Sirta Dhabta Iska ogow Guryaha Masar intadan la kulmin guri xun an ku caajabinin & qimaha saxda ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ม.ค. 2025
  • Iska ogow Guryaha Masar intadan la kulmin guri kalay adiga yaabi doono

ความคิดเห็น • 159

  • @haboonali3643
    @haboonali3643 2 ปีที่แล้ว +9

    Maasha Allah beautiful Video 💖 Abaayo iigu soo ducee dhal Islam ah iyo Cibaado Suuban inta nolashayada ka dhiman.
    Jazakallahu khayr Xabiibti

    • @ayanaofficial9392
      @ayanaofficial9392 2 ปีที่แล้ว

      Diyaar waye sister carabi masri ku Soo hadal videoga xiga plss

  • @suliemanabdirahman3703
    @suliemanabdirahman3703 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga waxa isoo jiitay sida aad ilaahy ugu mahadinayso. Erey kaste oo aad dhahayso alhamd'lihaah aya lasocota

  • @fowziyoxassan2363
    @fowziyoxassan2363 2 ปีที่แล้ว +5

    Jazakalah kher abayo wax badan baad naga jaahil bixisay❤️❤️❤️, marka masar imado waa in aa ku so radiyaa hhh👍🏾

  • @familytraditionalfoods
    @familytraditionalfoods 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah walaal seetahayjawahir

  • @fadmafiicanfiican2470
    @fadmafiicanfiican2470 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashllah sidee lagula soo xariiraa si aad Guriga ii kireyso haddii Ilah idmo in aan imaado jzkllah kheyr

  • @andynathon4771
    @andynathon4771 2 ปีที่แล้ว +2

    Ajar aankaa dhamaan ayaan Allah kaaga baryay allaha kuxafido adiga iyo dhamaan familkaaga allahuma aamiin

  • @kafiyahsadiiq2474
    @kafiyahsadiiq2474 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah
    walaashey Fadlan waxaan rabay suuqii daahmanka in aan waxa kadalbado ciida ka hor halkeen kaala soo xiriiraa

  • @sirtanolosha7969
    @sirtanolosha7969 2 ปีที่แล้ว +8

    Macaanto waxaad noo sheegda wax barashada iyo qiimoohada madarasada iyo schoolada iyo dugaamada laga adeegdo oo raqiisa xaafadaha admigooda fiicanyahay admiga masar waa sidee waxaas oo dham kasoo hadal khayr allaha kaa siiyo❤️

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed2590 2 ปีที่แล้ว +2

    Kijadu khaanado ma laha talaagaduu xagay yaliin iyo shoolada ma guri cusub baa maanshaalah 🌳 qurux 🌹 fariid yar 💐 💓 weeye jecliyaa hadal nool geenyada madow walaasheed miyaa

  • @hidaayahanuun5003
    @hidaayahanuun5003 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha alllh abayo fadlan meel an kalaso xariiro ee sheeg 😪

  • @maxdar11
    @maxdar11 2 ปีที่แล้ว +2

    Waan soo socdaa ma i caawinkartaa wllo waxbarasho ayaan rabaaye

  • @maxamedxasanmuumin7813
    @maxamedxasanmuumin7813 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah wll guryah uku raqisan ee guklan wll Halqul oo guklan

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 ปีที่แล้ว

    Mssha alaah abaayo Inaba cadi ma guryaha qurux iga dheh xabiibtii jzklq balse waa qaali ijaarka 300dolar to much dad aan awoodin baa jira sadax boqol qaaliyeey thanks for sharing. Jzklq abaayo

  • @maryanalimahamud41
    @maryanalimahamud41 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa ku soo raadinaa
    hadi an imaado masar insha Allaha hapo

  • @osmanwanaag8132
    @osmanwanaag8132 2 ปีที่แล้ว +5

    Asc walashey waxan umaleyaa inad qaladey qimaha sarifka,sarifka 18 ayuu maraya ayey ila tahay wayo 4000÷18=222$ ayey noqoneysa xitaa hadii sarifka hore loo qeybiyo manoqoneyso 300$ wayo ila fiiri hada:4000÷15.6=256 ayey noqote sidaa lasoco insha Allah.walashey waxan kaa rajenaya hadii aad fahantey next video inaad u sheegtid dadka Adigana Allah ha kubarakey insha Allah.🙏🙏🙏

  • @hashass6499
    @hashass6499 2 ปีที่แล้ว

    Masha'Allah. Halkaas ayaan joogay september/october 21. waxa kale oo jira xaafado kale oo ka kharash yar oo qurux badan.

    • @cawomohamed6644
      @cawomohamed6644 ปีที่แล้ว

      Hassan salaan wllo guryaha jaban waa meeqo plz

  • @kafiyahsadiiq2474
    @kafiyahsadiiq2474 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah Jazakallah kheyr walaashey macaan
    hori usoc 🥰💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @rufaiahmed8641
    @rufaiahmed8641 2 ปีที่แล้ว

    Masha Alah waa ka baxsatay very beautiful video sida ad nogu hagarbaxay wad ku mahadsan tahay

  • @andynathon4771
    @andynathon4771 2 ปีที่แล้ว

    Baarkallahu fiiki yaa ukhtil caziiza

  • @fardowsoisse3225
    @fardowsoisse3225 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah 4500 aad ayaa nooga nooga jabantihiin nasri city

  • @halimaibrahim30
    @halimaibrahim30 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah lagama sheekan karo wuuna cusubayahaye wlhi 3 dollar good 👍

    • @ruqiasalah5744
      @ruqiasalah5744 2 ปีที่แล้ว

      Not 3 dollars but it’s $300

  • @khadraabdullahi8714
    @khadraabdullahi8714 2 ปีที่แล้ว

    Walal Shan qol iyo fadhi ma heli karaa lix caruur ah baan wataaye

  • @faridfarid6561
    @faridfarid6561 2 ปีที่แล้ว

    Wadan shisheeye ayaan intaas waxka doonaa keenana weynu kacararnaa.

  • @maryanalimahamud41
    @maryanalimahamud41 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allaha tabaarakalaah waaye ani
    ahaanteyda

  • @rahimamusse8875
    @rahimamusse8875 ปีที่แล้ว

    Masha Allah hor usoco walasheey

  • @kassimmohamed6887
    @kassimmohamed6887 2 ปีที่แล้ว

    Waxbarashada rabna

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful6494 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah raqiis waaye runti shugran xabibti

  • @leylaaliisgoowe7242
    @leylaaliisgoowe7242 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah ❤

  • @katrajama2308
    @katrajama2308 2 ปีที่แล้ว +1

    ASC abaayo xamarweyne bey u egtahay xafadaan waliba guryaha.

  • @khadraahmed2132
    @khadraahmed2132 2 ปีที่แล้ว +1

    Somaliya guriga ugu folxun waa 400$ waa qali muqdisho🥰

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 2 ปีที่แล้ว

    Walal.waxad noo sheegta labo qof imisaa ku filan kirada hal qol waa imisa

  • @fatushayaan8316
    @fatushayaan8316 2 ปีที่แล้ว

    masha allah qurux waye abyo

  • @ayaancumar9685
    @ayaancumar9685 2 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah waa quurux hargeisa kanokal waa liix booqol 600$

  • @meimunaissack744
    @meimunaissack744 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah 🌙🤲🙏❤️

  • @AyuupAxmedNadaara
    @AyuupAxmedNadaara 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaashey Allah haku barakeeyo Magaceyga waa Ayuub Axmed Feyle, ma la heli karaa guri aan dabaq aheyn oo sida guriyaha somalia oo kale oo iib ah, qiimahiisana wa imisaa?

  • @umhamzahomar7778
    @umhamzahomar7778 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah allahuma barek xabiibti thank you xabiibti

  • @farhiabasal1227
    @farhiabasal1227 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Waa raqiis

  • @saciidocumar5848
    @saciidocumar5848 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo

  • @اماحمدغالي-ل1ص
    @اماحمدغالي-ل1ص 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah xbbtii ilaahay haku xiftiyo

  • @fadumaisse7283
    @fadumaisse7283 ปีที่แล้ว

    Asc jawahir gacalkeey

  • @warisali2391
    @warisali2391 2 ปีที่แล้ว +1

    Xafad raqiiska ah oo labo qol ah waa meeqo walasheey

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allaah Ramadan kariim shukran

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wa qurux,

  • @army-on8wp
    @army-on8wp 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaah waa raqiis

  • @safiyahaaji4403
    @safiyahaaji4403 2 ปีที่แล้ว

    Maansha alaah waan ka helau

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaa quruxey ilaahey ha ku xafido ❤❤❤

  • @Luulqasim2023
    @Luulqasim2023 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh jowhara

  • @suliemanabdirahman3703
    @suliemanabdirahman3703 2 ปีที่แล้ว

    Aamin wll

  • @farxiyaguhaad8245
    @farxiyaguhaad8245 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah waaye abaayo macaan

  • @nobodyabovethelawbecareful6762
    @nobodyabovethelawbecareful6762 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah shugran jzl qeer wll ql Ramadan Mubarak you and your family🤗👍

  • @andynathon4771
    @andynathon4771 2 ปีที่แล้ว

    Maanshaa Allah tabaarakallah

  • @yurubkulane2717
    @yurubkulane2717 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah ilahay haku xafido wlhy

  • @nimcosiciid6388
    @nimcosiciid6388 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wllo

  • @fadnanoor5121
    @fadnanoor5121 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashacala

  • @nimcosiciid6388
    @nimcosiciid6388 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin Aamiin yaarbi

  • @Hudassalah
    @Hudassalah 2 ปีที่แล้ว

    Asc wl waxad kasoo hadashaa shaqada, schoolada iyo caruurta waxbarashadooda

  • @aymarmusa225
    @aymarmusa225 2 ปีที่แล้ว

    Reer Shalanbood is muujiya. Ramadaan Mubaarak walaal.

  • @munamohamad2368
    @munamohamad2368 2 ปีที่แล้ว +2

    Abaayooy anaa bacdal ramadaan soo guuri rabo inaan toos kuula soo xidhiidhaan rabaa ee seen hellaa contact tigaada?

  • @macaanichannel6740
    @macaanichannel6740 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a abaayo keep going 💪

  • @hanihaji5026
    @hanihaji5026 2 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo mcn qer Allah ku siito wankugu xirnahay Mar walbo waa markii ugu horeysey qoralku soqoro xafadaada nososheeg qeliyey somali reer guura waye noga sofa idee

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 ปีที่แล้ว

    Asc abayo mashallh

  • @somaliwillmartv5730
    @somaliwillmartv5730 2 ปีที่แล้ว

    Thanks abayo

  • @mohamudxidig4130
    @mohamudxidig4130 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah mahadsanid abaayo aniga wanrabaa inana usoguuro next year high school English kubaxaaya school lada igu fiixan mahadsanid abaayo guri Dhulka ah malahelaa kenya waa 650 dollar gurigaan adnatustay

    • @queenaisha8930
      @queenaisha8930 2 ปีที่แล้ว

      Abaayo Kenya oodhani isku qiima maaha ani kan kawayn naa 400$ ku daganahay

    • @unolowmanta7508
      @unolowmanta7508 2 ปีที่แล้ว

      @@queenaisha8930 imisa qol waaye gurigada ado Mahadsan

  • @اميراحمذالنحوم
    @اميراحمذالنحوم 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc my sister jawaahir waxaad ka soo faa lootaa raga shaqadooda mxay qabtaan raga soomaaliyed waan kaa sugaynaa jawaAbta sida uga dhaqsiyaha badan mahadsanid

    • @Xalkeen
      @Xalkeen 2 ปีที่แล้ว

      Walaal anaa joogi jirey. Qofku waxa uu aqaano iyo da'diisa ayay ku xiran tahay

    • @aayat7374
      @aayat7374 2 ปีที่แล้ว

      @@Xalkeen visaha meqa waaye somaliya jogaa

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 2 ปีที่แล้ว

    MASHALAH waficantahaay ma ahaaqalii

  • @Abdikenimohamed-nm3hz
    @Abdikenimohamed-nm3hz ปีที่แล้ว

    Asc cadey Number kaga iso qor guri arabey kiro ah abayo qali

  • @ilhaamhajjiilhaamhajji687
    @ilhaamhajjiilhaamhajji687 2 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo wllhi waan ku jeclahay hore u soco waan ku taageera abyo mcnto

  • @sawdasiman1183
    @sawdasiman1183 2 ปีที่แล้ว

    Mash allah raqiis waye

  • @shamsaabdullah3308
    @shamsaabdullah3308 2 ปีที่แล้ว

    Guryaha karaqiisan soosheeg wll please

  • @fatumafarah1823
    @fatumafarah1823 2 ปีที่แล้ว

    Asc Allah ku xifdiyo ee school ka British ka soo hadal

  • @raaqiyaismail4946
    @raaqiyaismail4946 2 ปีที่แล้ว

    Xagalagala so xidhiidhay wll

  • @ifraxhussein5044
    @ifraxhussein5044 2 ปีที่แล้ว

    Abayo mahadsanid waxbashada school leda ka so hadal qiimehed

  • @deqowabdullahi6001
    @deqowabdullahi6001 2 ปีที่แล้ว

    Manshaallah manshaallah manshaallah🙏🙏🙏❤❤❤

  • @saidomohamud548
    @saidomohamud548 2 ปีที่แล้ว

    abaayo waxbadan oo aad soduubtay aan arkay waan kahelay aniga waan cusubahay hadaan arkay in asn kulasoxiriiro aan rabaa haday maqquul tahay adoo mahadsan intee kahelikaraa??

  • @mudanmohamed2393
    @mudanmohamed2393 2 ปีที่แล้ว

    Manta kgu so biray hn hore usoco

  • @Ilhan-1104
    @Ilhan-1104 2 ปีที่แล้ว +1

    Guryaha somalida moida

  • @bisharoisse2864
    @bisharoisse2864 2 ปีที่แล้ว

    Asc xabiibti waxan rabaa inaan uso guuro xaggee kala soo xiriir kara Haday macquul tahay from American

  • @qajo9403
    @qajo9403 2 ปีที่แล้ว

    Thank you

  • @leyloali6767
    @leyloali6767 2 ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @bishaaroabdi771
    @bishaaroabdi771 2 ปีที่แล้ว +1

    abaayo waxaa kasoo hadasha shaqoyinka raga iyo dumarka iyo qol iyo fadhi kiridooda abayo waku baryaa kasoo hadal sida ugu dhaqsiyaha badan

  • @fowziyoxassan2363
    @fowziyoxassan2363 2 ปีที่แล้ว

    Ramadan kariim❤️

  • @safiahussein8687
    @safiahussein8687 2 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo jawaarirey please kaso hadal dusiyada quraanka iyo schoolada jazaakallah

  • @zahraiftinchannell1740
    @zahraiftinchannell1740 2 ปีที่แล้ว

    Good House 🏘️❤️❤️👍👌

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 2 ปีที่แล้ว

    Ahlan wasahlan xabiibti BA ulag eeh

  • @sagalsaid3786
    @sagalsaid3786 2 ปีที่แล้ว

    Walhi ani Jabuuti guri waxan ku daganahay konton kun Jabuuti faran ah waa 300 dollar afar qol yaryariis korontada iyo biyahana haba sheegin wareer wlhi passport Somali sidee visaha loogu helaa abaay

  • @Sca311
    @Sca311 2 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @yusufyusuf5529
    @yusufyusuf5529 2 ปีที่แล้ว +3

    asc abayo mcn adoo rali ah waxan ubahnaa inaan wax badan ka ogaado jaamacatul azhar sida ushaqeyso qaabka loo heli karo shuruudaheda adi waxbixin buuxda waliba xiiso leh inaad noo soo duubtan jeclaa lahaa

    • @hamzemoumin3242
      @hamzemoumin3242 2 ปีที่แล้ว

      Inde joogta ana ka jahil bixinaya

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 2 ปีที่แล้ว

    Masar dadka raba inay usooguuraan eeyurub iyomareykan kaimaanayoow walaalayaal kenyaa idiin dhaanta xag kasta hadaytahy diin iyowaxbarashada inaad lacag iyobiznis sameeysato,waaigatalo kuwa turky iyo caraba waxaa kaaga fuican kenya xataa hiloowga iyo home sicka inahaya waad kaga caafimaadaysaa oomadareemaysid qurbe inaad kunooshahy .qurbe waaye carabi runtii anigaa 33sanodagnaa yurub waad kaga reysanaysaa carab iyo yurubtaba

  • @nimcoelmi2391
    @nimcoelmi2391 2 ปีที่แล้ว

    jawahir Ramadan Mubarak .

  • @fatumamukhtar4668
    @fatumamukhtar4668 2 ปีที่แล้ว +1

    300 dollar lacag ma ahan Nairobi guri nocan ah hadii aad hesho 1200 dollar subxanallah wadanka shaqa la aanta kajirto iyo nolasha sidey qaali utahay isma laha

    • @osmanwanaag8132
      @osmanwanaag8132 2 ปีที่แล้ว +2

      Asc walaal gabadha qimaha wey qaladey wayo 4000 waa 222$.18 dollar markat u qebisid 4000=222.sidaa la soco insha Allah.

    • @ruqiasalah5744
      @ruqiasalah5744 2 ปีที่แล้ว

      @@osmanwanaag8132 she didn’t say 4000, she said 4500 so she’s right

  • @fadumahussein777
    @fadumahussein777 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo markale hakunoqoto xisaabta sadex boqol ma aha

  • @mathiascenterlund2872
    @mathiascenterlund2872 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @maryanabdulahi7304
    @maryanabdulahi7304 2 ปีที่แล้ว

    Somalia guryahay qaar aaba ka qaalisan raqiis waaye

  • @xaawamaxamed403
    @xaawamaxamed403 2 ปีที่แล้ว

    الله يبارك حبيبتي ❤

  • @aminamoha3209
    @aminamoha3209 2 ปีที่แล้ว

    Asm

  • @fadumahasan1891
    @fadumahasan1891 2 ปีที่แล้ว

    Wllo xaga sharciga ka soo waran sidee ku joogi kartaa

  • @sadiahassanmohamed5381
    @sadiahassanmohamed5381 2 ปีที่แล้ว

    Asc abayo kan wa meqa qol teda kale qudarta kilokilo manoguso qimen karta

  • @ijabosahal194
    @ijabosahal194 2 ปีที่แล้ว

    Armaajoyiin malehmiyaa qolalka???

  • @adnomohamed4385
    @adnomohamed4385 2 ปีที่แล้ว

    Abayo cimilada kulel miyaa biilka meeqa kugu filin bishi

  • @raxmomuxudiinofficial7285
    @raxmomuxudiinofficial7285 2 ปีที่แล้ว

    Xaafada noo soo sheek oo raqiis ah