Dalmar Yare Heestii Cajiib Official Video 2018 Xogmaal Production

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • Dalmar Yare Heestii Cajiib Official Video 2018 Xogmaal Production

ความคิดเห็น • 80

  • @zunduusaid3948
    @zunduusaid3948 3 ปีที่แล้ว +52

    heeska inta Riwayada kuso jeclatay like❤

    • @Ukhti_miim2
      @Ukhti_miim2 3 ปีที่แล้ว +1

      Filimki daan ayan kaso cararey mafirsan 😂

    • @fatushyarey9078
      @fatushyarey9078 3 ปีที่แล้ว

      Walahi wa runtaa kkkk

    • @indhokafiya4567
      @indhokafiya4567 3 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa filimka ayaan ku jeclaaday

    • @AbuuAsad
      @AbuuAsad 9 หลายเดือนก่อน

      Anigana kuladban ahy

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 3 ปีที่แล้ว +20

    Inta riwayada ka so racday hesta like isara 😁😁✌👏

  • @qaafarooble5209
    @qaafarooble5209 6 ปีที่แล้ว +7

    Cod fanaannimo
    iyo ixtiraam buu isku darsaday waaaaaaw waxasa hees la yidhaaaaa way igu socotaa Dalmar yare ala yaxifdikum Brother

  • @mahmudabdulle750
    @mahmudabdulle750 6 ปีที่แล้ว +3

    Dalmar wa fanaan fanaanitii hore so dhaweya, wl done bro

  • @hargeisahadhwanaag3266
    @hargeisahadhwanaag3266 6 ปีที่แล้ว +9

    Heesta laxankeda ayaa
    Iga gadan sir mahamud&
    Dalmar yare salaan gobeed

  • @codkashacabka5729
    @codkashacabka5729 6 ปีที่แล้ว +29

    Horta Heesaha Ilaahay Wax Wanagsan Hanoogu Badalo

    • @qaliqurux8406
      @qaliqurux8406 6 ปีที่แล้ว +2

      Ahmed Abdirisaaq amii yarabi

    • @traphead5149
      @traphead5149 5 ปีที่แล้ว +2

      Amiin sxb walhi aniga malin kasto iyo habeen manta aa kugu dambeeso aan isdhahaa wana ikanaa sxb marka ilahey waa noojeda allaha nagatirtiro eboow.

    • @Ukhti_miim2
      @Ukhti_miim2 3 ปีที่แล้ว +1

      @@traphead5149 Ameen

  • @samsamadam9641
    @samsamadam9641 4 ปีที่แล้ว +2

    Woow dalmar yare inaba caadi maaha maasha alaah cod iyo murti iyo music runtii wa cajiib dalmar fanan aan taageero aad tani waa heestaadii heesaha

  • @shaarublibaax7139
    @shaarublibaax7139 6 ปีที่แล้ว +1

    Wow heestan cod iyo music baa ku dhacay sir Maximud Allah ha daaye waa fanaan of waa musicte oo waa mu alif, Dalmar yarena waa fanaan cod fiican oo aan tsageero

  • @shaarublibaax7139
    @shaarublibaax7139 6 ปีที่แล้ว +1

    Wow cod music baa ku dhacay heestan thanks Dalmar yare

  • @saidali5400
    @saidali5400 6 ปีที่แล้ว +22

    Qofkii heestan snapchatka dalmar kasoo arkay halkan kasoo muuqdo

    • @boqoradayar7758
      @boqoradayar7758 6 ปีที่แล้ว

      Said Jaanbiir isku mid nahay waan raadinayayba

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 ปีที่แล้ว

    Caleeeek dalmar yare axsan fanaan ❤🤟👍

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 ปีที่แล้ว +2

    😍heestaan wan jeclahay

  • @mowlidahmedmohamed514
    @mowlidahmedmohamed514 2 ปีที่แล้ว +2

    heestan Rawada ka soo racay❤️

  • @asaldhaladfaraxsan2993
    @asaldhaladfaraxsan2993 6 ปีที่แล้ว +2

    Wah wah waxasa ka fanan eh codka hawayin hno king dalmar yare

  • @bashiirxirsicali9366
    @bashiirxirsicali9366 3 ปีที่แล้ว +1

    Haa waa sas Al fanaan
    Dalmar yare

  • @ayaanxariir8398
    @ayaanxariir8398 6 ปีที่แล้ว +1

    sir maxamud fanaanka iyo abwan iyo laxamayste iyo misshan guuuuuuuuuuuuuuul geesi

  • @luuldiriye210
    @luuldiriye210 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestaan caadi maahan walahi

  • @haboonabbas1992
    @haboonabbas1992 6 ปีที่แล้ว +1

    Fanaan Lahubo Axyaa Cod Dalmar Yare 😍😍😍😍😍

    • @iamcool0_01gaming7
      @iamcool0_01gaming7 5 ปีที่แล้ว

      Abwaan oorshe ,seer maxamud faaniinta welldane

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waaaw❤❤❤

  • @yw5393
    @yw5393 3 ปีที่แล้ว +2

    Codka qurxun Masha Allah

  • @hodanderik3350
    @hodanderik3350 6 ปีที่แล้ว +1

    Axsan hees mansha Allah afkaka caano lagu qabay

  • @raxiilyusuf7987
    @raxiilyusuf7987 6 ปีที่แล้ว +3

    Xidigaha Beesha sheekhaash ugu shidan dayax dalnuurshe, dalmar Yare, Cabdiraaw anshax, faysal muniir, Prince Istaahil

    • @dalla112
      @dalla112 6 ปีที่แล้ว +2

      Aduunyo gado on shiikhaal wa culumo maxa kuso xigtay fanka kooxda shiikhaal ugu shidan Ilaaho khatumada no toosi 😂😂

    • @ahmeddhagane2547
      @ahmeddhagane2547 6 ปีที่แล้ว +1

      jamal007 shiiqaal fanaan ma noqdaan laakiin markeey noqdaan oo laceli waayo waxeey noqdaan kuwa ugu sareeyo aan kuxasuusiyo alaha unaxariistee Omar Nor Abdulle.....iyo mualifiintii taariikhda dhigay kaariye iyo Sahal macalin ciise kuligood alaha u naxariisto......

    • @abdirahmanabdulle
      @abdirahmanabdulle 6 ปีที่แล้ว +1

      Fanka sidiisaba qabyalada malhn

    • @nalkahealthcare9191
      @nalkahealthcare9191 6 ปีที่แล้ว

      Raxiil Yusuf waaba dad yar ayagee maxee hadanah fanan nimada ugu bateen mee iskala reebaan hadee halahan fanan ku noqdeen shacaba maharineee

    • @xanaanxishodwanaag9157
      @xanaanxishodwanaag9157 5 ปีที่แล้ว +1

      😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @hodancumar2376
    @hodancumar2376 5 ปีที่แล้ว

    ilaaahay amarkiis dalmar cod sareeya oo soo jiidasha leh ayan kaga yaabay

  • @You.m685
    @You.m685 4 หลายเดือนก่อน

    Wow dalmar

  • @hudasoyan4716
    @hudasoyan4716 6 ปีที่แล้ว

    Masha allh cadkaaga alha kuu dayo waa hees cjiib ah

  • @indhokafiya4567
    @indhokafiya4567 3 ปีที่แล้ว

    Heestan waan ka helay

  • @raxiilyusuf7987
    @raxiilyusuf7987 6 ปีที่แล้ว +1

    Dalmar Yare indr il xun kuma aragto

  • @SADIQABDI7
    @SADIQABDI7 6 ปีที่แล้ว +2

    One of the best

  • @hamdiali6116
    @hamdiali6116 6 ปีที่แล้ว +1

    Ilove dalamar yare😍😍😍

  • @samiyacabdi9143
    @samiyacabdi9143 6 ปีที่แล้ว +1

    Respeckt PRO dalmar🙏🏾🙏🏾🙏🏾

  • @abdifitahgaradabdullahi4719
    @abdifitahgaradabdullahi4719 6 ปีที่แล้ว +1

    Cajiib inaba cadi maha weey iga gadantay

  • @xamaas665
    @xamaas665 3 ปีที่แล้ว

    Heestan waxan kaso maqlay liiban samatalis alcadaala sidaan u raadinayay waan daalay

  • @abdirahmanabdulle
    @abdirahmanabdulle 6 ปีที่แล้ว

    My fanankena nice song kugu fananaa

  • @senyorritaabdulkariim392
    @senyorritaabdulkariim392 6 ปีที่แล้ว +1

    😍😍😍😍😍😍fanan dhaba

  • @hodancumar2376
    @hodancumar2376 5 ปีที่แล้ว

    masha allah wey iqaatay hestan

  • @raxiilyusuf7987
    @raxiilyusuf7987 6 ปีที่แล้ว

    Cumar CR Ayaan ka tagay

  • @alimireahmed1134
    @alimireahmed1134 4 ปีที่แล้ว

    The best song for the dalmar yare

  • @fahanomar1884
    @fahanomar1884 3 ปีที่แล้ว

    Wllhi markan arkay hestan ano riwayad firsanayo ayan jeclaaday in an saaro like 👍 dhac ku sii fadhlan

  • @fatushyarey9078
    @fatushyarey9078 3 ปีที่แล้ว

    Waaaaw

  • @ahlamali9071
    @ahlamali9071 6 ปีที่แล้ว +3

    Waxaad ila tahay cajiiip

  • @hawosalah3880
    @hawosalah3880 6 ปีที่แล้ว +1

    Wooow 💖💖💖💖💖

  • @qaranjecelabdilahi228
    @qaranjecelabdilahi228 6 ปีที่แล้ว

    Dalmar yare nin aan tagero

  • @mohamedabdinor3802
    @mohamedabdinor3802 6 ปีที่แล้ว

    Ina naba caadi ma ahan

  • @deqoyaqubmuse4701
    @deqoyaqubmuse4701 3 ปีที่แล้ว

    Heestani xasus gara aye iledahay habenki u hirgalay hadafkaygi ugu horeyey aye ahayd waxan dhegeysaneyey iyado igu cusub hestani waxan kaso arkay riwayad aniga oo dhegeysanayana habenka aya safaradu qoral iso dirty runti waa waa ii xasus

  • @MohamedAhmed-qu3ec
    @MohamedAhmed-qu3ec 3 ปีที่แล้ว

    Haykal

  • @rahmaali7938
    @rahmaali7938 6 ปีที่แล้ว

    wow

  • @ubahfarah4511
    @ubahfarah4511 5 ปีที่แล้ว

    🌷🌷🌷🌹🌷🌹

  • @mustafekaraama4599
    @mustafekaraama4599 6 ปีที่แล้ว

    af qarmuun

  • @saidali4710
    @saidali4710 5 ปีที่แล้ว

    Ninkan ha iskadaayo fanka codmaleh stel fanan maleh.

  • @hodanhassen517
    @hodanhassen517 6 ปีที่แล้ว +1

    Waaw

  • @farhanyosf7046
    @farhanyosf7046 4 ปีที่แล้ว

    Waaw