Heesta Liibaan ma leh | Muna mIski | Xasuustii Saado Cali Astaan HD 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Heesta Liibaan ma leh ,
    Erayada AadanTarabi Jaamac
    Laxanka Xasan Sabriye Afrax (Gareyt)
    Xasuustii Saado Cali Warsame

ความคิดเห็น • 57

  • @sareedomohamed9965
    @sareedomohamed9965 3 ปีที่แล้ว +4

    Waxa lays xasuusiyo alle ka cabsiga uhoreeya hees waxba dib ha USO noolayn Wllo munay

  • @daldaaremedia8083
    @daldaaremedia8083 3 ปีที่แล้ว +10

    Mid ka mida heesaha ugu xiisaha badan ee saado Ali warsame, markii aan geerideeda maqlay galab ramadaana 2014 anigoo dhagaysanaya Laanta Afsoomaaliyaga BBC da waxaa igu soo dhacday heestaan
    "Liibaan male Aduunyooy"
    Fiidkiina VOA da ayaa heestaan ku furfurtay taareekhdeeda.

    • @abdullahialimohamed8586
      @abdullahialimohamed8586 2 ปีที่แล้ว +1

      Aad iyo aad mar bay lugtadank luxudka kuu horsada sida uu dhahday iyo sida uu rumowday hadalka mar ba la aqbala 🥲🥲🥲ilahay haa uu naxariisto

    • @daldaaremedia8083
      @daldaaremedia8083 2 ปีที่แล้ว

      @@abdullahialimohamed8586 aad iyo aad sxp.

  • @hewho7993
    @hewho7993 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa xasuustii our dearly departed Saado Cali Warsame (RIP), one of the all time greats in fanka Soomaaliyeed. Wonderful remake 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️

  • @hassanshuute2218
    @hassanshuute2218 3 ปีที่แล้ว +1

    waaaw gabadha qaadeyso waxeey u egtahay gabadh aan jeclaan jiray gabadhii ayaan soo xasuustay viva astaan music

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 3 ปีที่แล้ว +2

    masha Allh muna miski waa gabadha kaliya
    muqdisho ugu codka wanagsan
    Ahna Ahna wariye 💓💓💓

  • @abdilahihusseinofficial2458
    @abdilahihusseinofficial2458 3 ปีที่แล้ว +1

    Wooow muna aad baad ucod macaantahay qofna qofkale manoqdo
    Xaqiiqdiii laxanka iyo codkii AHU sada waad keentay go go go huno

  • @hooyofiican9796
    @hooyofiican9796 3 ปีที่แล้ว +1

    wooow allow kuunaxariiso saado cali alla maxaa qof qaaliya muqdisho qabtaa💔

  • @abdisiad3656
    @abdisiad3656 2 ปีที่แล้ว

    Waa fananad codmacaan oo waji qurxoon miski soomaalida dhamaantood ayaa ku jecel waana run . Mahadsanid peautiful woman from soomaaliya

  • @jajundidiya1347
    @jajundidiya1347 3 ปีที่แล้ว

    AUN sadoo cali ....muna what a góod voice codka macnaxa aya idili keep going ....ool waa hees xasuus mudhan .... IYO HESTI LIBAN MALE ADUNOW

  • @thesouthsidegirl9463
    @thesouthsidegirl9463 ปีที่แล้ว

    Dadka Dadka Saado Cali usoo qoraya;RIP walaalayal anaga waxan nahy dad moslim ah waxa nala farey qofka Moslimka ah in loo duceyo tiisa Islamka. Laakin Mahan inan sida gaaldada ku data no oon niraahdo Rip marka ka waantoiba yaan la taraaraxin Ilahy Swt naxariisti janno firdows ha siiyo Saado Cali Hobalad Qaran bay ahyd

  • @faysamuuse1187
    @faysamuuse1187 3 ปีที่แล้ว +10

    Walalayaal salada tukada rabi wuxuu no abuuray cibaado

    • @luqadalayla9949
      @luqadalayla9949 3 ปีที่แล้ว +2

      Runtaada waye m.a Mahad sanid

    • @faysamuuse1187
      @faysamuuse1187 3 ปีที่แล้ว +2

      @@luqadalayla9949 adaa mudan wll

    • @kaltunomar4417
      @kaltunomar4417 3 ปีที่แล้ว +3

      Salada waa tiirka kaliya ee aan ku taaganahay allow ku hanuuni inta culays kasaranyahay

    • @faysamuuse1187
      @faysamuuse1187 3 ปีที่แล้ว +1

      @@kaltunomar4417 Amiin wll

  • @saidosmanaden8532
    @saidosmanaden8532 3 ปีที่แล้ว

    Muna Miski waad kasoo baxday, heestan qaaliga ah AUN Saada Cali.

  • @barkadle2011
    @barkadle2011 2 ปีที่แล้ว

    Allah ya cizak muna misk ❤️

  • @mohameddeq5330
    @mohameddeq5330 3 ปีที่แล้ว

    Heesu waa laxan xasan giret wa nin laxanadiisu dhiiga cas iyo kan madowba dhaqajinayaan labadaba cimriga allaha u dhereeyo

  • @cagaboodhoofficial7161
    @cagaboodhoofficial7161 3 ปีที่แล้ว +1

    Pest song muna miski waa fanaanad mustaqbal leh hore usoco wllo

  • @hamdidiiriye6115
    @hamdidiiriye6115 2 ปีที่แล้ว

    Waa gabar mustaqabal leh horay usoco walale waligana xijaabka SAS u ilaali ❤️❤️❤️❤️🇸🇴

  • @aarkamedia7062
    @aarkamedia7062 3 ปีที่แล้ว +2

    wawwwwwwwwwwwww
    heees iga dheh wan wata codka fananada

  • @mukhtaradan859
    @mukhtaradan859 3 ปีที่แล้ว

    Si fiican ayaa loo agaasimay runtii m.a astaan tv wey taktey👌🤙👏👏👏

  • @InaSulub
    @InaSulub 3 ปีที่แล้ว +4

    Caashaqan lurkiisii laandayrihiisi marna kama ladnaanine wali waan u liitaa,
    fanaanadani waxay tidhi lagdamihiisii waa khalad
    waxay sax ku tahay laandayrihiisii oo la macne ah dhibkiisii ama wax yeelo

    • @hassansheikhali1467
      @hassansheikhali1467 3 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid

    • @ELMANSSON
      @ELMANSSON 3 ปีที่แล้ว

      Kolleey qaafiyad ahaanna uma khaldana erey ahaanna hadday ku beddelato xitaa waa u ansax.
      Top weeye gabadhaan dhan walba.

  • @calimuuse3215
    @calimuuse3215 3 ปีที่แล้ว

    Heesta taadad kahadashe tay haween imariyeen

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 7 หลายเดือนก่อน

    Cod aslub xurux hore u soco

  • @ckgaruun2011
    @ckgaruun2011 3 ปีที่แล้ว

    Miski fankii muunad ayay u yeeshay. Codka halaasigaa, quruxda ashqaraarkaa, muuqaalka guud ee indha daraandarkaa intuba waa WOow.

  • @muuminali1753
    @muuminali1753 3 ปีที่แล้ว +2

    Somalia mataqaano badankeed waa mahadsantihiin lkn aniga ayaan idin qiraayo in aad waqti inoo hurteen

  • @mahdimohamed6157
    @mahdimohamed6157 3 ปีที่แล้ว

    Wa hees qaali ah oo ay qadeyso fananad qaali ah

  • @axmedcabdillahi3158
    @axmedcabdillahi3158 3 ปีที่แล้ว +2

    Landaymahiisii. Ma aha
    Waa. Laandeyrahiisii
    Inta kale. Wey. Saxday

  • @hibocabdilahi9055
    @hibocabdilahi9055 3 ปีที่แล้ว

    Heestan xasuus badan ayey i leedahay 2021 bisha march tobankeda malin xasuus IGA mudan

  • @Dirsame1
    @Dirsame1 ปีที่แล้ว

    Inanta codkeedu waa hallaasi, farshaxanka muusig ee lagu laray iyo duubista muuqaalku na waa heersare.
    Waxaa se jira meelo badan oo ay inantu heesta ereyadeeda geftay.
    Hees: Liibaan Ma Leh.
    Curiye: AadanTarabi Jaamac
    Laxameeye: Xasan Sabriye Afrax
    Fannaanad: Saado Cali Warsame (Hore)
    Libaan ma leh adduun oo,
    loox iyo khadkiisu ba,
    mar bay kala lumaan oo,
    an liilaaf ba lagu qorin,
    haanta aad ku lulato na,
    lingax waad u weydaa.
    Adigoo ku leday nabad,
    kol-kol bay lugtaadani,
    luxudka kuu tilmaantaa.
    ka xareed ladaabtaa,
    mar buu libiq cantuugaa,
    qofka leebka kugu muday,
    mar bay libin u noqotaa,
    anna lahashadaydii,
    ruux-ruux kale lalabihi.
    Caashaqa lurkiisii,
    laandayrihiisii,
    mar na ka ma ladnaani e,
    wali, wali waan u liitaa.
    Waa layli waayuhu,
    wuu labalagdeeyaa,
    waligii ma loxos baxo,
    waa layr qaboow oo,
    kaa sii libdhaysiyo,
    laac kuu hiraayoo,
    naftu ay u lahataa,
    kuu shalay lis iyo subag
    lag baruur leh siin jiray
    Mar buu dib uga laadaa
    Mar buu kuu lug-goyn jiray
    Ku daahaa labeen oo,
    misna uu u loogaa,
    anna lahashadaydii,
    ruux-ruux kale lalabihi.
    Caashaqa lurkiisii,
    laandayrihiisii,
    mar na ka ma ladnaani e,
    wali, wali waan u liitaa.
    Muna-Miski waxa aan lee yahay, heesta mar kale ku laabo oo ereyadeeda iska sax.
    Bahda Astaan TV waa aan bogaadinayaa dadaalkooda. Waxaa kale oo aan lee yahay heesihii hore loo qaaday ereyadooda ha la saxo.

  • @mohamedwarsamaboss5014
    @mohamedwarsamaboss5014 3 ปีที่แล้ว +1

    Well done, Muna. Runtii waad keentay.

  • @mo_cazorla1949
    @mo_cazorla1949 3 ปีที่แล้ว +2

    Tallent baad leedahay baayo Horay usoco🥰

  • @abdiomarimohamed6626
    @abdiomarimohamed6626 2 ปีที่แล้ว

    Topp Muna!!

  • @abdisiad3656
    @abdisiad3656 2 ปีที่แล้ว

    Hees qurxoon iyo fanaanad qurxoon miski

  • @mohmedali4948
    @mohmedali4948 3 ปีที่แล้ว +2

    Wooow
    Amazing🔥🔥

  • @ayanhussein5644
    @ayanhussein5644 3 ปีที่แล้ว +2

    Woow 🥰🥰

  • @maxamuudfarxaan8530
    @maxamuudfarxaan8530 3 ปีที่แล้ว

    Hees iyo bar 👍

  • @nuurabshirmaleele7472
    @nuurabshirmaleele7472 3 ปีที่แล้ว

    Best song wlhi

  • @cabdirisaaqxasan1625
    @cabdirisaaqxasan1625 3 ปีที่แล้ว

    Best songs

  • @kaltunomar4417
    @kaltunomar4417 3 ปีที่แล้ว +1

    Allow kuu naxariiso waa maamo extiram badan muno waad keentay lkn xoogaa yara kaa dhiman

    • @dekaahmed6567
      @dekaahmed6567 3 ปีที่แล้ว +1

      Muna halkan uma joogto inay keento codka saado lkn waxa ay uqaadeysaa si ay faanka u nooleyaso

    • @hewho7993
      @hewho7993 3 ปีที่แล้ว

      Ameeyba tan ka fiicantahay originalki Saado Cali (RIP)

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq 3 ปีที่แล้ว

    🥰😍🥰😍🥰😍🥰😍

  • @xawomaxamed7481
    @xawomaxamed7481 3 ปีที่แล้ว

    Hestan mar igu dambesay xita hhh

  • @mohameddjamahassan9588
    @mohameddjamahassan9588 3 ปีที่แล้ว

    ereyada iska sax sida wali laaf ba lagu qurin waxa sax ah wali laamba lagu qurin takale halka aad leedahay landaymihiisi waxa weeyi legdimihiisi .

    • @hagar-laawe
      @hagar-laawe 3 ปีที่แล้ว +1

      Aderow iyadaa kaa saxsan
      Lagdimo maahan ee waa landeyrihiisii iyadana wey qalady meeshaas
      Wali laaf ba lagu qorin heesta dhan maba ku jirto waxaan filayaa inaad ku qaldeyso meesha ah aan li'iilaafba lagu qorin waana suurada quraanka ee li'iilaah layidhaaa

    • @mohameddjamahassan9588
      @mohameddjamahassan9588 3 ปีที่แล้ว +1

      yes waad iga saxantahay waa sidaa ad sheegtay sxb .

  • @xaqiiqomedia8137
    @xaqiiqomedia8137 3 ปีที่แล้ว +1

    RAMADAAN WAXA KADHIMAN HAL BIL #SUBSCRB ISAAR HADII AAD KUFARAXDAY WAA FARAXDAY WAAN HUBAA ALALH DARTIISA #SUBSCRB IGU SAAR WLL MCN🙏😭🙏❤🙏🙏🙏🙏🙏