NEW VIDEO WARBIXIN KUSAABSAN KIRADA GURYAHA MASAR PLEASE SUBSCRIBE IISAAR HADUUSAN KUUSAAR NAYNIN ❤️

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 24

  • @fardowsoiskufillan
    @fardowsoiskufillan  8 หลายเดือนก่อน +2

    +20 112 356 1920 yaxye abdi please wiilkaan waa wiilka guryaha kireeyo halala xariiro aniga guryo makireeyo anigaa mashquul ah warbixinta aan idiin soogudbiyo ayan marmarka qaar waqti uwaayaa dad waxaan arkay dad imoodo inan dadka guryaha ukireeyo waa dad aan xaaladayda lasocon waan idiin mahad celinaa❤❤❤❤❤

  • @abdulhajiahmed8735
    @abdulhajiahmed8735 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid Fardoowsa warbixiin dhameystiran wayee

  • @aminayusuf823
    @aminayusuf823 8 หลายเดือนก่อน

    Dhibatada kenya nagu haysta wayeeye guriyahay qaali walaahi somali ayaa sidaas noo galaysa ilahay noo maqan somali alaah hasoo hadeeyo aamin

  • @ikhyaralimuse9549
    @ikhyaralimuse9549 2 หลายเดือนก่อน

    Wll qol iyo fadhi imisa noqonaysaa waxan haystaa ilme yar oo 7 bilod jira waxbarashona ma rabee

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 7 หลายเดือนก่อน

    Xabibate mahadsanid seda ad nogu so gudbeneysid wax walba oo qeyr ah.

  • @fadumohaji9595
    @fadumohaji9595 8 หลายเดือนก่อน

    Wcs abaaayo masha Allah jazaaka allahu kheer ❤

  • @Farah-t5o
    @Farah-t5o 5 หลายเดือนก่อน

    2qol e madinaty Wa imisa

  • @nooramohammed6312
    @nooramohammed6312 8 หลายเดือนก่อน

    Asc, mashallah abayo qeer Allaha ku siyo waxan rabaa in aan ii mado fasaxa waxan rabaa qimaha guryaha goklan qimahoda?

  • @nastehaaden
    @nastehaaden 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah gurigan qurux ❤❤❤❤❤

  • @yuusufxasan3496
    @yuusufxasan3496 8 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خير

  • @AmiinAdenAli
    @AmiinAdenAli 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mahad sanid. Somaliyeey dadkeena aynu u naxariisano qaar baa qaxooti ah qaar baan dhaqaalo sare haysan .aynu iska dayno daneysiga waa waxa bilaa qaranka inaga dhigay .Qaran waxa lagu gadhaa qoysas Alle ka cabsanaya oo isku naxariisanaya

  • @Umuabdimalik-i6d
    @Umuabdimalik-i6d 8 หลายเดือนก่อน

    Abayo qiimaha schoolka grade one upto 8 ma isku lacagbaa nokalaso sheeg please

  • @nastehaaden
    @nastehaaden 8 หลายเดือนก่อน

    Allahuma aaamin❤❤❤

  • @noraismail9619
    @noraismail9619 8 หลายเดือนก่อน

    Assalamo aleykom warahmatollah. Walaalo reer badaan miyaad ku dagantihiin tagamo khamis. Walaalo aniga ma haaysto snap, laakin halke laga laa soo xhidiidi kara???

  • @Drmalyuunmaxamuud19567
    @Drmalyuunmaxamuud19567 7 หลายเดือนก่อน

    Abayo waxan rabay in aan imaado masar qof na kama aqaano ilmo yarna waan wataaa guryaha ma jiraan qol qol loo gireeyo shaqone ma kahalaa si aan naftayda ugu dabaro wll isoo jawab

    • @fardowsoiskufillan
      @fardowsoiskufillan  7 หลายเดือนก่อน

      Qof cunug yar haysato waa adagtahay inay shaqo hesho laakiin qofwalba iyo nasiibkeeda waayay xabiibti

  • @halimoburale4624
    @halimoburale4624 8 หลายเดือนก่อน

    Ilahya haa fududeyo

  • @raaxosiciid-gd1nr
    @raaxosiciid-gd1nr 8 หลายเดือนก่อน

    Asc Walal farduus kaas aniga ayaa raba ee halkaan kala soo xiriiraa magalada waan ku cusubahay walal igu Caawi bal meel aan kala soo hadlo

    • @fardowsoiskufillan
      @fardowsoiskufillan  8 หลายเดือนก่อน +1

      +20 112 356 1920 yaxye wiilkaas kala xariir

  • @burfullgellow8996
    @burfullgellow8996 8 หลายเดือนก่อน

    Walal madinatu nassr kirada 3 qol wa imisa?

  • @umikaltumabdi264
    @umikaltumabdi264 8 หลายเดือนก่อน

    Asc abaayo wiilka guryaha ijaara see ku helaa telephone number kiisa waa rabaaye ❤

  • @surayamoha3945
    @surayamoha3945 8 หลายเดือนก่อน

    dollark ina ku shegto ba fican dadka kale ayaga ku dhufsanaya madama u dollarka lacagaha adunka uku cansan yahy