Musalsalka Dhaxal | Season 1| Xalqadda 11aad | Yaa subaxaan kaa xanaajiyay? | Astaan 2024.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 897

  • @AbdourahmanSaid-ve6sf
    @AbdourahmanSaid-ve6sf 4 หลายเดือนก่อน +445

    Reer Djibouti ayaan ahay Somali meel kaste aad joogtaan waan ni jeclahay illahy hana wada dawro

  • @Saciid-lk6cp5ff3r
    @Saciid-lk6cp5ff3r 4 หลายเดือนก่อน +100

    Musalsalkaan.caadiya udhax galay run run moodaa hadda ila mid thy like iisaar😅

  • @vilzanaliahmed1328
    @vilzanaliahmed1328 4 หลายเดือนก่อน +173

    HOOYO waa Hooyo Uun Allow Hooyden no daa Adiga Cadile yaa Allah 😢😢😢😢😢

    • @ilhaancumar-g6g
      @ilhaancumar-g6g 4 หลายเดือนก่อน

      Amin amin amin yarabi🤲🤲🤲🤲

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 4 หลายเดือนก่อน

      اللهم آمين ياربي يارب العالمين🤲

    • @mariaadow9704
      @mariaadow9704 4 หลายเดือนก่อน

      Aamiiin yaarabi🤲

    • @drmuna6779
      @drmuna6779 4 หลายเดือนก่อน

      Aamiin yaa rapi😢

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 4 หลายเดือนก่อน

      Aamiin

  • @ladnahassan4333
    @ladnahassan4333 4 หลายเดือนก่อน +105

    ilaahow bani aadanka kii baahan baahida ka saar adaa qaniye🤲🤲😭😢

    • @XafsaMaxamuud-pd3dk
      @XafsaMaxamuud-pd3dk 4 หลายเดือนก่อน +4

      Aameen bal eeg su ula hadalyo illhoow Bini aadam Hana badin

    • @ruwaydamohamed3276
      @ruwaydamohamed3276 4 หลายเดือนก่อน +2

      Amiin amiin

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 4 หลายเดือนก่อน +453

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️😢👍

    • @Real--_-Chennel
      @Real--_-Chennel 4 หลายเดือนก่อน +17

      NEBI MUXAMAD SALALAAHU CALEYHI WASALAM

    • @xaragoxaaji1782
      @xaragoxaaji1782 4 หลายเดือนก่อน +6

      Salallaahu calayhi wassalam❤❤❤

    • @MohanYare-eu7bp
      @MohanYare-eu7bp 4 หลายเดือนก่อน +4

      محمد صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا

    • @LiibaanMukhtar
      @LiibaanMukhtar 4 หลายเดือนก่อน +3

      Scw

    • @khadramaxamedmire4549
      @khadramaxamedmire4549 4 หลายเดือนก่อน

      Scw wll Koko bullet codsi iifuli numberkaaga isii plz😢

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan 4 หลายเดือนก่อน +86

    😢😢Ala Hooyo Naxariizteeda😢😢Ilahoww nookaa daa Hooyo😢❤

  • @daahirdalxiis4918
    @daahirdalxiis4918 4 หลายเดือนก่อน +69

    ilahayow hantiile iga dhig wlhay qof walba oo somaliyed oo dhibataysan waan caawin lahaa inta awoodayda ah

    • @hassanabdiabi2738
      @hassanabdiabi2738 4 หลายเดือนก่อน +11

      waxaa lagayaabaa ducadaan in ilaahey kuu aqbalo wll lkn waxaan ka cabsanaa inaadan maalinkaas aad taajirka noqoto soo xasuusan weyso ilaahey kuma hilmaamsiiyo i.a

    • @nuura2755
      @nuura2755 4 หลายเดือนก่อน +1

      Aniga sidaas Alle ka baryaa
      Allah naga dhigo , hadaa noqdo Allaah dadkayga ima hilmaanshiiyo insha Allah

    • @daahirdalxiis4918
      @daahirdalxiis4918 4 หลายเดือนก่อน

      @@hassanabdiabi2738 waan iska ooyaa qof somaliyed oo dhibataysan markaan arko ilahay maalka fidmo noogama dhigo mahadsanid wllkayow

    • @daahirdalxiis4918
      @daahirdalxiis4918 4 หลายเดือนก่อน

      @@nuura2755 aamiin wllo ilahay haku barakeeyo

  • @Bintulcaqli
    @Bintulcaqli 4 หลายเดือนก่อน +107

    Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤❤❤

    • @sacdiyoabdulkadir9537
      @sacdiyoabdulkadir9537 4 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 4 หลายเดือนก่อน

      اللهم صل وسلم على حبيبي محمد المصطفى صلى الله عليه وسلم🤲💯💚❤️💖💝💌💟

    • @RamloAbdulahi-r8t
      @RamloAbdulahi-r8t 4 หลายเดือนก่อน

      waasax koko buule

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 4 หลายเดือนก่อน

      Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 4 หลายเดือนก่อน +804

    Team dhaxal hadaa kamid tahy like faqiired xita isaar waa dhaxalka kaliya aan kugu lee yahy 😂👍

    • @Shamsudiin114
      @Shamsudiin114 4 หลายเดือนก่อน +6

      Maleys dhacaa😂

    • @Osman.merane.elleyeh
      @Osman.merane.elleyeh 4 หลายเดือนก่อน +4

      Koko dhaxalka wd igahysa🎉❤

    • @MaxamedCali-l2z
      @MaxamedCali-l2z 4 หลายเดือนก่อน +1

      Kowsar like taajired ankusaray hadaba ogow 😂

    • @Himiilo-
      @Himiilo- 4 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkk is ok I'm ready ❤❤

    • @BashkaboyIbrahimali
      @BashkaboyIbrahimali 4 หลายเดือนก่อน +1

      Filkan dhaxaly adiga ay aþariisho ku fiican 😂😂😂

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 4 หลายเดือนก่อน +32

    Runtii wa film cajiib ah oo dareen weyn xambaarsan
    Mahadsanidiin bahda astaan tv shaqo wacan ayaa noo heysaan
    ❤❤❤

  • @أحمدمعلم-ص7ظ
    @أحمدمعلم-ص7ظ 4 หลายเดือนก่อน +53

    Gabadha nadaafada Bankiga Qurx ley waaye oo Maskiin Ah wallhi ❤️

    • @nurfunny6411
      @nurfunny6411 4 หลายเดือนก่อน

      Gabadhaas leenba u fiirsadaa musal musalka oo dhan

  • @Shamsudiin114
    @Shamsudiin114 4 หลายเดือนก่อน +196

    Team dhaxal hadaa kamid tahay like faqiired xitaa iisar ileyn waa dhaxalka kaliya aan kugu lee yahay waaye😂

    • @Amaal_ahmed
      @Amaal_ahmed 4 หลายเดือนก่อน +1

      3:17

    • @KoKoBULLE-its
      @KoKoBULLE-its 4 หลายเดือนก่อน

      Cop 😂😂

    • @Shamsudiin114
      @Shamsudiin114 4 หลายเดือนก่อน

      @@KoKoBULLE-its adiga I cop🤣

    • @Sihaamhasan-u8y
      @Sihaamhasan-u8y 3 หลายเดือนก่อน +2

      Wayahay ayadoo faqri faqri dhaaftay ayaan kuu saaray 😅😅😮😮😮

    • @Shamsudiin114
      @Shamsudiin114 3 หลายเดือนก่อน

      @@Sihaamhasan-u8y hhhh wax la aan dhantaa😁

  • @AmalMuhammad-wo2zx
    @AmalMuhammad-wo2zx 4 หลายเดือนก่อน +38

    Dadkii waxay u haystaan quraanka marka wax lawaayo in la tago balse quraanku waa ka ugu wanaagsan wllhi😢

    • @KhadarSadik
      @KhadarSadik 3 หลายเดือนก่อน

      Ha wlhi😢

  • @Sihaammostaphe
    @Sihaammostaphe 4 หลายเดือนก่อน +242

    Inta xayeysiinta is dhaafiso one like😂❤👍

  • @MaskaMadaw-bs2xq
    @MaskaMadaw-bs2xq 4 หลายเดือนก่อน +280

    Saxibayal marka 1aad igula siliya xbbkena scw❤ like isar team comment ii camira manta😂

    • @FartaAdan
      @FartaAdan 4 หลายเดือนก่อน

      Waku sary 😂😅

    • @HIDAAYA10
      @HIDAAYA10 4 หลายเดือนก่อน

      Like taan mxaa laga faaida horta waaku saare hhhh

    • @AbdirahmanOmar-ds8oi
      @AbdirahmanOmar-ds8oi 4 หลายเดือนก่อน

      صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤

    • @AbdirahmanOmar-ds8oi
      @AbdirahmanOmar-ds8oi 4 หลายเดือนก่อน

      صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤

    • @AbdirahmanOmar-ds8oi
      @AbdirahmanOmar-ds8oi 4 หลายเดือนก่อน

      صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤

  • @abdinoramin7666
    @abdinoramin7666 4 หลายเดือนก่อน +36

    Wiilka sida uu walaashiis u waaniyay iyo sida ay ayada u fududeysatay hadalka walaalkeed Gabdhaw talada walaalkaa waa muhiim

    • @cabdicasiis7824
      @cabdicasiis7824 4 หลายเดือนก่อน

      hadal nin weyn

    • @CumarCabdiqaadir-gh5fv
      @CumarCabdiqaadir-gh5fv 4 หลายเดือนก่อน

      Thanks in la qaato banaan❤

    • @fatumavision8252
      @fatumavision8252 4 หลายเดือนก่อน +1

      Ilhy gabdhaha hanoo hagaajiyo
      Harun hadalk8sa wa itaabty

  • @Filsaney
    @Filsaney 4 หลายเดือนก่อน +42

    Dadka dhan way bixi lahaayeen canshuurta hadii aay arkayaan waxa lagu qabanayo.
    Well said gallad👌

  • @diegocosta6634
    @diegocosta6634 4 หลายเดือนก่อน +67

    Dadka subaxdi daawaday hada Kamid thy,,
    Isoo raac😊❤😂😂

  • @Zakirabdi169
    @Zakirabdi169 4 หลายเดือนก่อน +124

    Hadaad muslimtahay like ❤ isaar please waa iga codsi abowe ama abayo😢

  • @daciyalkheirchannel1096
    @daciyalkheirchannel1096 4 หลายเดือนก่อน +51

    Duniyo jiliinkeega cajiibsana qeybatan oohina iga imaan rabtey
    😢😢 yaa dareenka ila qabo😢

    • @Nuurabilan1234
      @Nuurabilan1234 4 หลายเดือนก่อน

      Cod Keeda Ayaan jeclay❤😢

  • @cadniabdi4968
    @cadniabdi4968 4 หลายเดือนก่อน +20

    Abaha marku dhinto ehel iyo qarabo ma lihid aderka sidu hoyada ula hadlay waa la oyay yaa allah umadada bahan u gar gar😢

    • @SaabrinHassan-it8wy
      @SaabrinHassan-it8wy 4 หลายเดือนก่อน

      Ahh wax qalpi bini adam tabanayo 😢😢

  • @umuamiiraH
    @umuamiiraH 4 หลายเดือนก่อน +42

    Galaad duniyo ugu danbeen wuu aroosoya yaa igu raacsan like isaar

    • @aminaidris426
      @aminaidris426 4 หลายเดือนก่อน

      Dareenkaas waa qaba aniga xataa wey is jeclaan doonaan

  • @abdiwalihassan2737
    @abdiwalihassan2737 4 หลายเดือนก่อน +14

    Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @Duunioquruxchallenge
    @Duunioquruxchallenge 4 หลายเดือนก่อน +9

    ReeR somaAliLAND BaN aHaY LKN reer SoMaAlia kama KaFtAmO illahay hayna wada dhawro❤

  • @youssoufdoualeh333
    @youssoufdoualeh333 4 หลายเดือนก่อน +48

    Dadkani ku sali nabiga so qoraya ciyarta haka daayaan nabiga s.c.w

  • @abdiahmed7963
    @abdiahmed7963 4 หลายเดือนก่อน +39

    Inkastoy jiliin tahay hadana adaga nolosha markay isku kaa helaan dhaqaale xumo, qaraabo xumo, xaalado caafimad iyo dal ninki ladan ee lacagi lihi lado noloshaana anu war u hayn😥😢 ALLE HAW GARGAARO INTII NOLOSHAAS SI DHABA UGU JIRTA😢

    • @quenrulla362
      @quenrulla362 4 หลายเดือนก่อน +1

      Aaamiin yarabi ilhy aye hestan dadkas melesan filenin illhy arzaaq haka siiyo🤲🥹

    • @sacdiyosiman967
      @sacdiyosiman967 4 หลายเดือนก่อน

      😢😢

    • @hamdihasan4743
      @hamdihasan4743 4 หลายเดือนก่อน

      Aamiin

  • @zakimohamed3228
    @zakimohamed3228 4 หลายเดือนก่อน +12

    Team AsTaan Haogaadeen Filim wlpa wxuu leeyhy 2 Ama 3 flimka herro nimo kuqaata kana Duniyo iyo hooyadeed ayaa xaq ule Sabbtoo ah weligay flim somali jilayso mafiirsan blse goos goos aan tiktok kuarkay ayaan Page astaan kuimi kuna daawanayaa waaNa sabbta qaab Jiliiinka sareeya ee Duniyo🙏🏿

  • @AbdiDaqniGodobdiid
    @AbdiDaqniGodobdiid 4 หลายเดือนก่อน +35

    ❤❤❤ Aan ajar qaadano walaalayaal ku salliya nabiga scw ❤❤❤

    • @mariaadow9704
      @mariaadow9704 4 หลายเดือนก่อน +1

      scw scw❤❤

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 4 หลายเดือนก่อน

      Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️

  • @shirwaabdirisaq
    @shirwaabdirisaq 4 หลายเดือนก่อน +46

    Ku salin Nabigena صلى الله عليه وسلم ❤

    • @ilhaancumar-g6g
      @ilhaancumar-g6g 4 หลายเดือนก่อน

      Scw❤❤❤

    • @mariaadow9704
      @mariaadow9704 4 หลายเดือนก่อน

      scw scw❤❤

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 4 หลายเดือนก่อน

      Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️

  • @maxamedozil974
    @maxamedozil974 4 หลายเดือนก่อน +24

    Wll igula sali nabiga Muhammad scw scw scw

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 4 หลายเดือนก่อน +1

      Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️

  • @abdirahmansiat6
    @abdirahmansiat6 4 หลายเดือนก่อน +85

    Xalqada markey bilaawaneyso farxad markey dhamaaneysana ciil igaqawani hadaad ilaqabto like😊

  • @Jaalle-Aden
    @Jaalle-Aden 4 หลายเดือนก่อน +6

    Hooyooy illaahow haku cadaabin, bal eeg gabdheeda sidey ula wal waleyso.Wiil walba walaashiis inay dhowrsanaato buu jecel yahay. ❤️

  • @aminCaraale
    @aminCaraale 4 หลายเดือนก่อน +10

    Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
    mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼

  • @mohaaali1795
    @mohaaali1795 4 หลายเดือนก่อน +52

    Hada filimka dhaxal jeceshay ana like ta jeclahy ha iga tagin walal.mcn❤

  • @FuAad1
    @FuAad1 4 หลายเดือนก่อน +11

    Alla mahad leh Mawlaa xamdi leh muxamed baa nuur leh ❤ "scw"

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 4 หลายเดือนก่อน

      الحمد كله لله☝️ والصلاة والسلام على حبيبي محمد المصطفى صلى الله عليه وسلم🤲💚💖💝❤️💌💟

  • @cabdulahicali8966
    @cabdulahicali8966 4 หลายเดือนก่อน +24

    Team actorka Galad iyo acrada Duniyo like iyo love tii kuffdud isaar

  • @AdnaAbdullahi-do8kr
    @AdnaAbdullahi-do8kr 4 หลายเดือนก่อน +6

    Alla xafso dhibka heesto calosha ihurinooyo xanuun wllhi😢😢😢

  • @MaxamadAxmad-vb1nh
    @MaxamadAxmad-vb1nh 4 หลายเดือนก่อน +7

    Ado araka saliga nabiga ha dhafin❤❤

  • @XaajiGorgor
    @XaajiGorgor 4 หลายเดือนก่อน +20

    Asxbta inta lasocoto filimka dhaxal bilow ila hada like dhac kusi ❤

  • @suleqodahir764
    @suleqodahir764 4 หลายเดือนก่อน +65

    Alla walalnimadu mcnaa wilka sidu walashiisa u I laalinayo ayaa iso jiidatay wlhi wan iska ilmeyey 😢😢

    • @zoloo377
      @zoloo377 4 หลายเดือนก่อน

      @@Masdille yacni dagaal miyey kaaga aamusan tahay 🥹💔

    • @hanihappy1421
      @hanihappy1421 4 หลายเดือนก่อน

      @@Masdillesorry wll ilahay qalbigeeda ha kuu soo jeediyo anigooo haysto wll ii naxriiz to miyan iska lumin lahaa ilahayow anneh isoo jeedi wllkei wan jeclhy lkn 😭😭😭😭

    • @Masdille
      @Masdille 4 หลายเดือนก่อน

      @@hanihappy1421 Jacayl aan idin jecelnahay ayuunbay naga tahay daba socodkan iyo ilaalintan xad dhaafka, waan ognahay inaad dad waaweyn tihiin waan idinku kalsoonahay lkn waraabayaal ayaanu nahay runtii nina walaashi ma doonayo in ilxun eegto ama ay wax ku dhacaan,
      Runtii badankiinu waxaad iska soo jaraysaan waan isku filanahee maxaa la ii daba socdaa!!!
      Waa cajiib, Wadhaf iyo Shimbiri war iskuma hayaane Alle ha idin xifdiyo.

    • @Masdille
      @Masdille 4 หลายเดือนก่อน

      @@zoloo377 May wllo hadal uun.

    • @Najma799
      @Najma799 4 หลายเดือนก่อน

      Run miya gbdha walalked woxo u shegayo inuu wiilkaas naagta ma u uureye

  • @mohameddalmar7061
    @mohameddalmar7061 4 หลายเดือนก่อน +18

    Anku salinu xabib kena mohamed scw scw scw❤

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 4 หลายเดือนก่อน

      Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️

  • @IqruushIqruushhussein-eu9wg
    @IqruushIqruushhussein-eu9wg 4 หลายเดือนก่อน +16

    Markad qabilka u bahato waa San lkn markaa biri her gartid waxay Ku leyihin cynuganaa thy markay dhibta Ku haysato cid ma lihid l😢 baxa dheh dhamantod 😏

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 4 หลายเดือนก่อน +16

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdilaahiballacke6718
    @cabdilaahiballacke6718 4 หลายเดือนก่อน +20

    Ilaahayow.duniyo indhaheeda u soo celi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @diegocosta6634
      @diegocosta6634 4 หลายเดือนก่อน +1

      Caadi iska dhig laxyahay😂

    • @cabdilaahiballacke6718
      @cabdilaahiballacke6718 4 หลายเดือนก่อน

      @@diegocosta6634 naxariistaa kaa tagtay

    • @Nimcobashiir-ev8dc
      @Nimcobashiir-ev8dc 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂

    • @kingyuukeykm9718
      @kingyuukeykm9718 4 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@diegocosta6634 filimka Laga hadlYa maraxoww😂😂

    • @diegocosta6634
      @diegocosta6634 4 หลายเดือนก่อน

      ​​​@@kingyuukeykm9718Maxa filim
      ah, saw kan wixiiba runrun ka
      dhigay😊😂

  • @CusamaanMaxamedcusmaan
    @CusamaanMaxamedcusmaan 4 หลายเดือนก่อน +21

    Kusali nabi scw ❤❤

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 4 หลายเดือนก่อน

      Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️

  • @mascuudcabdiwaahid123
    @mascuudcabdiwaahid123 4 หลายเดือนก่อน +27

    Real Madrid fans one love🎉

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 4 หลายเดือนก่อน +11

    Haaruun wuu kaso baxay wlh doorka walalnimada😢😢

  • @MOHAMEDYare-o9f
    @MOHAMEDYare-o9f 4 หลายเดือนก่อน +27

    Kusali rasuuulka scw scw scw scw scw scw scw

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 4 หลายเดือนก่อน

      Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️

  • @FaaizahmedMohamed
    @FaaizahmedMohamed 4 หลายเดือนก่อน +23

    Galad sidan dhan muxu ugu dadaali miyuu jeclaaday duni ❤

    • @aaminaxussen8345
      @aaminaxussen8345 4 หลายเดือนก่อน +1

      Actorka wa galad atiirashadana wa duniyo

    • @mahizey22
      @mahizey22 4 หลายเดือนก่อน +1

      marku arooska ku arkaayayba wuka helay

  • @SaabariinCabdi-r8w
    @SaabariinCabdi-r8w 4 หลายเดือนก่อน +17

    Fans Liverpool is muujie❤

  • @-Y95
    @-Y95 4 หลายเดือนก่อน +6

    I Love this film dhaxal from 🇩🇯☪️

  • @HafsaSalaad-z5k
    @HafsaSalaad-z5k 4 หลายเดือนก่อน +21

    Qisada mamada gabadha indholaha dhashay hoyadey be I xasuusisay mar gabar iladhalty xanun marjajis kudhacay xili qax laku jiray will ila dhashy il dhawac ka noqde wax qaliin loka sameyana lahayn😢 aderaden na deriyeen aaabe hena o noshaqen karin lixdiisa lixad taama eheen allh akbar uku danbeyn alxm waka baxnay dhamatena wa wada kornay yarankeeno 8jir intena weyn wax wada barany wax maqan wax joga nahy alxm wlhi😢😢😢hoyaden shaqo e kashaqenba majirto aydo xamila culeeska dhabarka e ku qaado lugaheda ubacolesten😢😢😢aderada qaar dugaagta dhanta marka wax noqotana adunka kujclanayan wlhi adunyo maxe isbadale marbe Mel usocota alxm anway wa aderaden allh ha xifdiyo😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @Shuraim102
      @Shuraim102 4 หลายเดือนก่อน

      Axx sxp sorry alx mar wlbo ilhy umhd celi bini aadm ne ilhy noma baahiyo😔😔

    • @taliso143
      @taliso143 4 หลายเดือนก่อน

      So sorry wll Alxm ugu dambayn wax walba waa laga baxay😢❤

    • @HafsaSalaad-z5k
      @HafsaSalaad-z5k 4 หลายเดือนก่อน

      @@taliso143 alxm wlhi alle ayu ku mahadsan inta ku jirtana alle hakasaro

    • @taliso143
      @taliso143 4 หลายเดือนก่อน

      @@HafsaSalaad-z5k Amiin xbbt

    • @mahizey22
      @mahizey22 4 หลายเดือนก่อน

      😢

  • @ShemsaYuzuf
    @ShemsaYuzuf 4 หลายเดือนก่อน +3

    Duniya waaaa qofta uga jilinka qurxon walhi duniya waxaan ahay gabar.aad ku jacel i love you duniya ama maryan

  • @NimaaAhmed-sz4ln
    @NimaaAhmed-sz4ln 4 หลายเดือนก่อน +21

    Dadku duniyo umurugoonayaan Ana safiya calool xanuun igu riday😅

    • @aaminaxussen8345
      @aaminaxussen8345 4 หลายเดือนก่อน

      Safiyo ugu xanuu badan wayo nolasha abaheyd iyo ayada halis be ku jiraan

    • @NimaaAhmed-sz4ln
      @NimaaAhmed-sz4ln 4 หลายเดือนก่อน

      @@aaminaxussen8345 maila aragtey

  • @XamdiMuuse-lv8id
    @XamdiMuuse-lv8id 4 หลายเดือนก่อน +7

    wlhi waa la qiradoa duniyo wllshey allle run kama dhigo indhahada abyo😢❤

  • @samiirmaxamedsamiir5216
    @samiirmaxamedsamiir5216 4 หลายเดือนก่อน +9

    Dhallin yaroY salaada ha la ilaaliY0❤

  • @AsiaJama-v2p
    @AsiaJama-v2p 4 หลายเดือนก่อน +4

    aynu ku wada salino nabigeen scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤🎉❤❤❤

  • @howdnugaal9607
    @howdnugaal9607 4 หลายเดือนก่อน +18

    Booyaasada bankiga jaliinkeeda iyo insha taageeda qofka kahelay like saar😂😂😂

    • @xaawoluul265
      @xaawoluul265 4 หลายเดือนก่อน

      Top wye lkn miskiinta xaalaga rabaa😢😂😂

    • @howdnugaal9607
      @howdnugaal9607 4 หลายเดือนก่อน +1

      Filinka lagu macayna saan aamin sanahay lacaga lagadhacaya flashka markay galiso computer ka kadib atooraha galad AA dusha laga saara

  • @Wadani_WiiL_SoomaaLiyed.2012
    @Wadani_WiiL_SoomaaLiyed.2012 4 หลายเดือนก่อน +12

    #Dhaxal👈 Is The #BEST SOMALI SERIES EVER ❤️💋

  • @Mohadeene
    @Mohadeene 4 หลายเดือนก่อน +9

    Gabadha shaqaalaha waa mida ugu quruxda badan musalsalka runtii

    • @NasroshariifCali-jf9rw
      @NasroshariifCali-jf9rw 2 หลายเดือนก่อน

      Labo gabdhood waaye shaqaalaha midee wye😂😂

    • @Mohadeene
      @Mohadeene 2 หลายเดือนก่อน

      @@NasroshariifCali-jf9rw mida bangiga nooh

  • @Xaali941
    @Xaali941 3 หลายเดือนก่อน

    Adunka ma so Marin qof ka wangzn Nabi mahmed Allhu musali cala saydina mahmed 😢

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 4 หลายเดือนก่อน +5

    ❤️Hooyo waa waxa ugu Qaalisan ee Aduunka La keenay !
    ❤️🫂🫂🫂🫶🫶🫶🫂🫂🫂❤️
    Hooyo Aduunka adaa u qiimo
    Bal firi inta meelood tagtay Hooyo ■
    🟦Hooyo Qiimo Badan
    Ilaahay Aduunka iyo aakhiro haku daayo
    🟥intay u noo shalabow ka faa'ideysta::::
    🟦intay ka dhimatay ilaahay ha u naxariisto u duceeya

  • @GidhiGabayre
    @GidhiGabayre 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow Hooyooyinkeen unabxariiso 😰😭🤲

  • @sufiyanow-cabas
    @sufiyanow-cabas 4 หลายเดือนก่อน +8

    Gacmaha oku Raxe saliga nabiga scw😢❤

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 4 หลายเดือนก่อน

      Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️

  • @SiciidoMahad
    @SiciidoMahad 4 หลายเดือนก่อน +65

    Man United funs like ka fuqa😂😢

  • @Osman.merane.elleyeh
    @Osman.merane.elleyeh 4 หลายเดือนก่อน +22

    Ileen dhaxal ciyaal xamar uun mahe ciyaal Malaisie liinta nalaqataa😂😂

  • @MohamedYare-f3r
    @MohamedYare-f3r 4 หลายเดือนก่อน +9

    Ani musalsalkan sadam iyo manaal lee u daawada ❤

  • @dahranbintixuzein7746
    @dahranbintixuzein7746 4 หลายเดือนก่อน +15

    yaarabi waxan jeclhy adon adoomadada kamid ah qalbigisa iso jilci oo calaf igu dar allaahuma aamiin🤲😢

    • @nasriinhussein5116
      @nasriinhussein5116 4 หลายเดือนก่อน +4

      Abyo dheh ilhyow hadu qyr iyahy calaf igu dar

    • @dahranbintixuzein7746
      @dahranbintixuzein7746 4 หลายเดือนก่อน

      @@nasriinhussein5116 hadu I ahen xitaa alle haiga dhigo qery

    • @muusahasanmahamud2934
      @muusahasanmahamud2934 4 หลายเดือนก่อน

      ducada baddi walal wad heli inshllaah

  • @Fardososaid
    @Fardososaid 4 หลายเดือนก่อน +4

    Manal walked ❤❤❤❤wa Nin ragiid ❤

  • @abdisamedhassan9315
    @abdisamedhassan9315 4 หลายเดือนก่อน +7

    Filinkaan director kiisa bilado mudan yahay xalad kaste ee umada somali iyo wadanka maraayo ayuu ka turjumaa

  • @FariixaFantaastic
    @FariixaFantaastic 4 หลายเดือนก่อน +6

    Fans chelsea like ❤🎉

  • @talhaali4985
    @talhaali4985 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaaahow garab I sii 🤲
    Oraaah mug weyn leh

  • @daadiriabdi4505
    @daadiriabdi4505 4 หลายเดือนก่อน +5

    Astan mxy Kaama Liito iyo Ishaa uso qadan la'dahay Wallahi jiliinkoda cajiib wye

  • @ifrahizmacil7835
    @ifrahizmacil7835 4 หลายเดือนก่อน +4

    Qalbigay iihurisay duuniyo 😢😢😢

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 3 หลายเดือนก่อน

    The best film i have ever seen😢 waa nolosheena dhabta ah ee aan ku noollahay haddaan-nahay soomaali wayn innaba hayaraatee wax hogatusaaleyn ah oo kamaqan ma jirto Complete flim Thanks all actors👏
    Specially this part for the sake of mom😪🤦‍♂️

  • @Nagiibmqulumbe
    @Nagiibmqulumbe 3 หลายเดือนก่อน +2

    Qabyaalada iyo qaadka iska iska ilaali dhalin hadaad Tey iyo balwadoo dhanba hadaadan isticmalina iska jir waa dilaha qabka horumarhadaad rabto weeye like ha Iga baqiilin 😢

  • @Xikmaawi848
    @Xikmaawi848 4 หลายเดือนก่อน +26

    Reer lafey ayan ahay somali meel kaste aad joogtaan waan nijeclahay illahy hana wada dawro ...........inta moqayga garaniii like 😮

    • @Abdisaranvlogs
      @Abdisaranvlogs 4 หลายเดือนก่อน

      Jah lafey raxaa ❤

    • @UbahMahadBashey
      @UbahMahadBashey 4 หลายเดือนก่อน

      Jah Lafey my homeland

  • @faadumomuxyadiin7923
    @faadumomuxyadiin7923 4 หลายเดือนก่อน +8

    Ninka lacagta heysto ixtiraam darnaa😮😮😮

  • @zaharahussein6296
    @zaharahussein6296 4 หลายเดือนก่อน +2

    Rabiyow binadam baryadisa kaa magan galne 🙏

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 4 หลายเดือนก่อน +4

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @AbsamoFilmsVlogs
    @AbsamoFilmsVlogs 4 หลายเดือนก่อน +3

    xalqadan waa emotional wlhi
    Real story waye ruunti

  • @FarhanAli-jt5qc
    @FarhanAli-jt5qc 2 หลายเดือนก่อน

    Lkn Asxpey ani wxn kaypey Astana tv filmkodu ma dhameystirna marku filmku kula macaando unby jarn only part 20madhfaba kan imika part 15 inta ila midka like izaar😂😂😂

  • @Fathayusuf-u4v
    @Fathayusuf-u4v 4 หลายเดือนก่อน +2

    ALLOOWSOOMAALI DHAWR
    MAAN ARKIDOONAA ANAGA OO
    ITHOPIA KA GONAY FROM JIGJIGA❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Bilkheyrcrahman2352
      @Bilkheyrcrahman2352 4 หลายเดือนก่อน

      I.alllh mar uun wala arki 🩸🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @CumarCabdiqaadir-gh5fv
    @CumarCabdiqaadir-gh5fv 4 หลายเดือนก่อน +1

    Talada wllkey in la qaato wanaagsan❤ ilahow wll la,aan hana dhigin wllkastana maha kii wllnimadiisa ku dareenseniyA sharafdiisa inaad ilaliso lagaa rabaa wllkaa

  • @Kdramasomali
    @Kdramasomali 3 หลายเดือนก่อน

    Im really gonna cry if this is based on true story💔💔

  • @Zhuuzhualih
    @Zhuuzhualih 4 หลายเดือนก่อน +1

    Flimkaan wuxu la midyahy film hore qofti indhoolka ahyd kayla ladhihi jiry 😢😢

  • @saddamomar6705
    @saddamomar6705 4 หลายเดือนก่อน +9

    Falaashta ya kursiga kusii dhajiyay
    Taas waxay cadayn utahay qof kale oo caawiya tuugada ama ka danbeeya hawlgalkan o dhan aya bangiga ku dhex jira
    Yaa ka shakisantahay

    • @naimasis
      @naimasis 4 หลายเดือนก่อน +3

      Filmka bilaab kiisa ninka lacagta beenta watey ayaa kudhajiyey falaashka

    • @superdigale
      @superdigale 4 หลายเดือนก่อน

      Qoof customer aah ayaa kudajiyee saan qiyasaayaa

    • @Sacdiyasagal
      @Sacdiyasagal 4 หลายเดือนก่อน

      Ñinka yiri aroos baan gali rbaa bil somaqnana 😂😂😂

  • @CoD_Abdi_YT
    @CoD_Abdi_YT 4 หลายเดือนก่อน +22

    Who watch now🎉

  • @Mohamedyanozkarkar
    @Mohamedyanozkarkar 4 หลายเดือนก่อน +49

    M united fans like ❤

    • @AmiiraCasowe
      @AmiiraCasowe 4 หลายเดือนก่อน +6

      Man city fans 🎉

    • @HabibaAli-rb3nx
      @HabibaAli-rb3nx 4 หลายเดือนก่อน +1

      Woow​@@AmiiraCasowe

    • @SafaQalbiqurux
      @SafaQalbiqurux 4 หลายเดือนก่อน

      M United wax miyaa😵‍💫

  • @Subarman32
    @Subarman32 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay hantiile iga dhig waxan caawin doono qofkasta oo somalia mana hilmaami doono wanan ku mahadcelin doona 🤲💯🤍

  • @abdiali8227
    @abdiali8227 4 หลายเดือนก่อน +3

    Asclkm wan idhin salaaamay dhaman Astaan group ee cawawasho aan Ahay xaga daqiiqooyinka filmka ee at least 45min inaad nooga dhigi kartaaan isku daya please.thanks

  • @FarduusTasliim
    @FarduusTasliim 4 หลายเดือนก่อน +13

    Team duniya❤

  • @SafiyoYuusuf-ud5wz
    @SafiyoYuusuf-ud5wz 4 หลายเดือนก่อน +1

    Idil we iga ilmese wllhi maskinta nurked illhy ha u sahlo 😢❤

  • @zelma_ahmet
    @zelma_ahmet 4 หลายเดือนก่อน +4

    Xirsi filinki haboon garanayaa garan ❤

  • @asmaupdy
    @asmaupdy 4 หลายเดือนก่อน +2

    Tnx bahda astaan ;codsi Subtitle English inooga dhiha plzz❤ 1:54

  • @howdnugaal9607
    @howdnugaal9607 4 หลายเดือนก่อน +6

    Lacag aya laga dhaca flashka computer ka galad marka aygaliso kadib baxar uu gala atooraha galad yaa ila sii qiyaasi Kara ???😂😂😂

  • @UkeyOnline-b9l
    @UkeyOnline-b9l 4 หลายเดือนก่อน +19

    Kloop fans please like me ❤🎉

    • @hamzaasad2438
      @hamzaasad2438 2 หลายเดือนก่อน

      Kaloop waa cunsiri😧😧😧😧

  • @Fardososaid
    @Fardososaid 4 หลายเดือนก่อน +4

    Hoyo 😢😢😢

  • @Ikramisouba
    @Ikramisouba 4 หลายเดือนก่อน +2

    هذا فلم أعجبني والله بس هناك مشكلة من فضلكم أكثر فلم ولو ساعه او ٥٠ طقيق نحنا ما نقدر ان نواصل بستمتاعه بترجاكم طويل فلم ليكون رائع و مستمتع إنها مطالب ❤
    انا صومالية و أهنئكم سعادة و مرح في حياتكم

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 2 หลายเดือนก่อน

    Keep going astan ❤❤