Qabrigii iyo masjidkii nabiga SCW

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 เม.ย. 2023

ความคิดเห็น • 1K

  • @QaysQeyser.
    @QaysQeyser.  ปีที่แล้ว +520

    Aynu kuwada salino nabigeena scw

  • @ismaip1
    @ismaip1 ปีที่แล้ว +109

    Dunida masoo marin qof la mid ah nebi Muhammad Scw ❤

    • @Tutulisho
      @Tutulisho ปีที่แล้ว +4

      ALLOW INALA SOOSAAR MALIINTA QIYAAMAHA NABIGEENA MUSTAFA ASXAABTA RASUULKA CSW 😊😊

    • @mohamedabdehakem6106
      @mohamedabdehakem6106 ปีที่แล้ว +2

      Scw

    • @Hiis3299
      @Hiis3299 ปีที่แล้ว +1

      Scw xaqiiq

    • @MaryanHussein-nu9yd
      @MaryanHussein-nu9yd ปีที่แล้ว +1

      SCW❤ SCW❤SCW❤SCW❤ SCW❤SCW quba❤

  • @ismaip1
    @ismaip1 ปีที่แล้ว +134

    Haddii aad u jeeddo
    Magaca Allah love saar
    الله💗

  • @jinkahaplahagala560
    @jinkahaplahagala560 ปีที่แล้ว +42

    Ilaa yaranteydih waa ku haminayey inaan malin uun mazjidkah nabigeenah Scw Aan ku tukaado zalaad walpoh waa ku duceyztah rapow anigah io kuwi ilah mideh rajadoodeh urumeh Yaa allah Hana dalin anagoh kapcadah tagin🥺🤲🖤

  • @xamdiitoibrahim8723
    @xamdiitoibrahim8723 ปีที่แล้ว +30

    Aniga iYo Qofkasta o muslim ah ilhY hana GeeYo Dhulka barakYsan 😢❤❤
    Best Video forever ♥️😩😩😩

  • @wiilyurub5471
    @wiilyurub5471 ปีที่แล้ว +7

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka karaamo Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed ❤ﷺﷺ💖

  • @Hiis3299
    @Hiis3299 ปีที่แล้ว +20

    رضي الله عنهم
    اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين.

  • @fdsomaliofficial7884
    @fdsomaliofficial7884 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahayoow naga aqbal Soonka , Salaada & Ducadeenaba. Ilaahayow nala kulmi Leylatul-qadriga.
    Aamiin Yaa Allah.

  • @rahmaabdi7868
    @rahmaabdi7868 ปีที่แล้ว +28

    Mashallah waa barnaamij aad u faaido badan iyo muqaal qurux badan mahadsanid qaysqeyser iyo sheekh aadan ❤️🙏🏽

  • @yoonisjama
    @yoonisjama ปีที่แล้ว +20

    Hadal Afkaaga Kasoo Baxaa Waxaa Ugu Wangsan Saliga Xabiibkeena Mohamed)ﷺ:🕋🕌

  • @asalhargaysawi5999
    @asalhargaysawi5999 ปีที่แล้ว +8

    Inan booqdan rabee bashiirba hure wll salan iga geeya badan
    Salalahu calayhi wasalam ❤allow anigon tagin ha idilin 🤲

  • @kalgacal123
    @kalgacal123 ปีที่แล้ว +10

    Ilaaahayoow naga yeel kuwo nasiib uyeesha xaramkaaaga wa bil ramadaane ya rab🤲🥰🌙❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hamakalia3179
    @hamakalia3179 ปีที่แล้ว +23

    masha alahah...brothers, you have not gone yet, but the comrades showed us, God bless you wll.....

    • @MohamedAhmed-wr3wp
      @MohamedAhmed-wr3wp ปีที่แล้ว

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @hamthanasir3777
    @hamthanasir3777 ปีที่แล้ว +44

    Masha allah i feel happy❤🥰🤲

    • @salmoxasn
      @salmoxasn ปีที่แล้ว

      Masha allah

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 ปีที่แล้ว +12

    صلي الله عليه و سلم🥰🥰🥰 ماشاءالله شيخ اللهم يحفضك🥰🥰

  • @Abdiqanisaleban8154
    @Abdiqanisaleban8154 ปีที่แล้ว +9

    MashaAllah MashaAllah Ramadan mubarak brothers and sisters MashaAllah love Allah Love Muhammad ﷺ 💜💔🥰

  • @vidasi7735
    @vidasi7735 ปีที่แล้ว +7

    Mansha allah , حرمين الشريفين ❤🤩 dhulkii barakaysnaa ayaad booqatay maka iyo madiina acmaasha wanaagsan Allah ha idinka aqbalo masuul

  • @nacimoomarsarmole8379
    @nacimoomarsarmole8379 ปีที่แล้ว +5

    Scw scw ilhow qeer kada Nawafaji oo xaqa naku hdey Rabiyow umadada ukas kabcda❤❤❤iyo iney xajiyam🤲🕋

  • @Ina.a86
    @Ina.a86 ปีที่แล้ว +16

    علية افضل الصلاة والسلام
    ماشاء الله ❤

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +24

    Insha Allah one day🕋🥺❤

  • @suhuuraxmed3360
    @suhuuraxmed3360 ปีที่แล้ว +12

    صلى الله عليه وسلم ❤❤ رمضان مبارك كل سنة وانتم طيبين ❤

  • @abdifatahosman8608
    @abdifatahosman8608 ปีที่แล้ว +21

    رمضان مبارك لجميع المسلمين والمسلمات ❤🎉
    تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

    • @jamasaid1690
      @jamasaid1690 ปีที่แล้ว +1

      صلي عليه وسلم

  • @suhaybahmed8867
    @suhaybahmed8867 ปีที่แล้ว +8

    Aynu kuwad salino nabigeena scw❤❤

  • @Suldan952
    @Suldan952 ปีที่แล้ว +5

    Hadaad u jeedo magaca ALLAH like 👍
    Ilaahay intii qof ee aan arag ha geeyo😢😢🤲🤲

  • @sabarin3602
    @sabarin3602 ปีที่แล้ว +11

    Shukran brothers, may Allah reward you for this, In Sha Allah.

  • @YusufHashi
    @YusufHashi ปีที่แล้ว +9

    اللهم صلى وسلم على سيدنا محمد ❤️

  • @walalkamilini8386
    @walalkamilini8386 ปีที่แล้ว +2

    Wlh wax badan kafaidnay so badi bro inta mesha jogto muqaladan cml shekan Allah barakeyo

  • @spongebobsquarepants4079
    @spongebobsquarepants4079 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah jzkhallah khair for sharing 🙏

  • @NimcaanMaame-px2ms
    @NimcaanMaame-px2ms ปีที่แล้ว +4

    Ya Allah Allah nagayeel kuwa dariiqa rasuulka haleelay hareer marin Allaw guriga jeclahee igee
    Aniga io walaalaha muslimeed❤

  • @ayanaayu284
    @ayanaayu284 ปีที่แล้ว +5

    Scw♥️♥️wll Walidintayda igu so duce🥺🤲

  • @raxiim7762
    @raxiim7762 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah tabarakallah ilaahee haii kaso masaajidka nabigeena Muxammad s.c.w inaan kudugto 😢😢😢

  • @farxiyoindhoyare-cm1xn
    @farxiyoindhoyare-cm1xn 11 หลายเดือนก่อน +1

    ILahoww Hoyadeyy cimri dHeer io caFimad suuban sii iNan geeyO rba ilhoww iFududee😭😭🖤🖤

  • @bbbbhhhh8091
    @bbbbhhhh8091 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah video gii ugu qiimaha bdna an dawado weeyn msha Allah jazakalah❤

  • @awliyosporttrainer3615
    @awliyosporttrainer3615 ปีที่แล้ว +9

    اللهم صل وسلم على سيدنا محمد ❤

  • @palhaar1126
    @palhaar1126 ปีที่แล้ว +2

    Alle haydiN zharfo halkaa wanaagsaN ee cagta zaarteeN iyo masjidka nabiga mohomed scw Ee ku tukateen intayadaa kugu xidhaN kuwii ku tukada Alle hanaga dhigoh kuna tukada masjidka rasuulka scw🥰🥰🥰💯💯🌙

  • @amuuradahiir5157
    @amuuradahiir5157 ปีที่แล้ว +6

    صلى الله عليه وسلم اللهم قدرلنا قدم هدا مكان مبروك❤

  • @hipaaadan1964
    @hipaaadan1964 ปีที่แล้ว +5

    Mncha allah alle haynaga aqbalo acmaasha wanagsa scw 🤲 ❤️

  • @hamakalia3179
    @hamakalia3179 ปีที่แล้ว +7

    Nabiga igu la saliya wlalayal..scw scw scw❤

  • @user-df5wx4qm9x
    @user-df5wx4qm9x 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay oo naga yeelo kuwa nasiib uyeesha xaramkaaga waa bil ramadaane ya rabi❤❤

  • @suleekhafarax3686
    @suleekhafarax3686 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah isoo duceeya inaan aado malin uun nabiga ku sali scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🥺🥺🥺🥺☪️☪️🕋🕋🕋🕋🤲🥺😊😊😊

  • @maizamoha7861
    @maizamoha7861 ปีที่แล้ว +6

    Scw m.a Allah hanagar siyo anaga adinkana Allah idin barakryo❤

  • @yasminyasiin832
    @yasminyasiin832 ปีที่แล้ว +8

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @mohanhamud6110
    @mohanhamud6110 ปีที่แล้ว +1

    Mashllh waa muuqaalkii ugu quruxda badnaa ee aad soo duubto' alleh ha kaa jazaa'i siiyo

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 ปีที่แล้ว +1

    Mnshlaaah wiilkan kula socda qaysoow taariikh badan oo islaamka ku saabsan ayuu ahaa hayaa mnshlaah alle ha barakeeyo

  • @Usama_wiki
    @Usama_wiki ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid Abdirahman qays runtii aad baan u ooyay waayo saxaabadaasi waa kuwii diinteena lasoo jihaaday ee halkaas maanta inaga oo islaam ah ina soo gaadhsiiyay🥲❤ 5:33 🌙.

  • @hoodomahamuud6715
    @hoodomahamuud6715 ปีที่แล้ว +7

    Salalalhu calayhi wasalam ❤ scw

  • @Nasirhis20
    @Nasirhis20 3 หลายเดือนก่อน +1

  • @maxamedmadobe5752
    @maxamedmadobe5752 ปีที่แล้ว +1

    Qays qaysar bleas hooyaday iigu soo ducee inuu ilaahay u naxariisto ilaahow hooyo iigu naxariiso yaa allh 😢😢😢😢

  • @rakiaabdirihim6656
    @rakiaabdirihim6656 ปีที่แล้ว +8

    Congratulations come soon 400k 🎉❤ masha Allah 💓

  • @liina3528
    @liina3528 ปีที่แล้ว +6

    Allow kuwad riyoyinkoda u rumayso naga dhig yaa rabi😢❤

  • @LulYusuf-pd1ux
    @LulYusuf-pd1ux ปีที่แล้ว +2

    Mshaalh,wll,noso,ducoy,anakana,Inu,ilhy,nageyo, inshallah 😭😭🤲🤲scw scw

  • @AnisaMohamed-zu4kb
    @AnisaMohamed-zu4kb ปีที่แล้ว +1

    Walahi waa ilmeyay shikh Allah hakubarakeyo 😢😢💕

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed9596 ปีที่แล้ว +4

    ALLAHU AKBAR MASHALLAH ALXAMDULILAH SUBXANALLAH ❤❤❤❤❤

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 ปีที่แล้ว +6

    Keep going my pro qeys qeysar 👍

  • @NadaAxmed-cp6no
    @NadaAxmed-cp6no ปีที่แล้ว +2

    Mn allaah mabruuk🎉🎉🎉🎉 swc allow Muslim ☪️ dhan uhiili🎉🎉

  • @ekraanabdi2950
    @ekraanabdi2950 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Tabarakallah Allaha idin barakeeyo wax wanaagsan ayaad na tustey intaad joogo noo soo duub meelahaa kheyrka leh💕🔥🌹❤️

  • @axmedxuseen9107
    @axmedxuseen9107 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa Allah tabaarakallaah sxp jaz,akumullaahu khayran waad ka soo baxday balantii xaramaynka khayr badan ayaan kuu rajaynaya anagana noo soo ducee si niyad ahin ilaahay riyooyinkayaga noo rumeeyo insha Allah Aaamiin

  • @khadanxasan8169
    @khadanxasan8169 ปีที่แล้ว +3

    ‏ما شاء الله❤

  • @khadanadan5196
    @khadanadan5196 ปีที่แล้ว +2

    Noso duceeya illlahy haydinka Aqabalo Acamaasha xashaka qayso noso duceeya murada Ayaan Leyahaye ❤

  • @haweeyamaxamed3493
    @haweeyamaxamed3493 ปีที่แล้ว

    Sh Aadem iyo qaysow u soo duceeya jam barakaysan iyo somaali muslimiinta dhammaan thanks

  • @mohavicnor1793
    @mohavicnor1793 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah Emotional Place So Cute

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +4

    مشالله ❤

  • @Saara765.
    @Saara765. ปีที่แล้ว +2

    Masha allah illhy ajarkeeda haku siiyo meesha barakaysan ee aad tagtay❤❤

  • @salmmuuse5158
    @salmmuuse5158 ปีที่แล้ว +2

    Kofkii ugu horeeyey ee fura video gan ban ahy
    Alle haydin barakeeyo wll adan abyad io qays qaysar 🥰
    Scw alle hay geeyo mar un wa riyadayda inan tago mar un 😊

  • @fardowsjamaqalbigaygii9520
    @fardowsjamaqalbigaygii9520 ปีที่แล้ว +3

    Scw manshlh anon halka tagin ilaahow haydilin nasib wacan wll qays💯🙏

  • @awliyosporttrainer3615
    @awliyosporttrainer3615 ปีที่แล้ว +4

    ما شاء الله تبارك الله ❤

  • @macalincabdaleahmedabdikad6527
    @macalincabdaleahmedabdikad6527 ปีที่แล้ว +1

    اللهم صلي على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @Abdi__rahmaan
    @Abdi__rahmaan ปีที่แล้ว +6

    Keep going my brother qeys qeyser

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd ปีที่แล้ว

    Waan jeclahay nabigeena ❤❤❤❤ nabad❤galyo iyo naxariis dushiisa alaha❤ yeelo❤ asiiga iyo saxaabadiisa❤❤❤

  • @mahamedsaed2446
    @mahamedsaed2446 ปีที่แล้ว

    اللهم صلي وسلم وبارك عليه افضل الصلاة وأتم التسليم

  • @zuweydaabdi7000
    @zuweydaabdi7000 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah waa meel aan jeclahy oo ku hamiyo ❤

  • @Cristianodon9
    @Cristianodon9 5 หลายเดือนก่อน

    الله نور السموات والارض❤ Scw

  • @ashanur7166
    @ashanur7166 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaaah allaaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allow nokas in aantagno maka iyo madiina iyo dulka barakaysan dhamantood

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah tabarakallah xafidullah allow nokas adigaboqor ah Amiin yarabi jazakallahu qeer walal

  • @faaizaqalbiofficial6010
    @faaizaqalbiofficial6010 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah qeys qeysar allaha ku barakeeyo

  • @halimasaadia008
    @halimasaadia008 ปีที่แล้ว

    M.a I feel happy thanks for sharing this video brother......Allah kubarakeyo inshallah❤

  • @loolan01
    @loolan01 ปีที่แล้ว

    muuqaal kii ugu qurux da badnaa ee aaan daawado weeye
    alahuma sali calaa sayidina muxamad

  • @ZAYIDLYRICS
    @ZAYIDLYRICS ปีที่แล้ว

    Scw walaahi waad iga nasiib badan tahay mar hadaad qabrigii xabiibkeeba aad tagtay scw scw acw

  • @luulismailgarbie7553
    @luulismailgarbie7553 ปีที่แล้ว

    Masha Allah, Allah ha idin xafido u soo duceya waddanka.

  • @immohammed7576
    @immohammed7576 ปีที่แล้ว +2

    Scw

  • @sahramohamad6039
    @sahramohamad6039 ปีที่แล้ว

    Masha alah ilahey ha ku xifdiyo walal scw scw scw

  • @niciimaahmed1157
    @niciimaahmed1157 ปีที่แล้ว +1

    Masha Alh intad wax dubaysay waa markii ugu wanaaga iyo cilmiga laga faa,ido sotabisay hore usoco wllo

  • @AadanAxmed-eg9nv
    @AadanAxmed-eg9nv ปีที่แล้ว

    Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤ Allahayow maalin uun halkaa igee adaa boqore si aan u soo arko halki nabigeeni subana iyo asxaàbtisiba ku noolaan jireen walahi runti xiisaha u qabo cid malaynaysaa ma jirto

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +1

    مشالله
    Walaalkay inoo soo badi muuqaalada❤ انشاء الله

  • @wayoflifewayoflife1135
    @wayoflifewayoflife1135 ปีที่แล้ว +2

    Mashallh dhulkii barakada xafidu allah🤲👏🌙🙌🤴

  • @mohamedahmed6675
    @mohamedahmed6675 ปีที่แล้ว +1

    Scw scw illaheyow Mar Uun Nagee Xaramka incha Allah Hadaan dhiman incha Allah Waan Tagi doona❤

  • @FaaisoMaxamed-be5vf
    @FaaisoMaxamed-be5vf ปีที่แล้ว

    Allaahu akbar wllo jazakalaah qeyr

  • @abdirizaqarare7822
    @abdirizaqarare7822 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah ilaahay haydin ka abaal mariyo aamiin Qaysar adig iyo sheekh aadan

  • @barwaaqosalah2757
    @barwaaqosalah2757 ปีที่แล้ว +1

    masha allah wllo qays kepi going

  • @abdiabdielmihibo3472
    @abdiabdielmihibo3472 ปีที่แล้ว

    Mashallah allayabarek hambalyo nuur caala nuur qays qeyser noo soo duuceeya ameen inshallah

  • @Midgaans
    @Midgaans ปีที่แล้ว

    Mansha Allah. Beautiful

  • @adontiiale
    @adontiiale ปีที่แล้ว

    Masha allh tabarkallh ale hakuxifdiyo huuno nosobadi noona soduceya in ilaahay nooqadaro inaan imaano

  • @updifatahfarah3966
    @updifatahfarah3966 ปีที่แล้ว

    M.a I feel blessed to see this video wlx

  • @zamioapdi5640
    @zamioapdi5640 ปีที่แล้ว +1

    Allah hanaguh simo inaanu booqanoh hoygii subanaheenii mohamed scw iyi asxaabtiisiih rc
    Wlhi waanqiiroooday😢

  • @ridwaanjirde2298
    @ridwaanjirde2298 ปีที่แล้ว +1

    The legend qays qayser ramadaan mupaarik adi iyo umada islamkaba ❤

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd ปีที่แล้ว

    Walaal khayr❤ alaha ku siiyo❤ quluubteena ayaad dhaqaajisay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @warisastur4059
    @warisastur4059 ปีที่แล้ว

    Allahuma Sali cala muxamed Scw

  • @ahmedgymer8840
    @ahmedgymer8840 ปีที่แล้ว

    mashaahaalhh khayr alaha ku siiyo

  • @falastiinfalastiin1339
    @falastiinfalastiin1339 ปีที่แล้ว

    صلى الله عليه وسلم اللهم صلي على محمد وعلى آله محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @naciimamaxamed2774
    @naciimamaxamed2774 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw rabiyaw mar uun ii rumee riyadayda oo igee xaramkga barakysan