal
Lacgta canada iyo dolarka wxykuklduwnyhin kasoohdl wlll
America ka soo samee vedios kan camal ah fadlan
Wll qaxootiga Somalia mala qaabilaa hada
Really qali waaye nolasha Canada
Lkin zxp Lacagtu ma Canadiyan Baa msie Doralar
Horta mhdsanid wll lkn meshu kharash badna wa yap
Sagaleey waxaan xamaala naa nalaga xalaashadaaa
Thanks wll
Soo dhowoow sxb. Wankaga mahadcelinaya waqtigaga iyo sida ad ugu xirantahy barnaamijyadayda.insha alh wax badan aya so socda ee ila soco
walaal hadii kanada imaado mareeykan ma ooga gudbi karaa
𝐖𝐥𝐥 𝐬𝐮𝐚𝐥 𝐚𝐲𝐚𝐚𝐧 𝐪𝐚𝐛𝐚𝐚?
𝐢𝐢𝐠𝐚 𝐰𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐰𝐥𝐥 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 .
𝐬𝐞 𝐰𝐥𝐥 𝐦𝐚 𝐣𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐰𝐱 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐤𝐡𝐚𝐥 𝐤𝐡𝐚𝐥 𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐚𝐚𝐰𝐚𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐧𝐚𝐝𝐚.
𝐦𝐡𝐝
Asc sxb sare waxan raba in an i ma do Canadá qarash meqa i gu filan se de ku i man ka ra in te u soma ra war bixin i ga sii sxb sare wat ma Hat San ta Hay sxb
Abaayo please shaqooyinka dumarku qabtaan no so geli
Wcs
Asc wll wan ku salamy
Wanka qaadY walal. Soo dhowoow
@@Maaliabdalla wan dhawahy wll mahdsnid
Leen bec ah oo Canada hada heso ila so xariir
Asc Sxb wanku salame
Wanka qaday sxb
American dollar miyaa mise Canadian dollar ☝️
Wa Canadian dollars
Magaa ladies gutaa
Adiga dhamaan walaa bashaal xitaa waa 3000 kun oo dollar
Saaxip Markaas Shaqadooda Malaga helayaaa lacag intaas laga bixin Karo $1110😱
Wa khasab saxib hadi aadan ka helin kharash kaga maxad ka qaban mesha waye.
Asc waxbarashada nooga xiji I.a wllky
Sxb topic ga education ka its too broad so nooce ayad xiisaynaysa angle kee ka qalaa ayad is leedahy taladadu wa muhim sxb
Hadad jeceshahy in aad si gaar ah igala taliso instagram ka igalaso xiriir sxb . Meesha hoose ee description ka ayu ku yaala. Wankaga mahadcelinaya
@@Maaliabdalla waakala soohadlay wll iga soo jwb mhdaanid
Asc walalaha somaliyed Arim ba iheysata Alle dartii $30 ya Igu cawin kara🙏❤🇸🇴G
Inte kalasoxarira
@@letfreshourmindwithwordofa6676
0618220858 wakan walal qaali
@@letfreshourmindwithwordofa6676 walal
mahad sanid wll
Sxb mhd sanid walalo ku soo baxaya arday marka maxaan yeela marka canda imado