I love this cream dry sensitive skin with hyperpigmentation weeye abaayo skin barrier creams with ceramides, i love Paula’s choice Mandelic acid iyo alpha arbutin rice serum deep glow vitamin c tetrahexyldecyl Asorbate iyo biyo badan helps Alcohol’da u daran Ethanol Denatured alcohol SD alcohol Iyo fragrance’s Taabashada farahuna uma fiicna Habeenkii dhabarka u seexo foodaraha barkiinta silk ka dhigo Toner’da xataa uma fiicna rice toner’ka ayaa ugu roon Waad qurux badan tahay abaayo Masha Allah
gofund.me/f9b50a78
I love this cream dry sensitive skin with hyperpigmentation weeye abaayo skin barrier creams with ceramides, i love Paula’s choice Mandelic acid iyo alpha arbutin rice serum deep glow
vitamin c tetrahexyldecyl Asorbate iyo biyo badan helps
Alcohol’da u daran
Ethanol
Denatured alcohol
SD alcohol
Iyo fragrance’s
Taabashada farahuna uma fiicna
Habeenkii dhabarka u seexo foodaraha barkiinta silk ka dhigo
Toner’da xataa uma fiicna rice toner’ka ayaa ugu roon
Waad qurux badan tahay abaayo Masha Allah
Gabar Habargidir ah inaad tahay waxaa lagu ogaanayaa geesinimadaada ❤ Maasha Allah
No filter mansha allaah quruxley 😊
MashaAllah beautiful ❤❤
Keep going huuno
Masha alaaah
Gabar cadade waa geesi lama lodin karo iska celi dumarka iyagan soo qarxi wijiyadooda runta❤
Kalsoonida lagu sheegaayo ba Waa Gabar Cadaado ❤🎉
M.A waa noo faaideysay👍🏿
Ina advertising waan ku wataa
14:16
Asc abaayo magaciso isoqor ❤❤❤
La Roche-Posay Cicaplast Baume B5 Multi Repairing Balm for Recovery 40ml
Naag isku kalsoon ❤
Abaayo seetahey
Ascww magaca soo qor
La Roche-Posay Cicaplast Baume B5 Multi Repairing Balm for Recovery 40ml
La Roche-Posay Cicaplast Baume B5 Multi Repairing Balm for Recovery 40ml
Abayo karemka magacisa no soo qor
La Roche-Posay Cicaplast Baume B5 Multi Repairing Balm for Recovery 40ml
Ani nag nool Lee Kuaqanaa
Marki laguso qarxiyey miyad wajigaga xasusaty 😂😂😂😂
Asxaabta til tok ma tihida u maleena wajiga anaa keenay walaal qarxisna maahan qof wax xun sameenaayo maahi❤
WAJIGA KOR LOO MARIYA CRAMKA MID OIL LEH MARSO WAJIGA