Kala war qadsho iyo shaqada maanta jidadaka oo xiran

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 53

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah ha ku sahlo gabadheeda hooyo macaan Aamiin

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maasha Allah illahay ajiir iyo xasanad ha ka siiyo Aamiin

  • @ashawooo
    @ashawooo 41 นาทีที่ผ่านมา

    Hooyo illahaya ha ku sahalo Gabdheda rabina ha ku soo fudeya inshallaha faraxda waye ku dabesa

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allaah waa shaqo qaali ah alle ha ku xefdiyo

  • @Sxareed
    @Sxareed 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maashaa-Allaah Rabbi ha ku barakeeyo

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shaqo wanagsan ayaad u haysaan umada, hore u socoda walalayal, Hambalyo💝🫶

  • @zahrasaney7843
    @zahrasaney7843 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xaaji meesha adfadhido dirbigiisa aad ayaad uqurxisey mashaa allaah tiimka islashqeysaan cadawga allaaha weyn haniixafido iyo kabaniga kafaxiyey iyo inta wax kidarsatey❤❤❤❤❤❤❤

  • @shamsohussein4180
    @shamsohussein4180 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abdukaziz qeyr allaha ku siyo allaha ku xifdiyo bulshadda wax wanaagsan bad u heysa

  • @kayserimedia2197
    @kayserimedia2197 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Miizaankaaga Aakhiro Allah kuu Saaro Mas'uul Saraa Tahau

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mashaa Allah walal cabdicasiis, talo aad u qiimo badan ayaad na siisay, JazakAllahu khayran, guuleysta Team illintir, Aamiin Aamiin ya Allah🙏❤️

  • @nasraartan5013
    @nasraartan5013 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Manshaalaah guulayso markasta geesi

  • @abdullahiomar4313
    @abdullahiomar4313 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kheyr ayaad heysaa ilaahey haku bararakeeyo adiga iyo qoyskaaga oo dhan umadaad gacan qabato ducadooda ayaa kugu filan

  • @hassanhaashi568
    @hassanhaashi568 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    mash allaah ilahey haku xafido

  • @foozia426
    @foozia426 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maasha allaah ❤

  • @iskufilen3148
    @iskufilen3148 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa kuu nahay akhii❤❤

  • @umukhaalid8096
    @umukhaalid8096 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah guula Ayan Ku Rajenayaa🎉🎉🎉

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maamo ilaahay hasoo sahlo gabadha ayadoo nabad qabta

  • @nasraartan5013
    @nasraartan5013 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hooyo alle hausoo sahlo gabadheedii

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Barnaamijka baafinta live ka dhaaf li’anna qaladaad dhaco mar mar laakiin live marku yahay lama sixi karo cid soomaali la yiraahdana waan ka dhalanay oo xumaanta faafiyo🥺

  • @saidaabdilaah4135
    @saidaabdilaah4135 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mansha alaah cabdi casiis ilaahay ha ku barakeeyo ❤❤❤❤

  • @aminaabdiadem9900
    @aminaabdiadem9900 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ماشاء الله تبارك الرحمن بارك الله فيك أخي

  • @FarxiyoGadan
    @FarxiyoGadan 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @Drawinggirl4121
    @Drawinggirl4121 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🎉maasha allaah guuleyso walale

  • @foosnoor7368
    @foosnoor7368 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤👍👍

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    C/casiis allaah hakusharfo

  • @boqordagedo1655
    @boqordagedo1655 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kawa godey ayey ka wada hadan fahmay xamar miya xafad godey la dhaho katimid ayan lahaye❤

  • @qaantoormohamed4847
    @qaantoormohamed4847 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ماشاءالله الله يبارك فيك ويحفظك من كل سوء ومكروه

  • @sacdiyomuuse9337
    @sacdiyomuuse9337 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maanshaa allaah ❤️ ♥️

  • @musasultan6663
    @musasultan6663 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Assalamualaikum warahmatullahi wabarakatuh my brother

  • @aaminosaalimcawad2795
    @aaminosaalimcawad2795 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ale ajar hakaa siyo

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 11 นาทีที่ผ่านมา

    Ilaahow.usahal.mamadan.gabadheeda

  • @FadumoMacalin-d6c
    @FadumoMacalin-d6c 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haa

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaliyey aan kor u qaadno
    Channelkan maxaa yeelay Aduunka ayaa lagu yahay walal❤❤

  • @osmanabdi2081
    @osmanabdi2081 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    KkkkkkQabiil aaa

  • @maryanaden1508
    @maryanaden1508 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allah tabarakallah

    • @safiyowarsame50
      @safiyowarsame50 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇺🇳🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🏆🏆🏆🏆🏆🇫🇲🇫🇲🏕🏕🏕🏕🏕🏕🇫🇲🏆🏆🇸🇴🏆🏆🇸🇴🇸🇴🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳

  • @qaantoormohamed4847
    @qaantoormohamed4847 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    C/caziiz aniga suulka kor utaagan ayaan kuu taabtay

  • @saynabali3832
    @saynabali3832 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc wr wb ❤❤❤ qeer badan

  • @fadumasaed938
    @fadumasaed938 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asalamu Caleykum

  • @mukhtaarmaxamuud5234
    @mukhtaarmaxamuud5234 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aniguba mahayo

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anigu gaaskaas la qodayo waan ka naxahay sababtoo ah somali waxba ma maamuli karaan way isku dagaalayaan dhawr nin baa ku dhegaysa ayaguna way isku qabsadan doonaan dhib inuu noo soo jiido baanba ka baqayaa

  • @somaliboy4446
    @somaliboy4446 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc c.casiis iyo axsbt oo dhan fadhigaaga maanta waa bedelanyay gees gees waayee maxaa si idnka ah adoo raali ah

  • @FadumoMacalin-d6c
    @FadumoMacalin-d6c 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wanku ahay

  • @FadumoMacalin-d6c
    @FadumoMacalin-d6c 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abaowe wana kudawada

  • @UmSamar-v9f
    @UmSamar-v9f 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc

  • @cabdixasan9425
    @cabdixasan9425 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ..😮😢

  • @maryanaden1508
    @maryanaden1508 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mahore ku sarey muqalki jijo cabdicasis

  • @mariamalpoh9334
    @mariamalpoh9334 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Codkiina lama maqlay

  • @saynabjama8160
    @saynabjama8160 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Goday waa itoobiya waa xara ogaadeen

    • @ladanabdalla8907
      @ladanabdalla8907 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Godey mskane ma maqal xamar ayey ku taal godeyda itoobiyo maahan

  • @ShugriBashiir-bh2nu
    @ShugriBashiir-bh2nu 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc