Q-3aad | Taariikhda Iyo waayahii siyaasada ee madaxwaynahii hore ee Somaliland Dahir Rayaale Kaahin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 183

  • @mahamoudismail7717
    @mahamoudismail7717 2 ปีที่แล้ว +14

    Excellent Mr Rayaale.
    Waa berigii Somaliland qabyaaladda laga xishoon jiray, sababteeduna waxay ahayd inay joogeen madax ka xishoota qabyaaladda

    • @israhassan4674
      @israhassan4674 2 ปีที่แล้ว

      Waa xaqiiqa hadalkaasi waxa Dalkan usoo halgamay geesiyo sida Daahir Cigaal sh ibraahin Xaaji Cabdikarim. Sh Cabdilaahi sheekh cali jawhar. sh Ahmed Fure Suldaan Cabdi sh muuse goodaad. Suldaan Maxamed .maxaa geesiyo u,god galay Dhamaantood ilaahay haw wada naxariisto aamiin.

  • @mahadibrahim1615
    @mahadibrahim1615 2 ปีที่แล้ว +18

    Personal stability, an attitude free from cruelty and revenge are some of the admired qualities of a charismatic leader who knows the way, goes the way and shows the way. May Allah SWT bless you and your Mr. Dahir Rayaale Kaahin.

    • @warsanabdi2086
      @warsanabdi2086 2 ปีที่แล้ว +2

      Amin

    • @hashiabdi607
      @hashiabdi607 2 ปีที่แล้ว

      00

    • @hassanyare7702
      @hassanyare7702 ปีที่แล้ว +1

      mudane dahir aniga ku shuxmad ku haya addunku somaali wuxu u yaqana soomaali warya mel walba oo ay joogan, midakale soomali gumeystihi rer yurub waxey u kaala qeybiyan dhul ahan lkn dad ahan wa loo qeybin kari wayey wana mida keentay wiilka hargaysa, mugdisho iyo jigjiga iyo gaarisa jooga aysan wax xaduud ah lahan

  • @sudawaabqurux423
    @sudawaabqurux423 2 ปีที่แล้ว +6

    Very Intelligent and caring President, we have respect for you. from baligubadle town

  • @akhyarosm4147
    @akhyarosm4147 2 ปีที่แล้ว +5

    Excellence president daahir riyaale waxa uu ahaa madaxweyne dadkisa iyo dalkisa jecel oo dulqaad badan oo isku kalsoona oo lexejeclo ka qaba oo isku kalsoona ilahay ha kusharfo madaxweyne from hargeysa
    Waan jeclaan lahaa inaad markale na hogaamiso xusbigi udub dib usoo noole walhi codkayga inaan cid kale siiyen ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shaaydaanwase1695
    @shaaydaanwase1695 2 ปีที่แล้ว +21

    Salaada Hala ilaaliyo soomaaliyeey 🥺🥺

  • @abdikhadar8605
    @abdikhadar8605 2 ปีที่แล้ว +12

    Masha alah waa taarikh la xusi doono halganks dheer ee uu soo qabtay mw daahir riyaale kaahin alaha ku xafido

    • @israhassan4674
      @israhassan4674 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @aamiincabdi1978
    @aamiincabdi1978 2 ปีที่แล้ว +18

    Mansha allah madaxweyne dalkisa ka soo saaray maalmo culus madaxweyne alle haku xafido aamiin

    • @israhassan4674
      @israhassan4674 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @saredomoh5447
    @saredomoh5447 2 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah waraysi aad u xiiso badan mudane madax wayne allah cimrigaa ha kuu barakeeyo

    • @israhassan4674
      @israhassan4674 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @sharmakeibrahim3861
    @sharmakeibrahim3861 2 ปีที่แล้ว +7

    True leadership comes from Awdal

  • @haibeim7582
    @haibeim7582 2 ปีที่แล้ว +1

    Waraysi asal ah buu ahaa mahadsanid mudane Madaxweyne iyo Hereriba

  • @maxamed7258
    @maxamed7258 2 ปีที่แล้ว +4

    The entire interview was excellent. Riyale is calm cool and collected. 👏👏👏big support for Hereri

  • @khalidali4780
    @khalidali4780 2 ปีที่แล้ว +5

    Waa waraysi aad loogu baahnaa Mahadsanid A. hereri

  • @abshircabdi1364
    @abshircabdi1364 2 ปีที่แล้ว +5

    Tariikhdu wa mudan. Wa wax wanaagsan in tariikhda laga duubo hormuudka umada inta ay noolyihiin .

  • @israhassan4674
    @israhassan4674 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle aamin ma,iisho. Daahir riyaale wuxuu ahaa ADOON ILAAHAY RUMAYSAN tiibaana keentay in Ilaahayna urumeeyo Wixii uu qabtay ee wanaagsanaa Alle haka jizaa,isiiyo Aamiin

  • @Qabyaaladiid40
    @Qabyaaladiid40 2 ปีที่แล้ว +5

    Madaxwayne Rayaale Madaxaad Noosaarantahay ❤🙏

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 ปีที่แล้ว +2

    Cimriga allaha ku barakeeyo mudane daahir Riyaale

    • @israhassan4674
      @israhassan4674 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @abdirashidismail6631
    @abdirashidismail6631 2 ปีที่แล้ว +15

    Odayga markii labaad kursiga halagu fariisiyo si is qabqabsiga beesha dhexe u soo afjaranto.
    Waad mahadsan tihiin.

    • @abdiaziiz5820
      @abdiaziiz5820 2 ปีที่แล้ว +2

      Tasaa runa zxp inshalaahu khayr

    • @buuxciise1382
      @buuxciise1382 2 ปีที่แล้ว +1

      isaaq hadanu nahay
      ey iyo dacawoyin ayanu noqonay
      aan is qabqabsi ka dalayn

    • @bukharimohamed3828
      @bukharimohamed3828 2 ปีที่แล้ว +3

      Anigaa isaaq ah wllhi ninkan hogaamiye aan kajeclahay majirin aabe riyaale

  • @MahdiHagi
    @MahdiHagi 2 ปีที่แล้ว +2

    Baal dahab ah waxaa kaga qoran QARANKAN.
    Madaxweyne Daahir Rayaale
    Wasiir Abdullahi Mohamed Duale. Arimaha debeda.. Well done guys, hats off to you all...

  • @mrsamatar1190
    @mrsamatar1190 2 ปีที่แล้ว +1

    You're the best mr riyale

  • @hiigsimedia1892
    @hiigsimedia1892 4 หลายเดือนก่อน

    Maxamed xaaji ibraahin ALLAAH yarxamu aqoonyahan siyaasadeed ayuu ahaa
    Ilaa madax waynu ku xigeenkiisii ayuu sii tobabaray wax muuqda ayuu inooga tagay

  • @hikmaali1541
    @hikmaali1541 2 ปีที่แล้ว +5

    Xusuusin: halkad ka ledahay “Mudane” waxa haboon inad adegsato maamuska ku haboon ee ah “Mudane Madaxwayne”.

  • @mohamoudmohamed9996
    @mohamoudmohamed9996 2 ปีที่แล้ว +1

    Wallahi ninkan Rayaale Somaliland laf dhabar buu ahaa, wax yar baa uga hadhsanaa ictiraafkii. Alle cimrigiisa iyo Cafiimadkiisa ha u barakeeyo.

    • @israhassan4674
      @israhassan4674 2 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

    • @mohamoudmohamed9996
      @mohamoudmohamed9996 2 ปีที่แล้ว +1

      @@israhassan4674 Aamin. Thanks Isra Xasan😊

  • @abdirizakfoad8758
    @abdirizakfoad8758 2 ปีที่แล้ว +1

    Dahir riyaale wxn odhn karaa waa madax wynihii somaliland u diidy argagaxisada. Mcha allah mdx wyne allah ha ku barakeeyo

  • @mostaphesaeed4369
    @mostaphesaeed4369 2 ปีที่แล้ว +7

    Madaxwayne bila godob ah
    Shacbkisuna jecelyahin
    Tariikhduna xustay xusina doonto riyaale

  • @barkulanchannel6113
    @barkulanchannel6113 2 ปีที่แล้ว +17

    Aabihii labaad ee somaliland marun hadan lakulmi lahaa gacantan kadhunkan lahaa mundane riyale ❤️ FROM HARGAYSA

    • @entent1595
      @entent1595 2 ปีที่แล้ว +1

      Me too weliba Ii ducee baan odhan lahaa FROM HARGEISA

    • @israhassan4674
      @israhassan4674 2 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid malaayiin jeer Adiguba waxaad tahay geesi garanaaya .Xaqa iyo Abaalka uu mudan yahay Qofka Naftiisa usoo huray Qaranimada maanta aynu hadh,sanayno Guul Somaliland. Aamiin aamiin aamiin

  • @maxamedthanks3788
    @maxamedthanks3788 2 ปีที่แล้ว +1

    Jabhadu jacayl iilka xabaasha cigaal uma qodayaan ee ilkay ku adkaynayaan xikmadii sheekh ibraahim sheekh yuusuf sheekh madar alle ha unaxariisto isaga iyo marxuum cigaal iyo intii wanaagsanayd ee umada u dhisay dawladnimadan maanta lagu naalooday

  • @guuledyuusuf4395
    @guuledyuusuf4395 2 ปีที่แล้ว +2

    Alle cimriga iyo caafimadka ha ku siyadiyo mudane dahir riyale ku so dhakhso part 4 hereri

    • @israhassan4674
      @israhassan4674 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan 2 ปีที่แล้ว +2

    Legend waraysnaya Legend af somali igu so qora intaa

    • @buuxciise1382
      @buuxciise1382 2 ปีที่แล้ว +1

      dee halyeey ayaan u aqaana

  • @ahmedabdi497
    @ahmedabdi497 2 ปีที่แล้ว +5

    Mashaa allah rug catagi ayaa is heley

  • @Omersdad_.
    @Omersdad_. 2 ปีที่แล้ว +10

    A man with legacy mr dahir riyaale kaahin ❤

  • @abdihakimmohamed2561
    @abdihakimmohamed2561 2 ปีที่แล้ว +4

    Ninka ragga ah kalsooni baa looga baahanyahay sida Rayaale bal iminka Muuse Shaani eeg kalsoonidarada haysata.

  • @jekayofficial6642
    @jekayofficial6642 2 ปีที่แล้ว +2

    Hogaamiye fcn pu aha daahir riyaale kaahin❤❤

  • @mohamedmaslah3606
    @mohamedmaslah3606 2 ปีที่แล้ว +6

    Waa runtii markii Kulmiye meesha yimid waxay isku milmeen dawladihii kumeel gaadhka ahaa ee Somalia ka jiray, kaliya waxa uu ahaa hadafkoodu dhaqaalo urursi lkn may la hayn aragti intaa dhaafsiisan. Waa sababta ilaa hada ay u midho dhali la' yihiin wadahadaladii.

  • @tawxiidchannel1906
    @tawxiidchannel1906 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks. Qaybtii 4aad

  • @barrygolden6873
    @barrygolden6873 2 ปีที่แล้ว +2

    Man shaa allah Madaxweyne riyaale waa geesi.

  • @mohamedyusuf3003
    @mohamedyusuf3003 2 ปีที่แล้ว +1

    Weriye Heer Caalami الله يحفظك Hereri

  • @gatawe
    @gatawe 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Cabdisalaan Hereri

  • @khadarabdillahi9044
    @khadarabdillahi9044 2 ปีที่แล้ว +4

    Your excellency president Dahir riyale kahin
    Taariikhda qaranka somaliland
    waxad kaga qoran tahay baal dahaba
    💚🤍❤💯💯💯💯💯💚🤍❤✉✉✉

    • @israhassan4674
      @israhassan4674 2 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad hanoolaado allena haka jizaa,isiiyo Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @abdilahimuse4142
    @abdilahimuse4142 2 ปีที่แล้ว +3

    WAA Hogaamiye dhab ah xaqiiqdii.

  • @Burco.
    @Burco. 2 ปีที่แล้ว +5

    31 days 41k Masha Allah Hareeri waa wariye la jecel yahay oo barnaamijyo xiiso badan usoo gudbiya Bulshada,

  • @hasanhaji8441
    @hasanhaji8441 2 ปีที่แล้ว +3

    Insha allh wn sugayaa Alle camriga ha u dhareeya hogaamiya dhab ayàa uu ahaa

    • @israhassan4674
      @israhassan4674 2 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @ahmedmahamoud6844
    @ahmedmahamoud6844 2 ปีที่แล้ว +6

    Cabdisalaanaw Sheekh Cali jawhar warayso diimeed iyo musaalaxada uu kahayo ka soo qaad ama Cabdiqaadir jirde ka soo diyaari dib u heshiintii ama Maxamed Siciid gees Ama ragii fanka ka baxay sida dacar oo wadaad noqday

    • @israhassan4674
      @israhassan4674 2 ปีที่แล้ว

      Intaa aad sheegtayba waa Aabayaashii Somaliland Soo dhisay sida Sheekh Cabdilaahi sheekh cali jawhar iyo Siciid maxamed gees mahadsanid

  • @shuaibabdirahman4653
    @shuaibabdirahman4653 2 ปีที่แล้ว +2

    Pure Leadership.

  • @JamalMohamedSulub
    @JamalMohamedSulub 2 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid saxafi sare 👏👏👏

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah hambalyo madaxaweyn sharafta badan

  • @joharsuge9979
    @joharsuge9979 2 ปีที่แล้ว +3

    Qof dahabiya Allow ku dhawr
    💯💯✔✔✔

    • @israhassan4674
      @israhassan4674 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @isaxaaqaxmed2066
    @isaxaaqaxmed2066 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa good presedent

  • @jaylaaninuuri5442
    @jaylaaninuuri5442 2 ปีที่แล้ว +3

    Anigu labadii jeer ee uu tartamayba isagaan u codeeyay walaahi markii hore uu guulaystay markii dambena tolaay yaa isaaqa ayaa dhacday anigoo isaaqa waan u codeey umaan joojin kuwii cunsuriyiinta noqday lkn markii dambe sida daadka ayay na jiidheen cunsuriyiintu maantana daahirbay u ooyayaan
    Anigu wakhtigaasaan fahansanaa

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647 2 ปีที่แล้ว +1

    Masuul sare mr riyaale madaxwayne sharafleh dadka dhex u ahaa maaha caaqilkan localka ah oo kale

  • @cabdikariimxirsi861
    @cabdikariimxirsi861 ปีที่แล้ว

    Greatest leadership

  • @mohamedarts8485
    @mohamedarts8485 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan Qirayaa in aad ka tagtay dad iyo dal midaysan.
    ilahay cimriga iyo cafimadka ha kuu siyaadiyo.

    • @israhassan4674
      @israhassan4674 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 4 หลายเดือนก่อน

    Geesi dahir riyale

  • @nimcoabdi2072
    @nimcoabdi2072 2 ปีที่แล้ว +1

    Well done

  • @cabdiraxmanaxmed9982
    @cabdiraxmanaxmed9982 ปีที่แล้ว

    Mashala wa milxidi isaqaa

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 2 ปีที่แล้ว +1

    Daahir rayaale kaahin madexweyne aad qaali u ah dadka isku waday,dardaaran kaga tagay madexweyne siilaanyo(waxaan kugu wareejinayaa dad iyo dal midaysan) allow ma la ogaa

  • @AmiinAAidid
    @AmiinAAidid 2 ปีที่แล้ว +6

    Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin waa ruug caddaa ree Somaliland ah. Dimuqraadiyadda Somaliland waa ninka hirgeliyey hanaqaadkiisana qayb weyn ka qaatey. Waxan aaminsanahay haddii waqtigiisii lala shaqayn lahaa in madaxbannaanida Somaliland ay aad usoo dhawaan lahayd.

  • @BAADIMEDIA
    @BAADIMEDIA 3 หลายเดือนก่อน

    Higaamintu kama so hadho hal adayg, daacadnim,indheer garad,karti iyo la tashi . He was the best presidemt ever have for somaliland

  • @mohanahmed7736
    @mohanahmed7736 2 ปีที่แล้ว +4

    Runtii hogaamintu waa sidan OO kale wayo inaad ogolaan karto qofka ka soo horjeeda fikir kiisa adigoon nacayb muujineyn

  • @mohamedomar1162
    @mohamedomar1162 2 ปีที่แล้ว +1

    riyale ✊

  • @soomaalidageeska186
    @soomaalidageeska186 2 ปีที่แล้ว +1

    AAABIHII DIMOQRAADIYADA SOOMAALILAND

  • @cabdikariimxirsi861
    @cabdikariimxirsi861 10 หลายเดือนก่อน

  • @calicabdiraxmaan1296
    @calicabdiraxmaan1296 2 ปีที่แล้ว +1

    Madaxwayne rayaale quluubtayda ayuu ku jiraa waxaan garnayaa anigoo ah dhalinyarada.gobolka togdheer inaan soo dhaweeayay 2005 midawga afrika ergadii ka socotay

    • @israhassan4674
      @israhassan4674 2 ปีที่แล้ว

      Geesinimo geesinimo guulayso adeer.

  • @farhankoshin5884
    @farhankoshin5884 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa aabaha Somaliland democratic

  • @sakiqarboshe7901
    @sakiqarboshe7901 2 ปีที่แล้ว

    Daahir Riyale Kahin
    Hogamiye dhaba

  • @asalhargaysawi5999
    @asalhargaysawi5999 2 ปีที่แล้ว

    daahir riyaale kaahin alla yaxfidak
    wakhtigagi qabobaye dad kulul anaga dalbanay

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 4 หลายเดือนก่อน

    Dahir riiyaariyale was cigaal number two of egal

  • @mubaarikabdi1885
    @mubaarikabdi1885 2 ปีที่แล้ว +1

    Hogaamiye taariikhdu xusi doonto, cizi iyo sharaf ku noolow madaxweyne.

    • @israhassan4674
      @israhassan4674 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @ahmedakhyaar5701
    @ahmedakhyaar5701 2 ปีที่แล้ว +3

    Doorashadii Rayaale ku tartamey 2003-dii waxay ahayd quruxda Soomaalilaan ilaa maanta ku faanto. Waxa uu u badheedhay innuu la tartamo hogaamiye bulshadda Soomaalilaan taageero badan ka heystay Siilaanyo hase yeeshee uu doorashadii ka ga guuleystay sabatuna ahayd in dadku Cigaal shaqsiyadduu lahaa ka dhex arkayeen.

  • @maxameddugsiiye8341
    @maxameddugsiiye8341 2 ปีที่แล้ว

    Madaxweyne qaali ah ayuu ahaa

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka 2 ปีที่แล้ว

    Cabdisalan Hereri Waa iga qosliyey Madaxweeynihii buu leeyahay dirqi baad ku fakatey

  • @xaajilacag828
    @xaajilacag828 2 ปีที่แล้ว +1

    I am # 6 qof ki lixaad
    Laso dhakhso madaxwaynaha
    Please

  • @somalilandchessfederation9356
    @somalilandchessfederation9356 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan ugu hiilinaya haduu mdxwaynii dhintey in aan wadadiisii dhamaystiro wlhi mdxwayne xalaala ....aabihii dumuquraadiga ...qaranka

  • @fikradkorodhso2591
    @fikradkorodhso2591 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah long life somaliland

  • @somalipranks1502
    @somalipranks1502 2 ปีที่แล้ว

    Rayaale💟

  • @bennyblanco9377
    @bennyblanco9377 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa wareysi xiiso badan taarikhta uu sheegayo waxbaan Ka xasuustaa anigoo ciyaal ah baa Weftigii Africa Ka socdey ee xaqiiq baadhista ayaa lugu soo dhaweeyey Borama heeso baa loo qaadayey sidan "Abaa tusiga Abaan u laheyn" ileyn waaka Daahir Leh Tusi baa la socdey. Soo dhaweyn qaali ah bey ahayd oo wadooyinka loo buuxiyey.

  • @hamdigodane3616
    @hamdigodane3616 2 ปีที่แล้ว

    Adeer buug qor please!!

    • @israhassan4674
      @israhassan4674 2 ปีที่แล้ว +1

      Beryahan dambe waxa uu qoraayey book ka,hadlaaya Taariikhda Somaliland intii uu madaxa ka ahaa iyo Xililgii iyo Wakhtigii Somaliland soo jibaaxday. Boogaasina Dhawaan ayuu soo bandhigi doonaa shaalaahu aamiin

  • @ahmedrohani4818
    @ahmedrohani4818 2 ปีที่แล้ว

    Wamku salamay hareri

  • @Maxamedgamaalvlogs
    @Maxamedgamaalvlogs หลายเดือนก่อน

    5:19 😂 habaryonis wuu kuso dhigey odeygu

  • @xiiranechanel9856
    @xiiranechanel9856 2 ปีที่แล้ว

    Sharafbad lahayd

  • @farhankoshin5884
    @farhankoshin5884 2 ปีที่แล้ว

    Very interesting

  • @mohamudnur8607
    @mohamudnur8607 2 ปีที่แล้ว

    Waiting

  • @idontcare6649
    @idontcare6649 2 ปีที่แล้ว +2

    Noso Labo Dahir Rayale kahin Dalku Adiga ka dib waa xumaday 🧐

  • @maxamednuux8290
    @maxamednuux8290 2 ปีที่แล้ว +1

    Runtii riyaale
    Qadaad waynta cunaha ayu ka qaniinay
    Taariikhda ku xusi madaxweyne

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg 2 ปีที่แล้ว +1

    Hereri media ✅✅✅

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 4 หลายเดือนก่อน

    Malinkasta waxay la wareegayaan qablaad khashina riyale is new egal

  • @nzsomalitv3775
    @nzsomalitv3775 2 ปีที่แล้ว +1

    Madaxwaynihi xaqa aha nolow

  • @amranadani1378
    @amranadani1378 2 ปีที่แล้ว

    president riyale kahin is intelectual person..,,,,,

  • @bukharimohamed3828
    @bukharimohamed3828 2 ปีที่แล้ว +2

    Sxbkey herari oo caqliyeystay 10 sano oo universal tv kushaqeysanaysay kadib

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 2 ปีที่แล้ว

      Hadii aw universal joogay iyo hadii aw halkiisan joogoba waxa aw umada usoo gudbiyaa barnaamij yo wax tayo leh waa saxafiga kaliya ee umada soomaaliyeed haysto allah ha daayo

    • @bukharimohamed3828
      @bukharimohamed3828 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdirahmanfaarah3912
      Umadaas somaliyeed eed kuwareertay xadkooda ma ii sheegi kartaa

  • @Maan_koriye
    @Maan_koriye 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxan so jeedin lahaa dadka haldorka ah sida mw rayaale intay noolyihin buug laga qoro markay dhintaan waxa laga qoraa maaha wax kalsooni lehe

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka 2 ปีที่แล้ว +1

    Wariye rug cadaa ah hereri su’aalihii madaxayga ka guuxaayey oo dhan buu weeydiiyey well done

  • @malaakalbi7337
    @malaakalbi7337 2 ปีที่แล้ว

    My present

  • @Nuurtoali129
    @Nuurtoali129 2 ปีที่แล้ว +2

    Chanel kani one year ayuu milyan ku gaadhayaa sidaan u arko xawaaraha uu ku socdo

  • @wacdiiyowaano594
    @wacdiiyowaano594 2 ปีที่แล้ว +1

    Yaa ku xigi doona mr rayaale oo aad taariikh ama wax faaido uleh umada ka soo qaban doontaa cabdi salaan?

  • @user-em7di7xe5s
    @user-em7di7xe5s 2 ปีที่แล้ว

    👍

  • @guledyare7119
    @guledyare7119 2 ปีที่แล้ว +1

    Siyaasi buuxa yaa soo celiya isaaq way ku xaaren wadankee😣

  • @fadxifrance8641
    @fadxifrance8641 2 ปีที่แล้ว

    Talaw markale alleh ma ila kula siin riyaale oo madaxwayne ah

  • @alhamdulilaahalluakbar595
    @alhamdulilaahalluakbar595 2 ปีที่แล้ว

    ❤️❤️❤️❤️

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 2 ปีที่แล้ว

    Waad fidhiqo miisaysa

  • @Burco.
    @Burco. 2 ปีที่แล้ว

    10h 10k

  • @cawilcali3553
    @cawilcali3553 2 ปีที่แล้ว +1

    Runt wuxu aha odaymasuula