Fasirka riyada arooska oo faahfaahsan gabar aroosad qofkii ku riyoodo ama nin aroos ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 76

  • @Ifraax-f5c
    @Ifraax-f5c 13 วันที่ผ่านมา +1

    Asc sheekh Waxn ku riyoday anig oo iyimaden wil iyo hoyadis ay ileeyihin wan ku soo donanay warqad ayay iway dinayen ana wan radinayay warqad dhabdh ayn ahy isoo jawab barkallh

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  12 วันที่ผ่านมา +1

      Waxaa laga yaabaa xiriir ama guur inuu kuusoo dhow yahay

  • @MunohUpdy
    @MunohUpdy 2 หลายเดือนก่อน +2

    Asc sheikh waxan kuriyoday anigo Nin aan aqoon oo arooskisa laigu qasbaayo ana aan diidanahy. iso fasir sheikh

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 หลายเดือนก่อน

      gabar maa tahay ama garoob?

    • @MunohUpdy
      @MunohUpdy 2 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta gabar

  • @UbaxBashiir-b8p
    @UbaxBashiir-b8p 9 วันที่ผ่านมา

    Asc shiiq waxaan kuriyooday ayeedadeyda iyo habaryarteyda oo wajigooda ifaayo uu gurigeena imaadaadeen iifasir waxaan ahay gabar

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  9 วันที่ผ่านมา

      Waa farxad aad heli doonto

  • @nimcoahmed641
    @nimcoahmed641 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll riyda wn kuso qoree iga soo jawab mlha week Wan kuso wydinyee comntiga riyda maska ka eeeg .

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  ปีที่แล้ว

      ws www.riyooyinka.com/2023/08/riyada-gabar-wiil-xiriir-ay-la-leedahay.html

  • @RadiyaRadiya-eo1ho
    @RadiyaRadiya-eo1ho 20 วันที่ผ่านมา

    Asc shikh waxan ku riyodey gawar saxibteyda ah la arosaya aros keda na wu so dhaw yhy

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  19 วันที่ผ่านมา

      Waa riyo qalbigaaga ku jirtay oo lagu tusay

  • @NimcoCabdullahi-i2j
    @NimcoCabdullahi-i2j หลายเดือนก่อน

    Waxan ahay nin xaasle waxan ku riyooday anoo laygu nikaaxay gabdh aan markas garanaayey saakana gabadhii garan maayo ala haynaxariisto soo duceeya😢😊

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  หลายเดือนก่อน

      Waa nolol aduunyo aad heli doonto inshaa Allaah

  • @ArwaCiise
    @ArwaCiise 7 หลายเดือนก่อน

    Waxan ku riyoday wlalshay oo cilan saranaysa oo arosa iso jawaap shekh

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  7 หลายเดือนก่อน

      haddii qofka ay guursanayso uu muuqdo waa guur haddii kale waa munaasabad caadi ah oo farxad leh

    • @MunahuseenMunq
      @MunahuseenMunq 3 หลายเดือนก่อน

      Sheeq ani waxa ku riyoday walashay oo aroos qofka arosayo ma arki xafladna ma arko kaliya aydaa arkaa oo cilaan saran maaxethy aroska guriga lo gurinayo io ninka arosayaba ma arko​@@barta-aqoonta

  • @zahramahamed1917
    @zahramahamed1917 ปีที่แล้ว

    Asc walal waxan ku riyoday sariirteda oo saxebadee jeefto oo roob kusoo da’aayo sarirtana bax aya ku goglan marka rooga qolka ku fidsan oo labadiisa dhinac oo kusoo da’aayo darfaha rooga saxaro oo shuban ah sidee robka cml ugu soo tifqaayo
    Iiga soo jawaab adiguu raali ah walal

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  ปีที่แล้ว

      adiga xaalkaaga arday maa tahay ama hooyo soo sheeg

  • @fartunmohamed4463
    @fartunmohamed4463 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh waxa iguriyiodhe anigo lay arosaya wil an habayar uaahay maxeey noqon karta mana lay qabo pls isofasir jazakallah

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  ปีที่แล้ว

      ws waa khayr noloshaada ayaa isbadalayso guur ama safar ayaa kuu soo dhow halkan ka akhriso faahfaahin www.daruur.com/tag/fasirka-riyada-arooska/

  • @HadiaAhmet
    @HadiaAhmet 8 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh xaas ban ahay gabadh inbtidey ah baa iigu riyootey anoo guursanaya nin cadaaan ah oo boorso lacaga isiiyay plz ii fasir 😢

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  8 หลายเดือนก่อน

      ws wanaag aad ka heli doonto ninkaaga waa khayr inshaa Allaah

  • @AaminoFaarax-t2j
    @AaminoFaarax-t2j 3 หลายเดือนก่อน

    Wll waxanku riyooday anigoo ninkaygi oo wadanka kale jooga oo i aroosay aroos an ciyaar lahayn quran kali leh wll pls iso jawaaab

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 หลายเดือนก่อน

      waa faraxd kulan dhow aad isla kulmi doontaan inshaa Allaah

  • @nastibeauty6770
    @nastibeauty6770 หลายเดือนก่อน

    Asc Wlashey mar walpo ano aroos❤kuriyoodo isheeg plz

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  หลายเดือนก่อน

      ws adiga gabar maa tahay ??

  • @RaxmishAxmed
    @RaxmishAxmed ปีที่แล้ว

    Asc wll gabadha hadayku riyoto iyado la arosayo ayna garanayn qofka guursanaya mxy noqonysa fasirkaasi

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  ปีที่แล้ว +1

      ws riyada waxay tilmaamaysaa arrimo noloshaada la xiriira faahfaahin dheeraad: www.daruur.com/tag/fasirka-riyada-arooska/

  • @DahaboIbrahim-p5m
    @DahaboIbrahim-p5m 10 หลายเดือนก่อน

    Asc shiikhow 2 haben oo isku xigto baa ku riyoday anigo aroos ah mida kowaad waxaa ku riyoday culoma badan iyo kutaabka quranka iyo aniga iyo nin aa aqaano leeygu mehrinaayo tan labaad hadane anigo suuqa joogo oo alaab xun an arkey oo ma qadanaayo dhahaaya ku riyooday ii soo fasir shiikhow mahadsanid

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  10 หลายเดือนก่อน +1

      Ws waa nolol cusub aad gali doonto labada riyo xiriir ayaa ka dhexxyo safar ama guur ayay tilmaamaysaa riyada Ilaahay khayr haka dhigo www.daruur.com/tag/riyada-guurka/

  • @هنان-ف3ق
    @هنان-ف3ق 4 หลายเดือนก่อน

    Sheekh waxaan ku riyoday aniga iyo wiil xiriir naga dhaxeyo oo is gursaneeno oo dadka ha u sheegin igu dhahay labadena kali aya isla og maxa waye fasirkeed sheekh

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 หลายเดือนก่อน +1

      Waa nin aan guur diyaar u ahayn

  • @UmalkhyarCilmi
    @UmalkhyarCilmi 10 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh wxn ku riyodey ededay gabadheeda oon la joogo guri ey ledahy ooy taajirad noqotey fasirkedu wa mxy sheekh

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  10 หลายเดือนก่อน

      ws waa isbadal xagga noloshaada maalmo aad ku faraxdo ayaa kuu soo socdo

  • @falastiinaxmed3197
    @falastiinaxmed3197 9 หลายเดือนก่อน

    Aniga iyo gbr saxibo nahy waxn kuriyonay inagoo wlsheyy aroseysa iso shega plz

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  9 หลายเดือนก่อน

      Gabadhaas waxaa usoo dhow arrin mustaqbalkeeda la xiriirta oo weyn www.daruur.com/tag/fasirka-riyada-arooska/

  • @MunohUpdy
    @MunohUpdy 2 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh waxan kuriyoday anigo Nin aan aqoon oo arooskisa laigu qasbaayo ana aan diidanahy oo hooyadey ku ooynayo . iso jawab sheikh

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 หลายเดือนก่อน

      gabar maa tahay ama garoob?

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 หลายเดือนก่อน

      gabar maa tahay ama garoob?

  • @FardowsaMoha-p5d
    @FardowsaMoha-p5d 2 หลายเดือนก่อน

    Asc ww sheikh wxa riyode gabr dariskena oo la arosayo cadi ahan mr hore aroste iyada io ninkeda oo arosayo riyada ku arke aroski wxa ku arke gabdho deris io asxb ahen oo gaar uur leh riyada dhxdeda wx kalo arke qof an mr hore xarir lahen oo mel.isla jogno gurigisa ah oo wang igu so dhaweye isku farxsanen wxu idhahe aniga guriga kugu genaa in ad ifhnte rajena sheikh wxan ahy xaas .laqabo

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 หลายเดือนก่อน

      Waa riyo tilmaamayso munaasabad farxad leh aad ka qeybgali doonto

    • @FardowsaMoha-p5d
      @FardowsaMoha-p5d 2 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@barta-aqoontashukrn sheikh

  • @BarwaqoFarax-o5d
    @BarwaqoFarax-o5d 2 หลายเดือนก่อน

    Shiq waxnku riyooday ninanan garanayn o igursanaya maxay noqon karta shiq xaasna wan ahay

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 หลายเดือนก่อน

      ninkaaga ayaa aad kuu qiimeyn doono farxad badan ayaad kala kulmi doontaa

  • @ubaxclaahi7830
    @ubaxclaahi7830 ปีที่แล้ว

    Aniga xaflad aroos jogaah kuriyoday wax ka loo kuriyoday aniga uuur leh isoo safir😊

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  ปีที่แล้ว

      soo faahfaahi riyada iyo xaalkaaga

  • @FardowsaMoha-p5d
    @FardowsaMoha-p5d 18 วันที่ผ่านมา

    Asc ww sheikh waxa riyo ku arke anigoo la i arosayo ninka i arosyi leyhy walshe mr hore so fure sida cadiga ah waba sofure mrka baburo aya lekene abahe wxu idhahe dadal sameyr rajda ka dhabey hoyode we iso racde inti ila socte we iska oneney wxna leyhy xafdena dhic kadege ninka la iso guriyey ma arkin kdb jmcdi dib ugu labtey anigo leh jcmde hor usi wadana asxbti schol mesha ku arke kdb sabun cagarka walqebinye arde bdn we jogte mesha waxa kalo nansiye buskut salid iso fasir adigo mhdsn wxn ahy xaas an carrur hesan

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  16 วันที่ผ่านมา

      Waa guur cusub aad guursan doonto nin xaas leh ama nag soo furay

    • @FardowsaMoha-p5d
      @FardowsaMoha-p5d 16 วันที่ผ่านมา

      @barta-aqoonta wah riyo fcn miya sheikh

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  16 วันที่ผ่านมา

      waa guur sida laga fahmayo laakin ninka wuxuu u badan yahay nin aadan ka heli doonin

    • @FardowsaMoha-p5d
      @FardowsaMoha-p5d 16 วันที่ผ่านมา

      ​@@barta-aqoontahye sheikh khyr alle ka dhigo

  • @nashadhassan5472
    @nashadhassan5472 4 หลายเดือนก่อน

    Sheikh walazhey ba ku riyotay ano lai aroozaya

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 หลายเดือนก่อน

      inshaa Allaah safar ama guur ayay noqonaysaa waa isbadal

  • @ikraammohamed5717
    @ikraammohamed5717 11 หลายเดือนก่อน

    Sheekh waxan ku riyooday gabadh abtigay dhalay iyo wiil ay xiriir o is guursanaya leyihiin waxan radsanayay maka up iyo dhar arooska markii hore ma rabin iyadoo la diyarinaya ayaan imi oo dad badan joogan la wada la bisan yahay o lay leyahay malin ka hor ina is diyarisay ahayd maxay noqonaysa

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  11 หลายเดือนก่อน +1

      waa aarin farxad leh oo aad heli doonto oo dhar fiican aad ku xiran doonto xafaladaas waa khayr

    • @ikraammohamed5717
      @ikraammohamed5717 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@barta-aqoontainsha allah khayr sheekh rabi haku xafido

  • @SucaadoMuumin
    @SucaadoMuumin ปีที่แล้ว

    Sheeq Waxaaan kuriyoday walashay ninka qabo oo igursaday oo Aaan Anah didanahay
    Asiga Kadib famlika Famlikiisa oo Ani Iku dahaayo lanolow qasatan hooyadiis tasoo iwanineeso qof Wanagsan Ey u Egeed 😢😢

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  ปีที่แล้ว

      riyada waxay tilmaamaysaa marxalad cusub oo noloshaada la soo gudboonaan doonto waa wax fiican oo la xiriira farxadda qoyskiina inshaa Allaah faahfaahin dheeraad riyada guurka ku saabsan halkan ka akhriso: www.daruur.com/tag/riyada-guurka/

  • @Torrget__98
    @Torrget__98 9 หลายเดือนก่อน

    Shiiqow waxa ku riyoday gabar aa aqaano oo wax isku ehen aqoon cadi ah isku lenhy oo la arosayo oo iyado timo la an ah arooskeda joogto oo faraxsan ane aa duubayo yacni video aa kadubayo
    Anne Xasle ma ihi

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  9 หลายเดือนก่อน

      riyada waxay tilmaamaysaa dhibaato la xiriirta sumcadda gabadhaas ama qof adiga kuu dhow

  • @haboonali7455
    @haboonali7455 7 หลายเดือนก่อน

    Waxan kuriyode walashey meherkeda ifasira

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  7 หลายเดือนก่อน

      waa khyar guud ahaan faahfaahin: th-cam.com/video/YX7r1Ow2llY/w-d-xo.html

  • @IfrahMahad-h7d
    @IfrahMahad-h7d 5 หลายเดือนก่อน

    Sheikh ani qof an asxaab nahy wuxu igu riyoday ano aroosayo mxa wye fasirkeda riyadaaas❤🥹

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  5 หลายเดือนก่อน

      adiga ma gabar baa tahay?

    • @IfrahMahad-h7d
      @IfrahMahad-h7d 5 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta haaaaa

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  5 หลายเดือนก่อน

      waa isbadal noloshaada ay is badalayso waana wax fiican

  • @hamdayusuf4292
    @hamdayusuf4292 ปีที่แล้ว

    Waxaan ku riyooday anoo meel xaflada jooga oo markii xafladii dhamatay alabtan watay badh kuwayay sida kabahaygii dharkaygii badh xafladaasi kuma arag waxay ahyd meel xaflada unbay ahyd waxaan ahy gabadh wali ma guursan

    • @hamdayusuf4292
      @hamdayusuf4292 ปีที่แล้ว

      Xafladaas waxaa joogay dad aan markaas garanayay

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  ปีที่แล้ว

      waa digniin iska ilaali meelaha qaar oo dadka isku sheegayo inay ku jecel yihiin ay kuugu yeerayaan waa meel fadeexo iyo dhibaato aad kala kulmi doonto

    • @hamdayusuf4292
      @hamdayusuf4292 ปีที่แล้ว

      @@barta-aqoonta subxanalaah ilhy sharkoda hayga hayo

  • @MunohUpdy
    @MunohUpdy 2 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh waxan kuriyoday anigo Nin aan aqoon oo arooskisa laigu qasbaayo ana aan diidanahy oo hooyadey ku ooynayo . iso jawab sheikh

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 หลายเดือนก่อน

      gabar maa tahay ama garoob?

  • @MunohUpdy
    @MunohUpdy 2 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh waxan kuriyoday anigo Nin aan aqoon oo arooskisa laigu qasbaayo ana aan diidanahy oo hooyadey ku ooynayo . iso jawab sheikh

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 หลายเดือนก่อน

      gabar maa tahay ama garoob?

  • @MunohUpdy
    @MunohUpdy 2 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh waxan kuriyoday anigo Nin aan aqoon oo arooskisa laigu qasbaayo ana aan diidanahy oo hooyadey ku ooynayo . iso jawab sheikh

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 หลายเดือนก่อน

      gabar maa tahay ama garoob?