ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
اللهم احفظ شيخي وكل علمائنا
Maasha alaah Shiikha alaha barakeeyo Taawxiidka waa cadeeyay Suufiyooy quraafaadka aad qari jirteen waa lafahmay umada kafariista oo waxbarta
متعنا الله ببقاء عمرك شيخنا الفاضل ❤
ilaahoow nawada hanuuni dhamaanteen toowxiidka Allah hanagu sugo kaligeen aamiin.
Culimada ilaahay ha noo xifdiyo
جزاك الله خيرا وبارك الله فيكم
Waar nimankii mowliidka noo Akhrin jirey macnihiisa nooma sheegi jirin. Wallaahi markii la fasiro waa Shirki. Huuraaleyaashii Shirkiga nagu Horeynaayey waa run
Suufi Allaah ha Hanuuniyo
Hadhooow, qabuuri baa Muslim ah, oo quraanka aaminsan ku sheekeeya.
Ilaahayoow naxafid 😢😢
Ibnu xajar alcasqalaani ee sharxay bukhaariga ayaa yiri tixdaan....نبي الله يا خير البرايا * بجاهك أتقي فصل القضاءوأرجو يا كريم العفو عما * جنته يداي يا رب الحباءفقل يا أحمد بن علي اذهب * إلى دار النعيم بلا شقاءAsna shirki muu ku dhacay?
Xata haduu asaga kasugantahay maxaa naga galay mashirki ayaan qaadanaynaaa
Ninka cadaabta kujira miyaad noosoo bandhigaysaa
Umada ka fariista fadeexa waxba kama taqaanane wad iska amusi laheyden hadi ad wax fahmeysiin e
الله يحفظك يا شيخنا الحبيب العالم
Ameen ya musa
Doqon yohow nabi waa kan naga badbaadiyey shar oo dhan iyo naar haddaan been la sheegin.
Duli baa tahay nabi amaan iyo siiradiisi ayaa ku yaal weligiin wahaabiyaalow waaq waaqda gura
Waa lawasaaa sufi iyo suni 😂😂
اللهم احفظ شيخي وكل علمائنا
Maasha alaah Shiikha alaha barakeeyo Taawxiidka waa cadeeyay
Suufiyooy quraafaadka aad qari jirteen waa lafahmay umada kafariista oo waxbarta
متعنا الله ببقاء عمرك شيخنا الفاضل ❤
ilaahoow nawada hanuuni dhamaanteen toowxiidka Allah hanagu sugo kaligeen aamiin.
Culimada ilaahay ha noo xifdiyo
جزاك الله خيرا وبارك الله فيكم
Waar nimankii mowliidka noo Akhrin jirey macnihiisa nooma sheegi jirin. Wallaahi markii la fasiro waa Shirki. Huuraaleyaashii Shirkiga nagu Horeynaayey waa run
Suufi Allaah ha Hanuuniyo
Hadhooow, qabuuri baa Muslim ah, oo quraanka aaminsan ku sheekeeya.
Ilaahayoow naxafid 😢😢
Ibnu xajar alcasqalaani ee sharxay bukhaariga ayaa yiri tixdaan....
نبي الله يا خير البرايا * بجاهك أتقي فصل القضاء
وأرجو يا كريم العفو عما * جنته يداي يا رب الحباء
فقل يا أحمد بن علي اذهب * إلى دار النعيم بلا شقاء
Asna shirki muu ku dhacay?