ASC Dhamaan shekh maxamed waa runtaa marka hore 1- Wa'inaa U istaag naa qaran 2- Wa'inaa Dowlada lagu tageraa waxay ku saxsan tahay sidoo kale qaladkana laga qabtaa قال صلى الله عليه وسلم انصر اخاك ظالما او مظلوما 3- Waxaan halkaan ugu baaqaya Dowlada inay ilahay ugu baqaan xilka loo Dhiibay يقول صلى الله عليه وسلم كلكم راع وكلكم مسؤول عن رعيته وصلى الله على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Sheikhow madaxda dowlada arinta waa ay ka dhawaajinayaan shacabka markii ay tageraan isla madaxdii ayaa dhawarka ka qaniinayaan Bisada ama mukulaasha ilmaheeda ay dhashay ayay cuntaa dowlada waa sidaas alle xaqa hana fahamsiiya adigana waan kaga mahad celinayaa dhiira gelintada
Intey na horboodayaan qoslaaye iyo iyo kuwa la mida weligeed somalia lugaheeda ku istaagi meyso ilaa ay kuwan mesha k baxaan aduunka ka tagaan markaas waa laga yaabaa in aan naruuro helno insha allah
Waxaas dadku ku 1aldaaya alle maguuleeye waayo Intaa diyaarad si saaran yahay wuxu qabtay lama arkin xamar dilalkii kusii batay gacan ku dhiiglayassha wuu sii daayaa iska daa dadkii noolaa ekuwii dhintay ayuu ka dhacay guryahodii u alle ku astray uf
Sheekhoow wax kasta oo qaladma farta ma ku fiiqi karno mar mar In aan shib dhahno waa ku qasban nahay mida kale waxyaalo qaarkood sabarka wanaagsan dowlada xataa in loosabro mahanoo Iida xataa SCWBR
Dulmi diid sacabka sax ujeedka sacabka waa kala tageenaa sabab u ah in nalasoo haweestee aan usku soo noqono si kuwaan iskiiga cilino,marka sacabka ujeedkiisa waa aan usku soo noqono, Gubaabataatana waa ku mahadsan tahay. Wiil hiiraan
Walaahi waxaan ka cabsi qabaa in aan falastiin ka darnaano hadeynaan isdaba qabanin oo ay ka dhacdo waaba meshaan deganaan jireen kuwa madmadow oo cabudi jiray sanam qabiil la yiraahdo towfiiqdana seegay sidaasna lagu tirtiray
Sh mxmed walahi waa muradilac arintani suaashu waa yaa wax badsli karA waa sharable iyo umad midaysan marka dial qabiilism ku hoganka Haye ee qaladkisa hadad shegto nin rerkoda ah burka kuu roganayo ee and daraensanayn inad is ku Dan tihin xalku waa moyi dabadeed ragu bada Kenya ka iibsaday Ayaa u tagan manta inay hoganka dalka qabtan
Anagaa is neceb see dad isaga celineynaa ugu horeyn waa inaa anaga isku calool furnaano hadiikale qof walbo gobalkiisa halooga imaado hana lagu gumeysto ileen waxaan,nahay dad is neceb
Waa kugu diiday in xasan sii tagero anagoo jabhadeeno Ayaan ka doorbidayaa in aan anoo duli xasan aqbalay itobiyan igusii dul gumesan lahayeen ee sheikhoow waxba xasan xabale qote dal xalkiisa kama war haayo asagana maanta godkan ku riday somali ee waxba haa u suuq radinin xumanta oo uu faraha kula jiro wax oo uusan ogeen ma dhicin badana asagaa gatay waxaase musliyadaas qadanayo cidii qabiil dartiis noogu soo celisay damul jadiid oo aan horey u baranay cideey ahayeen kuwaas ayaa qiyaamo loo qabsan donaa
Madaxwayne kasta oo yimada Qolaa u taagan dhaliisa caynaysa meshad ka caynlaheed maad u ducaysid Ogow beni Adam dhameystiran ma jiro Waxbuu ku fiican yahay Waxbuu ku xunyahay Muqdisho nabad u ka dhigay Alxamdulilah waa walalaha muslim ah kuwa ow ugargaarayo qabiil naga tuur Muslimnimada hana deeqdo Meesha ugu daran bahala galeenka waa muqdhisha Gaalada waxay dhahaan wadan hada rabto inaa burburiso Caasimada ka bur buri Xaasidnimada iimaankay burburisaa Sabra ina allah maca saabiriin
Soo idinka carab Kuma abtirsan jirin ? Oo islaamka Ayaan na walaaleeyay ma Oran jiron? Ma Haddad na dhihi maxaa Naga dhaxeeyo? Sh. Bal doc uun isugu bayr.
Dalku horay ayuu dhaqaaqay madaxdu way dadaalayaan wax dhib ah ama dhibaato ay dadka iyo dalka ku hayaan ma arakno. Marka horay loo socdo maxaad adigu gadaal ugu noqotaa.
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.net/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
ASC Dhamaan shekh maxamed waa runtaa marka hore
1- Wa'inaa U istaag naa qaran
2- Wa'inaa Dowlada lagu tageraa waxay ku saxsan tahay sidoo kale qaladkana laga qabtaa
قال صلى الله عليه وسلم انصر اخاك ظالما او مظلوما
3- Waxaan halkaan ugu baaqaya Dowlada inay ilahay ugu baqaan xilka loo Dhiibay
يقول صلى الله عليه وسلم كلكم راع وكلكم مسؤول عن رعيته
وصلى الله على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Waa Run Shiikh wadanka
Wadankeena dantii lagalhaa
10 mad madaxweyne meeley
Aduunkoda kataliso haloosoo
Fiiriyo magaalo kastaa
Madaxwenaha leedahey Dowlada
Soomaaliya xasan Shiikh waba
Kamaqbankaro xasan isgaaa
WAXBADAN baa I inya m
Dadkii hubkii shababka loogu talo galey
AYUU beelehii soomaayeed
Isgudhiibey alshabab baan xoeyn
Intuu yiri ciidankii wayar baa kajooga
Xasan sheekh Horta ma ogyahey
Inuu dka XUKUMO Subxaan allaah 😢
soomaliya walh shisheye waxaa ugu daran qab yaalad intey qabyaalad jirtana wlh tan nahey sata iyo mid kadaran ayaa augeynaa yaarabi qab yaalada naga saaar Aaaamiin😭😭😭😭😭😭
Mashalah midnimo SOMALIAWEEN 🇸🇴🤍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
بارك الله فيك يا شيخ وعسى الله يقوته وعظمته يهدي شعبنا اليه ويريهم الحق ويؤلف بين قلوبهم
Dad iyo dalkuba waa baylah. Dhalinyaradiina akhlaaqdoodii oo. Babayday
Maya raali kama nihin ee Allah xaqa iyo midnimoda umadeena ha garansiiyo iyo isku duubnida
Maasha allha shakh maxamed alaha ku barakeeyo Somali in aiyaagu wax isku yahiin alaha garaan siiyo amiinn yaraby 🤲 🤲 🤲
Emirateka wa cadow qofkasta wa ogyahey
A/c sacabku waa ficil ah waa runtaa sheekh ee khalad ma jiro aanducaysano in soomaali alle isku xiro isfahmaan
جزاك الله خيرا ياشيخ
Raalli kama nihin mana ka noqon doono in insha allah Sheekh adigane jazaa ka llah dhiira geliye ayad noo thy thanks ❤
IINSHA ALLAH SHEEQOW MAHAD SANID JASSAKALLAHU QEYR
MasshaAllaah,illaaheey Soomaali haka dhigo kuwa is jecel oo cadowgooda meel uga soo wada jeedsado
Masha allah sh/maxed
Asc masha Allah wax wanaan ayaad noshegtay qayr Allah kusiyo
Sh/m/DD dadaalkaga bararujintaa alaahhakulagarabgalo
Far keliya fool ma dhaqdo
💪🏿🇸🇴💪🏿. 💪🏿🇸🇴💪🏿
💪🏿🇸🇴💪🏿
Sharaf iyo dadnimo waxaad ku leedahay .Soomaalinimo walee ee wax gata walaalayaal🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Sheikh waxaan u baahanahay wacyi gilin xoog leh dal iyo dibadba ,
Maashalah cheqh jazaakalaah baraaka laah
Maansha allaa yaa somali wax u sheega walal
IMAARAAD HADUU SIDAA KULA YARTAHAY AFRIKOO DHAMBUU WALAAQAYAA IYO DHAMAAN DUNIDA ISLAAMKAA
Tuug lama toosin karo lamana taageeri karo
Sheikhow madaxda dowlada arinta waa ay ka dhawaajinayaan shacabka markii ay tageraan isla madaxdii ayaa dhawarka ka qaniinayaan
Bisada ama mukulaasha ilmaheeda ay dhashay ayay cuntaa dowlada waa sidaas alle xaqa hana fahamsiiya adigana waan kaga mahad celinayaa dhiira gelintada
Runta rabaa kugu jecel wll w runtaa
Asc asaxaabta sharafta leh dhamaantiin shiikh waxaan filayaa inay u sacabina yaan hadalka runta ah ee uu ka hadlay madaxwaynuhu
Intey na horboodayaan qoslaaye iyo iyo kuwa la mida weligeed somalia lugaheeda ku istaagi meyso ilaa ay kuwan mesha k baxaan aduunka ka tagaan markaas waa laga yaabaa in aan naruuro helno insha allah
yes this is true
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
Guul madaxweyne Xasan shiiq ❤
Waxaas dadku ku 1aldaaya alle maguuleeye waayo
Intaa diyaarad si saaran yahay wuxu qabtay lama arkin xamar dilalkii kusii batay gacan ku dhiiglayassha wuu sii daayaa iska daa dadkii noolaa ekuwii dhintay ayuu ka dhacay guryahodii u alle ku astray uf
Xabaalaha la gaday bal ka waran sheekhuu
Somali du Ninka ugu fiican bay iska dilaan
Jazaa kallaah kheyr💯💯💯💯💯
Sheekhoow wax kasta oo qaladma farta ma ku fiiqi karno mar mar In aan shib dhahno waa ku qasban nahay mida kale waxyaalo qaarkood sabarka wanaagsan dowlada xataa in loosabro mahanoo Iida xataa SCWBR
Dowlada hada jirto looma samri karo waligee xasan nin ka daciifsan ma arkin subxaana Allah
Waa runtaa Shaikh dowladeena in aan caawino ayaa loo baahan yahay.
Walaalow noo sheeg waqtiga aad warkaan tabisay 3 beri kahor miyaa mase waa 4 bisha maata
Murugo lagu daray murugo😢😢😢 waxaan Ka murugoodaa in itoobiya ay Soomaaliya qabsato, ilaahow hanoo kasin😢
Waa runtaa insha alaaah alle ayaa ethopia naga qabanaya
Laakiin mid ogow ethopia iyagaa is cunay dagaal ay somali lagasho diyaar uma aha e
Kuwan madaxda isku shegaya ayaa wata iyago isximinaya isku maseyrsan sidii dhocilo
Ethopia data ugu weyn eay lahayd wey naga gaartay oah inay isku Ken sixirtay isku Ken jedisay marka ugu yaraan jilecena iyo xanuunka anka qaadnay falkoda no nugleynaaya waayo xage lagu arka y mweyneyaal ku sheeg dalkoda 10calan sorta midwalbaana marku kankale uxanaaqo ethopia kalay ciidan isii
Aniga wax kale kama murugaysni lakin waxanka murugeysnhay
Sida aan ujiifno
Wadaninimadii aynaan aqoon waayo hadan wadaniyin nahay tuug walbaa wadankena gaalo uma jabiyeen
Aloow adaan kaaga dacwoonay yaa allaah
Madax kusheeg aloow naga qabo yaa allaah Aaaamiiiiiin
Ciidanka Eretaria laga keenay aaway waydii xassan sheekh maxamud
Midnimoda dalkeena hoyo waa muqadis
Shiikhow ma hada ayad aragtay Sacabkan aan qimaha lahen ee liska tumayo, weli ma arkin miya iyado diinta lo gefayo oo Mashxarad iyo Sacab liskugu daray.
Wa madaxdena gaajada heyso❤❤❤❤❤❤❤
Xasan waa Kala geeye somaliyeed ee mideeye ma ahan
War kaas waa sax
Sheekh marki xassan uu laha oodaywayo wilkayooo oo qabil uu qaylo dhansaday maxad uu Hadlweyday
Kursiguu qabyaalada kukorayay madaxwaynuhu hadana waylaxumaatay waayo qabyaalad horumar lagigaaro
Dulmi diid sacabka sax ujeedka sacabka waa kala tageenaa sabab u ah in nalasoo haweestee aan usku soo noqono si kuwaan iskiiga cilino,marka sacabka ujeedkiisa waa aan usku soo noqono,
Gubaabataatana waa ku mahadsan tahay.
Wiil hiiraan
Sacabka waxay ka wadaan waa sax
Walaahi waxaan ka cabsi qabaa in aan falastiin ka darnaano hadeynaan isdaba qabanin oo ay ka dhacdo waaba meshaan deganaan jireen kuwa madmadow oo cabudi jiray sanam qabiil la yiraahdo towfiiqdana seegay sidaasna lagu tirtiray
Xassan Sheikh Afkiisa iyo dhagahiisa isma maqlaan
Barina war kale ayuu ku hadli isakaana u horeeyo waxa dadka kala qaybinaayo
In uuw alle xaqa wafajiyo o runkataha laga yabaa
Sheekh madaxdena aya ka denbeysa
Waa Sax Alloow Soomaali Caqliga U Soo Celi intey Xaasid Dalkooda Ku Yihiin Ma Guuleysaneyso 😭👮♂️👮🙏🇸🇴
.alle.ayaa kaweyn.dhagar.tooda alle.ayaan.kamagan.galnay
Sh mxmed walahi waa muradilac arintani suaashu waa yaa wax badsli karA waa sharable iyo umad midaysan marka dial qabiilism ku hoganka Haye ee qaladkisa hadad shegto nin rerkoda ah burka kuu roganayo ee and daraensanayn inad is ku Dan tihin xalku waa moyi dabadeed ragu bada Kenya ka iibsaday Ayaa u tagan manta inay hoganka dalka qabtan
Waa inaan dadka ka wacyigalino dhalinyarada iyo dhamaan bulshada oo dhaan qabiilka
Asc badanaa wax aan lagu saxbin ayey u saxbiyan. Yaab
dhalayaradii SYL go,an ayay qateen ee dhalinyaroy manta go,an maqadana oo wadankeena mabadbaadina ee madaxdan odayasha ah( kuwa madaxweyna radiska ah) afar sano kasta soo shaqa tagaya ma,isdhafina malinwabo dhiiragalin laabla kac ah ee marki ladaawada ama ladhageysta mesha loga tagaya kuma juri karne.
Anagaa is neceb see dad isaga celineynaa ugu horeyn waa inaa anaga isku calool furnaano hadiikale qof walbo gobalkiisa halooga imaado hana lagu gumeysto ileen waxaan,nahay dad is neceb
Emirates waa 500k qof oo calan wata waaye.
Baylahda dhulkeenan la arkay a markaa Allah hana soo ururiyo
Afkagu Makati la ayahay inad yirahdo madaxweynuhu WA run hadalka ushegay
Xaqa dadkena illah hatuso
Mahad sanid sheiq❤️
Hadaysan siyaasiyiinta soomaaliyeed illahay. Ka baqin dhibka. Laga biximaayo
M a sheekh
Farmaajo 5sano uu joogay haduu shabaab cadaw ladagaalilahaa maanta Itoobiya kumasoodhiirateen laakiin Farmaajo uma imaan soomaali jeceel ee wuxuu uymid dantiisa ilaahey ayaana nadhaafiyay oo maanta rajo fiican ayaan leenahay ilaahey hanoo dhameestiree
Hada midka joogo ayaa kadaran Allaha na dhaafiyo dhaadhaankaan oo xitaa waxee dowlad tahay xitaa aan aqoonin
@@ghst4487 kubishaareyso 10sano oo soosocota isagaa kuutalin diid ama doon
Madaxweynaha iyo madaxda kale weyhurdan ee wainey hurdada kakacan oo ey Ciidamada Ethopia wadanka kasaran sida ugu dhaqsaha badan. Dad markey bananka kajogan ayaa leyska celinkara lkn dad gurigada dhaxdisa iney kugula dagalaman rabo maleyska celinkaro waa 50/50 inad ka adkato ama iney ka adkadan. Somalia Allah habadbadiyo.
intaas ayaa dan u ah naxsan Sheikh kuwa usacabtomaayo waa kuwo afku loobuuxshay
Sacabka waxuu ka dhigan yahay waa run saas baa lagu sacbiyaa nagetiv iyo bosativ
Soomaliyey aan is garabsano si aan wadankena dayacan cadawga uga ceshano .
Ilaah noo maqan
waligeen ilahay aya noo maqan miyan kujireyna, illahay markad dadaasho ayuu wax kuudaraya sida wiilashii SYL . anaga markan qabyalad kaweynana wax walbo wey hagagi illahayna wuu nacaawin.
Sheeq Qaladka waa governatorayaasha MW Xassan kaligiis wax ma Hogaamin karo hadaad laga dambeyn..........
Somaliya wax badan ayaa ka khaldan
Madaxweynaha markuu qudbeeyey sacabka meeshaas kuma'fiicneyn wax farxadleh masheegin marka waxaa la'rabey in aad tiiraan'yootaan oo xanaaqdaan sacab kuma'haboona mise makala'taqaanAan waxa lagu'subciyo iyo waxaan lagu'subcin kaaley jaahiliin maxaad isaga'dhigeeysaan mise waa tihiin.
Asc sheekh Dadku waxay u sabcinayaan hadalka madaxwayne Xasan wuxuu u hadlay sidi nin waxfahamay laakiin Hadhaw unbaad arki isagoo hadana isbeeninaaya waxba yaan lagu farxin hadal ka M Xasan Sheekh waa Xasan Sheekhii aan naqaanay hadii Itoobiya dhul uu guryo kadhisto laga siiyo waxwalba uu saxeexi
S a w❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dulmi doon ma dhimana yaa waa kan leh nin wayni wedkiisa wuu yaqaanaaye
tas himasho kaliya looma adegsada.
Anoo og inaad comments raadis aad tahay hadana waan ku siinaynaaye si xalaal wax u raadso oo iska daa madaxda aad mar walba hilibkooda aad cunayso.
Madaxdu gurigooda haduu joogo cid sooqadi lahayd majirto. markay kursi koran oo xukunka soomaali qabtaan waa la hadalhaynaya oo la karbashi markay dad u shaqayn waayan si dacad ah oo daah furan. Ninkan rabin laga hadlo guriisa ha jooga cudii soo qaada markaa waa ka gardaran tahay.
Somali maxey cadaw iska ilaliyan aygaba isku mashqulsanee😢😢
Shiikhoow sidee cadow leysagaa dhicinaa haddii ciidankii qaranka dalka difaaci lahaa Madaxweynihii lagu wareejiyey kala diray oo burburiyey
Xanuun qabiil ayaa fekir ku macneyneesa.mj ciyaarta m kadaa.
WCS SHIIQ MW XASAN DAACAD KAMA AHA SHACABKU ISKAGA DHA DHICINAYAA
WAXAA DALIIL UAH IN U DIINTA ISLAMKA KU SHEGAY DHIBATADA ADUNKA HAYSATA ISAGO GALADA KU TUGSANAYA .
HADU RUN SHEGAYO MUXU UGU CARARA WADAMADA GAALDA ILA MALINKI LADORTAY
QAWDA MA1ASHI WAXNA HAU QABAN
SHIRARKA UADAYO LAMA MAQLO WIUXU KUHADLO MASAJIDADU DADKA KASOO CAAYA
SOMALI HADANAHAY MA NAHIN WADANIYIIN WAYO 4NIN DOLAR SOQATO ILMAHODA DIBADA DEJIYAY ISKU FIRSANAYNAA!!!!!!!
Run ahaantii adigu hadalkaad ku hadlayso hadal mandaqi ah ayuu u eegyahay lkn maxaan wax kaa qaata oon hadalkiina rumaystaa ree somaliyow dawlada somaliya iyada ayaa qiratay dagaaladii laascaanood kasocday inay yadu kadan baysay watalabaade adigu wariya ah oo waliba sheekh ah wataad markii dagaladu laascaanood kasocday maxaabiistii dhinaca laascaanood lagasooqabtay xagtin midqudha kutaalay soo qaatay kuwii Somaliland eelagawracaayey kahadli waayee wallhi markan soomaliya arku sheekhega iyo madaxdeeda الضرورة تبيح المحضورات
Duqa midnimo moow dhahay mise dhagaheeyga waaye asaga hogaan ma ahan maxaa meesha keenay aqoonteeda maleh maxaa keenay meesha badbaado qaran hakaa saarto intaa somali kala dishay aa iska soo tuuree midnimo xasanoow dadka ka xishoo ilmahaaga ito qoyskaaga inta doowlada kataxday midnimo waxaa layaabanahay kuwa inta meesha kuu soo camiray kuu sacabtumaayo 4taada sano waa dhamaan rabtaayee doorashadaan soosocoto Lee haqasin
Walahi darenka wadiniyed eed ka Hadassah.maan waxaa laga jecelyahay ninkastà inad siyasiga qabiilkoda ah and amanto
In uu canaanto ayay ahayd markay sacbinaayaan
Asw sheekh maxamadow waa hurudaa emarates nagama yara waxaa degan sahyuuniyiintii caalamka xaruntooda weeye raadi wariyaha aljazeera oo ka hadlaaya jamaal raami oo sth else magaciisa british somali TV ayaad ka helikartaa
Xasan isagaa soomaali kala kaxeeyaye maalintii inatay soomaali dooratay oo yiri daarood bidhaantiisa ma arki karo xamse oo ah ushaan daarood la dhici lahaa maahane oo intuu jabuuti tegey filinkii shurunshuursumaale noo jilayey oo uu dhaqaalihii garacad ka wareejiyey oo uu ciidamadii gedo keenyaatiga ilaalinayey kasoo qaaday puntuland isku diray laascaano wixii la ogaa ka samaynayey ciidamadii shirqoolay dadkii xamar ku noolaa macal maytidii diirtay abgaal iyo habargidir kala xigsadey isaga iyo tuugada la qaraabata biyotooni ilaa madaxweyne waa isaga qiimaha dalka isagaa godku ridey waxaa cadaw aad sheegeysid na isagaa wata ee aayadaha ilaahay hasoo qaadan adigoon dhexdhexaad ka ahayn
sacabku wuu kubadanyahay soomaaliya qof baan weydiyay war sabkan muxuyahay xata hadi jahannama laga sheekeynayo wuxu kujawaabay wa wax hayado kashaqeeyen oo dadka sacabinaya wa kuwo gaalo ah iyo kuwo soomaalida loogu talo galay inay maskaxda kabedelaan yacni wa dagaal iyo gumeysi maskaxda oo kusocda soomaalida oo soomaali laysku adeegsanayo iyo kuwo an asalkodu soomaali ahayn
Waa kugu diiday in xasan sii tagero anagoo jabhadeeno Ayaan ka doorbidayaa in aan anoo duli xasan aqbalay itobiyan igusii dul gumesan lahayeen ee sheikhoow waxba xasan xabale qote dal xalkiisa kama war haayo asagana maanta godkan ku riday somali ee waxba haa u suuq radinin xumanta oo uu faraha kula jiro wax oo uusan ogeen ma dhicin badana asagaa gatay waxaase musliyadaas qadanayo cidii qabiil dartiis noogu soo celisay damul jadiid oo aan horey u baranay cideey ahayeen kuwaas ayaa qiyaamo loo qabsan donaa
Madaxwayne kasta oo yimada Qolaa u taagan dhaliisa caynaysa meshad ka caynlaheed maad u ducaysid
Ogow beni Adam dhameystiran ma jiro
Waxbuu ku fiican yahay
Waxbuu ku xunyahay
Muqdisho nabad u ka dhigay Alxamdulilah waa walalaha muslim ah kuwa ow ugargaarayo qabiil naga tuur Muslimnimada hana deeqdo
Meesha ugu daran bahala galeenka waa muqdhisha
Gaalada waxay dhahaan wadan hada rabto inaa burburiso
Caasimada ka bur buri
Xaasidnimada iimaankay burburisaa
Sabra ina allah maca saabiriin
Shiiq waxay ufekerayan. Waxkastoo somaliya kusoo xadguba ama ka dhaca inu xasa leeyahay isagana. Ka halabay
❤❤❤❤❤
Sacabku waa runtaa ayuu u taagan yahay , adaan fahmin
War waxa mesha fadhiya waxna ma qoraan waxna ma aqriyaan waa juhalo leysku soo aruuriyay aan hadalka xolahaan uu sheegayo aanba fahmeynin meshuu ku dhacayo iyo waxa loola jeedo qoslaye isagaaba adkiisa isku toogana kalataguu sheegayo isagaaba ka shaqeynaya kana shaqeeyay hadalkuu ku hadalyana wax nuxur ah oo uu leeyahay ma leh
Soo idinka carab Kuma abtirsan jirin ? Oo islaamka Ayaan na walaaleeyay ma Oran jiron? Ma Haddad na dhihi maxaa Naga dhaxeeyo? Sh. Bal doc uun isugu bayr.
Mudaneyaal in ay dhalinyaradeenu tahriibto 2024 maxaa keenay ?????? Waxa keenay saw maaha wadan bilaa shaqo ah oo kii 20 sano wax soo baranayay doonayo inuu tahriibo,
Ka warama hadii aan heshiino oon midawno Alshabaabna iska dhex saarno oon iskugu tagno
Xasan diin laawe qaa in qaa inul wadan dhib aan asaga aheen somali malahan
Ku days Nadaaraa iyo HBN marnaba ma Arkansas iyagoo madax ka laalaada ama dadka niyada ka dilaya
Qofkii ku dhagaysta waxuu nacayaa soomaalinimada. Maxaa yeelay mar walba waxaad ka hadashaa negative. Dawlada iyo madaxda aad marwalba wax ka sheegayso jooji. Dhamaan hadaladaadu waa ku khawaarijta.
Somali muxuyahay
Dalku horay ayuu dhaqaaqay madaxdu way dadaalayaan wax dhib ah ama dhibaato ay dadka iyo dalka ku hayaan ma arakno. Marka horay loo socdo maxaad adigu gadaal ugu noqotaa.