New Video | guryaha alaabta lagu kiraysto xaafada taasic

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 52

  • @farhiyahmohamed9868
    @farhiyahmohamed9868 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abaayo jazaaki Allah kheyr sidaa informationka walaalahaa ula share gareesid

  • @king_maxko
    @king_maxko 2 หลายเดือนก่อน

    walaashay waxaan raba guryaha allaabtaalo soomaali leedahay

  • @ilyaas2000
    @ilyaas2000 9 หลายเดือนก่อน

    Guriga ceebtiisa waa musqusha gurigan sidaa uween iyo hal musqul wax shaqeenaya maaha wabilaahi towfiiq

  • @abdiroone3200
    @abdiroone3200 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shugran walashen

  • @oubahtoukaleh8517
    @oubahtoukaleh8517 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah fardowzo keep going hunno . Inchallah one day I will move to Egypt 🇪🇬 with my kids.

  • @yasmaofficial
    @yasmaofficial 3 ปีที่แล้ว

    Manshllaah 👏👏👏👏💕💕❤️ fardowsa am on the way. Inshallah

  • @jawahashirwa3800
    @jawahashirwa3800 3 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله تبارك الرحمن

  • @YusroDamal
    @YusroDamal 9 หลายเดือนก่อน

    Abayo masar usosocda ee war iga sii

    • @leilaomar5706
      @leilaomar5706 8 หลายเดือนก่อน

      Isku mida nahay sommarka insha Allah

  • @abdiroone3200
    @abdiroone3200 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc wr wb walashey fardows waa kusalamayaa allaha kuxafido

  • @nastehaaden3634
    @nastehaaden3634 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah jezakallah qer mcnto 🥰😘🌹❤️❤️♥️

  • @maxamedxasanmuumin7813
    @maxamedxasanmuumin7813 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo guryah ugu raqiisan

  • @haniladanchannel5825
    @haniladanchannel5825 3 ปีที่แล้ว

    mashaa llah tabaaraka allah waa xaafad dagan waana dagi doonaa insha llah

  • @ayannali2742
    @ayannali2742 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @munoabdullahi1216
    @munoabdullahi1216 3 ปีที่แล้ว

    Masha ALLAH walaal hore u soco.
    Walaal guryaha 4ta ama 3da qol iyo sicirkooda kasoo hadal.

  • @marianna7271
    @marianna7271 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah waa guri aad u wayn oo qurxon aad baad u mahadsan tahay abaayo

  • @fardowsakaahin5886
    @fardowsakaahin5886 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabaarakal allah shukran walaalo

  • @LakiJama-l1d
    @LakiJama-l1d 5 หลายเดือนก่อน

    Melaan kala xidhidho ma jirta qof masar jooga oo iga cawiya dhanka guryaha Qof qurbaha kaso gurayaya
    Oo Family

    • @fardowsoiskufillan
      @fardowsoiskufillan  5 หลายเดือนก่อน

      00201145166632 wiilkaas laxiriir asigaa guryaha kireeyo

  • @abdikareemkaabuli7631
    @abdikareemkaabuli7631 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc wall Fardowsa qiimaha guryaha goglan oo alabtiisa taalo 3 qol iyo fadhiga imisa weeye kirada bishii mahadsanid

  • @-KaylaCrownOfRaurels-
    @-KaylaCrownOfRaurels- 3 ปีที่แล้ว +1

    Msh Allah fardosa i started to watch all ur new viodoes alhamdulilah u doing well and still planning to come but it just covid situation is making every things hard subhanallah now Egypt in red list waiting to be removed so i can come and insha allah will contact the somali guy to find me house insha allah Jasaki allah kheer please make more vidoes about somali houses to be rent its really help us alot اتمنالك كل الخير والتوفيق في هذه الدنيا والآخرة حبيبتي فردوسه

  • @YusroDamal
    @YusroDamal 9 หลายเดือนก่อน

    Abyo

  • @lindaahmed3619
    @lindaahmed3619 2 ปีที่แล้ว

    Asalamu alaykum sister. Thanks for the videos
    I'm planning to move to Egypt soon insha'allah

  • @aliyahabdalla6419
    @aliyahabdalla6419 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah abayo horey usoco

  • @edabsan7449
    @edabsan7449 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah 🥰

  • @sharifahmed7346
    @sharifahmed7346 ปีที่แล้ว

    Asc Farhiya ka waran guryaha qimaahoda ka waran

  • @kk6yguu722
    @kk6yguu722 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashalha macanto waa meqo kirdisa

  • @ikraandirie2838
    @ikraandirie2838 4 หลายเดือนก่อน

    Gabdhan lacagta dollar kama dhigto6k maxa ka fahmayna hada

  • @zuuzuumahad3118
    @zuuzuumahad3118 2 ปีที่แล้ว

    Xbbty ilaahay haku xifdiyo , xbbty meelaan kaala soo xiriiro iisheeg fadlan inaan masar imaadan rabaa information ban ku waydiin lahaa

  • @khadijasharif3829
    @khadijasharif3829 ปีที่แล้ว

    Abayo talefankaaga maheli karaa? Si aan kuulo soo xiriirowaan soo guuri rabaa iA.

  • @sofiamohamed6146
    @sofiamohamed6146 2 ปีที่แล้ว

    Abayo Hagen ka hayaa nbrkaaga wan soo guura lahaa qaahiro

  • @SaharaGarat
    @SaharaGarat ปีที่แล้ว

    Xagaa kala so xariri

  • @fowziyoahmed3975
    @fowziyoahmed3975 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc masha allah beautiful 😻 abayo waxaa raba inaan ku weydiyo waxaan degenahay xafada taasic abayo guriga hada aan degenahay Hal sano marka maxaay tahay arinta lagacagta guri ga ee kirada ah maxey tahay in lacagta kor uu kacdo ama kirada lo kordhiyo aniga hada sanadkan ayaa kirada la igu kordhiyey maxaa xal ah kiro sanad walba kordheyso waa dhibato

    • @fardowsoiskufillan
      @fardowsoiskufillan  3 ปีที่แล้ว

      Wcs xabiibti wadankaan guryaha sanadki ama 2dii sano lacag ayaa lagu daraa school 🏫 xataa waasidaas guryaha soomaalida waxba laguma daro sida badan

  • @guledaden1447
    @guledaden1447 2 ปีที่แล้ว

    As3wrwb wl waad kumahadsantahay Lkn Qiahiisa madaan sheegin????

    • @jawahashirwa3800
      @jawahashirwa3800 ปีที่แล้ว +2

      Wcs wlle Guled Kiradiisa gurigan waa 400 dollars

    • @guledaden1447
      @guledaden1447 ปีที่แล้ว

      Jzkallah Khyn wll Amin ❤❤❤ l

  • @-KaylaCrownOfRaurels-
    @-KaylaCrownOfRaurels- 3 ปีที่แล้ว +1

    عندي ال سناب حقك ان شاء الله اتواصل معاكي لجمع معلومات اكثر خصوصا تأجير منزل بإذن الله انتظر بريطانيا تشيل مصر من القائمة الحمراء واسافر مع زوجي واطفالي ربي يوفقك دائما وابدا لما يحبه الله ويرضاه آمين 🥰

  • @libsanchannel9389
    @libsanchannel9389 3 ปีที่แล้ว +1

    Abyo meel aan kaalasoo xariira mahelaa

  • @samiiroamalle3122
    @samiiroamalle3122 2 ปีที่แล้ว

    Asc abyo ila so xirir guri bn u bahanhy ado rali aha

    • @fardowsoiskufillan
      @fardowsoiskufillan  2 ปีที่แล้ว

      Wcs walal aniga guryaha makireeyo

    • @fardowsoiskufillan
      @fardowsoiskufillan  2 ปีที่แล้ว

      Wiilka guryaha kireeyo laxiriir +20 102 085 2496 waakas lambarkiisa

    • @samiiroamalle3122
      @samiiroamalle3122 2 ปีที่แล้ว

      @@fardowsoiskufillan mahdsnid hbbti🥰🙏🏻

  • @umsumayawamohamed9144
    @umsumayawamohamed9144 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo maakusoo dartid qiimaha guryaha

  • @mrhashi273
    @mrhashi273 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah