Waa la isku Riiqmay Shujaaciya| Sarkaal Sare O Laga Shirqoolay Xisbulah| Abiye Mdxda Somalida Safark

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • Waa la isku Riiqmay Shujaaciya| Sarkaal Sare O Laga Shirqoolay Xisbulah| Abiye Mdxda Somalida Safarka Badan
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

ความคิดเห็น • 273

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  3 หลายเดือนก่อน +59

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤

    • @KhadarcabdiCabdilaahi-gt4bx
      @KhadarcabdiCabdilaahi-gt4bx 3 หลายเดือนก่อน +3

      Rabow lajir falstiin oojabi gaanbuurta daalada

    • @qm689
      @qm689 3 หลายเดือนก่อน +1

      Asc sheikh hadii aan shiilo maskaxdeyda wexwy itustay the Prime Minister of Ethiopia is making more hard for getting anything from Somalia 🇸🇴 ya. JazakAllah kheyr ✌️🇸🇴🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇸🇴✌️

    • @hassanhassanismael8470
      @hassanhassanismael8470 3 หลายเดือนก่อน +2

      ❤❤❤❤❤❤❤

    • @AbdillahiSahal-kl2ie
      @AbdillahiSahal-kl2ie 3 หลายเดือนก่อน

      Dsafh

    • @AbdillahiSahal-kl2ie
      @AbdillahiSahal-kl2ie 3 หลายเดือนก่อน +1

      Sahal

  • @najibyare6841
    @najibyare6841 3 หลายเดือนก่อน +25

    فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 3 หลายเดือนก่อน +15

    Hogaan xumada xasan sheekh ee danaysta ah. ...ayaa ugu wacan. Inuu nin oroma ahi. Ina bahdilo. Cajiib.

    • @yaasiincadde1661
      @yaasiincadde1661 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂amxaar wuxuu raacay divide rule reer galbeed dhigeyn

    • @luulahmed5138
      @luulahmed5138 3 หลายเดือนก่อน

      Xasan shiiq waa kii kanya kaga guulaystay maxakamadii hadana u dagalamaya bada uu
      Muuse biixi rabo inuu
      Gato
      Keligiis wax ma maamulo xasan
      Jaahilnimo kuu geysay iyo xasidnimo inaad keligiis eedeyso
      Dad inkaaran cukhdad ciil qaba lama maamuli
      Karo u ducee somaliya
      Shaqeyso dhulkaga waa khani dowlad wax haka sugin

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 3 หลายเดือนก่อน +4

    .doqon.kaas.inshallah.asaga.iyo.kuwa.kaba.qaadka.uah.wey.fashilmayaa.itoobiya.ayadaa.xabaasha.agtaal

  • @SaadaqKaraama22
    @SaadaqKaraama22 3 หลายเดือนก่อน +7

    kuwa Madaxdax ku shega Aya daciifah Wlhi lkin dhalin yaradena Aya wadankena difaacaneno insha allah gacmaha malaaban dono

  • @cabdulahicadnaan8230
    @cabdulahicadnaan8230 3 หลายเดือนก่อน +2

    Walalayaal ku salliya nabiga scw NNK❤

  • @abdikhadirlibaxow8015
    @abdikhadirlibaxow8015 3 หลายเดือนก่อน +4

    Ethiopia strategic plan ayeey kusucotaa anaga ayaa citaareeyneyno! Dalka Hala difaacdo, wax kale ma jiro.
    Mahadsanid

  • @Keway603
    @Keway603 3 หลายเดือนก่อน +8

    IshaALLAH most be free🇯🇴 AMIIM YAARABII

  • @luulahmed5138
    @luulahmed5138 3 หลายเดือนก่อน +2

    Abii Ahmed muse biixi
    Bada siiyey sida uma hadleen hadan heshiis
    Hooseed jirin
    Wa. Idin aqoonsaneynaa
    Bad na siiya meesha taala
    xasan shiiqna
    Siduu wadan kastaa ugu ordayey si ay itoobiya badeena u khadan wuu ku rafaaday somali
    Maxay dhaheen
    Wejigiisa arag diifta ka muuqato subxana allah

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 3 หลายเดือนก่อน +9

    Scw scw scw scw scw scw sheikh wcs falastiin free falastiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸 respect xiisbuulaah gull gobonimo Inshallah doua preay gaza 😢😢

  • @MohamedHassan-so4pb
    @MohamedHassan-so4pb 3 หลายเดือนก่อน +3

    Muxu ogaaday madax somalia iney yihiin istiraasho ookale
    Eyna go aanlaheen

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 3 หลายเดือนก่อน +2

    Shayadiinta ku dhex jirta reer falastiin xamaas muqawinda Alqasaan Alqasaan iyo xisbullaah Allaah caawi mujahadiin ☪️🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲💪

  • @ahlumuxamad8691
    @ahlumuxamad8691 3 หลายเดือนก่อน +5

    Somalia bade helimaayo alle ha inaga qabto itoobiya sharkeeda

  • @ashahibo7114
    @ashahibo7114 3 หลายเดือนก่อน +7

    Waa garttii inu sidaa uhadlo. Waayo dad iyo dal baylah ah buu arkaa.

    • @MohammadMohamed-qt4ip
      @MohammadMohamed-qt4ip 3 หลายเดือนก่อน

      Oo iyagi isku maqan yihin laandhere yaal irir samaale iyo daarood 😂😂😂😂somali maryooley balo idin dartay

  • @shaacirkulmiye2933
    @shaacirkulmiye2933 3 หลายเดือนก่อน +3

    Inshaaalah wa hadii alah idmo ee noo soo qor Wthup kaada Inshaaalah mahadsanid

  • @AliRobleh-n1r
    @AliRobleh-n1r 3 หลายเดือนก่อน +4

    ASC Sh Mohamad Khair allaha ku siiyo
    Abi waa arinta ayaa ku xun sidass darteed waa in uu dadka Itoobiyaanka uu ku seexiyo bad baan idiin hayaa warkiisu waa ku qabso ku qadi mayside

  • @abdullahihassan4734
    @abdullahihassan4734 3 หลายเดือนก่อน +2

    Sh mohamed halmid aan ku saxo aby ahmed marku laha safarada ma ula jeedo safarada cadiga ah ee mucaradka ka ahad layaan ee waxa u ka wadaa safarada badan ee ay nagu dacwaynayan ha iska dhafan o haku badashan Waxqabad sida schoolo in ay ku dhistan
    Thnaks

    • @luulahmed5138
      @luulahmed5138 3 หลายเดือนก่อน

      Sax Masha Allah
      Aqliga iyo cilmiga
      Allaha ku kordhiyo

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 3 หลายเดือนก่อน +3

    Kibirku waa lagu kufaa lagu kala habaar abii waa eey aan cid yur dhahdo waa la waayey

  • @AminaHussein-m6z
    @AminaHussein-m6z 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wacadaw io caadkis cidukudacdacsadana helay.
    Wax afkulul io dhiiranan siiyu layahay.
    Amxarku xaqiiq ✅

  • @AishaBarre-m9f
    @AishaBarre-m9f 3 หลายเดือนก่อน +1

    Insha Alaah

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waa dhifli iska takulamaya ninkaan stresska faano iyo tigree ayuu doonayaa inuu iskaga daaweeyo badda somalia illaa dhirbaaxo loo dhiibo axmaar caqligiisa wax kuma fahmo 1964 iyo 1977 iyo 2006- 2009 ayaa la ogaaday

  • @saalaxsheikhabukar3679
    @saalaxsheikhabukar3679 3 หลายเดือนก่อน +6

    Waa noodhamaatay illahow kuwa naxakuma naga qabo

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waa run safarada bilaa faa,iida ah ee dhamadba lahayn ee ale ka cabsiga lahayn kuway xukumayeena gaajo iyo dar xumaa dishay iyana waxoodu waa dal xiis alaah maxaa xisaab danbaysa ASC DD ALE HAKU BARAKEEYO BAL WANI DADKAA MADAX KU SHEEGTA AH DHAGTII ALE WANIYAA WANSANE حياك الله الشيخ سلام عليكم

  • @sadiyaadan-x6o
    @sadiyaadan-x6o 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wuu.fayowyahey.laakiin waa murtad murtadna waa xaalad adagoo.xanuunbadan.nina kama faaiido.itoobiya.eeg halkey mareyso❤❤❤❤❤

  • @zezo41ab92
    @zezo41ab92 3 หลายเดือนก่อน +2

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين وغزهه 🇸🇴🩷🇵🇸

  • @maxamedcali412
    @maxamedcali412 2 หลายเดือนก่อน

    Xm xisbulah guul guul guul inshaalaAh

  • @Mio1971.
    @Mio1971. 3 หลายเดือนก่อน +5

    Abiye warkiisaa waa war nin isbidaya in uu kaa xoog badanyahay arkyna in Somalia ay tahay dal aan lahyn dad muwaadiniin ah

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 3 หลายเดือนก่อน

      Madaxda
      Soomaaliya ayaa ujoreeyo waxa dalka khayaamayo isKuna diraayo Shacabka Soomaaliyeed

    • @MohammadMohamed-qt4ip
      @MohammadMohamed-qt4ip 3 หลายเดือนก่อน

      Haa irir samaale iyo daarood maahoo laandhere yaasa balada ah kkkkkkkkk balo idin dartay somali maryooley waa ba een

  • @Kazwalee
    @Kazwalee 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid

  • @WasaayeQooroweyne
    @WasaayeQooroweyne 3 หลายเดือนก่อน +2

    M.w muxu isla yeelyeelaya wuu u jeedaa ninkn abi warkisa inu cad yahay badeenada heshiis hadu ku waayo xoog inuu isticmaalaayo sheegay waa hanjabaad cad walahi oo marki labaad ah walahi m.w naha hada fursad ku heli laha waala talin lahaa wxn dhihi laha m.w nin ad adag noqo heshiis hala lagalin dal horor nagu ah xita wadahal call xita haka qaban lkn wxn ilaahay uga baryaa inuu ilaahay fahansiiyo m.w naheena wadaniyada dhan ta ah❤️🥺🇸🇴💪

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 หลายเดือนก่อน +2

    IN ABY KU JEES-JEESO DAWLADA SOOMAALIYEED WAXAA SABABAY HOGAAN XUMIDA XASAN SHEEKH OO BEEN UUN U SHEEGA CID KASTA

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 3 หลายเดือนก่อน +3

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🤲 يارب العالمين

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 3 หลายเดือนก่อน +5

    Alaahu akbar ilaahay swt ha jabiyo yuhuud

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 3 หลายเดือนก่อน +1

    Marka 1aad Safarada eey Dowlada Soomaaliya gasho Howl utaal Maaha, waana Oromo iska hadashay abi ahmed, ta 2aad bad waan ubaahanahay laguma helo, akhlaaq yeelo ayaan dhihi lahaa, oo wadankaaga gubanaya xasili,

  • @chadali4043
    @chadali4043 3 หลายเดือนก่อน +4

    Sheeq abiye wadankiisa ayaa gubanaaya ha ka shaqeeyo waa nin waalan

  • @AswanAswaneossob
    @AswanAswaneossob 3 หลายเดือนก่อน +1

    Somalia Président X shekh 18 jir ila 55 jir cidanimo ha'ugu baqo si ded-deg ah .plus vite possible 😮

  • @rashiddabarehaybe5842
    @rashiddabarehaybe5842 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dulmidoonow.abi.axmef.waa.abtigayo.badda.anagaa.siinay

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 3 หลายเดือนก่อน +6

    أللهم أنصر أخوأنتا في فلسطين

  • @mahadilkacase6323
    @mahadilkacase6323 3 หลายเดือนก่อน +4

    Waa waajib. Maanta. Inaan tabar iyo tahdiid uga dhigno

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah wll mahadsanid guuleyso ❤❤❤❤

  • @faisalsalad8358
    @faisalsalad8358 3 หลายเดือนก่อน +1

    ASC wallkey jazakalaah kheyr jimce mubaarak aan ku salino xabiibkeenii muxamad scw ALLAH hakuu fududeeyo shaqada iyo dhaman muslimiinTa gaar ahan wallaha falasTiin aan u duceyno

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 3 หลายเดือนก่อน +1

    Aby waa nin xanuunsan sida saxibkiisa bixi waxaayiri madaxweyne ereteriya waa sax kkkkkhhhh

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 3 หลายเดือนก่อน +1

    ILLAAHAAYOW ILLAAHAAYOW ILLAAHEEYOW ILLAAHEEYOW ILLAAHAAYOW ILLAAHEEYOW CAAWII WALAHEEN PALESTIN YAA ALLAAH YAA RAABII YAA YARAXMAAN YAA RAXIIM ADAA AWOOD LEEH ILLAAHAAYOW CAAWII

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 3 หลายเดือนก่อน

      Somali ubari ilaah

  • @ifrahyusuf1117
    @ifrahyusuf1117 3 หลายเดือนก่อน +2

    Lata amin xabashi

  • @AliAhmed-ft8ld
    @AliAhmed-ft8ld 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkan dawlad nacaybka ka muuqda halmar ma ka hadlo dani abiy somali ma ahan jibirtina asalkoda somali ma ahan wayna ka Siman yihiin abidkood horumarka somaliya

  • @FunnyFlicksOfficials
    @FunnyFlicksOfficials 3 หลายเดือนก่อน +1

    Israel 🇮🇱 always Legend ❤️🧡💛💚💙💜🥹💪💪💪 xamas Always cry fools

  • @mustofaibrahimdiriye4247
    @mustofaibrahimdiriye4247 3 หลายเดือนก่อน +3

    ‏فلسطين اللهم انصر اخواننا في فلسطين اللهم انصرهم يا إخواننا ادعوا اخواننا

  • @AnisociisemaxamuudAniso
    @AnisociisemaxamuudAniso 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wlh sax sababta somaaliya madaxdoda qaabke u dhaqmayan wee baba is faraxsanyihin side madaxda wadankoda u dhisan kale hal wado o dhisan ma jira aniga waaba xishon lahay dad hortoda istago

  • @sihaamelmi8188
    @sihaamelmi8188 3 หลายเดือนก่อน +1

    Itoobiya waa dad waalan weyna edeb daran yihiin waana wax lala yaabo iney sidaas u hadlaan inagey inaga arkeen haddii aynu indhaha u guduudan lahayn waxna tusi lahayn sidaas inaaney hadleen

  • @muhanadyusuf8487
    @muhanadyusuf8487 3 หลายเดือนก่อน +2

    Safarka ow kahadlaayo abiy waxow diida in aduunka lagu dacweeyo

  • @janojecelxusen
    @janojecelxusen 3 หลายเดือนก่อน +1

    inuu sidaa ula hadlo madax soomaaliyeed waa wax uu ka arkay wuuna hubsaday dad boos iyo makaanad leh oo waxaa ka damqan kara inaany ahayn

  • @Duqabto
    @Duqabto 3 หลายเดือนก่อน +3

    Insha Allah kuwii ku guuleysta allah naga dhigo

  • @omeryusuf6221
    @omeryusuf6221 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs sheekhow barnamijkagu waa dahaa malmahan..

  • @QotofUmmuSaad
    @QotofUmmuSaad 3 หลายเดือนก่อน +1

    الله يجزيك الف خير

  • @hamdiabdimohamed6715
    @hamdiabdimohamed6715 3 หลายเดือนก่อน +1

    Scw waa runtiis abi axmed

  • @QotofUmmuSaad
    @QotofUmmuSaad 3 หลายเดือนก่อน +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 3 หลายเดือนก่อน +3

    اللهم انصراخواننا في فلسطین یارب

  • @Glydh
    @Glydh 3 หลายเดือนก่อน

    Waa jeesjees Ethiopia taasina diiradooda waa badeena laakin waa riyo xasana isagaa Somalia gaarsiiyay in oromo qoti ah nagu matago

  • @cabdulahicadnaan8230
    @cabdulahicadnaan8230 3 หลายเดือนก่อน +1

    اللهمّ صلّ على محمد

  • @omarmohamedhassan1212
    @omarmohamedhassan1212 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abii waa nin aad u aqli bdn

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 3 หลายเดือนก่อน +1

    Machaallah

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 3 หลายเดือนก่อน +1

    Alxamduliaah

  • @MouminHersi
    @MouminHersi 3 หลายเดือนก่อน +2

    Horeyna Waxa oqolaadey Hassan sheikh ba saxeexey Bada markii u wacey beysadi u IS dabaaliniya abiina uqu saxsanyacey

  • @NaasirCabdi-ii6sn
    @NaasirCabdi-ii6sn 3 หลายเดือนก่อน

    Ethiopia dhaamkii hore ayay cidla Ka heshay Somalia lakin waligeed ayaanu qaadan Karin

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 3 หลายเดือนก่อน

    FREE PALESTINE 🇵🇸 FREE PALESTINE 🇵🇸 FREE PALESTINE 🇵🇸 FREE PALESTINE 🇵🇸 FREE PALESTINE 🇵🇸 FREE PALESTINE 🇵🇸 FREE PALESTINE 🇵🇸 FREE PALESTINE 🇵🇸

  • @shariifamahamedaadan2937
    @shariifamahamedaadan2937 3 หลายเดือนก่อน

    ISBU LAAH IYAGA WARLEE MEY KU JIAYAAN WAX FICIL AH MALAHA MIYAA aniga waxaan ahay Muwaadin Somaliyeed .waxa uu ku hadlayana Abii Ahmed waa uaxanyahay Dowlada Somalyeed
    Kuwa hada metela waahan Rag ay ka dhabtahay in ay wax nagusoo siyadiyaan

  • @saadiyehaxmed9526
    @saadiyehaxmed9526 3 หลายเดือนก่อน

    Freedom palestine 🎉🎉🎉Freedom palestine ❤❤❤Freedom palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @leylanur3645
    @leylanur3645 3 หลายเดือนก่อน

    Maxaa dhulkeena leyskuguhestaa waa yaabe 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @NaasirOsmaan
    @NaasirOsmaan 3 หลายเดือนก่อน

    Arinta Midnimada Somalia way naga go'an tahay : Arintaa minfadlak falanqee ujeedadiisa ma wuxuu ka noqday arintii Somaliland ay sheegaysay ee Ictiraafka-?

  • @isniinaisniina9422
    @isniinaisniina9422 3 หลายเดือนก่อน

    Xisbullhi yaa kudhejira malinkasta sifudid lolaya madaxdoda

  • @itzManha125
    @itzManha125 3 หลายเดือนก่อน

    Shiikh soomalida madaxda ah laa ceeb laa xishooda laa aqlaaq waye oo wax karo maleh se biri iyagoo hoos fadhiya oo gadah arka lee waxaan waa uu dadlnaye ee waa nagala xoogaye biri dhahayaan cidaan etipa wee sasabteen marqanllnad

  • @YasserAA93
    @YasserAA93 3 หลายเดือนก่อน

    So soco dheh ! Midna aan ka sexe xaga safarada badan ay nagu dacweeneso! Somali dagal ki lagu kala hadhi laha ha u diyaar garowdo! Ethiopia dhul ayaa inaga maqaan! Ha iska ilowdo bad iyo 1cm kale 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    From jijiga

  • @Glydh
    @Glydh 3 หลายเดือนก่อน

    Somalia ninkii soo raadsada waa quusan doonaa abii

  • @ismailegge3430
    @ismailegge3430 3 หลายเดือนก่อน +3

    mashallah sh maxamed

  • @maxamedcabdi5210
    @maxamedcabdi5210 3 หลายเดือนก่อน

    Abiy axmed meesha uu ku socdo waa Eritrea ee somalia ma aha 🇪🇷

    • @cabdiraxmaanbiiwaaye8855
      @cabdiraxmaanbiiwaaye8855 3 หลายเดือนก่อน

      Erteria ma somaliyo kale.mooday o hdal mesha ku haysa. Badodi. Dhamayd bay qadatay meel bayna iska sarty amxaaro iyo qurunkooda

  • @Raeeerwaamo1
    @Raeeerwaamo1 3 หลายเดือนก่อน

    Abiya ahmed dalkiisa dantiisa ma yaqaano wakaa dagaal sokeeye ku burburiyey ethopia
    Abiya is crazy man

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 3 หลายเดือนก่อน

    Falastiin baad ka hadleeysaa somalia ayaa falastiin noqon rabto mar dhaw

  • @abbdll
    @abbdll 3 หลายเดือนก่อน +1

    Itoobiya wadama badan ayaa taageersan taas ayaaa keenaysa in ay badda ku dhiirato

    • @YasserAA93
      @YasserAA93 3 หลายเดือนก่อน

      Soco dheh

  • @Moyou562
    @Moyou562 3 หลายเดือนก่อน

    Koorsadu maxay ku sahabsan tahay bal qofow iisoo sheeg

  • @roblehassan3069
    @roblehassan3069 3 หลายเดือนก่อน

    Etobiya waxbo maheyso waa laga guulestay arimaha dibada maseer 😂😂

  • @MohamedSheikh-ki6wd
    @MohamedSheikh-ki6wd 3 หลายเดือนก่อน

    Laakiin walaale wuuriyoonhayaa dalkiisa gubanaya habakhtiiyo

  • @saafi1302
    @saafi1302 3 หลายเดือนก่อน

    Munaafaq waaye doqomo aan go.aan gaari karin buu arkay Abeya Ahmed tuug weyn weeye yaa iidhimo yiri hadeer hakaxeeystaan ciidamadpoda

  • @Mrdalxiis234
    @Mrdalxiis234 3 หลายเดือนก่อน +2

    وعليكم السلام ورحمة وبركاته

  • @ahmednur2922
    @ahmednur2922 3 หลายเดือนก่อน

    Shiikh with all do respect somaliland baa siinaysa waa ganacsi same as turkiya iyo xalane bases. Why don’t you speak about that too

  • @MohamoudAbdi-vf8hy
    @MohamoudAbdi-vf8hy 3 หลายเดือนก่อน

    Safaradu asagey dhibeen aduun oo
    Dhan ayaa lagasoo
    Xirxirey

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 3 หลายเดือนก่อน

    Sheekhow taas la yaab malaha Abey waa runtiisa baddii uu u halgamaayay ayuu rabaa si tartiib ah uu ku qaato ayadoon wax la yiraahdo dagaal aysan dhicin shakina ugma jirto inuu heli doono waayo Muse Ictiraaf iyo Xasan Lacag ayuu Djabuuti kaga iibsadey ayadoo dullaal iyo goob joogba ka ahaa Ina Guelle ; halka Xasan iyo tuugadii la socdeen goorta ay badda ka iibinaayeen Abey xoogaagii ay ka heleen safarro dalxiis oo raaxa badan leh dowladaha caalamka ku kala bixinaayaan.... tan arrinteeda wayba iska dhamaatay ee wejiga labaad oo ku sabsan Abey inuu sugaayo sidii ay ugu wareejin lahaayeen Xasan Xaraash iyo kooxdiisa Dekadda Hobyo oo ayadana hadda la rabo in laga iibiyo Abey Axmad !!! , ninna waa waddani oo u halgamaaya horumarka dalkiisa , ninna waa ganacsade oo iib geeynaaya waddankiisa .
    Wanka kii iska lahaa oo cuni waayay ayaa hadda waraabe cunaayaa.....UURKUTAAL .

  • @osmanjama8876
    @osmanjama8876 3 หลายเดือนก่อน

    Beeenta Munaafaqqiinta Soomalia wa lagu bartey

  • @abdullahmusaabdiali4222
    @abdullahmusaabdiali4222 3 หลายเดือนก่อน

    Dowladaaan xassan qabuuro diblomaasiyada waxba kamayaqaano wuu baahanyahay hankiisa waa calooshiisa

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 หลายเดือนก่อน

    Aby Ahmed waa fariid weliba dalkiisa wax la doonaya oon shacabkiisa been u sheegayn, tan safarada madaxdeena waa runtiisa weliba in toos loola hadlo waa muhiim.wuxuuna haystaa fursad uu bad ku helaayo.

  • @AnabGuled-e7j
    @AnabGuled-e7j 3 หลายเดือนก่อน

    Asc Somalidu waxay tiraahda Ishisa laga arka ushisa lagutuma madaxda somaliyed baa lagu arkey arintas ee somaliyey toosa waxa la idinkugodin waa dhulkina iyo badina hadila idinkaqatana masoceshankarno ee waxa layiri intadan falin kafirso wcs.

  • @YasinBile
    @YasinBile 3 หลายเดือนก่อน

    Waxa layidhi laxwaliba shilalkay isdhigtaa laguqala.
    Madaxda somaliyeed ee MWN uguhoreeya iyagaa halkaa isdhigay in Oromkani sidaa ugu daacdaacsado.
    Baynamaa aysidanyihiin kuwii Dalkan udhaartay waa da,ayarta iyo dhamaan dadka somaliyeed kuwalooga bahaanyahay inay Dalakooda difaacdan.

  • @aliwaadhi4995
    @aliwaadhi4995 3 หลายเดือนก่อน

    Sheikh adiga goolkaagu waa kaliya inaad dawlada Somalia madaxdeeda dhaleecayso oo kaliya taasaana kaagalaweyn duulaanka Ethiopia.

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 3 หลายเดือนก่อน +1

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @MohamedTaha19122
    @MohamedTaha19122 3 หลายเดือนก่อน

    Abiya Axmad u iska hadlay! Wuxuna garanayn in ay somalidu qabiilka yara joojin doonto oo ay u soo jeesan xagiisa. Maraykan oo ka awood badan isaga ayay somalidu jabisa wayna xasuusan yihiin dagaalki wayna ee dhex maray somalida iyo dalkiisa inay somalidu ila Harar gaadhay aw Ruushku Cuba u soo gurmadeen kkkk

  • @saafi1302
    @saafi1302 3 หลายเดือนก่อน

    Haduuna hadeer kabixin kabadan baa shacab caressing ka leyn doonaan

  • @umuadna9073
    @umuadna9073 3 หลายเดือนก่อน +2

    insha'Allah I can't wait ❤

  • @AhmedAdow-h2q
    @AhmedAdow-h2q 3 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you for your update ❤❤❤❤❤

  • @mohamedalihared6735
    @mohamedalihared6735 3 หลายเดือนก่อน

    Aby ahmed runta u cadayste madaxwaynaha somaliya lacagta safarka hub ha ku so gato

  • @africa166
    @africa166 3 หลายเดือนก่อน

    Madaxda somalida safaradooda maxaa kaa galay.dacayada aad wado daa fadlan😅😅😅😅

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 3 หลายเดือนก่อน

    Abbey ahmed wuxu wadaa waa damac fog mida kale somlida is haysigeesdu rabaa inuu ka faa,iidaysto lkn somliyi arintaa maxay ka ogyihiin amxaar kaa ilhelay nacasaysanaa

  • @xasancali438
    @xasancali438 3 หลายเดือนก่อน

    Safarada badan sow ma aha talagu tusey qaladkiisa riyada kudhisan mws makii horeba wuxuu sheegey inaanu dagaal kaxigaan laakin uu hab dublamaasi ku qancin .[wan ku salam walky ]