Markii iigu horeesay masjidka nabiga | medina Saudi Arabia 🇸🇦

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 521

  • @cckhaan
    @cckhaan ปีที่แล้ว +10

    Waa muqaalki ugu qiiimaha badnaa aan daawado inta iguraacsan 🙏💖

  • @jaweriahali5568
    @jaweriahali5568 ปีที่แล้ว +17

    MashAllah it's such a beautiful place
    Masjid Nabi SCW ❤❤❤❤

    • @amranaxmed3469
      @amranaxmed3469 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤

    • @sacdiyoali2665
      @sacdiyoali2665 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdimahamud4548
    @abdimahamud4548 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah Meel Safar Loo galo iyo Meel Kharash Lagu Bixiyo Meeshii ugu Khayr ka Badnayd baad waliba Bil Khayr Qabtana Aaday ❤

    • @aizhocabdi1222
      @aizhocabdi1222 ปีที่แล้ว

      عمرة مقبولة يا اخواتي

  • @user-hb1uu1wx3b
    @user-hb1uu1wx3b ปีที่แล้ว +21

    My favorite channel in TH-cam keep going Mahmoud ❤🎉

  • @mohamedarab2691
    @mohamedarab2691 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah ilahayow naga dhig kuwa nasiibka u yeesha ee taga dhulkaa barakaysan aamiin

  • @tanaadcadey2966
    @tanaadcadey2966 ปีที่แล้ว +31

    Allahu akbar❤

  • @kaldeeqmedia
    @kaldeeqmedia ปีที่แล้ว +9

    ❤❤❤
    BOQORKA KOONKANI WAA ALLAH 😍
    The legend dhakhtar waan rajeynayaa inaa isla kulanno ❤

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 ปีที่แล้ว +4

    Yaa Rabi madiina Idaji oo igu dil Aniga iyo Intaan jeclahayba iyo inta Amiin djahdo

    • @Mofaysal
      @Mofaysal ปีที่แล้ว +1

      Aamiiin Wll ❤

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali ปีที่แล้ว +25

    ماشاء الله اجمل الأماكن❤
    عمرة مقبولة إن شاء الله 🤲

    • @Shacni669
      @Shacni669 ปีที่แล้ว +2

      Masha allah

    • @msslajecley
      @msslajecley ปีที่แล้ว +3

      masha allh❤

  • @muunarujaal5612
    @muunarujaal5612 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah tabaarkallh ilahay acamaasha ha idinka aqablo wllkey anigu iisoo ducee waxa ugu so duceysaa ina ilahay quraanka ii fududeeyo iyo hikaad madarsad ayan dhigtaaye❤❤❤❤🤴🤲🙏

  • @HudaAadan-ck8sv
    @HudaAadan-ck8sv ปีที่แล้ว

    M.a ilaahow nabad nagu gee ani io walidintay io dhaman umada musliminta ee khayrka jecel 🤲🤲

  • @mohanadmedia9063
    @mohanadmedia9063 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha kaa aqbalo aniga iyo kuwa kale aan tagina ugu duceee

  • @MustafaAliina
    @MustafaAliina ปีที่แล้ว +10

    Guulayso brother ❤❤ my Allah protect you in this world and in the hereafter ❤️🙏✌️

  • @SucadAbdilahi-cj5qo
    @SucadAbdilahi-cj5qo ปีที่แล้ว +9

    Ilahy hamigayga inuu rumeyo insha allh ❤igu so duce

  • @nacimoomarsarmole8379
    @nacimoomarsarmole8379 ปีที่แล้ว

    Scw M.a m.a waa meel umada dhano musliminta ku hamiyan ilhey haku xfido wllo ilhey hanaga dhigo kuwa acmsha wngsan ku dhqma

  • @mus676
    @mus676 ปีที่แล้ว +2

    ماشاالله تبارك الله
    Waan kusalaamay walaal dhakhtar wll dalka iyo dadkapa usoo ducee ducadaadu waa maqpuula ducaau musaafir ducadi dhulki parakesneed oo aad jogto iyo ducada qofka sooman marku afurayo khayr padan ayaa kugu kulmee dalka iyo dadkapa usoo ducee wlaal I.a khayr padan ayaan kuu rajeenaya iyo horumar intan kasii wanaagsan adi iyo asxaaptaadapa iyo soomali oo dhan I.a

  • @allmovieaction7515
    @allmovieaction7515 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaH Wlo ducada nagusoo miiis alle hakaa aqbalee insha allah

  • @misssuuro6543
    @misssuuro6543 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wll alle haydinka
    Aqbalo cumrada anagana noo
    Soo duceeya insha allah Alle
    In uu nagu simo

  • @fiicaneefaceedkaroon3629
    @fiicaneefaceedkaroon3629 ปีที่แล้ว

    Scw, ku dar Wll Markasta Aad Xabiibkeena Muxamed shegto Scw

  • @hakimoduran7673
    @hakimoduran7673 ปีที่แล้ว +1

    M.a wll alle ha kaa aqbalo waxa walba aad sameeysaneysid maashaa allaah wll ane igu dar ducada xaan leeyahay muraad ee alle in uu igu guuleeyo ii soo ducee wll waa iga cadsi gaar ahaan igu sooduceey

  • @fahimacabdilahi2581
    @fahimacabdilahi2581 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha allah alle hakaa aqbalo wllo acmasha saalixa ah

  • @hamzeahmetahmet622
    @hamzeahmetahmet622 ปีที่แล้ว

    Wxaan ahay arday dhigta dugsi dhexe oo ah grade 8 🙏
    Wll alle ii bari in aan idamka alle zoo baxo waa bil ramadaane fatixada ii zoo Mr iina zoo ducee❤🙏

  • @ugbaaadmaxamed
    @ugbaaadmaxamed ปีที่แล้ว

    Aniga qalbigeyga waxa ku jira in aan qof rajeynayo ee iisoo ducee inuu ilhy ii rumeeyo❤❤❤❤

  • @salwaxasan2594
    @salwaxasan2594 ปีที่แล้ว

    Mashaa alaah barakalaah anakana ilaahey hana geeyo inshaa alaah masajidka nabiga oo kaliya ha dhihin ee masajidka nabiga صلي الله عليه وسلم ku dar mar walba rasulka صلي الله عليه وسلم dheh

  • @ilhaanabdi7744
    @ilhaanabdi7744 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Dr channel wlhi meshaan inaa imaado waa rajeena inssha Allah qurux kaliyah waye ilohow ada mahada leeh oo islaam naga dhige

  • @khadanadan5196
    @khadanadan5196 ปีที่แล้ว +2

    Aduunka yaan u jecelahy xaramka illahy hay hana geeeyo❤❤😢

  • @Midgaans
    @Midgaans ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah, May Allah grant us and all those who are longing to go to that blessed mosque grant us that chance.

  • @ShukriMohamet-km5yh
    @ShukriMohamet-km5yh ปีที่แล้ว +1

    M.a alle haydinka aqblo acmsha salixa Sona duceya brothers

  • @nimconiahmed2012
    @nimconiahmed2012 ปีที่แล้ว +1

    Allow na geey inta aan tagin waan jeclhy wana riyadeyda in aan malin uun tago ducada alle haka aqbalo akhii 🤲❤️

  • @ayaandagan4962
    @ayaandagan4962 ปีที่แล้ว

    Masha allh illahow anon masjidkagas dagin ha idilin yarabi

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 ปีที่แล้ว

    Masha allah Anaga inti muslim cfmd farxad hanugu keeno yarabi inaka ducadina ha aqbalo noso duceeya inti muslim usi duceeya

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 ปีที่แล้ว

    Msha allah tabarkalaah wll maxamuud dhakhtaroow rabi haka aqbalo camalkaa wanaagsan iyo cimradaa ad u tegtay dhulkaa barakada badan wll anigana igu so ducee abahay oo dhintay in rabi janooyinkiisana ku casuumo inta naarta laga xoreeyana ka mid dhigo isaga iyo umada muslimiinta ah ba

  • @layaanbulsho6400
    @layaanbulsho6400 ปีที่แล้ว +2

    Nabiga magaciisa markaad ku dhawaaqdo ku sali wll salalaahu caleyhi wasalam

  • @nimcosaleeban
    @nimcosaleeban ปีที่แล้ว +2

    Mash allaah wllo alehaku barakeeyo

  • @caashocuud1
    @caashocuud1 ปีที่แล้ว

    M.a allaha idinka aqbalo acmaashiina anagana allaha naga aqbalo soonka iyo salaada🤲🏻❤

  • @ashayousuf6361
    @ashayousuf6361 ปีที่แล้ว

    Masha Allah allooow idin xafid willashayadi soomaaliyeed masha allaah farah iyo wanaag ha idin siiyo

  • @umalkhayromar8253
    @umalkhayromar8253 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah mashaallah ilagow anaganah nagee amiin yaarabi

    • @hodonabdullahi8851
      @hodonabdullahi8851 ปีที่แล้ว

      Asc isoo ducee mar hore marks isoo alle daris igu sooducay 😢😢😢😢

  • @ayanbadan333
    @ayanbadan333 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wllo nasoo ducee aniga iyo dhaman muslimiinta inta muraad leh inuu ilahey u sahlo Amiin yaa Rabi

  • @ahmedmohamedelmi8393
    @ahmedmohamedelmi8393 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Tabarakallah Wlhi Vediogii Iigu Qurux badnaa Weeye Aan arko ❤️❤️❤️❤️

  • @abdikanikaynan7650
    @abdikanikaynan7650 ปีที่แล้ว +3

    Wxd tahy caaqil caqli u zhpa wxnad maanta maraysaa wado ama jid aan la izka mari karin qofkii alle u qoro mooyane ka maydho wixii Aad zoo marty Anagana nooso ducee wll bilow ilaa maanta wn kula zocdaa🙏

  • @Ayaanosman-mk5rc
    @Ayaanosman-mk5rc ปีที่แล้ว +1

    Masha allha wllo iso duce maxamd Murad banleye

  • @abdirisaakabokor5335
    @abdirisaakabokor5335 ปีที่แล้ว +1

    WLl waxn kaa codsanayaa inaad aabahay iyo hooyaday caafimaad sareeca rabi siiyo 🙏🙏❤. Rabi hakaa aqbalo acmaasha khayrkaa wLo

  • @khadramaxamuud1978
    @khadramaxamuud1978 ปีที่แล้ว

    Maansha alaah wllo ilahay haydin aqbalo acmaasha wanagsan ana noso duceeya in ilahay muradkayga isiiyo iso dece wllo

  • @yasinahmedosman5700
    @yasinahmedosman5700 ปีที่แล้ว

    Anana inaan sidaada oo kale acmasha kheyriga ah aan gudono incha allah sheekh Ku Soo ducee.

  • @zuhuurkhadar9854
    @zuhuurkhadar9854 ปีที่แล้ว +2

    الله اكبر 😢Alleh haydin dhawro wllo yaal ❤

  • @umlkhayrabdiumlkhayr743
    @umlkhayrabdiumlkhayr743 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ❤🌍 🌍 🌍 huno Allah haydinka aqbalo Acmasha salax ah ee huno isoo ducee please ❤ inuu Allah wax khayr igu jiroo iyo makatu mukarama
    And madinatu munawara ikeeno insha Allah aniga iyo inta ila midka ah ee u xiiso qabta baydka Allah ❤❤❤ insha Allah 🌏 ❤ adinkana Allah haydinka aqbalo cimrada❤❤❤

  • @ubaxshire3842
    @ubaxshire3842 ปีที่แล้ว +1

    Hooyadey igu soo ducey wllky😭💔🤲inu illhy u naxariisto😭😭🤲

  • @libananjalo6186
    @libananjalo6186 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤ alloow noo wada kas inaan tagno alloow ku noq noqono rabbiyoow ❤❤❤

  • @shurkimaxamudxasan2968
    @shurkimaxamudxasan2968 ปีที่แล้ว

    Mashllh ducada alle ha ino aqbalo aniga inta muraadka leh allhuma aamin yaa rabiii

  • @milgosare3448
    @milgosare3448 ปีที่แล้ว

    Walaal Dhakhtar❤
    Siniyada ugu Duceeya Umada Somaaliyeed iyo Dalkeena Somaaliyeed🇸🇴❤

  • @HOODMEDIA577
    @HOODMEDIA577 ปีที่แล้ว

    mansha allah sxb alle hakaa aqbalo cibadada anagana noo so ducee si jamaca insha allah

  • @hamseabdifataah5617
    @hamseabdifataah5617 ปีที่แล้ว

    Alllh akbar mnshallha magaalada madiina waa meel aad uqurux badan

  • @rayalahaabdiga8588
    @rayalahaabdiga8588 ปีที่แล้ว

    Mashallha brother qays qayser and dhaktar waan idin salamaya anii oo joogo dalka Djibouti...Ramadan Mubarak

  • @rahmaabdi7868
    @rahmaabdi7868 ปีที่แล้ว

    Yaasalaam 😍❤️ a beautiful blog ceeshalaa mashallah Waan ka helay ilaahay acmaashiina iyo ducooyinkiina ha iniga aqbalo anaga ha na geeyo dhulkaa barakaysan sidaan uga soo faaidaysano Ameen ya rab ❤️🙏🏽

  • @amiinahmed938
    @amiinahmed938 ปีที่แล้ว +2

    Mnzha allah
    Riyadaas oo kle aayan leyahy allah ii rumeeyo izoo duce wll dhakhtarow

  • @Araweelo74
    @Araweelo74 ปีที่แล้ว

    MashAllah guulayso hno Allah haa idinka aqbalo saalixul acmaalka

  • @caynashe.8886
    @caynashe.8886 ปีที่แล้ว +2

    Magaaladu qurux waynaa

  • @junaabdi-if4yl
    @junaabdi-if4yl ปีที่แล้ว +2

    My bro ilaahay,hakaa,aqbalo,ee,noo,soo,duceee❤❤❤

  • @shagtaofficial-66
    @shagtaofficial-66 ปีที่แล้ว +1

    Iso duce zhp ina illahey hamigeyga I rumeyo 🎉
    Akhirana illahey janada haynagu kulmiyo❤

  • @hassannasib7294
    @hassannasib7294 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah sheikh dhakhtar Ramadan mubark

  • @aslisharahbil3821
    @aslisharahbil3821 ปีที่แล้ว

    M allah m allah dhaktarow wan ku salamay wll dhulki barakeysana ayad jogta cunug ba aad iga xanunsa illahay igu sobari inu alle cafiyo adiga danbiga allah dhafe 😢

  • @umlkhayrabdiumlkhayr743
    @umlkhayrabdiumlkhayr743 ปีที่แล้ว

    Karkadeey wa sharab ad umaca oo Sudan 🇸🇩 ka baxa laguna caboo sudi Arbiya ❤ msha Allah dhaman sucudigoo dhanba❤❤

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 ปีที่แล้ว

    Mnshlaah ducada noo soo badiyaa insha Allah qof walba wixi khayre niyadiisa ku jira alle ha u rumeeyo🤲❤

  • @cadnaansaid8318
    @cadnaansaid8318 ปีที่แล้ว

    Ilahayow igu sin waxa iga hadhay 5days intaan arkayo halkaa 😢😢❤❤❤

  • @kawsarcabdinur7067
    @kawsarcabdinur7067 ปีที่แล้ว

    Ale ilhow anoon tagin ha idilin waa weesaqabaaye Waan bilramdaane🤲😥

  • @andiwasacliyo
    @andiwasacliyo ปีที่แล้ว +2

    Lagan maxamud dhakhtar keep going JOb 💪 ❤

  • @miskiabdirahman5470
    @miskiabdirahman5470 ปีที่แล้ว

    Scw scw dheh marka nabiga Mohamed dhahdo scw no so ducee wlo in Allah muraadka no sakhiro

  • @abdiabdielmihibo3472
    @abdiabdielmihibo3472 ปีที่แล้ว

    Mashallah allayabarek allaha akbar Allaha akbar Allaha ku barakeeyo noo soo duucee wallaal fadlan inshallah

  • @mohamedabdulahi2462
    @mohamedabdulahi2462 ปีที่แล้ว +1

    ManshAllah bro showing support from the Uk! keep updating us bro while you are in Medina, Saudi Arabia

  • @QadarSahal
    @QadarSahal ปีที่แล้ว

    Masha.wll.meeshii.ugu
    Kheyrka.badaneyd.ayad.joogtaa.igu.soo.duceey.in.alle.guur.xalaal.ah.uu.alle
    isiiyo❤❤❤

  • @filsanofficial6275
    @filsanofficial6275 ปีที่แล้ว +1

    Wll isoo ducee in aan janda ilahay I geeyo. Yaaaa raabi❤

  • @user-yg3lc7sr9d
    @user-yg3lc7sr9d ปีที่แล้ว

    waan u xiisay runti جمالها يبهرالكون 😍😓وحشتني كثير مدينة المنورة

  • @nashadali9846
    @nashadali9846 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabarakkallah Ramadan Kareem wllo dhakhtar

  • @hamse.
    @hamse. ปีที่แล้ว +1

    Isoo ducee wall in uu ilhy iga reebo macaasida❤❤❤❤

  • @farahabdillahi
    @farahabdillahi ปีที่แล้ว

    Allahu akbar allahu akbar masha Allah tabaraka rahmaan wllo illhy haydinka aqbalo Ana isoo ducee wllo qali ❤❤

  • @dahabaomar857
    @dahabaomar857 ปีที่แล้ว

    ما شاء الله تبارك الله مبرؤؤك العمرة تقبل الله منك ولكم تو مملكه وخاصة جدة

  • @hoozkasihoozkasi7106
    @hoozkasihoozkasi7106 ปีที่แล้ว

    Igu soo sucre inuu illahy wllshay hamigeeda alleh u fudaydiyo hodo hashi I love sister ❤🎉

  • @Kowtharkiin
    @Kowtharkiin ปีที่แล้ว

    Illhy ha idinka abaal mariyo meesha khayrka badan eed tagteen wll inaga alle hanoo rumeeyo waxaan haminayno oo khayra

  • @filsanahmed5395
    @filsanahmed5395 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh wll Alla hakaa aqbalo anigana iduceya waan rajeynaya inan tago insha allh🤲🤲

  • @basromohamed3518
    @basromohamed3518 ปีที่แล้ว

    Allhau akabar wllo iso ducee muraad ayaan leeyahaye ❤

  • @Cabdiqaninuur4980
    @Cabdiqaninuur4980 ปีที่แล้ว

    2016 kii ayaan tagay mazha allaah waa qurux

  • @captain_bile236
    @captain_bile236 ปีที่แล้ว

    wll qali ii so ducee dhulkii barakesaa oo aan ku haminaye adaa jogee muraadyo badan ayaan leyahay in alle ii sahlo

  • @jihaanjuju
    @jihaanjuju ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Ramadan Mubarak wllo Allah ku dhaafo

    • @hoodoquule6908
      @hoodoquule6908 ปีที่แล้ว +1

      منشأ الله تبارك الله اخي wall wxan ahay ardayad reer hargeisa wall wxan rabaa ina iigu soo ducayso waalidkay oo dhintay اللهم يا أرحم الراحمين امي وابي 🤲🏻😭

  • @Abdiqanisaleban8154
    @Abdiqanisaleban8154 ปีที่แล้ว

    MashaAllah MashaAllah RAMADAN MUBARAK

  • @AMAALSidiiq-sy5en
    @AMAALSidiiq-sy5en ปีที่แล้ว

    Wll Allah Idinka aqbalo acmaasha wanaagsaniyo khyrka ee iisooduceeya waanxanuusanayaaye

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah keeps goings dhakhtarka go forward 💯💯👍👍❤🌷👍

  • @Beeldaaje10
    @Beeldaaje10 ปีที่แล้ว +1

    Muraad khary ayaan leeyahey iisoo ducee walalkayow in alle iisahlo 🤲😰

  • @abdiabdielmihibo3472
    @abdiabdielmihibo3472 ปีที่แล้ว

    Awlaad iigu soo duucee dhaktar channel ameen yaa rabbi inshallah

    • @filsanahmed5395
      @filsanahmed5395 ปีที่แล้ว

      Allah hakugu arsaqo wll awlad baariya

    • @abdiabdielmihibo3472
      @abdiabdielmihibo3472 ปีที่แล้ว

      @@filsanahmed5395 ameen yaa rabbi mahadsanid wallaal inbadan inshallah

  • @nimcomuse7125
    @nimcomuse7125 ปีที่แล้ว

    Mansh allh wllo alle Haka qabalo cibadad anigan iso ducee insha allh

  • @ladanhussein3812
    @ladanhussein3812 ปีที่แล้ว +2

    Wll allah haka aqbalo acmaasha wangsan❤

  • @tonyezack7672
    @tonyezack7672 ปีที่แล้ว

    Mâcha allah ilahay bad mahada iska leh oo igu ku casumay guurigasa subxana allah Allahu akbar noso duceya in ilahay anagana nagu casumo ameen ameen

  • @abdikadirmuse-bg3nt
    @abdikadirmuse-bg3nt ปีที่แล้ว

    Inder iisoo ducee dhakhtarow muraab baa leeYahee🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @naimacadeyfilmschannel1168
    @naimacadeyfilmschannel1168 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah allahu akbar❤

  • @umlkhayrabdiumlkhayr743
    @umlkhayrabdiumlkhayr743 ปีที่แล้ว +1

    اللهم صلى على النبي محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤

  • @mohamedyousuf8140
    @mohamedyousuf8140 ปีที่แล้ว +1

    Sxb ilahay khaur ha ku siiyo I soo duce waa iska xanusanayana in muda alla ha ki dhawro

  • @user-pc1gc1sd7g
    @user-pc1gc1sd7g ปีที่แล้ว

    آللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله ❤❤❤❤❤❤

  • @yurubyuusuf749
    @yurubyuusuf749 ปีที่แล้ว +3

    الله يحفظكم من كل شر ياحباب ❤😊

  • @ayaanabdi7519
    @ayaanabdi7519 ปีที่แล้ว

    Mansha allah tabaraka ❤❤❤❤wllkey ilahay haydin xafido

  • @ahmedsudeysiyaresaid7905
    @ahmedsudeysiyaresaid7905 ปีที่แล้ว

    Allahu akbar illhaw igee dhulka barakada leh I.a

  • @mohamedazanyo8331
    @mohamedazanyo8331 ปีที่แล้ว +1

    Mncha Allah Alle soonka iyo acmaasha ha inaga aqbalo ❤