Fikrad Yar oo malaayiin dhashay | Qisada shirkada Uber | Muhiim

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #Team_ogaansho
    qisada guusha
    qisada guushada
    farriin farriin uber

ความคิดเห็น • 405

  • @صومالية-ر1ي
    @صومالية-ر1ي 4 ปีที่แล้ว +39

    Ilaahey amarkis dadkan layaabey mxa ka helisiin marka dhaheesiin anaa uso horeeyey subxnllh
    Walayal qofka muqalka inoo so diyaariye juhdi badan ayuu uso bixiyey sidii uu inogu so gudbin laha wax na anfaca
    Marka wllyalow dhalinyaro hadeynu nahy masuuliyad weyn baa na saaran
    Ee an iska deyno waxyabaha dhalanteedka ah
    Wlalkeen omar inshar allha ku xafido adiga iyo familkgaba
    Wllhi meel weyn baad inoo joogta omar jazakallahu khyral jaza 🇸🇴❤

  • @suldaaankayare5384
    @suldaaankayare5384 4 ปีที่แล้ว +20

    السلام علیکم رنگ حیات النبی اور حضرت عزیر علیہ وسلم like

  • @cptn5141
    @cptn5141 4 ปีที่แล้ว +22

    Omar wuxu kahadlaa mawadhiic muhim ah runti cashir halaga qaato mowdhiicyadiisa

  • @abdifataah4458
    @abdifataah4458 4 ปีที่แล้ว +154

    Team ogaansho HARGAYSA 🇮🇹🇮🇹
    INTA DHAWeeye racday LIKE🤳❤🗯💚

    • @richhome3678
      @richhome3678 4 ปีที่แล้ว +1

      Calamaanta miyaadan kala aqoon 😂

    • @houseofhighlights1226
      @houseofhighlights1226 4 ปีที่แล้ว +3

      War calankas uxuu ahaa 🥴🥴🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 hargaisa italy miyay kutaala se cml wa huruda walee bro🤗

    • @patorenking988
      @patorenking988 4 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣

    • @mhametbarkhad2887
      @mhametbarkhad2887 4 ปีที่แล้ว +2

      Bratha waa calankeni Bara kaysnaayoy tawxiidka kareebeen cadaanku

    • @richhome3678
      @richhome3678 4 ปีที่แล้ว

      @@houseofhighlights1226 usheega wiilka ma qoladii ictiraafku ka lumay baa?

  • @abdinur4242
    @abdinur4242 4 ปีที่แล้ว +38

    Caawa 12:00 oo waxyar la baan usoo kacay Ogaansho

  • @axmedcynte8723
    @axmedcynte8723 4 ปีที่แล้ว +15

    DHAWEYE AYAA KA SHAQEYSA GAROWE
    WAANA SIDA SHIRKADAN
    USTAAD OMAR INSHAAR KU MAHADSANID BARNAAMIJTAADA QIIMAHA LEH

    • @zakimoha892
      @zakimoha892 4 ปีที่แล้ว +2

      Xitaa muqdisho way ka shaqeysaa

  • @fardowsafilsan1280
    @fardowsafilsan1280 4 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah walaal Cumar Allah ku xafido my dear bro keep going forever thanks

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 4 ปีที่แล้ว +8

    Baco wareegayaana madaxaaga gali lahayn kulahaa omar in shaar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 4 ปีที่แล้ว +6

    ؤعلكم ؤسلم و رحمة
    Uber dhaaan lool....🤣
    Barnaamij cajiiba ayuu wha walhi...
    Mahadsanid walaL Cumar...

  • @zahraahmed651
    @zahraahmed651 4 ปีที่แล้ว +6

    M.a horey usco mar walip wax so dhigdo waxn jeclhy qofk ugu horeey oo daawd inan noqodo mar walip codkaag wan dhaheysaa waan jeclhy codkaag all ku daayo cumr wll✔✔✔✔✔❤❤❤

  • @thefearlesskibaarka9642
    @thefearlesskibaarka9642 4 ปีที่แล้ว +18

    Hadaanba wadaa qof rakaab ah oo aan sidaa
    In here Seattle Washington
    UBER driver

  • @tygabella
    @tygabella 4 ปีที่แล้ว +21

    Wlhi wan jeclahy quranka subscribe isar

  • @future3578
    @future3578 4 ปีที่แล้ว +45

    Uber dhaan 😂😂😂😂😂😂

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya 4 ปีที่แล้ว +5

    waqtigaga waxa ad jeceshay hadad galiso wad gulaysanaysa wa xaqiiq hamigaga inad gadho & himiladada waqtiga kafa idaysta idinko ilahay talo saranaya insha alla guul ayan uragenaya qofki miraad le

  • @icc.concepts
    @icc.concepts 4 ปีที่แล้ว +9

    The funniest part.. uberDhaan. Thank you omer inshar😂🙏🏾

  • @abdiraxmanalasow414
    @abdiraxmanalasow414 4 ปีที่แล้ว

    Shukran. Ustad. Omar. Barnamijka. Nocana. Eguusha. inosobadi. Madsanid

  • @abdinur4242
    @abdinur4242 4 ปีที่แล้ว +4

    Hhhhhj Uberdhaan Wlahy qosol baa tahay sxb Omar inshar Allah hakubarakeeyo aakhiro iyo aduunba

  • @xasanyuusufxasan1946
    @xasanyuusufxasan1946 4 ปีที่แล้ว +5

    Zhp cumar zhp mad ka soo hadshid , waa maxay wadniga!
    Waa muwduuc muhiim ah .
    Fg: waa iga codsi

  • @Tusmeeye555
    @Tusmeeye555 4 ปีที่แล้ว +11

    WALAAL OMAR WANKU TAGERAA WANA KUJECLAHAY ALLAH DARTII

  • @faradarMedia
    @faradarMedia 4 ปีที่แล้ว +18

    8:50 kkkkkkkkkkkkkkk
    Uber Dhaaaaaan
    Omar inshaar Some times You're funny

  • @najiibsalatt5445
    @najiibsalatt5445 4 ปีที่แล้ว +3

    Uber Waxan Rajeyna Inaan Ka Shaqeyo Insha Allh Bishan Dhaxdeda

    • @zahraliin15
      @zahraliin15 ปีที่แล้ว

      Maka shaqeysaa Saddax sano kadip😮

  • @Somali-One
    @Somali-One 4 ปีที่แล้ว +7

    Waxaan xasuustay cayaalnimadii, Mar ay dad mutacalimiin ah inoogu Iman jireen dugsiyada nagana ururin jireen, sheekooyin, dhacdooyin, fikirka iyo qorshaha aanu ku kordhin karno dalka.

  • @ahmedhirad412
    @ahmedhirad412 4 ปีที่แล้ว +19

    Dhaweeye
    Hargaisa somaliland

  • @mohamedsunnemynameisislam9025
    @mohamedsunnemynameisislam9025 4 ปีที่แล้ว +6

    Asc dhaman wlahay
    Cumar wllo mahadsanid
    Wllo
    Wakhitga sida loga faideyo kahadal

  • @hoodoali7272
    @hoodoali7272 4 ปีที่แล้ว +3

    Badana Oo Badana 😒 inta fikradood ee igusoo dhacday Marxaladdo noodan lamida Oon lakulmay😁 Runtii Waanan kadhabaynuun😓 walow Aan hadda gacanta kuhayo mid 5sano kahor igu dhalatey Aanan rajeynaayo sidaan uqirsheeyey rabi igu rumeeyo🤲
    Mahadsanid ustaad Omar inshaar👏🥰

  • @HassanAli-fk8tg
    @HassanAli-fk8tg 4 ปีที่แล้ว

    Manshall wll cumar inshaar waxa qof tahay aan wax badan ka faa iiday waxaan umada somaliyeey u haysaa howl adag alle hakula garab galo

  • @apdifatahofficial8597
    @apdifatahofficial8597 4 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi 3:30 Am haweenimo aan daawanoyaa Somalia mogadisho
    Pro keep going

  • @cabdullaahicabdicasiisxuse9797
    @cabdullaahicabdicasiisxuse9797 4 ปีที่แล้ว +24

    HADAAD XIISAYSO IT AMA COMPUTER SOO BOOQO CHANELKA
    MAHADSANID

  • @xaydar4350
    @xaydar4350 4 ปีที่แล้ว +18

    Ustdiii Hal Cashir ayaan kaa SuGayaaa
    "Difference between the Bank and forex who is the Most profitable and who is the great loser " Mar walba Waan kaa RajeynaYaa Cashirkan Ustd
    Go forward mHDSnD

  • @mubeoffline
    @mubeoffline 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah walaal Omar inshar

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 4 ปีที่แล้ว +13

    Hhhhhhhh kkkkkkkkk uber dhaan kulahaaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @cimiaskar7709
    @cimiaskar7709 4 ปีที่แล้ว +3

    soomaaliland waxaa kajira shirkadaha dhaweeye,Tamam,hud hud wana shirkaado kala saami sareeya

  • @abbasyusuf7607
    @abbasyusuf7607 4 ปีที่แล้ว

    Ustaad aan mar kasta wax ka faa ido ilahy khayr haku siiyo aduun iyo Akhira shaqsiga ugu fican ee you tube isticmaala umada somaliyed🙏😍💯Omar inshaar

  • @abdishakuurAlisamattar-x2r
    @abdishakuurAlisamattar-x2r 28 วันที่ผ่านมา

    Omar wuxuu kahadlaa mowduucayo Kala Duwan oo bulshada muhiim U ah runtii casharo halaga qaato

  • @mudugaawiboy7830
    @mudugaawiboy7830 4 ปีที่แล้ว +4

    Dhaweeye✌

  • @horumarchannel2079
    @horumarchannel2079 4 ปีที่แล้ว +15

    waad naguyareesey sxb cumar, waxaan kawadaa waxaan jeclan lahaa inaad sii wado
    teeda kale hambalyo waa markii igu horeesey oon kaadawadey tv anigoo ubadneen tvga mar horane maqal ayuu igu soogaarey

  • @zakarieboy
    @zakarieboy 4 ปีที่แล้ว +1

    mansha alla ogaansho wuxuu baraarujinayaaa dhalinyara somaliye go forward bro

  • @abdulkadirhaji6088
    @abdulkadirhaji6088 4 ปีที่แล้ว +1

    Ma ilaawidooni xikmadaada.
    Rabbi haku xafido walaal.

  • @Nasri_Jama
    @Nasri_Jama 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid zhpo aad ayaan ugu xidhanahay channel ka 👏 qofkii 1aad

  • @bromy5469
    @bromy5469 4 ปีที่แล้ว +3

    Waa Lacag fiican ka shaqeesiinta😁💯😁💯

  • @maxamedyuusuf2710
    @maxamedyuusuf2710 4 ปีที่แล้ว

    Maaashaaaa allaaah wll keyga Cumar Inshaaa allaaaah Mahadsanid wll keyga Runtii aad baan ula socdaaa muuqaaladaaada

  • @AhmedMohamed-qf9zh
    @AhmedMohamed-qf9zh 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ogaansho.dhoweeye oo u dhigan uber ayaa ka shaqeeya Soomaaliland wayna ka saareen taxaasidii kale aadna waa loogu raysay qiimo jaban,iyo waqti aad u kooban.fikirkaas nimaankaas faa'iidadiisu halkaas ayay nagu soo gaadhay.

  • @bushramohamed3989
    @bushramohamed3989 4 ปีที่แล้ว +1

    Wiilkan wax badan baan ka faiiday keep going bro 🙋‍♀️

  • @wllzakiofficial1
    @wllzakiofficial1 4 ปีที่แล้ว

    Ogaansho wax badan aya i ogeysiisay 🙏

  • @cumarcaaqil9
    @cumarcaaqil9 4 ปีที่แล้ว +1

    Xaqiiq mushkiladu waxey dhashaa inaad fikirto waliba aad hesho xalkii ku habonaa
    Qisadan wlhi mid biloyin ka hor iso martay bee isoo xasuusisay.
    Fikradii aan ka helay mushkiladaas waan ku faaiday markalane inaa ku faaidi rabo baa ii muuqato runtii.

  • @jablibaax2154
    @jablibaax2154 3 ปีที่แล้ว

    الحاجة ام الإختراع
    Neccesity is mother of invention.
    Baahidu waa hooyada ikhtiraaca.

  • @khaalidmohamedismail2890
    @khaalidmohamedismail2890 4 ปีที่แล้ว

    waan ka helaa waxyaabaha aad soo jeediso zhp horey usoco

  • @norbilmaxamad3077
    @norbilmaxamad3077 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll cumar sobadi wan jecelahay muqaladan

  • @AhMatoFilmsHD
    @AhMatoFilmsHD 4 ปีที่แล้ว +74

    Wll Ma Aqaan Cida Qoral Kaygan Arki Doonta Lkn Hooyada Allah Janada Ha Geeye SUBSCRIBE Isoo Saar Plz 😭😭😭😭😭

    • @qorsheOnlinemarket1
      @qorsheOnlinemarket1 4 ปีที่แล้ว +1

      AhMato Films waan kuu Saree ana iisaar

    • @manaomar212
      @manaomar212 4 ปีที่แล้ว +2

      Sorry brother markaan arko qof dhahayo ii saar scub dib ayaan u fiiroyaa channel ka waxu soo tabiyo waxan ku arkey channel kaaga inaad heeso soo dhigto marka Sorry ILLAHEY amarkiis ma jacli inaan scr u saaro

    • @zuhaipmuhumethhazzan3117
      @zuhaipmuhumethhazzan3117 4 ปีที่แล้ว +3

      AhMato Films subscribe ta aan ku saarayo wxa ka horaysa maxad soo galisa hadi ayna macsi ahyn waa igu waajib lkn hooyaday meel heeso lasoo galiyo darteed subscribe mku saari karo mrka wllo channelka barnaaamij na anfici kara zoo gali

  • @radhas2411
    @radhas2411 4 ปีที่แล้ว +1

    Tnx ustaad

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 4 ปีที่แล้ว +7

    Mahad sanid mudane😍

  • @maxamedcalimocow4559
    @maxamedcalimocow4559 4 ปีที่แล้ว +1

    ogaansho mclnkii i joojiye daawashada maajilada sacaddaan waxaan ku soo jeedaa haddaan salax ka imaade .
    mahadsanid mclnkeyga waan ku xusi doonaa maalintay riyadeeda ii rumowdo.

  • @thefearlesskibaarka9642
    @thefearlesskibaarka9642 4 ปีที่แล้ว +4

    Omaroow hada baaskiiladaha ayay ku so dareen meel walba way yaalaan waad waddan then iska dhigi markaad gaadho meeshaad rabtay

  • @xidigaha5307
    @xidigaha5307 4 ปีที่แล้ว +2

    you deserve a million subscribers man👌👍💯1⃣0⃣0⃣0⃣0⃣0⃣0⃣🔜

  • @harirosmn
    @harirosmn 4 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha allah Horay usoco Zxp qaali👈

  • @ahmedgurey291
    @ahmedgurey291 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad cumar cilmiga allaha ku siyaadiyo

  • @abdulhamidsulieman2642
    @abdulhamidsulieman2642 4 ปีที่แล้ว +9

    Qofkii uhoreeyy daawada ani weeye😁

  • @yuusufmahamed1618
    @yuusufmahamed1618 4 ปีที่แล้ว +3

    Mahad sanid OGAANShO🙏

  • @maslahabdi8066
    @maslahabdi8066 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi caadi mahan waxyabaha waa wax ku hor seeda kar guul

  • @hodanfarhan5439
    @hodanfarhan5439 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsnid wll ajar allaha kasiyo wanaaga aad noso gudbiso💕

  • @apdilahiapdiapdilahi1127
    @apdilahiapdiapdilahi1127 4 ปีที่แล้ว +1

    Yuutubka aan markasta oo aan yutub sogalo ugu hordaawado ama markastoo isoo dhoco ganbaleelku kusoo ordo daawashadiisa m.n cumar inshaar goforward

  • @najaxshariif5908
    @najaxshariif5908 4 ปีที่แล้ว +27

    Inta Dhaweeye ila Raacday like thnks

  • @karmoozahmed2631
    @karmoozahmed2631 4 ปีที่แล้ว

    waxan ka midahay dadka la shaqeeya shirkadan mana aqoon manta ka hor taarikhdeda walhi 🙏🙏🙏

  • @farduusmohmuud7865
    @farduusmohmuud7865 4 ปีที่แล้ว

    Masha alaah ogaansho macalinkayaga cumar

  • @geefaylechannel8900
    @geefaylechannel8900 4 ปีที่แล้ว +1

    Figradu aad ayay muhiim utahay

  • @Mohaabdi1122
    @Mohaabdi1122 4 ปีที่แล้ว

    Wllky Doha Qatar Wnkula Joga
    Wna Ku Tagersanahay Keep Going Bro🤟

  • @abuubakarcarab7735
    @abuubakarcarab7735 4 ปีที่แล้ว

    Wcs
    Mahadsanid Ustaad Cumar

  • @bilaalmohamed1087
    @bilaalmohamed1087 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ustaad Omar ishaar hormar wacan💯💯

  • @abdihakimdayaxtube105
    @abdihakimdayaxtube105 4 ปีที่แล้ว

    Macalin omar inshaar bare sare🙌🙌

  • @maankacade8292
    @maankacade8292 4 ปีที่แล้ว +1

    Uganda oo aan hada joogo uber mooto iyo taxi labadaba waa heli kartaa 24/7

  • @kaahiye9825
    @kaahiye9825 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Omar

  • @somaliencounter6685
    @somaliencounter6685 4 ปีที่แล้ว +2

    ogaansho runtii waxaa tahay chanel kawaxtar badan tv yo badan oo soomaliyeed

  • @drbatalaale9376
    @drbatalaale9376 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxyaabaha aad soodhigto markii qiimeyn aan ku sameyay waxaa isoo baxday muhiimada ugu wayn ee aad TH-cam ufuratay inaysan aheyn inaad lacag kahesho lkn ay tahay in umadadada Somaliyeed ay kabaxaan jahliga iyo faqriga si ay ugaraan hormar iyo nabad warta, mahadsanid sxb.

  • @AhmedSalah-wi4ev
    @AhmedSalah-wi4ev 4 ปีที่แล้ว +5

    Aniga ninkeyga ayaa Uber driver ah hada in New York City

  • @zamirbadanmaaida6225
    @zamirbadanmaaida6225 4 ปีที่แล้ว

    Ogaansho jaamacad Bilaa Lacag Ah shugran wllo cumar

  • @salmaanloveysn3041
    @salmaanloveysn3041 4 ปีที่แล้ว +3

    Uber waxa u kashaqeeya France isaga oo cunto ah waa cunto kujirta shay cimilada marka taagan la shaqaynaysa oo anan xumanaan kulayl ama qabaw kuuyahayba waxaana lagu qada baaskeelo iyo baaburba. Soomali badan ayaana kashaqaysa dalkan France
    Marka noqoto diyaar waad kacaysa waxaad tagaysa hudheelada cuntada kadib hadaad diwaangashantahay is xadadirin waxaana la iska diwaan giliya internetka.

  • @cptn5141
    @cptn5141 4 ปีที่แล้ว

    Omar wuxu kahadlaa mawadhiic muhim ah runti cashir halaga qaato mawadhiic

  • @samiyahumu8215
    @samiyahumu8215 4 ปีที่แล้ว

    Qosol walaaahi thanks Omar. Ubar dhaan

  • @hanuushqueen4688
    @hanuushqueen4688 4 ปีที่แล้ว

    Aniga waxaan heestaa fikrad aad u wanaagsan oo lacag laga sameen karo. Waliba aad u an faceeso dhalinyarada Somaliyeed. Lakiin waxey u baahan tahay qof teknologi qatar ku eh. Insha Allah TH-cam waa laga maarmi doonaa.

  • @abdikarimomaribrahim7100
    @abdikarimomaribrahim7100 4 ปีที่แล้ว

    Waa sax arintaan waxkastana wa fikrad hadana lagudhaqaaqo oo la hirgaliyo Aniga waxaan bilaabey ubar 2016 kii gaari kiraa ayaan ilaa 6 bilood kutijaabiyay kadibna gaari ayaan usoogatey markii aan ogaadey in lacag lagasameynayo 100%25 ubar ayaa leh 100%75 qofka gaariga keensadey oo hadana kushaqeynaya ayaa leh waana shaqo xora markii aad rabto aad damineyso

  • @sominvest
    @sominvest 4 ปีที่แล้ว +2

    Nasoo booqo fadlan.

  • @qadroaxmad6136
    @qadroaxmad6136 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll cumar

  • @shaakirfaaruq2193
    @shaakirfaaruq2193 4 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂uber dhaan io wa fikrad fcn mad ku dhaqaadid😂

  • @munahajji3945
    @munahajji3945 4 ปีที่แล้ว

    Wcs wll waad iga qoslisay runtii Baca wareeganayana madaxa kuu gali lahaaayeeen😂😂😂😂

  • @prof.awilahyare510
    @prof.awilahyare510 4 ปีที่แล้ว

    Dhaweeye ayaa layiraahdaaa Somalia marka lajooogo

  • @suheybahmed8561
    @suheybahmed8561 4 ปีที่แล้ว

    Qisada guusha dhaweeye noo diyaari

  • @channel-barkhadle
    @channel-barkhadle ปีที่แล้ว +1

    ana haya fikrad soconaysa qof daacad ah oo ila dhaqaajiya raba

    • @salahsaid2025
      @salahsaid2025 10 หลายเดือนก่อน

      Ana Kula Shaqeenayo Sxp

  • @alcamaarifardo7334
    @alcamaarifardo7334 4 ปีที่แล้ว +4

    Uber dhaan aniga waxaan furayaa uber aroor ari arooris kkkkk

  • @sharmaakealiabdullahi
    @sharmaakealiabdullahi 4 ปีที่แล้ว

    Asc bahada ogaan sho waa
    Illahy mahadii hadii aan dad tayo leh aan ku sher gareeyay ogaansho
    Kuma qasarin lashaqeenta macalinkeega igu qaliga ahaa
    Allah ku xifdiyo Ustaad Cumar Inshaar

  • @ZuzuEditz
    @ZuzuEditz 4 ปีที่แล้ว +1

    Guuleyso

  • @hanuushqueen4688
    @hanuushqueen4688 4 ปีที่แล้ว

    Maanta aniga ayaa u horeeya Cumar ogaansho

  • @rikardostalin5708
    @rikardostalin5708 4 ปีที่แล้ว +11

    Dhalinyaradii somaliyeed waxaa moodaa dhamantod inay wada noqden TH-camro bal halkan eega badankood waxay leyihin subscribe isaar iyo like isaar like iyo subscribe ta waad helaysaa hadii aad wax dadka ka gadmaya la timaadid hana walinina dhalinyaroy

  • @والآخرةخيروأبقى-م4ت
    @والآخرةخيروأبقى-م4ت 4 ปีที่แล้ว +2

    Dhaweeye

  • @hamzelabsalah7417
    @hamzelabsalah7417 4 ปีที่แล้ว

    Ogaansho chanel Aad u qiimo bdn weeyi oo an facay dhmaanba umada ama bulsha wynta ku xidhan omar inshaar hore usuco qof kaalin muhima nogu jira

  • @musabhaji3436
    @musabhaji3436 4 ปีที่แล้ว +3

    Asc omer wll waxaan hayaa fikrad uranium ( qaali ah ), waxaan rabaa inaad igu caawiso xaqii jinteeda wax free ah majiraan

    • @naasirabdi4044
      @naasirabdi4044 2 ปีที่แล้ว

      Maxay tahay fikradas nalawadag

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 4 ปีที่แล้ว

    The coche of youth inshaar❤💚🌍

  • @ismailganeey3001
    @ismailganeey3001 4 ปีที่แล้ว

    Omar wall waxaan rabay in Aad wax nooga sheegto cudurka Caronavirus ee wadanka Italy mahadsanid

  • @hilarioushive5
    @hilarioushive5 4 ปีที่แล้ว

    Muuqaaladaan Okale lee inoo soo badi walal

  • @anasszizimba8869
    @anasszizimba8869 4 ปีที่แล้ว +4

    Qofki ugu horeyay dawado and am so happy 😁 😂😂

  • @abdallehassan55
    @abdallehassan55 4 ปีที่แล้ว

    Wll Omar Mogadishu Dhaweye Taxi Aya ka shaqayn jiray si lamid ah Uber base wala xiray