AQOONYAHAN SYID CABDIRAXMAAN OO LAXAN SAARAY XUKUUMADDA XASAN IYO XAMSE (4182)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 13

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol หลายเดือนก่อน +2

    Asc SMS Macalin Aden guleestaa kusoocdaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AminsheikhAli-yh2nv
    @AminsheikhAli-yh2nv หลายเดือนก่อน +3

    Maclin aadan

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 หลายเดือนก่อน

    Maaanshaaa Allah Xarunta SMC Ee wararka Iyo Xogha dalka iyo Caalamka ❤🎉 Pro Sheik Abdirahmaaan 🎉❤ Alle Ha idin Barakeeeyo Noo soo Badi.
    AQoonyahanka Alle Ha Barakeeeeyo Taariikhda iyo dhacdooyinka Somaalida Geeska Africa 🎉❤ ku Nooga sameee Wareysi AQoonyahanka❤🎉

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay baa irsiqay waxayse ahayd inuu isku soo beego waqtiga shaqada laga baxo

  • @zeinabsaidsalah2678
    @zeinabsaidsalah2678 หลายเดือนก่อน

    Afgooye illaa ceelasha adkeeya war shacaboow tabaa busheysta

  • @maxamedxaajicabdulaahiabii1272
    @maxamedxaajicabdulaahiabii1272 หลายเดือนก่อน

    Haa beydhawo ayey ka dhacday hadda waa lasoo daayay saakay oo khamiis aheyd ayaa lasoo daayay

  • @sadiyagabow
    @sadiyagabow หลายเดือนก่อน

    Naagaha sadaqada dhiiba ,nimaanka ha uu ururiyaan.

  • @zeinabsaidsalah2678
    @zeinabsaidsalah2678 หลายเดือนก่อน

    Digiloow warmirifloow warhooy xassan wuxuu soowado iyo wabiga yaaweyn askarta masar ogaada xaruumaha askartaanbaxay say idiinfariisan ee haka yeelillina in dhul digil iyo mirifle aay soo gallaan diyaar garooba godaad qota hurdada ka kaca godaad aad carurta iyo dumarka galaan qota godaad ciidanka galaan qota warhooy massar iyo itoobiya dushiiney kudagaalamaayaan waanaad ku dhamaaneysaan ka hortaga warkahortaga wardhulkiina yey soogalin masaari waa qurun falastiin dadka cadoowgood ujabiyey waa ayaga war hooy kaca

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 หลายเดือนก่อน +1

    Alayaa arxama.. my adero siyad bare.. maalintii ayadoo dameer iyo ninkii watay ay marayeen wadada imisa daqiiqo ayuu suguyey. Waliba asagoo gacantiisa kuwata gaariga. Si uu ugu turayo shacabkiisa.. aawaye reer urur samale. Dalkii saanaa. Sgaraftii ayaad kuciyaarteen iyo qiyamkii. Somalida😢

  • @hoggaansane9275
    @hoggaansane9275 หลายเดือนก่อน

    Anaga ayaad danbi naga gashay, waayo waxaad aaminsan tahay, been iyo khuraafaad, oo ah in kismaayo Ogaadeen xoog ku haysto.
    Arintaa waa kugu gaf, waadna kutakanoobaysaa.
    Isbaaradii soomaalida kale , ee ahayd inta aan Ethiopia kusii jeednay, miyaad Monday in reera kale ay lee yihiin.
    Aakhiro oo dhacda ayaa ka dhow,nin cidkale Kismaayo dibnu qabsato, maanta Ogaadeen is One.
    No fighting against aethiopi.
    No al itixaad .
    No division among us.
    We will see , who is gonna dare to attack Kismaayo.