Askarigii Hargeysa uga soo cararay xaas iyo caruurtiisa oo xanuun dartii aamusi waayay farina udiray

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024
  • #Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

ความคิดเห็น • 426

  • @apdiaziizpaazhe2991
    @apdiaziizpaazhe2991 2 ปีที่แล้ว +1

    Cajaaib sheekhow oday cabdulle waad naga yaa bisay

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj 3 หลายเดือนก่อน +1

    Markhaatiga Nool Xasuuqii isaaqa

  • @habibafarah127
    @habibafarah127 2 ปีที่แล้ว +4

    Odaygaan baafinti wuu
    Qalday Subxaanalaah

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398 2 ปีที่แล้ว +1

    Odaygii ugu wasakhsanaa ebed aan arkay

    • @Degaliah
      @Degaliah 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

  • @zikibaaba1541
    @zikibaaba1541 2 ปีที่แล้ว +20

    Odaygu waa marqaati nool oo og wixii goobahaas ka dhacay ee wareysi qaasa ha lala yeesho. Wiilkiisana RABBI ha u sahlo

    • @aishakuus60
      @aishakuus60 2 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkk
      Masaajidka cayaarta kadaa

    • @maryamchannel9859
      @maryamchannel9859 2 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/users/shortsz-isoztTGvE?feature=share

  • @aaminahassan7162
    @aaminahassan7162 2 ปีที่แล้ว +5

    C caziiz adeerka mowduuci baafinta wa ka baxay

  • @hafsakhalif5629
    @hafsakhalif5629 2 ปีที่แล้ว +8

    Shiikhoow islaantaas aad dayacday waxba qiil ha,uraadine kaad dhashy allaha kuusahlo

  • @halimaibrahim3059
    @halimaibrahim3059 2 ปีที่แล้ว +1

    Laailaaha illalaahu Maxamed Rasuulalaahi. Ilaahey hakuu sahlo. Naagta dhashay ilaahey iimaanka hagelsho.

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 2 ปีที่แล้ว +1

    AbdiAziz, Wax badan baan kaa bartey .
    Oo ku Saabasan Raga Soomaaliyeed Waxaan ku bixiyey Dib ha fiirin

  • @fiicaneeyfarduus4331
    @fiicaneeyfarduus4331 2 ปีที่แล้ว +2

    Laakiin wuu ceytamayaa oo wuxuu leeyahay gabadha aniga ayaa qaba gogol dhaaf ayey il.aha danbe ugu dhalanayaan,,hadii reerkaasu maqlaan hadalkaan ma aqbalayaan,,, caruurta danbe waa xaaraan,,, krygane xalaal 34 sano ka dib. Alaha noo gargaaro.

  • @smartazu8723
    @smartazu8723 2 ปีที่แล้ว

    Adeerow meher ma jiro wikaasna carabka ayaa dhalay ee wiilkaaga Alle hakuuso dhaweeyo

  • @mahamuudsaleebaan6203
    @mahamuudsaleebaan6203 2 ปีที่แล้ว

    War qofnq qofkiisu kama lumo wad helaysaa inshallaah

  • @haiadmohamed4291
    @haiadmohamed4291 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabaygii Maxamed xaaji Ibrahim Cigaalna waad ku tumatay .

  • @fadumaibrahim8875
    @fadumaibrahim8875 2 ปีที่แล้ว

    Aamino xaaji adaa humeeyey oday

  • @zahraibrahim8637
    @zahraibrahim8637 2 ปีที่แล้ว +8

    Adeer horta kaagii ilaahay haku soo sahlo mid carbeed haynoo dabeeye

    • @shaaficimoha4719
      @shaaficimoha4719 2 ปีที่แล้ว

      Waa qoslay wlhi 😂
      Zahroy dhibley tahay kkk
      Allah usoo sahlo wiilkisa

    • @aishacuud9628
      @aishacuud9628 2 ปีที่แล้ว

      Dacada uqosley Wlhi dib badhnidha Xbbti

  • @halimaibrahim3059
    @halimaibrahim3059 2 ปีที่แล้ว +1

    Abdaal Abgaal ismaan qabrigiisa waaye.

  • @HYSh2023
    @HYSh2023 2 ปีที่แล้ว +27

    Odeygaan waa Duleyste! 34 sano ayuu leeyahay wali aniga qabo. Odey wax aad ku hadleyso waxaadba ku waayi kartaa wiilka aad raadineyso. Wiilkaad hooyadii adiga danbi kagaley ee cafis weydiiso. Wadaad wadaad laheyne

    • @maryamchannel9859
      @maryamchannel9859 2 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/users/shortsz-isoztTGvE?feature=share

    • @maryamchannel9859
      @maryamchannel9859 2 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/users/shortsz-isoztTGvE?feature=share

  • @nimoosman3729
    @nimoosman3729 2 ปีที่แล้ว +1

    Dadka uuleyahay waan gumaaday magtoodii nookeen dheh

  • @Ummuslimah1
    @Ummuslimah1 2 ปีที่แล้ว

    Wiilkaad raadinayso ood Reer abtigii❤ utagtay inaad layso isagana ha raadin ee iska iloow .dadka dhalay ee koraaday baa. Xaq ku leh adigu waxba kuma lihid

  • @amalabdullahi328
    @amalabdullahi328 2 ปีที่แล้ว

    Alle haku sahlo adeer wlhi dowladi somali dhikas garsisay bal dad laqasbayo xage laku arkay

  • @cuudcuud
    @cuudcuud 2 ปีที่แล้ว +1

    ODAYGAAN DAACADNIMO AA KA MUUQATA ILAAHAY HA U SAHLO

  • @idiladanali4196
    @idiladanali4196 2 ปีที่แล้ว

    Inuu dhiig galay waa la dareemayaa jahli baa u sii dheer

  • @samiirasaleebaan6667
    @samiirasaleebaan6667 2 ปีที่แล้ว +11

    Deeganka Naga Dagan waan sobadhaynaa insha alle

  • @fadumadahir6011
    @fadumadahir6011 2 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo waa dulman tahay waa dhibantahay. Adeer raali ahow lakiin qayro masuul ayaad tahay.

  • @deekhadegan4951
    @deekhadegan4951 2 ปีที่แล้ว +19

    Cidaan tolkey xaa ka qaldan wali waa qabaa kulahaa waa cabsaday kulaha 34sano after gabar muslimad 6bil ka badan naag laga maqnaa haayo diin meel ugu taalo ma arag

    • @sharifo38378
      @sharifo38378 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkk lahjadiinu waa naga qoslisaa odeyga sheekh waalan baa helay gabadh 34 sano meel iska fadhiyaysa maa jirta

    • @shukrihashi6727
      @shukrihashi6727 2 ปีที่แล้ว

      Toolkaga wax ma furaan xasidin waye

    • @sowda2506
      @sowda2506 2 ปีที่แล้ว

      @@shukrihashi6727 hana nabin dadka ilaahey iskumid kama dhiginee😂

    • @halimajeylani9243
      @halimajeylani9243 ปีที่แล้ว

      @@shukrihashi6727 ala abyo maxa run sheegtay nin5sano sharti 2 daqalaqo igu furay ila hada kulah wan ku qabo aniga miya kayeelayo wan guursan raba kordhow aaiga melah ka leh wan qaba ayaba kayabi doona lkn wilkiisa ku qeyna hadu cadeen la imanweyo wilka aya shiekiil ka dhigi doona abgal ka badalidoona

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 2 ปีที่แล้ว

    Waay ugu tekey wiikkiisa

  • @mohamoudosman621
    @mohamoudosman621 2 ปีที่แล้ว +7

    Gacankudhiigle qisaas baa kugu waajibtey

  • @haiadmohamed4291
    @haiadmohamed4291 2 ปีที่แล้ว +14

    Wiilka waxa uu u raadin waayey weji muu dhigan waayo dadkii wiilka dhalay kuwii xasuuqay ayuu ku jiray

    • @haiadmohamed4291
      @haiadmohamed4291 2 ปีที่แล้ว

      Askar asaga la mid a ayaa ku sugnaa meesha oo dawlada ka amar qaadanayey laakiin hadana wada shaqayn hoose ayaa ka dhaxaysay Askarta iyo dadka deegaankaas.

    • @haiadmohamed4291
      @haiadmohamed4291 2 ปีที่แล้ว

      Sida ayagoo uga digaya weeraro soo socda,ragaas dumar bay ku qabeen aan degaanka ahayn waana loo badbaadiyey waana ku soo noqdeen degaankaas iyagoo socoto ah,cidna wax ma yeelin laakiin dhagar qabe dhulkaa u dhaqdhaqaaqa.laakiin cafis baa u furan odaygaan.

    • @haiadmohamed4291
      @haiadmohamed4291 2 ปีที่แล้ว

      Waar wuxuu sheegay in aanu raadin,sababta isagoo yidhi waan baqday siyaabo badan baa wax loo raadiyaa xataa cid buu u diri karaa,waa dhul amaana dagaalo kama jiraan
      Markaa odayga hooyo cafis kula tali hadaad wanaag la rabto ducana waa ugu daraynaa.

    • @haiadmohamed4291
      @haiadmohamed4291 2 ปีที่แล้ว

      @Nabad doone Hooyo saamaxnaakum horta,qofku markuu indhihiisa wax ku soo arko ee eedhibtu soo marto iyo qof sheeko ku maqlay waa kala jaad markaa ninkan ama ha la amro ama bilaa awood ha ahaado waqtigaas siyaabo badan ayuu dadkan awlaadu ka dhaxayso uga soo war dooni lahaa ee waxaad samaysaa odayga cafis kula tali.

    • @haiadmohamed4291
      @haiadmohamed4291 2 ปีที่แล้ว

      @Nabad doone
      Hooyo jaarkaygu waa dadkii ka dagaalamayey dhulkaas odaygu ka baqayo waa dad aanu ceesh oo milix wada nahay, odayaal askar ahaa ayaa ka sheekeeya wax annan anigu markaa arag oo dhacay waqtigaa, soomaali cid waliba waa timaadaa
      dhulka isaaq amaana umada ilaahay wey siiyaan,laakiin Hooyo taariikhdu mugdi ma gashee ISAAQA afka ka jeedi go,aamdayadana unakaa iska leh ama kanax ama ku farax.Odayga kula dadaal cafis.

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 2 ปีที่แล้ว +9

    Odayga bafinda inukuekado ayaquman
    Wiilkisi Allaah hausahlo👍💖💖🌹🌹🌹🤲🤲

  • @sahidaabokor5024
    @sahidaabokor5024 2 ปีที่แล้ว

    Hadaadan kunoqo biilina raalina anay kaa ahayn saasay kaga furantahay loomabaahna inaykuraafiso sheekhadina sheekh sax ah muu ahayn

  • @munasuleqofarah1041
    @munasuleqofarah1041 2 ปีที่แล้ว +1

    Mah mah meshan ka ma socoto ee Tobada Allaha nagu tosiyo Aabe

  • @maxamudabdullah8819
    @maxamudabdullah8819 2 ปีที่แล้ว

    Waa faqashti cadawga ahayd

  • @maankacawiye781
    @maankacawiye781 ปีที่แล้ว

    Icaawi.walaal.maamo.ilmo.agoon.ah.heysato.ayaan.ahay

  • @zeynabsaynab6729
    @zeynabsaynab6729 2 ปีที่แล้ว +26

    🤣🤣🤣34sano. Ka danbo. Ayuu Nagti. Nagti ku hayaa. Ma dhagax meel. Yaalaa gabadhu. Soo masaruuf. Kugu ma lahan
    Yaa. In taa. Ma saruufayey ?
    6 Bilood. Ka danbo. Waa kaa furmeysaa. Becouse. Ma aadan biileynin. Gabadha.
    .

    • @xawomohamed1621
      @xawomohamed1621 2 ปีที่แล้ว +1

      kkkkkk dhagax meel yaalo qosol

    • @NH-lb2tw
      @NH-lb2tw 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa oday walan malaha waxa uu maqlay wiilki ayaa lacag yeeshay markas ayuu soo xasuustay

    • @sagal626
      @sagal626 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk walaahi waanyaabay intuu xamar iyo hareeraheda iskajoogay ayuu hada hadlayaa waa dayacaad cad

  • @muna619
    @muna619 2 ปีที่แล้ว

    Ala waa faqashtii na gumaday mantuu caruur naga rabaa

  • @mamasafachannel
    @mamasafachannel 2 ปีที่แล้ว

    Jaaw waa war kale odaygan waxbaa ka khadan

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wallo AbdiAziz really ilaahey Aabahaan wiilkiisa iyo hooyadiis ha u soo dhaweeyo hadii ey nool yihiin

  • @intisaarfaarax7422
    @intisaarfaarax7422 2 ปีที่แล้ว

    Wiilna kuuma haynee inkaar qabayahaw naga tag

  • @maryanalifandhe8423
    @maryanalifandhe8423 2 ปีที่แล้ว +3

    Hadii lagu waayo gabadha wey fasaqan kartaa

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 2 ปีที่แล้ว

    Ax illaayow sahl wiilkiisa

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha uu sahlo wiilkaga Aabbe macaan

  • @xubimaxamuud8153
    @xubimaxamuud8153 2 ปีที่แล้ว

    Wa layqaabay kulaha cidan cidanka ku jirin malehena naga daya

  • @hamdiibrahim9794
    @hamdiibrahim9794 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa cajiib reer uu dayacay buu raadinayaa Qaxii kadib maad raadisid gabadha magteeda bixi hadii wiilka aad heshid lagu koriyay

  • @ashoabdisahalhaji6279
    @ashoabdisahalhaji6279 2 ปีที่แล้ว

    wadaadoow meesha naagi kuuma joogtee ddka ha khaldin wacal gogled meesha a joogaane ilmahaasna ma lihid

  • @munaha1013
    @munaha1013 2 ปีที่แล้ว

    Ciidankii adeerkey dilay buu ka tirsanaa subxaan allah

  • @fay5183
    @fay5183 2 ปีที่แล้ว +13

    hadaad dadkeedii laysay oo aad carartay diinta kuu haysaa maxay tahay biilna aanad siin.

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 2 ปีที่แล้ว +1

    Aabahani siduu Ku qabaa hadiiba aanu biil siinay oo madruuf siinayn saw ma fasaqmayso aadeero wiil kaagii rabbi ha kuusoo sahalo hadiiba uu jiro

    • @haala552
      @haala552 2 ปีที่แล้ว

      Mala raadiyay hee ninka lama waynin xabisiyada laga fiirin lahaay

    • @hodanaden6681
      @hodanaden6681 2 ปีที่แล้ว

      Faqasaq xata iska fasaq mahan waxey ledahay wado lo maro wala wayay wa iska fasaq dhaqsab ma jirto wa iney bafiso maxakamad tagto

  • @nasrasubeer982
    @nasrasubeer982 2 ปีที่แล้ว

    Sheeko inaan kula wadago aan rabaa

  • @issehassen4203
    @issehassen4203 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahey ha u saqiro wiilkaaga aamiin

  • @geesahaye
    @geesahaye 2 ปีที่แล้ว +3

    Rer xamarku waa bilaa dhaqan waa bilaa xishmad ma wayelaan

  • @hamdshamds6430
    @hamdshamds6430 2 ปีที่แล้ว +9

    Nagamad xishoon sidad u hadlayso hadan nahay ciise muuse ceeb adeer hadlka iska sax⚖️🔨

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk

    • @aaminaahmed218
      @aaminaahmed218 2 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhh

    • @sowda2506
      @sowda2506 2 ปีที่แล้ว

      Hee wx qaldan ma asagaa reerka ka sheegay gabadha uu qabay reerkeeda unbuu sheegay lkn wuxuu ku qaldanyahay naag uusan 32sano soo raadin inuu hada sheegto wiilkiisa inuu sheegto unbaa xaq ah

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 2 ปีที่แล้ว +6

    اللهم لا سهل إلا ما جعلته سهلا وانت تجعل الحزن إذا شئت سهلا سهل مرادي ومراد المسلمين يا رب العالمين

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 2 ปีที่แล้ว +1

    Cabdicaziis afkii baa juuqda gabay,ilaahay wiilkiisa ha u soo sahlo kolay islaanta wuu u abtiriyey wax yaqaan in la helo baan filaynaa

  • @wacyigalintadad-weynaha1361
    @wacyigalintadad-weynaha1361 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkk sheikh diintu maahmaah magasho

  • @samsamahmed9664
    @samsamahmed9664 2 ปีที่แล้ว +1

    ilaahow wiilkiisa usahal odaygaan miskiinka ah.

  • @asiyaabdilahi6445
    @asiyaabdilahi6445 2 ปีที่แล้ว +2

    Reerihii uu soo layey ayuu caruur ka radinayaa ,indho adagaa

    • @hanadbarud9451
      @hanadbarud9451 2 ปีที่แล้ว

      aniguba gabadh isaaq oo reer iidle ciise muse ayan berbera xiligii igudanneysay
      ubaxay uur ku ogaa
      muga mooji

  • @hhf4781
    @hhf4781 2 ปีที่แล้ว +4

    kkk adeerkan makow dhihilahaa alow icafi owiilkegi isahal ayuu danbi iyo xadgudub u arkaa gabadhi u katagay asagoo daneestay adeer gabadha makusugilaheed intaa osano ama illaa qayaahama waxaba ilagardarneeyd gabadha ad kusoduushen ee dadkeedi laydeen ee ku gursatay inkastow calaf jiro iyo qoralka alle aniga ma ihi reer waqooyi lkn dulmiga dumarka lagu sameeyo necbahay sikastaba ilahay hakusahlo wiilkagi 🤔🤔🤔

  • @adangeydh7387
    @adangeydh7387 2 ปีที่แล้ว +1

    Ale ha haku so dhoweyo

  • @ibrahimhasssan4293
    @ibrahimhasssan4293 2 ปีที่แล้ว +1

    Adeer waa iga qosliyey

  • @barlinosman8755
    @barlinosman8755 2 ปีที่แล้ว

    Duqaan kii gabadha 15 jirka ahayd lahaa uu aa aytiri lahaa maha inkaartii gabadhii yarayd ayaa haysa

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 ปีที่แล้ว

    Allaha usahlo

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 2 ปีที่แล้ว +8

    Ilaahay ku cadaab wa kuwi maatada xasuuqay ee ka qayb qaatay dabar-goonti isaaqa

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 2 ปีที่แล้ว +2

      Wll sidaa ha odhan dhalinyarada waa la qafaali jirey yacni dagaalka khasab baa lagu gelin jirey

    • @arisak.paylio9232
      @arisak.paylio9232 2 ปีที่แล้ว

      Waa ina dhilo dadba layey bu la so taganyey

  • @hodanshirechannel3418
    @hodanshirechannel3418 2 ปีที่แล้ว +6

    Cabdicasiis odayga hadalada qaarkood uu ku hadlay Waa qalad inaad editing ku sameeyaa bay ahayd aoo aadan soo gudboon

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 2 ปีที่แล้ว +6

    Duqaan runtuu iska sheegaa ilaaheey haku sahlo wiilkaada

  • @abdulkarimali6121
    @abdulkarimali6121 2 ปีที่แล้ว

    Odayga jahli badan baa haya. Inankiisa oo qudha inuu ka hadlo ayey ahayd

  • @illintir
    @illintir  2 ปีที่แล้ว +15

    Fadlan share dhaha Mahadsanidiin 💖

    • @calicabdulle3711
      @calicabdulle3711 2 ปีที่แล้ว +1

      I.a inta tabartena ah wan Shere gareyenaa
      Adigane ajir iyo xasanad Alle haga siiyo

    • @calicabdulle3711
      @calicabdulle3711 2 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/ORm6u6RYAfk/w-d-xo.html

    • @Raho339
      @Raho339 2 ปีที่แล้ว

      Aabuhu Hadhameystirto Hadalka Mahadsanid

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 2 ปีที่แล้ว +1

      Nabadon samafale waxaa la rabey inaad waxyaalaha qaar ka jarto oo ku soo koobtiin baafinta oo maahmaahyada sinada iyo kistoo fudfudedka inuu dagaaladii ku qafiifayaa lga yaabaa

    • @canabcali6523
      @canabcali6523 2 ปีที่แล้ว

      Wlhi wuw iga yaabshay Aabe wixiisa dadkii wax uraadin lahaay Ayuu isku diraa

  • @umcumarchannel1986
    @umcumarchannel1986 2 ปีที่แล้ว

    Allah hauu sahlo wiilkiisa

  • @samsammaxamed2279
    @samsammaxamed2279 2 ปีที่แล้ว

    Walee Waa aqli badantahay Waxaad ogtahay In aad dagaalkii kujirtay
    Dadka khamaamaya ee aad sheegayso Waxba kuma dhahayaane
    Alle hakuusoo dhaweeyo Aabo

  • @safiyocisman1447
    @safiyocisman1447 2 ปีที่แล้ว +2

    Aderow wadagalame ina dhado ma ehen ee allah kuso sahlo

    • @SomaliLandViews
      @SomaliLandViews 2 ปีที่แล้ว

      Damiirku kuma siinayo inaad qariso umad dhan oo la xasuuqay. Odayga ilaahay ayaa ka hadashiiyey. Cafis allah iyo dadkuu dadkoodii laayey ha waydiisto.

  • @umumaxamadamiin7106
    @umumaxamadamiin7106 2 ปีที่แล้ว +7

    Alah ha iso dhoweyo inta muslim ah Kala maqan adna rabi janatul fardowso hukugu bisharayo abdicasiis malinta rabi hortisa LA tagan yahay abdicasiis wall guleso Waliga hana qusin inshallah 😢😭🤲

  • @khadramusse3725
    @khadramusse3725 2 ปีที่แล้ว +9

    Ilahay haku soo dhaweyo carurtada

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 2 ปีที่แล้ว +3

    kkkkkkkkkkkkkkk
    Adeer wiilkaagii raadso naag kuuma joogtee

  • @saadiyaabdulla943
    @saadiyaabdulla943 2 ปีที่แล้ว +2

    Ninka hadalkiisa beelo waayee maxaad nooga goysay mashaalaah alaha kuu sahlo adeer

  • @muhumadhussein2422
    @muhumadhussein2422 2 ปีที่แล้ว

    Cabdi casiis sidaad ufiirisey waa waa maxay

  • @abdulmoaw7304
    @abdulmoaw7304 2 ปีที่แล้ว +24

    Duqaan waa qaldanyahay maher beel qof aadan masruuf iyo marasho aadan siin ayaad leedahay ninkale ilmihiisa ayaad sheeganeeysaa danbiile aan iska warqabin asaga ayaa xaq lagu leeyahay marka ayuu wali iska warqabin wiilkaaga danbi ayaad ka gashay hadana caruurta ayaad ijaafeyneysaa

    • @ahmaedfarah8606
      @ahmaedfarah8606 2 ปีที่แล้ว

      Shekh shekeye masha Allah ilmaha kaa maqan Allah hakuu maqan

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 2 ปีที่แล้ว

      Caruurta carbta ah ayuu huguri kagalay kkkkkk wadaad baalgaab ahna waahelay oo maahmaah cilmi ugadhigay laakiin waxan kayaabay haduu markii hore baqay 31 sano ayay soomaaliland jirtay xataa muuqof kale udiro waakan uabtiranye

  • @farxiyamacalinabuukar7334
    @farxiyamacalinabuukar7334 2 ปีที่แล้ว

    Cabdi asiis aad ayaan kuu taageeraa waxaan kaa codsanaa in aad ka hadasho dr xabeeb codkaaga ku biiri

  • @haiadmohamed4291
    @haiadmohamed4291 2 ปีที่แล้ว +15

    Cafis weydiiso dadka degen Lafaruug, madheera iyo inta kuu qarsoon.

    • @amina-jj7yu
      @amina-jj7yu 2 ปีที่แล้ว

      Muxuunarhore usoohadliwaayay

    • @deeqa6799
      @deeqa6799 2 ปีที่แล้ว

      walaal la cafiyi mayno isagaaba qiranaya inuu ka mid ahaa kuwii
      na baabiyey.

    • @hodanaden6681
      @hodanaden6681 2 ปีที่แล้ว

      @@deeqa6799 cafiska allah iskaleh

    • @sowda2506
      @sowda2506 2 ปีที่แล้ว

      @@deeqa6799 badankood waa lagu qasbay ninki axmed dheera ee abgaal oo hadaba hargeysa dagan wuu diiday diyaarada jabuuti buu ka dajiyay dad soomaliyeed oo dowlad xaqdaro ku leysay wye

  • @cabdishiineadan4061
    @cabdishiineadan4061 2 ปีที่แล้ว +1

    Ader hadaad u baahantahay wiilkaaga baafintiisa ukaalay waad helaysaa haduu noolyahee cidna wax kuyeeli maysee ana hargeisan joogaa ciise muuse ma ihi lakin hadaad imaan rabtid waan kuu gaynayaa reer xaajiye

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 2 ปีที่แล้ว

      Meshas ano dumara ka baqayo kkkkkk

    • @cabdishiineadan4061
      @cabdishiineadan4061 2 ปีที่แล้ว +2

      @@hodanc6255 xaa kabaqay ma dadaa laysay adna

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 2 ปีที่แล้ว

      @@cabdishiineadan4061 dadka maganta laya kama so jedo xamer iyo hargaysa waydi tas

    • @cabdishiineadan4061
      @cabdishiineadan4061 2 ปีที่แล้ว +1

      @@hodanc6255 somalikaleba majirto yaase kaayidhi hargeisa magan lagu dilaa

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 2 ปีที่แล้ว

      @@cabdishiineadan4061 mar xa bad ledahay mar ka yiri 2das af hargaysa Mahan wax sidi qoraxda u muqda cid qarin karta maleh somali kala majirto markad ledahay hargaysa manay ahayn miskinki xanunsana dabcasar ti kabaha budka lagula tumanayay

  • @CASAANYO01
    @CASAANYO01 2 ปีที่แล้ว

    MAXAA RAJO AH ODEYGA WUUBA AFLAGAADADAYE

  • @abdiyusuf9419
    @abdiyusuf9419 2 ปีที่แล้ว +2

    Somalidu intay ubadka xooraan ayay marka loosoo koriyo rabaan inay sheegaataan

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 2 ปีที่แล้ว +1

    Illaahay ha ku so dhaweeyo

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah Kariim odaygan lahjad adagka Gabadhi aad ujecelyahay

  • @farhiyaabdulle5163
    @farhiyaabdulle5163 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah abgaalkiihore ivadhe adeed kkkk waarunsheeh ee Allah ha usahlo igaarkiisa

  • @amaldiriye7606
    @amaldiriye7606 2 ปีที่แล้ว +4

    Odaygu waa mixnad afaaro kaluu galay wiilkiisa alaha usahlo

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa nin kistoo furfuran waana uu jeclaay sow ugu abtiriyaa laga fahmaa laakin haddii la waayey waa laga fasaqaa

  • @foozia426
    @foozia426 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilahay how soo fududeeyo wiilkiisa insha allaah

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 2 ปีที่แล้ว +2

    Walaahi waa Aftahan maashaa Allaah Illaahoow usoo sahal Baadidaas Aamiin 🇸🇴✔️

  • @ifrahjama630
    @ifrahjama630 2 ปีที่แล้ว +3

    Habalahi isaaq caruuro laga dhalay iyaa lagu dayacay illaahay ha salaho

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan 2 ปีที่แล้ว +4

      Waa barigii lo xoog sheeganayy ee afweeyine joogay ee mantaba waa haba laha ugu guurka qalisan somali dayacna daa ilaahay ka sakow SNM ❤baa sababtay alle haka wada raali moqde

    • @halimajeylani9243
      @halimajeylani9243 ปีที่แล้ว

      @@UmaAhmedMacan walal faan loma bahno hada nagkats mesh is dhigta waye qaali ahow ama raqiis nag kasta mesh is dhigta waye qabil kuma xirno tan kale ma hawiye xoog ku heytan ayaga iskooda u guursada imas naag isaaq darood qaban ama hawiye hada

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan ปีที่แล้ว

      @@halimajeylani9243 may wllo way jirta marka qar xoog yimado jigjiga Ethiopië Bari giii ina ilay haystay askarta la yidha new policy xog bu ku gursanayay nagtu damco oo m.weeynah odhanayy sideed u diidi sidaso kle aya 1980 aadki dawladasi xoogay u isticmaalyen qabilka an waxba la waydiinayiin waa Xaqiiq 2 reer ad sheegtun maha lkn nooc walba wlhi oo askariy naagtu damco cidi lama waydiinayiin wixi dhacayay bariga

    • @halimajeylani9243
      @halimajeylani9243 ปีที่แล้ว +1

      @@UmaAhmedMacan axa walal wan ka xumahay koley rag aan allah ka cabsaheynin jireen qof tabak yar dhaqalo heysinin ku duldumarjirin axa

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan ปีที่แล้ว

      @@halimajeylani9243 aad iyo aad wllo marka dhib jirto way dhacda wa wax laga xumado samtims madaxdu ma oga lkn askartu iyo shaqalhu way ka faidaystan intan alle ka baqayiin dhibta jirta marka thanks alle somali haw gargaro mar walba

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 2 ปีที่แล้ว +6

    Allow sahal ummuuraha...waa goorma goortaad aabbe i leedahay?
    Your testimony is needed in Hargeisa, go there, and make those statements no nobody would harm you.

  • @shamsodaaud3994
    @shamsodaaud3994 2 ปีที่แล้ว

    Ilahey hakusah lo wiilkada

  • @calicabdulle3711
    @calicabdulle3711 2 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha u zahlo wiikisa apahaan
    Adigane ajir iyo xasanad Alle haga siiyo

  • @safiyoxaajicusmaan1846
    @safiyoxaajicusmaan1846 2 ปีที่แล้ว +2

    allh sahlo aabo wilkisa aaaamin yaa allh

  • @hanefa283
    @hanefa283 2 ปีที่แล้ว

    Today iam number 1

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa la helayaa haddii ay nool yahayiin

  • @amina7327
    @amina7327 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah Allah ku barakeyo shaqo wanagsan ayad uma deena somali u heysa adigo kle Allah badiyo aamiin

  • @nimcocabdi7516
    @nimcocabdi7516 2 ปีที่แล้ว +3

    Bilu islanti weli jcelyhy

    • @hamdaahmed4455
      @hamdaahmed4455 2 ปีที่แล้ว +2

      Wlhi way u egtahay in u wali jecel yahay hhh

  • @anisaahmed360
    @anisaahmed360 2 ปีที่แล้ว +3

    Naag u biilan uu dhahaa waa qabaa diiniyan

  • @abdalemohamed7342
    @abdalemohamed7342 2 ปีที่แล้ว +1

    Odagan wiilkisa alle ha u sahlo Lkn ABOWE ISKA ILLALI SIDAN OO KALE QOF U HADLAYA NACAAB BAA KA DHALANAYA NIN REER ABTIGII LA GOMADAY AYUU RADINAYAA

  • @Degaliah
    @Degaliah 2 ปีที่แล้ว

    Miskiinki uudhalay ayaa xata hadii lohelilaha uqdaad qaadaya, marku maqlo abihiis oo sidan uhadlaaya

  • @ayansalah7729
    @ayansalah7729 2 ปีที่แล้ว +7

    Ninkaan naag meesha uma joogtee ilaahay owlaadaada hakuu saqiro xiligaa sheegaysid waa 34 sano

  • @fadumadahir6011
    @fadumadahir6011 2 ปีที่แล้ว +1

    Naag aad ka tagtay, adigiina iyagii meel kuma sheektit 30 sano ka dib ayaad leedahay anigaa qabo.😢 waa yaab.