LII LIVE OO MARKALE DHUL BEERED KA TIIRSAAN AFGOYE IYO QIIMAHA LAGADAYO BEERAHA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 48

  • @abdiwahidibrahim3106
    @abdiwahidibrahim3106 ปีที่แล้ว +7

    4 darab 8000$ Waa qaali Runti afgoie dhexdeede kama ahan intaas oo waraab ah

    • @Daqare666
      @Daqare666 ปีที่แล้ว

      16 jibaal ayaa 8000 ah
      4 darab waa 2000 saas u faham saxiib dadka shaqadooda ha ku ciyaarin hadaad wax fahmeyn

  • @mahadali1052
    @mahadali1052 ปีที่แล้ว +2

    Liilef sxb dhereka jibaalka iyo hegtarka in aad natusto ayaan ku weey dinaya ❤

  • @abdirahmanmahdi4826
    @abdirahmanmahdi4826 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa Allah waad fogaaatay brother legend ayaad noqotay mashaa Allah

  • @SaSa-vh5fo
    @SaSa-vh5fo ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah ilaahay nimca nasiiy

  • @Inayusuf8
    @Inayusuf8 10 หลายเดือนก่อน

    Walaalkiis beeraha balcad meeqo waaye 1 higter qiimo la iibinaa iso jawaab inshaalh

  • @sheeqnuurbatalaale4946
    @sheeqnuurbatalaale4946 ปีที่แล้ว +1

    Keli mahan waa far

  • @sahalade4245
    @sahalade4245 ปีที่แล้ว

    Masha Allah nabad Allah haka dhigo

  • @sahroa.bdiabdullah3603
    @sahroa.bdiabdullah3603 ปีที่แล้ว +1

    Maash ahAll

  • @copyofficial1538
    @copyofficial1538 ปีที่แล้ว +1

    Afgooye my home 🏡

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 ปีที่แล้ว +4

    Brother 1 Hector $8000 Waa qaali saan filaayo $4000-$5000 oo u qalmaa

  • @wiilmagaalo
    @wiilmagaalo ปีที่แล้ว

    Waa meeqa actre

  • @fardowsanur4571
    @fardowsanur4571 2 หลายเดือนก่อน

    Waryaa. Hadaad. Uareertihiin. Awalbaa dhulkiina. Laqaataye. Haiskaxaraashina. Dhulka. Dadbaajira. Ah. Kuqabso. Kuqadimayside.

  • @American_patriot110
    @American_patriot110 ปีที่แล้ว

    Meeshaan wilaayade ka tirsan tahay?

  • @cabdiqanilibaax
    @cabdiqanilibaax ปีที่แล้ว

    Ijaar miyaa mise waa gadasho ? hadalka kala caddeey

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc ปีที่แล้ว +1

    Dad mareeray degenen See Beer utabcaa oobeer ugadanaa yala aaminin Kara ilaa dawladaa aybixo dhulka aaway sisintii mabaxdo miyaa

  • @abdifatah777
    @abdifatah777 6 หลายเดือนก่อน

    Meel arsenal ka taliso miyaa???

  • @darkskull9133
    @darkskull9133 10 หลายเดือนก่อน

    Hal hiktar meeqo ayaa laiga sinaa kawaab insha Allah

  • @deqtoon
    @deqtoon ปีที่แล้ว

    hal jawaal waa meqo mitir ayuu imaanaa jwb isiiya fadlan

  • @fadumaali5361
    @fadumaali5361 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @salasabuukar908
    @salasabuukar908 ปีที่แล้ว +1

    Muqdisho meeqa kiiloo mitir ay ujirtaa mareerey

  • @da.a1728
    @da.a1728 ปีที่แล้ว

    mashallah saxib

  • @SofiaHanson
    @SofiaHanson ปีที่แล้ว

    Halkii haktar waa meeqa miter thanks?

    • @taha-selman
      @taha-selman ปีที่แล้ว +1

      Toban kun oo isqoweer meter waye
      Ama 100×100=10000

    • @SofiaHanson
      @SofiaHanson ปีที่แล้ว

      @@taha-selman sax waaye jawaabta, dadka dhulka gadaayo mala socdaan cabirka ayaaan fiirinaye jawabtoda thanks,

    • @realonearthangelofficaldivardw
      @realonearthangelofficaldivardw ปีที่แล้ว

      Numberka ii sax walaaalow

  • @ahmedmohamoudahmedgass8172
    @ahmedmohamoudahmedgass8172 ปีที่แล้ว

    Haal jiiwaal 500 doler wa qaali

  • @salasabuukar908
    @salasabuukar908 ปีที่แล้ว

    Laag dheh kali maaha

  • @cabdallabooroow5017
    @cabdallabooroow5017 5 หลายเดือนก่อน

    Wabiga meeqa mitir ay ujirtaa beerta

  • @salasabuukar908
    @salasabuukar908 ปีที่แล้ว

    Meeshaas kali mayaalo

  • @anwarissa9821
    @anwarissa9821 ปีที่แล้ว

    Wax laga fahmayo ma jirto. Beertu waa imis hector.

  • @halimamohamed4926
    @halimamohamed4926 ปีที่แล้ว

    1darab meeqa boos waaye meeqa jawaan oo kaley ah ayaa ka bixikartaa soo kalasaar adigaa yaqanee

    • @trs284
      @trs284 ปีที่แล้ว

      1 hectare wax ka yar faaiido maleh

    • @Daqare666
      @Daqare666 ปีที่แล้ว

      1 database waa 4 jiwaal
      12mx4

  • @ahmedmohamedibrahim5674
    @ahmedmohamedibrahim5674 ปีที่แล้ว

    Talephonkiina isiiya

  • @mtchanel1417
    @mtchanel1417 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤

  • @UmuAbdalla1
    @UmuAbdalla1 ปีที่แล้ว

    Hada neertaan oo babayga ka baxayo hal Darab miya?

  • @alisaalimsaalimali7125
    @alisaalimsaalimali7125 ปีที่แล้ว

    Ma dharga yaasha tuugada ah

  • @Sarta100
    @Sarta100 ปีที่แล้ว +1

    Lii live dad waxay yaqaaniim qaar mitir marka mitir ku sheeg manaqaan jibaal.halkii hektar meeqa mitir waa..

  • @Farhiya-yj4ir
    @Farhiya-yj4ir 9 หลายเดือนก่อน

    Hal Hiktar 8000 iyada maa is faleyso mise aney Xog iga rabta wara dadka ha dhicina 👎

  • @sahroa.bdiabdullah3603
    @sahroa.bdiabdullah3603 ปีที่แล้ว +1

    Maash ahAll