Taariikhdii suugaanta ee AHN abwaan Hadraawi iyo saamaynta ay ku yeelatay jiilal kala duwan.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 213

  • @hawaluul816
    @hawaluul816 2 ปีที่แล้ว +20

    Macalin said Salah used to be one of my middle school teacher and Masha Allah he was the best any kid could have… may Allah protect him amin 😇😇

    • @saleebaannuux6869
      @saleebaannuux6869 2 ปีที่แล้ว +1

      Was it somalia in the past?

    • @taqwalaah5911
      @taqwalaah5911 2 ปีที่แล้ว

      @@saleebaannuux6869wuxuu ka mid ahaa macalimiintii hore ee Somalida iyo dadkii qiimaha lahaa

    • @ugaasraage4178
      @ugaasraage4178 2 ปีที่แล้ว

      Hawa luul walaal waan ku salaamay

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 ปีที่แล้ว +14

    Ilaahay ha u naxariisto marxum maxamed Ibrahim warsame, hadraawi, Marti la jecelyahay Alle haka dhigo, Iyo Intii Muslim ah ee naga geeryootay, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin yaa Rabb

  • @abdumajidArab
    @abdumajidArab 2 ปีที่แล้ว +7

    Mahadsanid Hareri, waxaan codsanayaa in aad samayso barnaamijkale ee aad sugaantisi qaar isku dul taagaysaan.

  • @lagayaabaa5869
    @lagayaabaa5869 2 ปีที่แล้ว +5

    Si heer sare ah baad usoo gudbiseen. Mahadsanid Abdisalan

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari ปีที่แล้ว +2

    Raxmaanku naxariistii Jano hawgu deeqo
    Wuxuu ahaa (Qalin iyo Qoraal midna
    Laguma koobi karo Macalin nololeed
    Mufakir Ikhtiraace, Farshaxan,Proffesor
    Philosepher, Somali Shekespear
    The Goat and Greatest Of all the Time.

  • @kashaanimohammed8686
    @kashaanimohammed8686 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay ha u naxariisto macalinkii eeynaa ee Abwaan Muxammed Ibraahim Weersame (HADRAAWI) 🤲🤲

  • @mohamedabdirahman6939
    @mohamedabdirahman6939 2 ปีที่แล้ว +3

    Macalin Siciid Salaax sannadkan bay u ahayd lixdan guuradii macalinnimadiisa.
    Eebbe ha u naxariisto saaxiibkiis Abwaan Xadraawi.

  • @abdiwahababdilahi3817
    @abdiwahababdilahi3817 2 ปีที่แล้ว +4

    Ilhy hownaxaristo allH qabriga how nuuriyo 🙏

  • @HRU20
    @HRU20 2 ปีที่แล้ว +10

    رحم الله الفيلسوف والاديب الكبير محمد إبراهيم ورسمه هتراوي....

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay ha unaxariisto qabriga rabi ha unuuro hadrawi🤲🤲🤲

  • @muraadali6209
    @muraadali6209 ปีที่แล้ว

    allah ha u naxariisto abwaan maxamed warsame hadraawi waxa uu ahaa macallin nolosha qaybo badan inoogu tusaaleeyeye

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah hawnaxariisto Abwaan mohamed ibrahin warsame Hadraawi

  • @HeersareMedia
    @HeersareMedia 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay ha u naxariisto oo denbigiisa na ha dhaafo abwaan Hadraawi, innaga na samir iyo iimaan ha innaga siiyo. Hereri iyo martisharaftu na way mahadsan yihiin, waa barnaamij aad u qiimo badan.

  • @mlielan2459
    @mlielan2459 2 ปีที่แล้ว

    Abu Hadre alle ha u naxariisto ee afkeena hiil weyn buu u galay.

  • @mubaarikmahamoud2855
    @mubaarikmahamoud2855 2 ปีที่แล้ว +3

    Wariye sare Abdisalan Hereri. Mahadsanid.

  • @laxawofficial3693
    @laxawofficial3693 2 ปีที่แล้ว +1

    Siciid saalax hadalkiisa waxba kama fahmin waayo su.aasha sida loo waydiinayo iyo jawaabtiisu isma laha
    xasan daahir ayuunban caadi u fahmay alle ha sharfee wllkay iyo inta madasha fadhida ba waan bogaadinayaa alle ha u naxariisto abu hadra😢😢😢🤧🤧

  • @dinixbaashi9143
    @dinixbaashi9143 2 ปีที่แล้ว +4

    Hereri waxaad noo cadeysey inaad adigu aheyd isudaba rudihii barnaamijyada universal aadka siideyn jirtey horeu usoco hibadaadana kafaa'iideyso

  • @sabaahxasan4280
    @sabaahxasan4280 2 ปีที่แล้ว +1

    asc dhamntiin wan idin salamya Alla haw naxariiste hadraawi wuxu ahaa barre iyo dhakhtr cilmi nafsi oo quluubta daweeya qabriga Alla haw nuuro janatu fatdowsa Alla ha ka waraabiyo aamiin aamiin aamiin

  • @amigojama5686
    @amigojama5686 2 ปีที่แล้ว

    Illahay haunaxaristo janadii fardos hakawarabiyow abtii gayeh hadrawii janadii fardos hakawarabiyow amen ya Allah 🤲🤲🤲🙏🙏🙏

  • @iskaciyare1075
    @iskaciyare1075 2 ปีที่แล้ว +2

    Weedhsame , aad Iyo aad ayuu usharaxay , Allah ha unaxriisto hadraawi

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 ปีที่แล้ว

    ALLAHA u naxariisto abwaanka weyn

  • @cabdiadancabdi5058
    @cabdiadancabdi5058 2 ปีที่แล้ว

    Macalin abwan siciid salax axmed xeeldheere suugaaneed waanu ku salamaynaa adiga iyo abwaanada kugu wehelinaya barnamijka

  • @fatimasaeed694
    @fatimasaeed694 2 ปีที่แล้ว +2

    اللهم ارحمه واغفر له واسكنه الفردوس الأعلى يارب العالمين

  • @jabrilmalow600
    @jabrilmalow600 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah subxana watacaalaa ha u naxariisto aamiin

  • @XuseenyasiinRooble-ve4bt
    @XuseenyasiinRooble-ve4bt 10 หลายเดือนก่อน

    Macalin abwaan haldoor sifayn.nololeed toosin.tilmaame ilaahay ha unaxariisto naxariisto 😥😥😥😥

  • @cabdiwalibinuxaaji2673
    @cabdiwalibinuxaaji2673 2 ปีที่แล้ว +3

    Waresiga waxa ka dhiman inaa waresato abwanada Kala ah
    Xasan ganey abwaan tarabi iyo abwan dheeg abwaan bide abwanadii WA weynaaaa ayaka a ka samee waresi kale waa codsi

  • @Ismailw19
    @Ismailw19 2 ปีที่แล้ว

    RABBI naxariistisa Jano ha ugu deeqo Abwan Hadrawi

  • @Muhzinciise
    @Muhzinciise 9 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan saciid saalax axmed m.a

  • @daahirmaxamedtooxow1470
    @daahirmaxamedtooxow1470 2 ปีที่แล้ว

    Alle how naxariisto marxuumka eheladii iyo qaraabadiina iyo umada soomaaliyeed samir iyo iimaan alle haka siiyo

  • @axmedxeef0992
    @axmedxeef0992 2 ปีที่แล้ว

    Alle hownaxariisto abwaan maxamed Ibrahim warsame siciid janatul farwadas alle hakugeeyo aadero waxaan kusoo tarikaraan waa duco markastab waan kusoo duceyaanaa

  • @ridwaanmohamed9581
    @ridwaanmohamed9581 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle haw naxariisto Hadraawi
    Waxyaabaha aan ka bartay waxa ka mid adkaysiga Duruufaha kala duwan ee nolosha.
    Waxyaabaha uu kaga duwan yahay abwaaninta kale waxa ka mida adeeegsiga erayo badan oo af soomaali asal ah
    Bal u fiirso
    Hangaali hungaali
    Hengaal hegagaale
    Hunjaali hantooli
    Hadeedaf haraanhar

    • @burcaawidb5170
      @burcaawidb5170 2 ปีที่แล้ว

      waa tilmaamaha socodka daayeerka marka uu xaalado kala duwan ku suganyahay, sida marka uu harraadanyahay, marka uu qadhaabsi tagayo, marka uu carraabada yahay marka uu jarmaado yahay iyo wixii la mid ah, waxana uu ku sifaynayaa siyaad barre oo dawldaha reer galbeedka dhex wareegayay markaa oo caawimo hub iyo dhaqaale ka doonayay. ayuu socdaalkiisa ku sifaynayay.

  • @Burco.
    @Burco. 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay naxariista janatul fardawsa ha geeyo

  • @dayxa561
    @dayxa561 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah haw nariisto janadii
    Hageeyo

  • @adamali2035
    @adamali2035 2 ปีที่แล้ว +1

    Haadraawi is our rol model ilaahay hawnaxariisto🤲

  • @xamsecabdirashiid9273
    @xamsecabdirashiid9273 2 ปีที่แล้ว

    Abwaan yuusuf shaacir ayaad ka reebtay. oo wax ka haya taariikhda abawan hadraawi aale ha unaxaristee.

  • @Nomadlivenow
    @Nomadlivenow 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto Hadraawi, waxa uu ahaa mufakir, abwaan, macalin.

  • @aamiincabdi1978
    @aamiincabdi1978 2 ปีที่แล้ว +1

    ALLE HOW NAXARIISTII WXAA UU AHAA ABWAANKII UGU MAGACA DHEERAA ABWAANADII GARNIGII 21 AAAD SOO MARA GAYIGA SOMALIYEED

  • @nimcokeyse383
    @nimcokeyse383 2 ปีที่แล้ว

    Asc waa barmamish ficaan Ilahay ha u naxariisto Abwan Hadrawi

  • @Maskaguy7903
    @Maskaguy7903 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay janadiisa haku soo dhaweeyo abwaanka.

  • @mohamudibrahim6558
    @mohamudibrahim6558 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay amarkii aniga macalin siciid salaax maba fahmo siduu wax u sharaxo maaniga Ayaa fahankaygu hooseeyaa mase macalinka ayaa awooda sharaxaadiisu hoos u dhacday

    • @DHAQANMAALONE
      @DHAQANMAALONE 2 ปีที่แล้ว

      Macalin philosophy bartay ayaa garan kara, waa in aad isa soo gaadhsiiso ardayga madaxa adag iyo ardayga madaxa furan ,

    • @mohamudibrahim6558
      @mohamudibrahim6558 2 ปีที่แล้ว

      @@DHAQANMAALONE sxb horto Ila dhegayso plz dabeed ii jawaab

  • @awdeeq
    @awdeeq 2 ปีที่แล้ว

    Macalin Siciid Saalax bal igu salaama cimrigiisa Allaha dheereeyo

  • @mxaaji4994
    @mxaaji4994 2 ปีที่แล้ว

    Alleh hawnaxariisto abwaan haadraawi iyo dhamaan haldoorkeenii walidiinteen dhaan alleh hawnaxariisto.

  • @YoonisAhmedsaleh
    @YoonisAhmedsaleh 2 ปีที่แล้ว

    Runtii abwaan Hadraawi barnaamij yar oo soddon daqiiqo ah lagaga geyoon karo. Wuxuu ahaa buug baalal badan oo lasoo afmeeri karin. Ummadda waxaa ka baxay nin wayn. Ilaahay ha u naxariisto abwaan Hadraawi!

  • @abdillahiisse
    @abdillahiisse 2 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid Hereri

  • @HassanAhmed-qs7ts
    @HassanAhmed-qs7ts 2 ปีที่แล้ว +5

    Like-ta iyo subscribeta aad ha loogu saaro abdisalaan Hereri waa nin aad u qiimo badan. Salaan sare from Gabiley

  • @Danjireshow
    @Danjireshow 2 ปีที่แล้ว

    Illahay SWT janatul fardawsa haku casuumo abawaan hadraawi iyo guud ahaan maytida umada islaamka ah

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 2 ปีที่แล้ว

    Asc alle ha u naxariisto hadraawi balse kaligii maahayn abwaan sida gaariye xasan sheekh muumin kasoo hadal hadaad awoodo

  • @jamaabdi
    @jamaabdi 2 ปีที่แล้ว

    Alle naxariistii jano haka waraabiyo abwaan hadraawi

  • @nuurcool
    @nuurcool 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha u naxriisto

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 2 ปีที่แล้ว +2

    إنا لله وإنا إليه راجعون البقاء لله سبحان من له الدوام والبقاء اللهم اغفر له وارحمه وأجعل مثواه الجنه واسكنه فسيح جناتك اللهم اجعل قبره روضه من رياض الجنة اللهم احشرة مع النبيين والصديقين والشهداء والصالحين وحسن أولئك رفيقا اللهم الحقنا به في الفردوس الأعلى من الجنان برفقة الحبيب المصطفى صل الله عليه وسلم امين امين اللهم امين يارب العالمين

  • @abdifatahahmedqasin4235
    @abdifatahahmedqasin4235 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxriisto abwaanka soomaaliyed

  • @naasircawil8311
    @naasircawil8311 2 ปีที่แล้ว

    Mar la arag gayiga soomalida soo maray Alle haw naxariisto macalin hadraawi

  • @khaderismael7364
    @khaderismael7364 2 ปีที่แล้ว +3

    Hadraawi dhawr liimood oo ah macaan.dhanaan iyo qadhaadh ayuu ka tuujin jirey.waxaa u sii raacsaana xeel dheeri iyo raacid bado jirey.fikir ballaaranna wuu lahar
    .

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 2 ปีที่แล้ว

    Allah ha unaxariisto ehelkana samir iyo iimaan Allah hakasiiyo

  • @asadhamud9294
    @asadhamud9294 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilahaay ha naxariisto amiin yaa rabi

  • @jimcaalemuse4254
    @jimcaalemuse4254 2 ปีที่แล้ว

    Alle haw naxariisto abwan maxamed warsame hadraawi

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxariisto abwaan Hadraawi Aamiin yaa rabbi

  • @xamsemahdi4331
    @xamsemahdi4331 2 ปีที่แล้ว

    Abwaan hadraawi alle haw raxmde waxa uu til maamayo masadiisu wuugu gana yaa waxa uu dheeraa ab waanada 3 sadex qodo sharxaada 1 qalibi wanaagsanaat sidagan kaaga dajinaayo 2 hal muceedka oo gabaygiiso makaad maasho waa maah maaho jihaysan 3farsha xanimo dheeraada makaa waxaan odhan karnaa nashaqad kaligii ina soo maray ayuuhaa alle hawrax madee

  • @mujaahidgeele1212
    @mujaahidgeele1212 2 ปีที่แล้ว

    HADRAAWI maxaa ugaar ahaa ee uu kaga duwanaa abwaanada kale waxa ugaara ahaa waxay ahayd humaag araga dheer haa waa sax thanks SICIID SAALAX

  • @khalidyusuf6112
    @khalidyusuf6112 10 หลายเดือนก่อน

    Allah ha u bariito

  • @abdirisakjama
    @abdirisakjama 2 ปีที่แล้ว +1

    allah ha unaxariisto amin amin amin

  • @shaaydaanwase1695
    @shaaydaanwase1695 2 ปีที่แล้ว +5

    Salaada Hala ilaaliyo soomaaliyeey 🥺🥺

    • @husseinhassan289
      @husseinhassan289 2 ปีที่แล้ว

      Waad kuu mahadsantahay xasuusinta wll

    • @shaaydaanwase1695
      @shaaydaanwase1695 2 ปีที่แล้ว

      @@husseinhassan289 sxb Salaada ilaali wlall 🥺🥺

  • @sheikhzakaria5147
    @sheikhzakaria5147 2 ปีที่แล้ว

    eebe naxariistii Jano haka waraabiyo mufakir umada somaaliyeed hadraawi

  • @boqoradasomaliland6351
    @boqoradasomaliland6351 2 ปีที่แล้ว

    Alle hawnaxariisto

  • @cumarxasan9902
    @cumarxasan9902 2 ปีที่แล้ว

    Alle SWT ha u naxariisto Aamiin yaa Allah

  • @Cabdisalaanfaaraxqaarey
    @Cabdisalaanfaaraxqaarey 5 หลายเดือนก่อน

    الله يرحمه راحمين هدراوي امين يارب

  • @hamidalqumairi523
    @hamidalqumairi523 2 ปีที่แล้ว

    ilaahay ha u naxariisto Hadraawi

  • @suleimanmohamed1359
    @suleimanmohamed1359 2 ปีที่แล้ว

    Ilhy haunaxariisto abwaan hadraaawi

  • @ridwaanibraahim7626
    @ridwaanibraahim7626 2 ปีที่แล้ว

    Alle naxariistii jano ha ka waraabiyo

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 2 ปีที่แล้ว

    Hi Mr Hereri 👑🌿🌿💐🌿❤️🙋‍♀️👍🇬🇧

  • @Yaamiin780
    @Yaamiin780 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha naxariisto aamin aamin yarabii

  • @JamalMohamedSulub
    @JamalMohamedSulub 2 ปีที่แล้ว

    Abwaan hadraawi Alle ha u raxmado, waxa kaliya oo Hadraawi maanta loogu hiilin karaa in loo duceeyo iyo maasooyinkiisii oo la nooleeyo oo jiilalka dambana loo kaydiyo.
    Hereri mahadsanid. #Hargeisa

  • @malinmogdi2418
    @malinmogdi2418 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc "suldaan Hereri"

  • @ibraahimabdallamohoud698
    @ibraahimabdallamohoud698 2 ปีที่แล้ว

    allah ha u naxariisto

  • @abdirisaqmahmud9215
    @abdirisaqmahmud9215 ปีที่แล้ว

    Wariye harari waan kusalaamay waxaadtahay wariye aan aad u dhagaysto waxaan jeclaanlahaa inaad macalin siciid saalax kaligi waraysato

  • @abdihakimmohamed2561
    @abdihakimmohamed2561 2 ปีที่แล้ว +2

    Maclin abwaan Siciid Saalax inaad ciyaalkan agkeento may ahayn Hereroow.

    • @ismailomarfarah9585
      @ismailomarfarah9585 2 ปีที่แล้ว +3

      Qofka Macalinka indheer garadka ah haddii aan dadkiisa la dhexkeenin oo aan laga faa’iidaysan muxuu qiimo samaynayaa.mida kale macalinku dad ka yaryar buu had iyo jeer wax u dhigaa

    • @abdihakimmohamed2561
      @abdihakimmohamed2561 2 ปีที่แล้ว

      @@ismailomarfarah9585 waan qaatay aragtidaada.

    • @ismailomarfarah9585
      @ismailomarfarah9585 2 ปีที่แล้ว

      @@abdihakimmohamed2561
      waad ku mahadsan tahay inaad qaadatay talaadaa anigana way i farxadgaliday inaad qaadatay waanaddaa.

    • @taqwalaah5911
      @taqwalaah5911 2 ปีที่แล้ว

      @@ismailomarfarah9585 raggii waaweynaa waa socdeen kuwan yaryar waa jiilkii dambe ee xilkaa la wareegi lahaa Saciid Saalaxna wuxuu bay ka kororsanayaan

  • @storyofmylife2102
    @storyofmylife2102 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay haa uu naxariisto

  • @maxameddiito7155
    @maxameddiito7155 2 ปีที่แล้ว

    alle ha u naxariisto indheer garad ayuu ahaaaye 😭

  • @mustafe1237
    @mustafe1237 2 ปีที่แล้ว

    Alleh hawunaxristo

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay how naxariisto hadraawi

  • @hamse7286
    @hamse7286 2 ปีที่แล้ว

    Leggan herari hore usoco

  • @haweeyamaxamed3493
    @haweeyamaxamed3493 2 ปีที่แล้ว

    Abwaan siciid saalax salaan gudoon macalin thanks

  • @khadarcabdi8680
    @khadarcabdi8680 2 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxariisto abwaan hadraawi

  • @MAbdilahi
    @MAbdilahi 2 ปีที่แล้ว

    Assalamu calaykum Cabdisalaan waxaa malaa qurux badnayd maritaadu inay haddii ay suugaa ka sheekaynayaan inay iska ilaaliyaan afafka qalaad ee ay wax ku qeexayaan
    Waa iga talo ee maaha wax dumis
    ( words like traditional مقرر iyo kalmado badan oo Aanan koobi karin

  • @cumardayr7446
    @cumardayr7446 2 ปีที่แล้ว

    allah u naxariisto

  • @shucaybhusein3910
    @shucaybhusein3910 2 ปีที่แล้ว

    ALLAHA unaxariisto

  • @waliidbarre417
    @waliidbarre417 2 ปีที่แล้ว

    Barnaamij wacan

  • @ibrahinabokor6442
    @ibrahinabokor6442 2 ปีที่แล้ว

    Future issues is clear

  • @invisiblehandsmaliby3266
    @invisiblehandsmaliby3266 2 ปีที่แล้ว

    Masha'Allah Abdisalan Hereri

  • @Eng-Hilal_Abdirashid
    @Eng-Hilal_Abdirashid 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheeko-tixaynta hadraawi cid ku gaadha lama hayo abwaan hadraawi AUH

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 2 ปีที่แล้ว

    Abwaan hadraawi sugaan cajiib ah oo Mug iyo miisaan leh erayo macaan oo xiiso leh kabuuxaan ayay ahaayeen. Abwaan weedhsame sifiican ayuu sharaxay sugaaanta hadraawi.

  • @AhmedAli-il9wx
    @AhmedAli-il9wx 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanidiin dhammaan 🙏

  • @mustafemaxamedxuseen7666
    @mustafemaxamedxuseen7666 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayuu yidhi siciid saalax, waxanan jeclaan lahaa hada waa ku kedis su,aaluhu Laakiin bal inuu wakhti u helo wakhtigii ay soo wada mareen iyo inuu si balaadhan wakhti ugu soo helo inuu barnaamij ka soo diyaariyo insha allah

  • @hassanwarso3764
    @hassanwarso3764 2 ปีที่แล้ว

    Mash Allah

  • @user-dh9bd5st6t
    @user-dh9bd5st6t 2 ปีที่แล้ว

    Harari waad mahadsantahy. Goormaad soomaalidii dibadaha ka goobaysaa mar kale...

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka2578 2 ปีที่แล้ว

    Hadraawi Macalin somaliaeed

  • @monagoth
    @monagoth 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxb Allah yarxam hadraWi.
    Lkn way adag tahay in la sobabbeyo in suugaanta abwaankii ka duwan tahay kaligii suugaanta ee abwaanada somalidu ttiriyaan.
    Abwaan hadraawi Wuxuu ahaa tusaalayaasha ugu wacan ee suuganta somalida. Nin mug iyo miisan leh, qoto dheer, oo sugan ku matali kara waxa quluubta dadka soomalidu tabayso. Allah yarxam

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 2 ปีที่แล้ว

    Innaa Lilaah Wa Innaa Ilayhihh Raajicuun

  • @daahirgoshash7332
    @daahirgoshash7332 2 ปีที่แล้ว +2

    Herein media top of the range 👌.

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 2 ปีที่แล้ว

    Allaah ha u naxa riisto Hadraawe