#Shiicada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 210

  • @hajiinacaddow
    @hajiinacaddow 6 หลายเดือนก่อน +4

    Shukran sheeykhii wa sax arintaas
    Allah nafahnsiiya

  • @daudgoala
    @daudgoala 2 หลายเดือนก่อน

    Illahay aqoonta cimriga iyo caafimaadkaba hakuu barakeeyo shiikh.

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 7 หลายเดือนก่อน +13

    wakhtigan ma hayno Cid aan shiica ahayn oo u gar gaaraya falastiin

    • @MaxamuudAlxusayni
      @MaxamuudAlxusayni 6 หลายเดือนก่อน

      Waalal dadkaan wax aan wadaagno malaha dhagayso barnaamijka xaqiiqada shiicada shiekh maxamed umul iyo sheekh shibil alle ha xifdiyo labaduva

    • @zackkasim3289
      @zackkasim3289 6 หลายเดือนก่อน +1

      Inaalilaahi wa inaa ilhey raajicuun nin san wax ogeyn alle ma cadaabo shiicada waaba kuwa ka qeyb qaadanaya xasuuqooda ileen kama aabo fiicna kuwa ay ku xasuuqayaan yamen siriya iyo ciraaq

  • @ahmedfarah3340
    @ahmedfarah3340 7 หลายเดือนก่อน +11

    Shekh culimadu shiicada umada way ooga digtaa adigu miyaad xayaysiin Allah haku hanuuniyo

  • @maryamcumar5894
    @maryamcumar5894 7 หลายเดือนก่อน +11

    Qarkood gaalo waaye shiicada xuseen ayey caabudan qaarna saxawadii rasulka ayey cayaan badan kooda saxawadii rasulka csw ayey cayan shiicada muslim sax mahan waa qalocan yhiin saladoda xataa masaxna badankodana ma sooman marka kuwaas maa walalahena ah walciyado bilah shiicda asalkoda yahuuda aas asti Dajal marku imaadana badanaa waxa raacaya waa yahuud iyo shiico dad saxawadii rasulka csw oogu fadliga badnaa Cumar binuqitab abuubakar sadiq xaaskii rusulka ugu jeclaa Caaisha dhamantoda ilahay haka raali noqdeen naar ku fogeynayo caaynayo acudubilah ku waas walalo mano noqdaan ee walalahena reer Falastiin dhiwatada ilahay haka dulqaado 😢

    • @wiiliskaako5875
      @wiiliskaako5875 3 หลายเดือนก่อน

      Sxb shiicada fikir qldan aya laga siiyay , wa dad slam ah ,isla quranka aqriya, addunka hada iran oo dal shiica ah aya hogamiya xaga ladagalanka gaalada, crbta iyo ayaga way no simanyihin

  • @miadabdo1948
    @miadabdo1948 7 หลายเดือนก่อน +4

    Wa sheekh siyaasiya waxbaa kamagaranayo shiicada

    • @Hakim-o4k
      @Hakim-o4k หลายเดือนก่อน

      Waa ikhwaani diinta aqoon uma laha

  • @zeinabdaudyahoomagudo7211
    @zeinabdaudyahoomagudo7211 7 หลายเดือนก่อน +8

    Subhana Allah. Shicadu wa umad wahbadan sonata qilafsan. Ee yalaraceen.marwalbo umina aisha sahabiyasha ayey cayan. Halaka firsado shico

    • @falisa576
      @falisa576 7 หลายเดือนก่อน +2

      Lkn gaalo maahan wa dad islaam ah wana dad Alle
      Inu jiro iyo diintaba Amin san.
      Qaar xun way leeyihiin.lkn in ladhaho
      Israel ba nooga dhow taasi wa qalad

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@falisa576 caqiidadooda waxaa ku jira waxyaba burinya islaamnida marka si sax ah u baar

  • @Abdikadirsaid-q5l
    @Abdikadirsaid-q5l 7 หลายเดือนก่อน +3

    Sh/c/rahman Bashir alla haku xafido waan ognahay shiicadu ay kala duwanyihiin waan ognahay kuwa wahaabiga in kala foogaan ka shaqeynaya waxaad dunida 6:24 muslinka ku boorinayaa in muslinka midoobaan waxaad ogaataaan inta jiraan munaafiqiinta mareykan iyo reer yurub cadawga alla ah in ay ka foojignaadeen. Wasaalumu caleykum waraxmatulaahi 6:24 caleykum

  • @yusufmagan6582
    @yusufmagan6582 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allh sheekh alla haku bara keeyo
    Selifiyiin ayaa ina waalay walahi
    Dad aan diinta fahanmin oo ladhaho selefiya al jadiid

  • @ahmedkhalif3850
    @ahmedkhalif3850 6 หลายเดือนก่อน

    Sheekh Marka Hore Kutubtooda Soo Akhri oo Soo Caddee Dad Aaminsan Allaah Khaldamey Meesha Ay Muslim Ku Noqdeen.
    =Mahadsanidin=

  • @Abdallausuf
    @Abdallausuf 7 หลายเดือนก่อน +4

    Subxaanallah, shiicadu waxey aaminsanyihiin in qur,ankeenu qabyo yahay oo uusan dhameys tirneyn. Waxaa uqoran Axaadiith been ah. Saxaabada ayey gaaleysiinayaan. Umul muminiin caisha ayey cay iyo gaaleysiin isugu Daren. Sheekhu miyaanuu intaa arag mase.....

  • @ahmedabdikerim4963
    @ahmedabdikerim4963 7 หลายเดือนก่อน +2

    Shiicada waxyar mooyee waa gaalo
    Gaar ahaan raafidada sida iiraan

    • @AbdirizakFarah-wg4tb
      @AbdirizakFarah-wg4tb 7 หลายเดือนก่อน

      Wahaabiyo ayaa ka liidata

    • @abdiasisali
      @abdiasisali 7 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@AbdirizakFarah-wg4tb
      Qubuuriya maxaad ka leedahay 🤔😁

    • @AbdirizakFarah-wg4tb
      @AbdirizakFarah-wg4tb 7 หลายเดือนก่อน

      @@abdiasisali mukaffirah inaad tihiin un wax kale ma heysaan ?

  • @LETGAZALIVE2024
    @LETGAZALIVE2024 7 หลายเดือนก่อน +8

    Ninka hooyadeen caisha iyo asxaabta caayaa waa gaal

    • @GUULEED-X5K
      @GUULEED-X5K 7 หลายเดือนก่อน +1

      Aisha rc goormee ayeey hooyadaa noqotay mise qofkii caaya waa gaal cashiradaaa wahaabida Maa ku soobartay😂

    • @LETGAZALIVE2024
      @LETGAZALIVE2024 7 หลายเดือนก่อน +2

      @@GUULEED-X5K jaahil baad tahay hooyadaa caaisha r.a garan maysid wahaabiyana waadka sheekayn. Orodoo waxbaro

    • @ZakiyaElmi-f3c
      @ZakiyaElmi-f3c 7 หลายเดือนก่อน +6

      ​@@GUULEED-X5K caaisha radiyallahu canhaa waa hooyada mu,miniinta adiga hadaadan mu,min eheen dib udurug, ((النبي أولى بالمؤمنين من أنفسهم وأزواجه أمهاتهم

    • @hassansaid5472
      @hassansaid5472 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@LETGAZALIVE2024cayda Aisha iyo asxabta ilahy aya kala xisabtamaya . Lkin gaal kama dhigayso . Cay aya shegaysa muslimku Naf bini Adan ayu xaqdaro kudila . xolo bini Adam ayu dhaca. markas kiwasi magaalo.

    • @LETGAZALIVE2024
      @LETGAZALIVE2024 7 หลายเดือนก่อน

      @@hassansaid5472 raga uu nabigu jano ugu bishaareeyay qofka caaya ee gaalo ku tilmaama, xataa nabiga muu rumayn hadalkiisa bayka dhigan tahay, shiico waa gaalo waa gaalo

  • @ahmedtahir6695
    @ahmedtahir6695 7 หลายเดือนก่อน +6

    Sheikh Alle haka jazai siiyo Fahamka aad umada Islamka aad xaqiiqda ugu gudbineyso

  • @zackkasim3289
    @zackkasim3289 7 หลายเดือนก่อน +1

    Shiico waa qilaafeen islaamka yahuuda iyagaa ka xun

  • @mkader9573
    @mkader9573 7 หลายเดือนก่อน +5

    Garashada Allah haku barakeeyo sheekh

    • @Mustafa-ty8tq
      @Mustafa-ty8tq 7 หลายเดือนก่อน +2

      Garashada ilaahay haku waafajiyo dhe, garasho male ninka raafido muslin ku sheegaya nimanka quraanka beeniyay nabigii caayaya subxaanallah diinta ka bax kulaha oo na dhaaf yaab

    • @hassansaid5472
      @hassansaid5472 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@Mustafa-ty8tqxagay nabiga kucayan. Suni badan o nabiga nabiga iyo dinta cayda aya daf ah. sunidu mxy uqabtan imada islamka inay burburiyan moyane.

    • @abdizamzam
      @abdizamzam 7 หลายเดือนก่อน

      Aqli xumo wata kuhaysa

  • @AbdillaAdam
    @AbdillaAdam 7 หลายเดือนก่อน +7

    Waxaan kula talinayaa in aad shiicada wax badan ka ogaatid dhaqan kooda kutubtooda maraajiicda u ah waxa ku qoran

  • @mustafeaar5078
    @mustafeaar5078 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah, sh/c.rxm bashir illaahay ha kubarakeeyey waa run waa dad eheli towxiid ah inkastoo wax yaabo khaldan aamisan yihiin.

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 7 หลายเดือนก่อน

    Sheekhu aad uma daraasadayn shiicada ee waxaan odhan lahaa sheekha si fiican u akhri kutubtooda iyo caqiidadooda, waa wada baadil iyo wax sunaha ka hor imanaya,
    Hadaad tidhaahdo shiicadu waa walaalaheen, dadka aqoontu ku yar tahay maxay u fahmayaan.
    Nin kuu arka inaad cadaw tahay adigu oo yuhuuda iyo masiixiyiin kaa jecel sidaad u dhahaysaa walaal baynu nahay

    • @cabaasmahamed1892
      @cabaasmahamed1892 7 หลายเดือนก่อน

      { وَلَا تَقۡفُ مَا لَیۡسَ لَكَ بِهِۦ عِلۡمٌۚ إِنَّ ٱلسَّمۡعَ وَٱلۡبَصَرَ وَٱلۡفُؤَادَ كُلُّ أُو۟لَـٰۤىِٕكَ كَانَ عَنۡهُ مَسۡـُٔولࣰا }
      [Surah Al-Isrāʾ: 36]

  • @Ahmedday
    @Ahmedday 7 หลายเดือนก่อน +3

    Kalmadaadu ma xumee shiicadu saxaabada nabiga miyeyna lacnadin

  • @geesabadane7415
    @geesabadane7415 7 หลายเดือนก่อน +2

    Culumo sida sh Abdirahman ufahansan diinta ayaan ubaahanahay

  • @medideabdi7397
    @medideabdi7397 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah sh abdirahman allah yabarik

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 7 หลายเดือนก่อน

    Sheekh ummadda ha jaha wareerin innaga iyo shiico dad uun baanu wada nahay laakiin muslimiin ma wada ahin shiico maxa ka aaminsan yihiin asxaabu rashuulullaah oo ay khulufadii ugu horeeyaan axaadiithu raauulullaah maxay ka aaminsan yihiin qur'aanka xitaa tabdiil bay ku sameeyeen kolkaa hadii aad adigu diinayso shiico orod oo aad laakiin shiico isku mid ma ahin allaah meesha shiici martay nama marsiiyo

    • @cabaasmahamed1892
      @cabaasmahamed1892 7 หลายเดือนก่อน

      Adiga waxa tahay Ayaan filayaa ardayda Dillaaliinta Diinta waayo Shiicada iyo sunigga iyo dhamaan urur diimeedyada Nabi Maxammed NNKH kama tagin waxanu inoo sheegay 73 daaifadood u kala bixi doonan Muslims mid kaliya na Janada ka Gali doonan
      Su,aal Ayaan ku waydiinaya Maanta ma waxa Muslims ah ka Israel siinaya lacagta iyo wax kasta oo ay u bahan yihiin mise Muslim ka u dagaalamaya ee si kasta u caawinayaa Falastiin Ilaahay wuxu qawlkiisa ku yidhi aayada oo leh sidan { وَلَا تَقۡفُ مَا لَیۡسَ لَكَ بِهِۦ عِلۡمٌۚ إِنَّ ٱلسَّمۡعَ وَٱلۡبَصَرَ وَٱلۡفُؤَادَ كُلُّ أُو۟لَـٰۤىِٕكَ كَانَ عَنۡهُ مَسۡـُٔولࣰا }
      [Surah Al-Isrāʾ: 36]
      Adeer waan fahamsan nahay adiga iyo kuwa kula mid ah ba

    • @abdifataaxabdallah
      @abdifataaxabdallah 7 หลายเดือนก่อน

      @@cabaasmahamed1892 adigu ma shiicaa tahay
      Kuwa yuhuuda lacagta siinaaya waa yuhuudda walaalahood lakin sharcigu bilaa xuduud ma ahan anigana dilaal ma ahi laakiin adiga caqiidada iyo fiqhul islam inaad fahamto isku day iran waa shiico raafido bilaa diin ah wax naga dhexeeya ma lahan waa dhibaato diinta iyo muslimiinta dhib uun ku haya
      Bal eeg oo dhagayso marka ay raadinayaan ibrahim raisi maydkiisa oo la helay waxay leeyihiin yaa xuseen yaa xuseen xitaa hal mar ma dhahayaan yaa allaah
      Isku soo duub odaygan siyaasiga ah diin kama kororsanayno iran waa majuusiyiin waliba dabka caabuda iyo sayid cali xasan iyo xuseen ayey caabudaan allaah waxba uma yaqaanaan adigu markaa ma waxaad doonaysaa inaad nooga dhigto firqa naajiyaha oo kasoo haray 73 ka firqo
      Adeer firqah naajiya waa la yaqaana 73 way ka soocan yihiin
      Waana kuwii raacay allaah iyo rasuulkiisa dariiqa mustaqiimka ah
      Qusacbalaad hadii aad wado adeer odaygaaas ku sheekaysta iraan baa islaam sax annaga laakiin yaanu noola imaan shiico

  • @Ahmedabdullahi-w8h
    @Ahmedabdullahi-w8h 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sh umal cilmi udona

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 7 หลายเดือนก่อน +3

    Mahadsanid Sheikh C/Raxmaan Bashiir

    • @abdizamzam
      @abdizamzam 7 หลายเดือนก่อน

      Maskax yeelo

  • @antitoogtakulmiye2485
    @antitoogtakulmiye2485 7 หลายเดือนก่อน

    SHEEK YAA SURIYA IYO XALAB BAA BIYAY YAA BASHAAR HUBKUU SUNUGA KU XASUUQAY SIYAY SHIICO WAA CADAWGA ISLAMKA SUNIGA AH 2 MILYN OO SUURIYA AH IYAGAA LAYAY HA NOG SHEEKER SHIICO OO ILHAY KA BAQO WAX WALABA KA DHAGAY SAN MAYNO❤

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 7 หลายเดือนก่อน +2

    inagaba imisaa qaldan kuwa kumanaanka qof nolasha ku gubaya ee ku jar Jara sow ma inagu jiran

  • @fardusaali6618
    @fardusaali6618 7 หลายเดือนก่อน +3

    Laaxowla walaa quwata ilaabilaah
    Mahadaad shiicadii noosoo dhawaysay
    Dadka
    Dhaha ilaahaybaan ugu dhawaansynaa inaa nacaladno
    Cumar abubakar Caaisha
    Madadka aaminsan inuu qur’aanku yahay naaqus oo qaar kamaqanyahay
    Madadka aynaan iskusida utukan
    Madadka karbalaa iyo maka inay karbalaa khayrbadan tahay aaminsan
    Madadka guurka mutcada iskuguursada
    Uuf ilaahow shiico hanoosoo dhawayn
    Adigana dad ayaa sheekhoow kule
    Arooy dadka halumin

    • @Ayan-le4hb
      @Ayan-le4hb 7 หลายเดือนก่อน

      @farduusaali6618 : ABAAYO SOOMAALI DADKA LUMINAAYA BAY AAD UGU DHEGO NUGUL YIHIIN ODEYGAA MARKUU QAADANASYEY BAASABOORKA DHAARTIISA NAAGTII CADAANKA AHAYD BUU GACAN QAADAY SALAANTEEDA YAA U BANEEYEY ,
      WARAR KALENA WAAN KA MAQLEY MAANTANA SHIICO AYUU LEEYAHAY WAA MUSLIM ALAYLAHE ISAGAA LABO WAJIILE AH SHEEKH UMAL WUU KA HADLEY ADNA WAA RUNTAA INEY SAXAABADA IYO HOOYOOYINKEEN AY CAAYAAN WAL CIYAADU BILAAH . KAN FITNWDIISA ILAAHAAY HANAGA QABTO IYO KUWA LA MIDKA AH .

  • @awba2344
    @awba2344 7 หลายเดือนก่อน +1

    Shekhow Alleh u toobad keen shiicadu waa kuwa yidhaa cumar iyo Abiibakar Caasha iyo Xafsa haweekii
    Nebigu waa ehelkana Naar Adigu dadka ha lumin Alleh ku waydiin maalinta Akhiro

    • @Boqorejr10
      @Boqorejr10 7 หลายเดือนก่อน

      imisa soomali ah oo suni ah aya caaya diinta kuwa shiicada mxay kaga duwan yihiin

  • @watchwithme4303
    @watchwithme4303 7 หลายเดือนก่อน

    Shiicada waa muslimiin, runti kii diidan ama waa yahuud ama daba daqiisa

    • @deeqyare2897
      @deeqyare2897 7 หลายเดือนก่อน

      Shiicada waxay caayan xaasaska nabiga iyo saxaabada ee adeer culimada dhageyso

    • @watchwithme4303
      @watchwithme4303 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@deeqyare2897wll ceydu waxey kentaa fisqi ee kufri ma ahan wll wax baro aakhiro towxidka xaged ka gali markad galeso dad qaba towxidka

  • @suleymanahmed8322
    @suleymanahmed8322 7 หลายเดือนก่อน

    Naclatulaahi calayk mawaxaad difaacaysaa kuwaleh abubakar iyo cumar baa ahlu naara iyo ooridìi nabigà hooyadeen caashaa cid aan nabiga ahayn kasinaystay.. naclatulaahi calayka najisyaw

  • @QotofUmmuSaad
    @QotofUmmuSaad 7 หลายเดือนก่อน +1

    الشيعه ليسوا مسلمون بل ينتسبون الى الاسلام

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 7 หลายเดือนก่อน +3

    Qof waliba oo Shahada waa Muslim

    • @dauusclayo6273
      @dauusclayo6273 7 หลายเดือนก่อน +1

      Walaahi I believe that too

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 7 หลายเดือนก่อน +2

    Sheeco Waa walalo walina fiican

    • @abdizamzam
      @abdizamzam 7 หลายเดือนก่อน +1

      Ilaahay haku hadeeyo iyagana ha hadeeyo amiin

  • @AbdiShakur-f1s
    @AbdiShakur-f1s 7 หลายเดือนก่อน

    Aniga waxaan aaminsanahay shiicda iiran ineyna muslim eheyn caqiidadoda ay ku jiraan waxyaba burinya islaamnimda

  • @alisalaad2668
    @alisalaad2668 7 หลายเดือนก่อน +2

    Dadka ha qaldin shiicada asxaabta nabiga scw lacnada wa gaalo kuwa muslimiinta suniga Syria & ciraaq sida aragtey ugaley miya muslim ah ninyahow aqoonyahan taariiqda waxkayaqanan kumaleynayey lakiin waxba mafahamsanid

    • @cabaasmahamed1892
      @cabaasmahamed1892 7 หลายเดือนก่อน

      { وَلَا تَقۡفُ مَا لَیۡسَ لَكَ بِهِۦ عِلۡمٌۚ إِنَّ ٱلسَّمۡعَ وَٱلۡبَصَرَ وَٱلۡفُؤَادَ كُلُّ أُو۟لَـٰۤىِٕكَ كَانَ عَنۡهُ مَسۡـُٔولࣰا }
      [Surah Al-Isrāʾ: 36]

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g 7 หลายเดือนก่อน +1

    Umul muminin casisha AYEY aflagadeyaan taa HADAY runtahsy wa gaal

    • @GUULEED-X5K
      @GUULEED-X5K 7 หลายเดือนก่อน

      Halkee ayay diinta uga qoranthy qof caisha rc caaya waa gaaal mise kitaab oday waa haabiya qoray ka soo aqrisatay

    • @Beingme541
      @Beingme541 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@GUULEED-X5KMuslim ma shegankarta ado ceynaya anbiyadi iyo umahatki xogmiyaa adiga difacaya Ku cayaya dhanka kale tagerida aqsa Ku saxnyhn

    • @abdizamzam
      @abdizamzam 7 หลายเดือนก่อน

      Ado wahaabiya waxba ka aqoon hayska hadlin wa dadka kaliye diinta uhaysta siday saxabadu uhaysteen oo teeda kale ma kuwa saxaabadi gaalaysiiyaybaad amanaysa saxabada nabigu csw miyuna oran ha caayina gaadhi maysaane wllalo suni lawada sheegaye wahaabiya wax kaso baro markaasad wax ka ogaan inta wahabiya kaso hadhe​@@GUULEED-X5K

    • @Commentkudhigle-s1g
      @Commentkudhigle-s1g 7 หลายเดือนก่อน

      @@GUULEED-X5K surah Nur ayada 19aad.micnaheda iyo sababta kusodagtay culumada waydii

  • @menhee7408
    @menhee7408 7 หลายเดือนก่อน

    Shiicada waa cadwga muslimiinta waana gaalo

    • @OmarMohamed-cj2ej
      @OmarMohamed-cj2ej 7 หลายเดือนก่อน +1

      War amu jaahil yahaw

    • @menhee7408
      @menhee7408 7 หลายเดือนก่อน

      @@OmarMohamed-cj2ej adiga miyaa shiico ah

    • @OmarMohamed-cj2ej
      @OmarMohamed-cj2ej 7 หลายเดือนก่อน

      @@menhee7408 waxanad cilmi uu lahayn ha ka hadlin

    • @OmarMohamed-cj2ej
      @OmarMohamed-cj2ej 7 หลายเดือนก่อน

      Waxanad cilmi uu lahayn ha ka hadlin ​@@menhee7408

    • @diamondhaji1835
      @diamondhaji1835 7 หลายเดือนก่อน

      Sidee ayayku noqdeen wll waabay ashahaadanayaane

  • @alianshoor
    @alianshoor 7 หลายเดือนก่อน

    Shiiqow quraanka waa aqaan oo muslim baan ahay macno ka wayn baa ku jira hadii aad aqoonteeda leedahay Hadii kale waligaaba Iska hadal macno ma sameyneso waa laa sareeyaa shiqoow soo dowow

  • @Daarulsacaadah
    @Daarulsacaadah 7 หลายเดือนก่อน

    MArkay waxagu caadifad ku dhisan tay wa sidan oo kale
    waa sax shiicada kuwa culimada u ah culimadu way gaalaysiyan lkn shacabka lama gaalaysin inta xujjada lagaga oogayo
    midda kale shiicadu maaha miya kuwa sunniga meelkasta ku laynaya ee galada uso raacaya
    ciraqq cidda baabisay wa ayyo
    suuriya cidda baabisay waa ayyo
    Yemen ciddda babisay wa ayyo
    Iiran cidda baabisay ayyo
    taarikhdooda dib uraac markasta oo ay awood yeshan
    cidda ay ku so jeestan wa muslimiinta
    ta ugu daran ba aha nin ba iyimid oo diinta ka shakisan
    Markasan ku idhi diinta ka bax waa raganimo
    shakiga haya miyaad waydiisid kadib na ucadaysid hadanad garanayn qof garanaya mad ku xidhid
    subxannalah😮

  • @Umumaxamad1
    @Umumaxamad1 7 หลายเดือนก่อน +2

    Diinta si fiican u soo baro markaas ka hadal qadiyada shiicada waxbaa isaga kaa khaldan

  • @abaabacarab527
    @abaabacarab527 7 หลายเดือนก่อน +1

    Shaydaan inaad ahayd banaanka ayaa iskeentay

  • @SakiHashi
    @SakiHashi 7 หลายเดือนก่อน

    shiekh umul warkaa usheeg xaaji

  • @alianshoor
    @alianshoor 7 หลายเดือนก่อน

    Shiikhyada qarkood waxed u qasan yihiin waa dhaqanka. (Diinta iyo dhaqanka waa kala Lobo ha isu qasin). Jabuuti baad ka timid wan ku dhageeysaneynaa shiiqow ha is cajaaib gelin shaqsi ahasntaada. Waa lagu daawanayaa waana noo xisaab shiiqow .

  • @QotofUmmuSaad
    @QotofUmmuSaad 7 หลายเดือนก่อน

    التميىع هو ان يكون الانسان ان معه

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 7 หลายเดือนก่อน

    Anigu waxan amin sanahay inay siman yihiin dhanka cadowtinimada balse in yar waxa ood sokeeya shiicada
    In yar 100% weeye yuhudu
    Shiicaduna waa 90%

  • @HusseinAbdi-pn5ox
    @HusseinAbdi-pn5ox 7 หลายเดือนก่อน

    Thanks sheikh.Magalada nalumineiso mise sheihk Umal?Answer me the question

  • @alianshoor
    @alianshoor 7 หลายเดือนก่อน

    Shiica mama soo gala an abadan Hassan Soomaali nahay

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 7 หลายเดือนก่อน

    Allah kani waa gaal adigaaba gaal ah marba haddii aad shiico difaacayso

  • @husseinabdillahi2473
    @husseinabdillahi2473 7 หลายเดือนก่อน

    shiicadu sawta kulaysay 2 million suuriya madaama sunni yihiin iyagoo yaa xuseen ta haya, adeer shiico waa gaalo gaar ahaan khumayni iyo inta ka amar qaadata.

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 7 หลายเดือนก่อน +2

    Kuwii wax qarxiyaan (alsheydaamadi) oo madax uah *Indha Qiiq* ayaa ka masuul ah, dhaliyarada diinta kabaxaan, waayo waxay kurideen jahwareer iyo maskax xanuun, qof muslin iskusheegaya oo dadka qarxiya waamaxay (Muslin iyo Gaalaba) runti waa suaal dhaliyarada soo kadaaya isweydiinayaan, waana run qofkii qarxiya umadda, Muslin ma ahan, Ileen Quraanka Kariimka ah kumaqoran in dadka laqarxiyo (Muslin iyo Gaalba oo aan wax dhibaato ah kuugeysan lamadilikaro, iyo Nabigeena (Salallaahu Caleyhi Wa Sallam) iyo Saxaabadiisi (RA) weligood dad maqarxinin.
    Alsheydaamadii waa kuwa dadka gaal uguyeraan, dhalintana kudhahaan isqarxiya Janada kugeleysaan oo maskaxda kacuneen, waalina kurideen.

    • @cabaasmahamed1892
      @cabaasmahamed1892 7 หลายเดือนก่อน

      { وَلَا تَقۡفُ مَا لَیۡسَ لَكَ بِهِۦ عِلۡمٌۚ إِنَّ ٱلسَّمۡعَ وَٱلۡبَصَرَ وَٱلۡفُؤَادَ كُلُّ أُو۟لَـٰۤىِٕكَ كَانَ عَنۡهُ مَسۡـُٔولࣰا }
      [Surah Al-Isrāʾ: 36]

  • @BaraarujiyeMedia
    @BaraarujiyeMedia 7 หลายเดือนก่อน +1

    Xaqiiq wallee

  • @omarmohamedhassan9676
    @omarmohamedhassan9676 7 หลายเดือนก่อน

    Kan Shiiq Ma ahan ee Haliska ilaaliyo???

  • @hassanahmed-kb3xd
    @hassanahmed-kb3xd 7 หลายเดือนก่อน

    Jasaakalaa sheekh cbraxmaan bashiir

  • @AliMohamud-qb3rs
    @AliMohamud-qb3rs 7 หลายเดือนก่อน

    Shicada cadow wax badan ayay nooga dugan yihin suni badan waa dilayn

  • @mohamedabdisalam1732
    @mohamedabdisalam1732 7 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka jaahilka ee sacuudigu soo kiraysto ayaa sheekha caaya runtii ninkaan wax badan ayuu ogyahey.

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 7 หลายเดือนก่อน

    Wa mushrikin sheikh Abdirahman iyaga galada ushaqeya,caqidadoda sax maha bal dib u akhri waxay amisanyihin ilhaybay ushareek Yelen,shacubti ciraaq iyo suriya mel ku sheeg malayinta ay Iran laysay o din darted uxasuqen

  • @mohamedbarre6445
    @mohamedbarre6445 7 หลายเดือนก่อน

    SHIICADA WAA GAALO ILLAAHAY BAA NOO SHEEGAY

  • @ab.d2536
    @ab.d2536 7 หลายเดือนก่อน

    sek QANgE21. SOMLiDA WALE WAFADK. WALi LAgUMESTO

  • @mahadali1698
    @mahadali1698 7 หลายเดือนก่อน

    Masha allah Sheekhoow khayr allaha kusiiyo amin

  • @QotofUmmuSaad
    @QotofUmmuSaad 7 หลายเดือนก่อน

    من كفر بايات الله فهو كافر

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 7 หลายเดือนก่อน

    Qodobkaas sheikh Abdul rahman sheegay Ayaan aaminsanahay. Aragtiyada shiicada lagu fogeynayo reer galbeedka ayaa abuuray carabtaan maryaha waa wyna waa lasoo dhex maray. Shiicadu waa Muslim saalaxa ❤

  • @ibnamir6718
    @ibnamir6718 7 หลายเดือนก่อน

    Thanks sheik abdirahman. Remember bin salman sixty minutes interview he said clearly we are teaching what you have given, and he was speaking about the America
    OK there you go you have it

  • @deeqyare2897
    @deeqyare2897 7 หลายเดือนก่อน +1

    Shiicadu waa galo adeer

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maxaa qaldan nimanka Abubakar iyo cumar nacladaya oo hooyohinken Caisha iyo xafsa nacladaya miyaan muslimin iyo walalo kusheegi karnaa subxanallah war shiicada iska jira gaalada iyagaa kasii xun

  • @SofiaAhmed-ij9js
    @SofiaAhmed-ij9js 7 หลายเดือนก่อน

    Shiico meelna iskuguma nimaadno..odaygan somalida allaha ka qabto..nimanka rasuulka iyo kitaabka rumaysnayn ayuu noo xayeysiinayaa wa acuudu bilaah😮😮😮

  • @Abdulhakimyusuf
    @Abdulhakimyusuf 7 หลายเดือนก่อน +1

    Jzk

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 7 หลายเดือนก่อน

    Shiicadu sow ma dhihin jibriil ayaa qaldan, taas macnaheedu cali bin abii dhaalib ayaa nabainimada lahaa.

  • @NeimaBouraleh-es1dk
    @NeimaBouraleh-es1dk 7 หลายเดือนก่อน

    Bisinkaa shekhka maxaa ka kaldan

  • @MustafaAbdiAli
    @MustafaAbdiAli 7 หลายเดือนก่อน +3

    Sunniga waxa jira dad leexsan oo qabuuraha caabuda oo cabdulqadir jiilane wax waydista oo fogaaday, isla markaa shiicaduna waxay leyihiin kuwo leexsan oo diinta maxamadiyada Baal marsan, wuw ku mahadsanyahay sheikhu Allah ha barakeeyee !.

    • @abukardhaay8360
      @abukardhaay8360 7 หลายเดือนก่อน

      Kuwo leh swcws nabiga ayaa in jir iyo wasaqlahaa, op leh allaah samada ayuu joogaa kursi ayuu ku fadhiyaa swcws ayaa istaag ku gaadiyay gaalada sideedii, kuwaas ayaa islaam sheeganaya

  • @MahdiMohamed-tv3kg
    @MahdiMohamed-tv3kg 7 หลายเดือนก่อน

    Shaydaan weeyi kani subxaanalah

  • @Jiniyojaan
    @Jiniyojaan 6 หลายเดือนก่อน

    Sheekhu wuu fiicnaan jiray e, maxaa qaaday? Waa xay gacmo-goyskan iyo dhiigdaadiskan uu ku baaqayaa?

  • @abdizamzam
    @abdizamzam 7 หลายเดือนก่อน

    Soomaliyeey hadana shiico maa taageraysiin maxa waxa tihin neef madaxa lahayo lugaha ka firfirlah maa dintiina barataan oo sunada nabiga kalamka ilaahay aad weelaysaan alle kabaqa

  • @omadada100
    @omadada100 7 หลายเดือนก่อน

    Shiicadu umuna caisha ayay caayan iyo saxabadi rasulka waa munafiqìin.waxba iskuma sheegayno.

  • @Camaraxmed6778
    @Camaraxmed6778 20 วันที่ผ่านมา

    Sheekh waad iska dhaka weyn tahaye . Dadka sidaad u luntay haw lumin. Allaah afka haku qabteee

  • @Abdulahiomer2255
    @Abdulahiomer2255 7 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiq ayuu sheegay.
    Culimada Soomaalida cadaw goodu waa Shiico. Shiicada Cawgeeduna waa Yuhuud.sidaa darteed culimada Somalidu saaxiib keedu waa Yuhuud.

    • @abdizamzam
      @abdizamzam 7 หลายเดือนก่อน

      Inti garaadkaaga ahayd baad hadashe layaab malihid ilahay maskax wanagsan iyo aqli kuwi quranka lagu amaanay haku siiyo

  • @sidramrk
    @sidramrk 7 หลายเดือนก่อน

    War kan waa lagu dambabaa e naga shafa walalayal plays

  • @alxijaz1847
    @alxijaz1847 7 หลายเดือนก่อน

    Adiga wn ku fahmi la'anahay hadda

  • @AbdirahmanZahid
    @AbdirahmanZahid 6 หลายเดือนก่อน

    ❤😢😊

  • @wiiliskaako5875
    @wiiliskaako5875 3 หลายเดือนก่อน

    Hada addunka shiicada aya ladagaalanta gaalada , sacuudiga wxba uma qawanaayo gaza, dadkas wa slam lkn hadad isku iman lahayn slamka dhan gaalada wan jawin lhayn

  • @abrahamabraham-gr8xu
    @abrahamabraham-gr8xu 7 หลายเดือนก่อน

    Shicada wa walaladen.

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 7 หลายเดือนก่อน

    Shiicada walal manihin dadka aminsan inee caisho sinee satay miyaa saxan xuseyn dhaha shiiqa xaa ku dhacay

  • @AliMohamud-qb3rs
    @AliMohamud-qb3rs 7 หลายเดือนก่อน

    Waa inaa waxayn aminsanahay ku dhaqano wallhi dadka diindan sharacada in lagu dhaqmo sadax wajilaa wallhi munafaqinta waxa dhaqasana waa kuwas qalbiga kajiran

  • @SakiHashi
    @SakiHashi 7 หลายเดือนก่อน

    waxaa waxa gaarsiiyey madaxa dalalka carabta

  • @MaxammadHanad
    @MaxammadHanad 7 หลายเดือนก่อน

    Ninkaa isaga shiici mushriga ah iila muuqda caqiidada tuqyada is ticmaala in uu somalida soo galiyo Caqiidada rafidada Galeysiisa saxaabada nabiga Quraanka beenisa

  • @ibrahimgas6536
    @ibrahimgas6536 7 หลายเดือนก่อน

    Sheekhan wa sheekh qaldan
    Haduu jecelyahay jabuuti ku balanso
    Soomali uma baahna sheydaamo shiica ah.
    Hadii ay muslim yihiin shiicada ya u fasaxay inay af xumeeyan caaisha
    Oo ay ku tilmaaman dhilo

  • @IfraaxCabdi-mo8qj
    @IfraaxCabdi-mo8qj 7 หลายเดือนก่อน

    Sh runbuu taab tay

  • @Axmed-h2h
    @Axmed-h2h 6 หลายเดือนก่อน

    Shiicadu waxay qabaan oo kutubtooda ku taal:
    1:inaanu kitaabka qur'aanka ahi kala dhimanyey taasina waa gaalnimo.
    2:saxabadii inbadanoo ka mida waa gaalaysiiyaan taasina waa gaalnimo.
    3:caa'isha wxii allaah kabariyeelay ayeyku sheegaan taasina waa beenin qur'aankii beeniyeen iyo kufri.
    Arimakaloo badanoo ayqabaana waa jiraan qaar galnimo ah iyo wuxu khuraafo ahiba,markaa waxasi islaamnimo miyaa?waa maya

  • @maxamedyuusuf6593
    @maxamedyuusuf6593 7 หลายเดือนก่อน

    Waa gaalo oo dhan ma odhan karno wa muslimin oo dhana ma odhan karo , islam iyo galoba way leyihiin. Si guud dinta islamaka wey ceebaynayn wayna foolxumaynayan

  • @ZakiyaElmi-f3c
    @ZakiyaElmi-f3c 7 หลายเดือนก่อน

    Sheekh alle ulaabo shiico muslim maahan waa gaalo gaalada wey kasii daran yihiin.

  • @falisa576
    @falisa576 7 หลายเดือนก่อน

    Kuwa nuniyiin ah aya leexsan waxay
    Samaynayana ad la yaabaysaa bani
    Aadam dhintay caabudaya qabuuraha
    Intay dul istaagan leh roob nasii
    Adigan ku caabudayna

  • @tawxiid.
    @tawxiid. 7 หลายเดือนก่อน

    Shiicadu waa gaalo
    Xataa quraanka ma. Aaminsana saxaabadana way. Gaalaysiiyaan 17 mooye. Caasha. Iyo. Xafsana xumaanbay .ku ganayaan
    Abubakar iyo .cumarna way gaalaysiiyaan.
    Qayb ka mida nabigana waxay qabaan in. Naarta. Lugugubayo.

  • @CabdinaasirSaneey-ci8sw
    @CabdinaasirSaneey-ci8sw 7 หลายเดือนก่อน

    ماشاءاللله

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 7 หลายเดือนก่อน

    L’Iran n’est pas un ennemi des Sunnites

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 7 หลายเดือนก่อน

    Subxaana Allah

  • @MohamedALnurayn
    @MohamedALnurayn 7 หลายเดือนก่อน

    Shiicadu. Waxay caayaan Umu Caaisha. Waxy dhahan quranka waxba ka qaldan. Subhannallah Marka dad noocas ah siday muslim ku noqon karan. ?

  • @Muunisa-q6v
    @Muunisa-q6v 7 หลายเดือนก่อน

    Oo maxay sunigii ciraaq iyo suriya u laynayeen hadanay balayo ahayn

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 7 หลายเดือนก่อน +2

    Shiicadu waa Muslim lkn carabta sheegata suni ayaa khaaimiin tuug cml ah

  • @AbdimalikMaxamed-pt6yw
    @AbdimalikMaxamed-pt6yw 6 หลายเดือนก่อน

    Waxaad amin santahay ma cadow ku naqaneeh

  • @AhmedNoure-zj5lb
    @AhmedNoure-zj5lb 7 หลายเดือนก่อน

    kan isaga doqona