Abdirahman Bashiir somalida shiicinimo miyuu la rabaa?!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 160

  • @hibaali4311
    @hibaali4311 5 หลายเดือนก่อน +14

    Sheekh Somalia 🇸🇴 antaakeero Malahan Lakiin qofki xaqa runta kasheekayo dhagaystee Lakiin Shiico waa gaalo gaalo dhaafataya ama difaaca ama taakeera allaha❤❤❤ Nabige Scw ❤❤❤

    • @MaxamadAxmadqaasim
      @MaxamadAxmadqaasim 5 หลายเดือนก่อน +1

      Hadeey gaalayihin maxaa xaramka loogu okolaaday

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 5 หลายเดือนก่อน

      SHIIKH CABDIRAXMAAN BASHIIR WAA CAALIM MUFAKIR AH QOF SOMAALI AH OO KA CILMI BADAN MA JIRO SOMAALI AYAANA MARQAATI KA AH. SHIIKH CABDIRXMAAN WAA CULIMADA JAAMATUL AL AZHAR LAAKIIN GROUPKA WAHAABIYADU MARNA RAALI KA NOQON MAAYAAN QOF TACLIINTIISU TAHAY JAAMADA AL AZHAR WAAYO KHILAAFKA UDHEXEEYA WAAN OHNAHAY. WAHAABIYO CID KASTA OO AAN SUCUUDI WAX KU SOO BARAN WAA U TAARGET. SOMAALIDU ARINKAAS HA OGAATO

    • @abdalla_guul
      @abdalla_guul 5 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@Liiloowe waa yaab wlhi, sheekha 2-diisa hadal kee ayaad leedahy qaata waa saxee? Mida kale cilmiga azhar yaala ma mid aan ahay quraan & axaadiis baa? Mase ogid miyaa in salafkeenii ay cilmiga safar ugali jireen meeshay doontaba ha ahaatee si xadiis usoo bartaan yaa kugu dhajiyay adiga azhar kaliya yaase kuu foolxumeeyay Sacuudiga? Mahadsanid Sir wayn ayaan ka fahmay comment-gan waana in umadda laga jaro hoygii nabiga iyo halkii waxyiga lagusoo dejiyay.

    • @hibaali4311
      @hibaali4311 5 หลายเดือนก่อน

      @@MaxamadAxmadqaasim Waa qalada in xamar allaha aya galaan

  • @ReerGuuraa-l6l
    @ReerGuuraa-l6l 3 หลายเดือนก่อน +2

    Anaga iyo shiicada waxaan isku nahay dab iyo baasiin
    Halaga digo waa cadawga musliminta

  • @AbdiYarew
    @AbdiYarew 5 หลายเดือนก่อน +3

    Ninkaani sheekh maaha waa malaa asagaa shiico ah yahooo

  • @ReerGuuraa-l6l
    @ReerGuuraa-l6l 3 หลายเดือนก่อน +2

    War dadka shiicada difaa caayoow
    Mawaxaad ku farax santihiin
    Caayda & gaa laaysiinta & lacnada
    Saxaabada!!!
    Warkiina soo caadeeya
    Waxba ha is qarinina

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 5 หลายเดือนก่อน +8

    Shiico waxay aaminsanyihiin cadowgooda in uu yahay suniga isweydiiya ciraaq ayaa gacanta u galiyey oo xasuuqey sunigii waa mareykanka suuriya ayaa dhameeyey oo gacanta u galiyey lubnaan, yaman,hadana waxay faraha kula jiraan liibiya iyo suudaan ee Allah umada ha ka qabto aamiin soomaaliya rag lacag la siiyey ayaa loo soo adeegsadey ee Allah ha badbaadiyo shacabka soomaaliyeed xaqana hanagu sugo aamiin

    • @yunankkays3901
      @yunankkays3901 5 หลายเดือนก่อน

      hhhhhhh waa sheekada sacuudi maal galin ee shiico waa muslin way na towxiidaan wixi khaldan nah rasullka sheegay inay firqooyin loo qeyb samaa wax badan ka khaldan ayaga iyo allahood utaal lkn siyada sacuudi ee american iyo yahuuda usoo dhiibayan marka wax ka qaadi waaye iraan 40sano cuna qabateen ku hayeen sacuudi hada wa is dhiibay wana la heshiiyay iraan sano ka dib nah cadow maahan ayago ku hayaan arki doontaa ee yaan maskax lagag dheelin

    • @Nolosha23
      @Nolosha23 5 หลายเดือนก่อน

      Waa runtada sis

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 5 หลายเดือนก่อน

      SHIIKH CABDIRAXMAAN BASHIIR WAA CAALIM MUFAKIR AH QOF SOMAALI AH OO KA CILMI BADAN MA JIRO SOMAALI AYAANA MARQAATI KA AH. SHIIKH CABDIRXMAAN WAA CULIMADA JAAMATUL AL AZHAR LAAKIIN GROUPKA WAHAABIYADU MARNA RAALI KA NOQON MAAYAAN QOF TACLIINTIISU TAHAY JAAMADA AL AZHAR WAAYO KHILAAFKA UDHEXEEYA WAAN OHNAHAY. WAHAABIYO CID KASTA OO AAN SUCUUDI WAX KU SOO BARAN WAA U TAARGET. SOMAALIDU ARINKAAS HA OGAATO

    • @UshsjsjzbBzkzksrgg
      @UshsjsjzbBzkzksrgg 5 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@yunankkays3901 Sacuudiga iyo iiraan weeba ay heshiiyeen😂😂
      Laakiin arinku maaha Sacuudiga iyo iiraan arinku waa sharafta nabiga scw iyo sharafta saxaabada ee maaha sacuudi iyo iiraan waxoodi waa siyaasad oo kaliya weena hishiiyeen laakiin anaga miyaan noqonaynaa ku raacsan Sacuudiga
      Mise xaqa ayaan raacnaq

  • @ABDOULKADERHOUSSEIN-q8l
    @ABDOULKADERHOUSSEIN-q8l 5 หลายเดือนก่อน +2

    Viva sheikh Abdourahman Bachir

  • @curiousLiban
    @curiousLiban 5 หลายเดือนก่อน +4

    Ninkani dariiqa ayuu ka lumay. Asaga iyo Kishki waa saaxiibo loosoo diray dadka Soomaalidaa inay dariiqa diinta ka leexiyaan

  • @iamsad2022.
    @iamsad2022. 5 หลายเดือนก่อน +2

    Sh. Shibili wuxuu yiri "shiicada gaalo lama dhihi karo qaar ayaa gaalo ah sida raafidada lkn kuli mawada qaldana" marka sh.shibili isaguna ma qaldanyahay

    • @UshsjsjzbBzkzksrgg
      @UshsjsjzbBzkzksrgg 5 หลายเดือนก่อน +2

      Raafidadu waa shiicada dagta iiraan sida ku qoran dastuurka iiraan

  • @abdiali5295
    @abdiali5295 5 หลายเดือนก่อน +6

    Ninkan ilaahey haso hanuuniyo Shiikh maaha Mufakir isu magacaabay laftiisa yaab Before and after waa laga haaya
    Shiico oodhan waxba ismadhaaman dadkane Adiga uguma Aqoon badnid hadi aadan ugu aqoon yaren ee cadi iskadhig Anaga waan difaaceyna NNK iyo Saxabadisa inta ay Nafi nagu jirto insha Allah

    • @boolocadey4661
      @boolocadey4661 5 หลายเดือนก่อน

      Wll Abdiraxmaan Bashiir wuxuu arkey umad wixii la rabo lala horyimaado oo loogu qudbeeyo marka waa caadi intii laga helaayo dad Damiir leh

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 5 หลายเดือนก่อน

      SHIIKH CABDIRAXMAAN BASHIIR WAA CAALIM MUFAKIR AH QOF SOMAALI AH OO KA CILMI BADAN MA JIRO SOMAALI AYAANA MARQAATI KA AH. SHIIKH CABDIRXMAAN WAA CULIMADA JAAMATUL AL AZHAR LAAKIIN GROUPKA WAHAABIYADU MARNA RAALI KA NOQON MAAYAAN QOF TACLIINTIISU TAHAY JAAMADA AL AZHAR WAAYO KHILAAFKA UDHEXEEYA WAAN OHNAHAY. WAHAABIYO CID KASTA OO AAN SUCUUDI WAX KU SOO BARAN WAA U TAARGET. SOMAALIDU ARINKAAS HA OGAATO

    • @koorakayse4975
      @koorakayse4975 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@Liiloowewa runta saudiga iyo yeman unbay tagersnyihin

    • @UshsjsjzbBzkzksrgg
      @UshsjsjzbBzkzksrgg 5 หลายเดือนก่อน

      Caalim mufakar ah
      Ma macsuum baa
      Firqooyin maaha walaal
      Ee arinku wuxuu laxiriiraa
      1.Sharafta nabiga 2.quraanka oo ay qaarna rumeeeyeen qaarna beeniyeen 3.ku tilmaamida nabiga
      Dayuus.
      Acuudi billah

    • @Romman114
      @Romman114 5 หลายเดือนก่อน

      Waa ikhwaani. Ikhwaanka saas ayaa lagu yaqaana

  • @TahirMuhumed
    @TahirMuhumed 5 หลายเดือนก่อน +3

    Waxaan layaabanahay ilaa hada hadaa nahay sunniga qofkii naga afkaar duwan wuu lumay
    Hada shiikhacan ay ku dhaganyihiin qolyahani wahaabiyadu fikirkayga wuu ka saxsanyhay mar haduu yidhi shiicada aan ilaahay u dayno lkn waa walaalaheen waxa la isku hayaa waa caqiido
    Waxa kale oo layaab ah dad baa ku odhanaya shiico iraaq waxay ka samaysay waa la ogyahay
    Hagaag iraaq cida baabiisay waxa uu ahaa Maraykanka waxana gacan ka siiyay dowladaha carabta
    Suuriyana waxa dumisay maraykanka waxana xulufo la ahaa carabta kadib markii danaihiisa gaadhay maraykanku wuu uga baxay wadamadii carabta waxana suuriya isbahaysi lasamaysatay shiicada iiraan iyo ruush halkay markaa mareen wadamadii carabta ee lahaa waxa xilka laga tuurayaa bashaar al asad
    Waxan ogayn yemen waxa ka dhacay ee dowlada carabtu sameeyeen sucuudi iyo uae dalkii intay baabiiyeen bay u sababeen nimankaa shiicada ee hada jooga
    Dhanka kale shiicadu waxay garab iyo gaashaan u noqotay walaalaheen falastiin waxaan ognahay maanta cida kaliya ee yuhuudu is eegaysaa waa iiraan
    Halka wadama carabtuna maanta ay bilaabeen wax layidhaa madhabta ibraahimiyada ama walaalaynta diimaha towraad injiil iyo islaamka
    Iyadoo waxaas oo cadayn ah ay jiraan maanta waxay cullimada soomaaliyen na odhanayaa waxba kama jiraan dagaalka iraan iyo xulafadeeda iyo taageerida falastiin ee ay la jihaadayaan yuhuuda
    Hal wadaad oo soomaali kama hadli karo dhibaatadaa wadamada carabtu ku hayaan muslimiinta
    Waxaan idin odhan lahaa sunniga iyo shiicada iyo quraaniyiin iyo qaar kaloo badan waxay kamid yihiin 73firqo ee nabi muxamed scw noo sheegay markaa xukunkooda aan u dhaafno Alle

    • @koorakayse4975
      @koorakayse4975 5 หลายเดือนก่อน

      Masha allh jazakalah khayr sidad u cadaysy sxb dhibta ugu wayn ee jirta wa wahabiyo waxay isku hystan in janada lo balan qaday

    • @UshsjsjzbBzkzksrgg
      @UshsjsjzbBzkzksrgg 5 หลายเดือนก่อน +1

      Sacuudiga iyo iiraan weeba ay heshiiyeen😂😂
      Laakiin arinku maaha Sacuudiga iyo iiraan arinku waa sharafta nabiga scw iyo sharafta saxaabada ee maaha sacuudi iyo iiraan waxoodi waa siyaasad oo kaliya weena hishiiyeen laakiin anaga miyaan noqonaynaa ku raacsan Sacuudiga
      Mise xaqa ayaan raacnaq

    • @TahirMuhumed
      @TahirMuhumed 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@UshsjsjzbBzkzksrgg waar sxb sidaad mooday walaahi maaha maanta waxaan ognahay cid aan wahaabi ahayd in uu lumay cullumadeena agteeda fikirkaasi baa yaala
      Waxa ugu wayn ee maanta ka danbeeya fikirka caynkaa ah waa sacuudi arabiya
      Bal niyo hadaad wax akhrisaan bal dib ugu laabta noloshii saxaabada gaar ahaan khulafaa u raashidiin ka waxa aad gaar u baadha wakhtigii fitanta ee cali binu abu daalib rc bal waxa dhaca qisada dagaalkii safiin
      Waxaan ogahay dhacdada ka dhacday dagaalkaa ee lagu heshiiyay hadii ay maanta somalida ka dhex dhici lahayd in la odhan lahaa waa gaalo reer kaasi
      Markaa waxaa ku odhan meel ay taal dariiqa saxan eebaa garan walaal innaga ha inagu hanuuniyo lkn dhalinyaroy wax baadha wax walba ha qaadanine iska shaan dheeya oo bal annigana ha i xukumina ileen qofkaan kula aragti ahayn ba waa la gaalaynayaa maantee Eebow xaqa igu hanuuni

  • @G0_n3
    @G0_n3 5 หลายเดือนก่อน

    Ninkani sheekh Abdourahman Bashir waligaa isago ahadiths sharhaya ma araag 😢

  • @subayrcabdi8054
    @subayrcabdi8054 3 หลายเดือนก่อน

    Goormuu shiicoobay
    لا حول ولا قوة إلا بالله

  • @mahamedsaid7914
    @mahamedsaid7914 5 หลายเดือนก่อน +1

    Shekha aad ayaan udhegystaa culumada somaliyeed allah ha xafido lkn shikhan wuxu kahdlayaa cilmi ayuu kahdlaa

  • @FatahJama-z9e
    @FatahJama-z9e 5 หลายเดือนก่อน

    بارك الله فيك أخي ninkan halis wayn baa iga so muuqata waa in culumadu fadhiga ka kacaan oo halis ta ninkan dadka uga digaan

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pw 5 หลายเดือนก่อน

    Xasbiya’Allah wanicmal wakiil!!!!

  • @muuseaha
    @muuseaha 5 หลายเดือนก่อน +2

    نعوذ بالله من الحور بعد الكور.

  • @MaxamedFaraxtalan-j1c
    @MaxamedFaraxtalan-j1c 5 หลายเดือนก่อน +1

    Labo Caalim ...mid wa ninka somaali ugu aqoonta badan Mufakir intaba ah wa sh mustafe xaaji ismaaciil haruun.....kuma warwareego Firqooyinka dheex yaal musliminta ninka kale.na Wa daciga heer caaliim Dr zakir nailk ...ninka 3ad wa sh cabdiraxmaan bashiir dhamaadoodba Xafidulah

    • @UshsjsjzbBzkzksrgg
      @UshsjsjzbBzkzksrgg 5 หลายเดือนก่อน +1

      Caalim mufakar ah
      Ma macsuum baa
      Firqooyin maaha walaal
      Ee arinku wuxuu laxiriiraa
      1.Sharafta nabiga 2.quraanka oo ay qaarna rumeeeyeen qaarna beeniyeen 3.ku tilmaamida nabiga
      Dayuus.
      Acuudi billah

  • @jamaalmohamud9679
    @jamaalmohamud9679 5 หลายเดือนก่อน +3

    Abdirahman waa runtii ee iskaga hara boqortooyada Sacuudiga iyo munaafaqada wadaada ay biilaan.

    • @UshsjsjzbBzkzksrgg
      @UshsjsjzbBzkzksrgg 5 หลายเดือนก่อน +1

      Sacuudiga iyo iiraan weeba ay heshiiyeen😂😂
      Laakiin arinku maaha Sacuudiga iyo iiraan arinku waa sharafta nabiga scw iyo sharafta saxaabada ee maaha sacuudi iyo iiraan waxoodi waa siyaasad oo kaliya weena hishiiyeen laakiin anaga miyaan noqonaynaa ku raacsan Sacuudiga
      Mise xaqa ayaan raacnaq

    • @mohamedmooto-kl2du
      @mohamedmooto-kl2du 5 หลายเดือนก่อน

      Nacalad haku dhac do adiga iyo cabdi rax maan ba shiir

    • @aliisse3397
      @aliisse3397 4 หลายเดือนก่อน

      Waakaa cumar iyo abuubakar ceeynaya oo dhahaya waa ehlu naar, mise adiga waxaa tahay shiico

  • @ahmedgarad5294
    @ahmedgarad5294 5 หลายเดือนก่อน

    Sh Abdulrahman waa sax, kuwa kale waa qaldanyihiin

    • @hibaali4311
      @hibaali4311 5 หลายเดือนก่อน +1

      Shiico Waa gaalo

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 5 หลายเดือนก่อน

      SHIIKH CABDIRAXMAAN BASHIIR WAA CAALIM MUFAKIR AH QOF SOMAALI AH OO KA CILMI BADAN MA JIRO SOMAALI AYAANA MARQAATI KA AH. SHIIKH CABDIRXMAAN WAA CULIMADA JAAMATUL AL AZHAR LAAKIIN GROUPKA WAHAABIYADU MARNA RAALI KA NOQON MAAYAAN QOF TACLIINTIISU TAHAY JAAMADA AL AZHAR WAAYO KHILAAFKA UDHEXEEYA WAAN OHNAHAY. WAHAABIYO CID KASTA OO AAN SUCUUDI WAX KU SOO BARAN WAA U TAARGET. SOMAALIDU ARINKAAS HA OGAATO

    • @aliisse3397
      @aliisse3397 4 หลายเดือนก่อน

      Cilmiga saa u taqaano ma ahan
      Mida kale cilmi laguma heeysto
      Waa is burintiisa,
      Qofkana waa khaldami karaa
      Waa in la isa saxo
      Diinta waligeed waligeed waa la isa radio jiray.
      Waana wanaag

  • @BaxasanA
    @BaxasanA 5 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkaan wuu qarsanaa shiico waxay aaminsan yihiin quraanka inuu sax ahayn
    2 in Saxaabada Gaalo yihiin ka bilaw Abuukar sadiiq

    • @hibaali4311
      @hibaali4311 5 หลายเดือนก่อน

      RW Yahuud Shiico Waa hal

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 5 หลายเดือนก่อน +3

    Sh bashiir 100/100 waa sax wax aan iska horjeedin ma aragnno sunni is rabaa ma jiro waxba sh bashiir ha ku qaraarin waad fashilanteen

    • @Nolosha23
      @Nolosha23 5 หลายเดือนก่อน +1

      Adaa ka mid ah shiicada umalena

    • @أبوعبدالملكالصومالي
      @أبوعبدالملكالصومالي 5 หลายเดือนก่อน +1

      Shiici dhintay ayaad tahay ayaan filaa

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 5 หลายเดือนก่อน

      SHIIKH CABDIRAXMAAN BASHIIR WAA CAALIM MUFAKIR AH QOF SOMAALI AH OO KA CILMI BADAN MA JIRO SOMAALI AYAANA MARQAATI KA AH. SHIIKH CABDIRXMAAN WAA CULIMADA JAAMATUL AL AZHAR LAAKIIN GROUPKA WAHAABIYADU MARNA RAALI KA NOQON MAAYAAN QOF TACLIINTIISU TAHAY JAAMADA AL AZHAR WAAYO KHILAAFKA UDHEXEEYA WAAN OHNAHAY. WAHAABIYO CID KASTA OO AAN SUCUUDI WAX KU SOO BARAN WAA U TAARGET. SOMAALIDU ARINKAAS HA OGAATO

    • @UshsjsjzbBzkzksrgg
      @UshsjsjzbBzkzksrgg 5 หลายเดือนก่อน +1

      Sacuudiga iyo iiraan weeba ay heshiiyeen😂😂
      Laakiin arinku maaha Sacuudiga iyo iiraan arinku waa sharafta nabiga scw iyo sharafta saxaabada ee maaha sacuudi iyo iiraan waxoodi waa siyaasad oo kaliya weena hishiiyeen laakiin anaga miyaan noqonaynaa ku raacsan Sacuudiga
      Mise xaqa ayaan raacnaq

    • @UshsjsjzbBzkzksrgg
      @UshsjsjzbBzkzksrgg 5 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@Liiloowe caalim mufakir ah
      Ma macsuum baa

  • @abdifatahali6884
    @abdifatahali6884 5 หลายเดือนก่อน

    Hacaayin shiikha Jaahil baadtahaye hadalka shiikha dhanka fiican ka eeg

  • @UshsjsjzbBzkzksrgg
    @UshsjsjzbBzkzksrgg 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sacuudiga iyo iiraan weeba ay heshiiyeen😂😂
    Laakiin arinku maaha Sacuudiga iyo iiraan arinku waa sharafta nabiga scw iyo sharafta saxaabada ee maaha sacuudi iyo iiraan waxoodi waa siyaasad oo kaliya weena hishiiyeen laakiin anaga miyaan noqonaynaa ku raacsan Sacuudiga
    Mise xaqa ayaan raacnaa

  • @ABDOULKADERHOUSSEIN-q8l
    @ABDOULKADERHOUSSEIN-q8l 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh Abdourahman bachir waligis ma odhan shiico wa galo balse wan is khilafsanahy oo kali ah Marka ha kala hichodo Somalay.

    • @aliisse3397
      @aliisse3397 4 หลายเดือนก่อน

      Isagaa is burinaya , shiico soo kuwa xaasaaaskii nabiga ceeynaya, saaxabadii nacaladanaya , Ahluwalia beeyt kii baryaya miyaa la walaala nahay

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkan shiicada isagaaba kaliita adigaaba buunbuuniyey oo sheekh ugu yeerey teytalka MUFAKIR waa laqab aan sal laheyn qof aan fakurin miyaa jira maxaa isaga kukooni yeeley

  • @macalimDhahar
    @macalimDhahar 5 หลายเดือนก่อน +2

    Ninka dhaha shiico waa walaaleheen sidee ku noqon karaa walaalkeen ninka ceynaya xaasaskii nebiga csw iyo saxabada ? Yeey kula tagin caadifad sucuudi iyo iiraan wa laba wadan wa heshiin karaan oo dantooda aduunka wa ka wada hadli karaan lkn. Marnaba walal kuma noqon karo nin xasaska nebigeena suuban iyo saxabada ceynaya sheikhanana wa qaldan yahay waana muuqataa inu is badaley

  • @BaxasanA
    @BaxasanA 5 หลายเดือนก่อน

  • @moustaphaHackerman
    @moustaphaHackerman 5 หลายเดือนก่อน

    War sheik amaan siiya waa sax ahlu suna jamaca weyaan

    • @UshsjsjzbBzkzksrgg
      @UshsjsjzbBzkzksrgg 5 หลายเดือนก่อน +1

      Caalim mufakar ah
      Ma macsuum baa
      Firqooyin maaha walaal
      Ee arinku wuxuu laxiriiraa
      1.Sharafta nabiga 2.quraanka oo ay qaarna rumeeeyeen qaarna beeniyeen 3.ku tilmaamida nabiga
      Dayuus.
      Acuudi billah

  • @abdirahmanahmed3057
    @abdirahmanahmed3057 3 หลายเดือนก่อน

    wa haabi uraaya shiicadaa ku dhaanta

  • @ahmedosman3637
    @ahmedosman3637 5 หลายเดือนก่อน

    Shiikh bashiir waa saxanyahay 100%

    • @mohamedmooto-kl2du
      @mohamedmooto-kl2du 5 หลายเดือนก่อน

      Waa gaal murtad ah cabdi rax maan bashiir iyo adigu ba nacalad hakugu dhacdo

  • @abuyaabuya6723
    @abuyaabuya6723 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sheeq bashiir ma ila qaldana qaabka uu tafa tiraayo sii dagan u dhageeso mowduucii u danbeeyi uu kaga hadli shiicada iyo sida uu wadaa dhigay

  • @ibrahimgas6536
    @ibrahimgas6536 5 หลายเดือนก่อน

    Abdiraxman bashiir waxad mooda inu noqday caado qaate cusub
    Lakin waxanu oranayna reer jabuuti gaale Somalida way ku dili

  • @warrior_566
    @warrior_566 5 หลายเดือนก่อน +1

    Shiico waa gaaaalo waa cadowga suniga ama xadowga islaaamka

  • @hibaali4311
    @hibaali4311 5 หลายเดือนก่อน +2

    Shiico kristeenkan waa hal

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 5 หลายเดือนก่อน +1

    Allaah ninyahow ka cabso hadalkana ha jarjarin sheekh waa sheekh shar leh.

  • @cilmidoon539
    @cilmidoon539 5 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay xaqa hana wada tuso

  • @abdilahibg8794
    @abdilahibg8794 5 หลายเดือนก่อน

    Sheikh AbdiRahman Bashir is openly conflicting the Quran.

  • @adonallah
    @adonallah 5 หลายเดือนก่อน +1

    Kan 4sano kahor ayaa qadkeyga kasaaray waa wadaad fiTnoobay inTuu islahaa is jiclci yaan xagjirnimo lagaa dareemin wadaadkasTa oo is fududeeyay oo suud qaaTa saasa udanbeysa

  • @midnimomedia198
    @midnimomedia198 5 หลายเดือนก่อน

    Qofka kuslinka wuxuusaba ahy laguna sheego somaliyay sh Abdiraxman Sunu weeye arintu ka hadlayna waxay ahayd muslinmka ha kaysku soo dhaweeyo

  • @wayraxali2944
    @wayraxali2944 5 หลายเดือนก่อน

    Sheikh bashir maha shiico lkn wax jira ayu sheegey e dhaleecada jooji hadad diin ledahay adeer.

  • @qardho7720
    @qardho7720 3 หลายเดือนก่อน

    Tiisa hore ayan qadanay Tan danbe walaahay wan dhartee in an ka yeleen dad rasuulki scw xasaskisi iyo asxantiisi ka baxsanlayihin ayaa walalihiina arintaan hadi u ka noqonwayo wa tii u saxada kaga bixilahaa

  • @HamseAbdiqaare
    @HamseAbdiqaare 5 หลายเดือนก่อน

    Arinta aan meelna laga dhaafi Karin qofka aaminsan inuu quraanku dhamaystiranayn meelna Kuma walaalnoomi karno

  • @G0_n3
    @G0_n3 5 หลายเดือนก่อน

    Nacaala toula 3alaa chii'a

  • @AliMohamed-op4on
    @AliMohamed-op4on 5 หลายเดือนก่อน

    Asalamu alaykum fadlan wax saxa la imaadaa sheikha dhaafa idinkaa wax khaldaaye

    • @UshsjsjzbBzkzksrgg
      @UshsjsjzbBzkzksrgg 5 หลายเดือนก่อน +1

      Caalim mufakar ah
      Ma macsuum baa
      Firqooyin maaha walaal
      Ee arinku wuxuu laxiriiraa
      1.Sharafta nabiga 2.quraanka oo ay qaarna rumeeeyeen qaarna beeniyeen 3.ku tilmaamida nabiga
      Dayuus.
      Acuudi billah

  • @xasanmacalinadan6188
    @xasanmacalinadan6188 5 หลายเดือนก่อน

    Ninkaa mala'aawadiin karaa qofkii caayo saxaabada

  • @CaaishaCali-n2c
    @CaaishaCali-n2c 3 หลายเดือนก่อน

    😮😅😂😂😂😅😅

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 5 หลายเดือนก่อน +3

    Wadaadada somaliyeed waxaa lagu amray inay caayaan shiicada hadhowna culamada somaalida woxooda waa mushaari sacuudi u shaqeeo

    • @UshsjsjzbBzkzksrgg
      @UshsjsjzbBzkzksrgg 5 หลายเดือนก่อน +1

      Sacuudiga iyo iiraan weeba ay heshiiyeen😂😂
      Laakiin arinku maaha Sacuudiga iyo iiraan arinku waa sharafta nabiga scw iyo sharafta saxaabada ee maaha sacuudi iyo iiraan waxoodi waa siyaasad oo kaliya weena hishiiyeen laakiin anaga miyaan noqonaynaa ku raacsan Sacuudiga
      Mise xaqa ayaan raacnaq

  • @EngasadAxmed
    @EngasadAxmed 5 หลายเดือนก่อน

    Sacuudiga asaga ayaa ka xun shiicada

  • @Ugaas65
    @Ugaas65 5 หลายเดือนก่อน

    Maladu Waa Xaaraan

  • @G0_n3
    @G0_n3 5 หลายเดือนก่อน

    Moufakhir waax la idhado ma jiro islaanka

  • @أمسوبير
    @أمسوبير 5 หลายเดือนก่อน

    Isbadal wayn baa kudhacay sheekh

    • @G0_n3
      @G0_n3 5 หลายเดือนก่อน

      Waxa aan sheekhan ka dareemay nacayb uu u qabo Carabta taas oo keentay in uu naco sunnadii Nebi Muxamed! Qaamisku tusaale ahaan wuxuu leeyahay waa dhar Carbeed halka ay al Sunna Wal Jamaca Aya u gabaan wa Sunnadii Nabi Muxamed o inaay tahay laggu daaydo

  • @saidmuse3138
    @saidmuse3138 5 หลายเดือนก่อน

    Shiicadu waa cadawga islaaaamka

  • @mohagurey2214
    @mohagurey2214 5 หลายเดือนก่อน

    Wa kaqeb, shakina kuma jira

  • @xamuudiabbakar4051
    @xamuudiabbakar4051 5 หลายเดือนก่อน

    wuu ka noqday sheekhu hadalkaa

  • @siciidocabdiraxmaanmacalin8493
    @siciidocabdiraxmaanmacalin8493 3 หลายเดือนก่อน

    Aakhiru sabaan shiico waa walaaleheen???Waa tee shiico
    Xasbunalaah

  • @Kadar-ex8xp
    @Kadar-ex8xp 5 หลายเดือนก่อน

    Ninkan waxaan dhegaysanayay muddo dheer.
    Waxaan aad u fahmay inuu isagu yahay cadawga islaamka.
    Waxa intaas u dheer kibir iyo isla waynaan

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 5 หลายเดือนก่อน

    wuxu saxi karoo majiro waa oday cilmaani wayn

  • @abdulahiali7273
    @abdulahiali7273 5 หลายเดือนก่อน

    @ Sheekh warkuba hakala caddaado ee Sh. C/raxmaan Bashiir Live soo geli aad ku waraysanayso si aan u ogaanno waxa iska beddelay

  • @nugaal012
    @nugaal012 5 หลายเดือนก่อน

    Qofku haduu mufakirnimadiisa ku dabakho wuxuu ku dambeeya kufri. Qofka muslimka waxaa muhiim ah inuu ku ekaado fahamka saxaabadii ay ka fahmeen diinta Islaamka.

  • @AtlasAtlas-r6s
    @AtlasAtlas-r6s 5 หลายเดือนก่อน +2

    Somaliland waxay dhahda Amaxaro Ethiopia walalyheen
    Ninkaan woxo dhahaya shiica walalyheen

  • @yusufmohamed5202
    @yusufmohamed5202 5 หลายเดือนก่อน

    Waa uu saxan tahay oo waxa uu sheegay waxa ay yihiin waa ahlu tawxiid ah
    Lkn kuma raacsanin dhinaca xun

  • @Hami-horleh
    @Hami-horleh 3 หลายเดือนก่อน

    Adi niyow dulinimaa kamuuqato wana wareersantahay marba qof unbaaad saarantahay war ilhy ka cabso umada hafidnen kadaa isku dirka

  • @mohamednajibegeh31
    @mohamednajibegeh31 5 หลายเดือนก่อน

    Hadalka qofka hadi la gogoyo wuxu ka tagaya wixii qofku ka hadlayey macno kalena wuu yelanaya sh Abdiraxmaan waa falanqeye dhanka siyasada waxan aad ku shegayso wax udhowna mahe hadalka sh soo wada oo isbarbardhig labada qudbadood sida ciyalka ri,agshanka bixiya hasoo gosgosane mise waxaad tahay kuwa dadka wixii ka fakar duwan ama kala firqada ku shega waxan aheyin ee is yaqana in wixii iyaga lasocon inay khaldan yihiin

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 5 หลายเดือนก่อน +1

    SHIICADU WAA GAALO YAHUUDA IYO NASAARADA WAXBA MA DHAAMAAN
    NINKII SHIICO WAA MUSLIM YIDHAAHDO
    ASAGA DIINTIISA DIB HA LOO FIIRSHO
    SHIICO IYO WIXII SHIICO TAAGEERSAN WAXAA NAGA DHAXEEYO DAGAAL SEEF IYO XABAD

  • @Mohamed_Cade
    @Mohamed_Cade 5 หลายเดือนก่อน

    Maxaa hada noo sheegtay sheekhu waxuu sheegay caalamadahooda

  • @CabdiRaxmaanCismaan90
    @CabdiRaxmaanCismaan90 5 หลายเดือนก่อน

    Wayku cibaadestaan cayda saxaabada markaa buu naleyahay waa walalahiina ala jan caqli xunaa

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 3 หลายเดือนก่อน

    عندما الرجل ادعاء لنفسه أنه مفكر لست ادري اهو رجل الدين أو الرجل الفلاسفه؟

  • @AbdillahiAhmed-sc7hf
    @AbdillahiAhmed-sc7hf 5 หลายเดือนก่อน

    abayo cabdiraxman basher wa qof shica ah wa qof siyasadi waashey iskaa ilaaliyaa

  • @LETGAZALIVE2024
    @LETGAZALIVE2024 5 หลายเดือนก่อน

    Heesaha xataa wuu xalaashaday

  • @qadarbashirbile4033
    @qadarbashirbile4033 5 หลายเดือนก่อน

    Sheekho see wax uwadaa fikira shaaqa uu ka hadlay inaa badasho walaga wanaagsanyhy wuuba kuu kala saaray oo si cad u sharxayaa

  • @abumiskiin112
    @abumiskiin112 5 หลายเดือนก่อน

    Maxaad ku caddeyneysaa inuu shiica yahay mise dadka shiiceynayo ?

  • @ReerGuuraa-l6l
    @ReerGuuraa-l6l 3 หลายเดือนก่อน

    أوجه التشابه بين الصوفية و الشيعة.
    عند الشيعة: - الأئمة يعلمون الغيب
    عند الصوفية: - الأولياء يعلمون الغيب.
    عند الشيعة: - الأئمة يتصرفون في الكون
    عند الصوفية: - الأولياء يتصرفون في الكون.
    عند الشيعة: - يجوز دعاء الأئمة والذبح لهم والاستغاثة بهم.
    عند الصوفية: - يجوز دعاء الأولياء والذبح لهم والاستغاثة بهم
    عند الشيعة: - تقديس القبور والأضرحة والغلو فيها وممارسة الشرك حولها.
    عند الصوفية: - تقديس القبور والأضرحة والغلو فيها وممارسة الشرك حولها.
    عند الشيعة: - لا يوجد كتب أو مراجع صحيحة يستندون إليها في عقيدتهم.
    عند الصوفية: - لا يوجد كتاب أو مرجع معتمد للصوفية.
    عند الشيعة: - استخدام الآلات الموسيقية والطبول في مناسباتهم الدينية.
    عند الصوفية: - استخدام الآلات الموسيقية والطبول في مناسباتهم الدينية
    عند الشيعة: - يقفزون ويتمايلون أثناء ممارسة شعائرهم من لطم ونياحة وزحف.
    عند الصوفية: - الرقص والتمايل أثناء ممارسة الشعائر الدينية
    عند الشيعة: -أخذ العقائد من المنامات والتخيلات.
    عند الصوفية: - أخذ العقائد من المنامات والتخيلات.
    عند الشيعة: -ادعاء وجود شخصيات أسطورية وهمية مثل مهدي السرداب
    عند الصوفية: - ادعاء وجود شخصيات أسطورية وهمية مثل الأقطاب والأوتاد.
    عند الشيعة: - تكثر الاحتفالات والطقوس الدينية بموالد الأئمة وبعزائتهم.
    عند الصوفية: - تكثر الاحتفالات الدينية بموالد الأولياء والمشايخ
    عند الشيعة: - لا يفرقون بين التوحيد والشرك
    عند الصوفية: - لا يفرقون بين التوحيد والشرك
    عند الشيعة: - يحترمون ويجلون كل أعداء المسلمين ومن أجمع المسلمين على ذمه وقدحه مثل أبو لؤلؤة المجوسي وابن العلقمي والطوسي.
    عند الصوفية: - يقدسون ويحترمون من أجمع المسلمين على ذمه وقدحه مثل إبليس الحلاج وابن عربي.
    عند الشيعة: - تقديس السادة والمراجع والشيوخ.
    عند الصوفية: - تقديس السادة والشيوخ والأولياء
    عند الشيعة: -امتهان الكعبة وتفضيل قبور أئمتهم عليها.
    عند الصوفية: - يعتقدون آن الكعبة تطوف حول الأولياء وحول بيوتهم وأضرحتهم .
    الأَصدِقاء أربعة
    ١: من يعين ويستعين: فهذا معاوض منصف، يؤدي ما عليه، ويستوفي ماله، فهو كالمقرض؛ يُسعف عند الحاجة ويسترد عند الاستغناء
    ٢: ومن لا يعين ولا يستعين : فهو مُتَارك، قد منع خيره، وقمع شره، فلا هو صديق يُرجى، ولا هو عدوُّ يُخشى. وهو باللوم أجدر
    ٣: ومن يستعين ولا يعين : فهو لئيمٌ كَلٌّ، ومهين مُستَذَلّ قد قطع عنه الرغبة، وَبَسطَ فِيه الرَّهبة، فلا خيره يُرجى، ولا شرُّه يُؤمَن، وحسبُك مَهانةََ، من رجل يستثقَلُ عند إقلاله، ويُستَقَلّ عند استقاله، فليس لمثله في الإخاء حظّ، ولا في الوداد نصيب.
    ٤:ومن يعين ولا يستعين : فهو كريمُ الطبع، مشكور الصنع، قد حاز فضيلتي الابتداء والاكتفاء، فلا يرى ثقيلاََ في نائبة، ولا يقعد عن نهضةٍ في معونة؛ فهذا أَشرفُ الإخوان نفساََ، وأكرمُهم طبعاََ، فينبغي لمن أوجد له الزمانُ مثله_وقلَّ أن يكون له مِثل؛ لأنَّه الْبَرُّ الكريم، والدُّر اليتيم _أن يَثْنِيَ عليه خِنصره، ويَعَضَّ عليه بنجذته، ويكون به أَشدَّ ضِنََّا منه بنفائس أمواله، وَسَنِيّ ذخائره؛ لأنَّ نفعَ الإخوان عام، وَنَفعَ المال خاص، وَما كانَ أعمَّ نفعاََ، فهو بالادخار أَحق.
    أَدب الدنيا والديــن/ لأَبي الحسن على بن محمد الماوردي (المتوفى ٤٥٠هـ)
    الصفحة: ١٦٨

  • @mohamedibrahim6013
    @mohamedibrahim6013 5 หลายเดือนก่อน

    Asc walaal waa ku fahaney lkn afiga laftaada qof shahaadateynka ku dhawaaqaya sidee ku gaaleysiinee.
    waa run qaar ayaa fogaadey oo saxaabada caaya lkn taasi kama wada dhigeyso kufaar.

    • @samsammaxamed2753
      @samsammaxamed2753 5 หลายเดือนก่อน

      قال الله تعالي قل ابالله وآياته ورسوله
      تستهزئون لاتعتذر وقد كفرتم بعد ايمانكم
      Ragii ay aayadaas ku soo dagty waxay ahayeen rag nabiga la socday oo jihaad usocday ka dib ayay saxaabada nabiga csw wax ka shegeen markii la watdiyeyna waxay dhaheen. Waan iska ciyaraynay oo socodka ayaan isku dhafinaynay ka dib ayaa alle ayadan ku soo dajiyay iyaga oo lagu odhanayo
      Waxba ha cudur daaranina waad gaalawdeen
      Ka warn dad ku gafaya saxabadii waa wayneed oo iyaga oo dunida joga jano loogu bishareyey ka warn dadka hooyadeen caaisha oo illhy quraan ku soo dajiyey si uu ubariyeelo xumaantii laga sheegy Dadka xumaan ku tilmaamaya markaa sheeco waa dad xun oo waliba gaalada ka darn ka warn dadka ninkii cumar dilay oo la ogaa inuu gaal ahaa amaanaya oo cumar rc caayaya kuwaas islam meel kama soo galaan

  • @adonallah
    @adonallah 5 หลายเดือนก่อน

    Kishkiga cusub miyaa Allaha so hanuunsho

  • @qardho7720
    @qardho7720 3 หลายเดือนก่อน

    Anagua ma nihin dad Marna qorax so bax lo jediyo marna qorax u dhac Hadi aad is bedeshay orod aad dahraan iran Hadi a shicoodo ogow boskuma lahaneyaid umada somaliyeed dalkooda iyo dhexdoodaba iga garsiiya fariintaas bila caleykum

  • @abdirizakhassandini3625
    @abdirizakhassandini3625 5 หลายเดือนก่อน

    Wadaaka hussein omar

  • @MaxamedFaraxtalan-j1c
    @MaxamedFaraxtalan-j1c 5 หลายเดือนก่อน

    Video. Intu jabuuti dagana ha inoso qadan saxibow..

    • @hibaali4311
      @hibaali4311 5 หลายเดือนก่อน +2

      Shiico miya tahaya adiga xaq Waa lasheekaya

  • @G0_n3
    @G0_n3 5 หลายเดือนก่อน

    Odaygaan mareeykaan ku wareeraay 😂

  • @dinixbaashi9143
    @dinixbaashi9143 5 หลายเดือนก่อน

    Khudbo lasoo jarjarey anaga hanoo daatine ama soo wada daah ama iskadaa fikirkiisa ninkaas

  • @hamaaan1105
    @hamaaan1105 5 หลายเดือนก่อน

    Kafiirsada culumada aad kueedaysaan wax aan jirin.
    Shekha Abdirahman shiici ma ahan.

  • @abdalqadrbnahmd
    @abdalqadrbnahmd 5 หลายเดือนก่อน

    التصوف قنطرة الى التشيع...
    Suufiyadu waa qandaro kugeen shiicinimo...
    Ninkaan marka uu manhajkii salafiga katagay waa kaas dadka ugu yeeri shiicinimada sidadban ..

  • @seryu8204
    @seryu8204 5 หลายเดือนก่อน

    Laguma samayne waxay haystaan wax ay iyagu sameysteen saxib

  • @Ibrahimsomalimedia
    @Ibrahimsomalimedia 5 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂

  • @somalioutlet
    @somalioutlet 5 หลายเดือนก่อน

    Dadkeena suniga sheegto waliba qolada salafiyada sacuudiga iyo carabaha joogo shiicada ka mabda' iyo dhiig iyo wax iska celinta ku fiican sababtoo ah iran dal ayay sameysteen gaalana waa iska celiyaan halka sacuudiga waxa la midka ah gaalada hoos joogaan oo loo meeriyo wixi la rabo ee dooda siyaasada shiikha uu ka hadlaayay meel kale hala aadina wax fahma inkaar alaha idiku rido rabtiin suninimada hada waxay noqotay laangaabnimo mar un ilaahay hanaga baxsho laxnimadaan.

  • @saidabdi5612
    @saidabdi5612 5 หลายเดือนก่อน

    Aqayarey arinkan yanan la yaresan oo culumada Ha u kacdo ninkan aad sheikh bashiir dhahesan dadka halaga qabto aduunka qof sheikh isku ekesinaya ugu daran hadana fidno dadka ku dhex wado wax walbo waa ay cad yihin ninkana aniga markan ka haray waa markow yiri dhalashada rasulka scw kuwa dhigayana wey saxan yihin kuwa anan dhigenina waa saxan yihin asago diinta fikir ka dhigayo marka arinkan halo istago please oo hala sharaxo hadal walbo uu ninkan iyo inta lamida ay dhahan

  • @AhmedMohamed-vm7oj
    @AhmedMohamed-vm7oj 5 หลายเดือนก่อน

    Ninkaanu waa evil cadow wuxuu u arkaa sacuudiga uun isagoo ka urinaayo iney waa isku dhowaayeen niman ay rival somaliya kuyihiin xaga diinta kuwaas oo ah nimankii itixaad la odhanjirey ama salafiyiinta

  • @somalioutlet
    @somalioutlet 5 หลายเดือนก่อน

    Shiico falastiin intee u qabatay dadka aduunka joogo uma qanban ee wadaadka siyaasad ayuu ka hadlaa kow mida labaad asxaab haday caayaan ma asxaabtaa ka xigtaan? iyaga iyo asxaabta aakhiro ee u taalaa.

    • @abdiali5295
      @abdiali5295 5 หลายเดือนก่อน

      Jaahilnimo waa tano kale Asxbta maa kaxigta kaa mare subhnllah ilaahey haku soo hanuuniyo

    • @hibaali4311
      @hibaali4311 5 หลายเดือนก่อน

      Falastiin hadaya Shiico waxa uqabanayo Waa laka arki lahaya Shiico Waa gaalo ilan quran allaha been kasheekan waaba kudhahayo quran waxaba kadhiman allaha kalamakiis kow been kasheekan Nabige Scw wabaya inkireen Xaaska Nabige Scw waaba caayan Caashi Abubakar allaha quran kudhahiraya caayaa uquureen allaha dhahaya xaaska Nabige Scw Waa hoooyyinkin Abubakar Sadiiq Cumar Cisman caayan kuwaas difaacaya Sheekh Kashka miya noqda Shiico Faaido malahan waxaba hadifaacin Falastiin Waa Dada dhibana Waa runta Shacabaka Carabta sidan anakaba okodaqnanayo Waa ukudaqnadaan Lakiin Madaxado Adun latagaya boqolkiib boqol Lakiin Falastiin dhax dood hal diin mahaysteen Shiico khery malahan hakusirmirn

    • @somalioutlet
      @somalioutlet 5 หลายเดือนก่อน

      @@hibaali4311 caqiido marki laga tago iyo waxyaalaha hoose gaalo waa is wada raacsan yihiin ugu yaraan ma tusi karno miyaa anagane hal dad inaa nahay ileen shiicada islaam matihid kaama yeelaayo.

    • @somalioutlet
      @somalioutlet 5 หลายเดือนก่อน

      @@abdiali5295 hada waa run asxaabta haday u gafaan ma adaa laguu dirsaday sababtee ugu gafeen mida kale dagaalo asxaabta dhexdooda ka dhax dhacay ma beenaa sow cali rc iyo mucawiye rc iskuma qabsan khilafadi. hanuunka waan u wada baahanahay ee cidi kugu fikir noqon weyso gaaleysii oo silaamnimada iska xiji side ina hooyadaa leedahay.

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 5 หลายเดือนก่อน

    Adiga inaad sauudi u shaqaso maxaa diidaa Muslimiinta kala figentooda

  • @Usamahoosh
    @Usamahoosh 5 หลายเดือนก่อน

    war niw dadka caqligoogu wax uu qaadan karo lahor imo adoo xog rasmi ah haynin ha iska hadlin horta adu soo fahan kadib dadka lahor imo viws baa niga cararay

  • @yunankkays3901
    @yunankkays3901 5 หลายเดือนก่อน +1

    🤣🤣🤣🤣ma runtaa kudhibee shiicado waa muslin wana fir qooyin kii rasulka sheegay mid kale waa gii hore sacuudi wax ku bartay maskax sacuudi kujirtay lkn marku calamka tagay oo wax badan kale bartay buu ogaaday inuu diin ahayn ee siyaasad tahay sacuudi wixiisa adeer shiico hada noqonee aday kuutal oo wax khaldan inay tahay sunni ahaan ka aamin sanahay lkn taa maahan ina siyaasada sacuudi diin ka dhigano

    • @UshsjsjzbBzkzksrgg
      @UshsjsjzbBzkzksrgg 5 หลายเดือนก่อน +1

      Sacuudiga iyo iiraan weeba ay heshiiyeen😂😂
      Laakiin arinku maaha Sacuudiga iyo iiraan arinku waa sharafta nabiga scw iyo sharafta saxaabada ee maaha sacuudi iyo iiraan waxoodi waa siyaasad oo kaliya weena hishiiyeen laakiin anaga miyaan noqonaynaa ku raacsan Sacuudiga
      Mise xaqa ayaan raacnaq

    • @yunankkays3901
      @yunankkays3901 5 หลายเดือนก่อน

      @@UshsjsjzbBzkzksrgg khiyaaliga laga dhaa dhac shay aniga ha iisheegin shiico koox kamida ah waye kuwa nabiga beeniya ee shiica badana saxaabada kale wax ka sheegan taas ayaag iyo allahood utaal lkn warka been ah iyo bara ba baanka ah sacuudi iyo wadada uu wax soo barro ba dunida ugu faa faafin jiree lkn hada wala heshiiyay wana walalheen buu dhahaa dhowaan ada arki doona somaliya waxa ka jira kooox takfiir ladhoho oo xita xoolaha laqalo cunin wana qeyb kamida waabiyada marka shiico inay firqo islaam ah tahay diidee haba qaldanaatee

  • @madadaaloofficial6783
    @madadaaloofficial6783 5 หลายเดือนก่อน

    Orad adigu aqoonta soo baro

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 5 หลายเดือนก่อน

    Waxaa igu soo dhacay SHARIIF MU*TAD Shariif Muslim.

  • @marshalmahama
    @marshalmahama 5 หลายเดือนก่อน

    omaare maxad uga hadli umal uaraaye uu nabiga injiir ku sheegay?

  • @HassanMohamed-l6f
    @HassanMohamed-l6f 5 หลายเดือนก่อน

    Qofki rasulkena subanaxa maxamed (scw) iyo saxabada cayo waa kafir murtadh ah shicana nabigena scw aye ugafen sheikha wuu qaldanyaxay iyo inti difaceso

  • @guuledxcumar
    @guuledxcumar 5 หลายเดือนก่อน

    Waar mawduuca dhamaystir adigaa wax kale ah

  • @CabdiraxmaanMaxamad-bx3xn
    @CabdiraxmaanMaxamad-bx3xn 5 หลายเดือนก่อน

    Hakuhabsamin sheekh cabdiraxman ee timartada ka guro sucudiga

  • @MaxamadAxmadqaasim
    @MaxamadAxmadqaasim 5 หลายเดือนก่อน

    Hadeey gaaladu shiici tahay maxaa xaramka loogu okolaaday

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen6662 5 หลายเดือนก่อน

    Hadal ficil baa dhaama bal shico suni ha inoo dambayso gaalka ka kicino yuhuud iyo nasaaro iyo munafiqqinta carbeed markaa shico waa iskeentay waana dagalamayaan iraq yemen labnaan suriya waa ka dagalamayaan suni meel uun maxaa dagal uga qadi waayay hadalkay yaqan miya shidh

  • @zakibinumohamed1284
    @zakibinumohamed1284 5 หลายเดือนก่อน

    Adiga shiico inta iska daysid sunigii ayaad gaalo ka aaminsantahay
    Marka hore aqoontaada so saxo

  • @abdirahmansaman1676
    @abdirahmansaman1676 5 หลายเดือนก่อน

    انا أرى أن هذاالرجل ليس له خلفية في الشريعة الإسلامية