KHAALID KAAMIL GEESI HIIL GALA AROOSKII SAKARIYE KOBCIYE IYO HANI ARAB

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ก.ย. 2024
  • Erayadeyda Abwaan Abdirisak Idoor
    Laxanka Khaalid Kaamil
    Music Mustafa Karaama
    Camera 1 Saami Cadde
    Camera 2 Saalim Kaskey
    Camera 3 Mascuud Sabriye Sbr
    Camera 4 Zaciimka
    Editing Saami Cadde
    Soo Saaristii Balanbaalis Studio
    Hooyga Murtida Iyo Madadaalada

ความคิดเห็น • 89

  • @ifraxabdulqadir4901
    @ifraxabdulqadir4901 4 ปีที่แล้ว +25

    Khalid kamil harkeysa wow kareystay qurux ayuba iskubadalay 🌻🌿🎶👑 hambalyo ina aderkey zaki kobciye iyo dumashi hani

    • @hoodosicid1447
      @hoodosicid1447 3 ปีที่แล้ว +1

      Hargeisa meel laga raysto maha ee waa meel loo darsado huunu iga hagaji hadalkana

  • @akramfarahmohamedsabriye498
    @akramfarahmohamedsabriye498 4 ปีที่แล้ว +10

    Zakariye kobciye iyo khaalid kaamil waa laba fanaan oo aan kala dhicin ereyada iyo laxanka ayagaa sameysta inta badan waa inta eey ugu horeeyaan waxaa soo sedexeeya qamar suugaani

  • @xaragokhan455
    @xaragokhan455 4 ปีที่แล้ว +62

    Gabar walbe dunidan jogta waxey mudan thy farxad aan dhaman iyo jcl
    Illah ha idin siiyo riyo walbe ku riyoon jirtay😘😘🤗

  • @mohamedabdulkadir4085
    @mohamedabdulkadir4085 4 ปีที่แล้ว +72

    Khalid kaamil iyo Zakariye kobciye
    Fanka ragga nagu haayo

    • @kaareburburiye
      @kaareburburiye 4 ปีที่แล้ว +1

      Zakariye kobciye ma reer Borama HORTA????

    • @mohamedabdulkadir4085
      @mohamedabdulkadir4085 4 ปีที่แล้ว +4

      @@kaareburburiye Sxp waa reer Muqdisho Deegaan Ahaane waxa uu ka soo jeeda Galmudug 🙏

    • @kaareburburiye
      @kaareburburiye 4 ปีที่แล้ว +3

      @@mohamedabdulkadir4085 walee hada ka hor ayaan arkey isagoo hargeysa lajooga kooxda xidigaha Geeska,,,xasan adan iyo magool waaweenkii ayuu badalayaa waa nin khatara, thanks

    • @wllkaweyn9852
      @wllkaweyn9852 4 ปีที่แล้ว +2

      Wlhi sxip labaduba ana tagaro shub waye Khalid kamil laxan laguma dhamo
      Zakiriye kobciye erayada iyo laxanka asiga ba iska leh wlhi wa cajiib

    • @mascadeofficial4920
      @mascadeofficial4920 3 ปีที่แล้ว

      @@kaareburburiye Borama ayuu ku dhashay kuna soo koray wana abtiyashi reer borama lkn Qoysan ahan waa hawiye hg

  • @shukrimohamud4189
    @shukrimohamud4189 3 ปีที่แล้ว +4

    Khaalid kaamil wageesi burcaawiya madaxa noosarantahy hdaanahay reer xamar

  • @ruunraaxo6235
    @ruunraaxo6235 4 ปีที่แล้ว +46

    Yaa ila arkay in ay gabadhada arosada u ek tahay iqro yarey like if you agree

  • @sucdiabdikadiry5329
    @sucdiabdikadiry5329 3 ปีที่แล้ว +8

    Heesihi arooskan laga qaday tan ugu jeclahay sbbtana kaamil wa fnn cod leh hada la is xaqireen

  • @abdiyarechanel2638
    @abdiyarechanel2638 4 ปีที่แล้ว +4

    Khaalid kaamil legend fanka codkiisa ku jooga m.a

  • @dhagacade6794
    @dhagacade6794 4 ปีที่แล้ว +3

    Fanaaan iyo bar Kaamil xidig soo baxaa tahay 💯💯💯💯💯💯💯

  • @maxamedwaxkale5859
    @maxamedwaxkale5859 4 ปีที่แล้ว +3

    waaaaw lajanka loga harey khalid kamil waxan kuleyahy horey usoco saxib

  • @haniilkacaz7573
    @haniilkacaz7573 4 ปีที่แล้ว +7

    Khaalid kaamil 🥰🥰✌

  • @macalimaadxaliiso2192
    @macalimaadxaliiso2192 3 ปีที่แล้ว +2

    Khalid kamiil 😍😍😍😍

  • @xamsemukhtaar8236
    @xamsemukhtaar8236 4 ปีที่แล้ว +29

    𝗛𝗲𝘀𝘁𝗮𝗻 𝗶𝘆𝗼 𝗵𝗲𝗲𝘀𝘁𝗶𝗶 𝗵𝗼𝗿𝗲 𝗶𝘀𝗵𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗶𝗹𝗮 𝗮𝗿𝗮𝗴𝘁𝗮 𝗶𝗻𝘆 𝗶𝘇𝗸𝘂 𝗺𝘂𝘀𝗶𝗰 𝘆𝗶𝗵𝗶𝗻 𝗹𝗶𝗸𝗲 𝗶𝘇𝗮𝗮𝗿......𝗸𝗵𝗮𝗮𝗹𝗶𝗱 𝗸𝗮𝗮𝗺𝗶𝗹 𝗱𝗵𝗮𝘀𝗵𝗶 𝗱𝘂𝗿𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮💖🌏🥀💯

    • @khadarmediavlogs7321
      @khadarmediavlogs7321 4 ปีที่แล้ว +3

      Ninka mustafe karaama ladhaho music giisa oo dhanba isku eeg hal dhinac unbuu katuma

  • @safiyomaxamedofficial9818
    @safiyomaxamedofficial9818 4 ปีที่แล้ว +4

    Fanaan aan aad u tageero gulayso wll qaali

  • @roodamohamud7818
    @roodamohamud7818 4 ปีที่แล้ว +5

    Maxaa is dhec yacaya Hambalyo Abwaan zakariye🇸🇴❤❤❤

  • @Hooda36
    @Hooda36 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha'Allah lamaanaha istoortay illaahay haiskukiin barakeeyo iskuwaara🤲🏽amiin🌹🌹👍

  • @suldaanofficial1927
    @suldaanofficial1927 4 ปีที่แล้ว +1

    WA LAYAABAY AROOSKII UGU QARNISANAA ABID KOBCIYE

  • @bushramulah1012
    @bushramulah1012 4 ปีที่แล้ว +1

    Yarkaan caadi mahan codkiisa mnshaAlh❤️❤️❤️❤️❤️🌺🌺💐💐

  • @hanadugsiiya3681
    @hanadugsiiya3681 4 ปีที่แล้ว +2

    anigoo sakariye kobciye marka horba iska tageeri jiray ayaan hadana marwadiisii isku magac noqonayba walee waa la yaabay keep going best couples sakariye and hani

  • @casiisali8855
    @casiisali8855 4 ปีที่แล้ว +4

    Waakan fanan bagaad kii abwaan daaha ee gumaysiga kugu hayay ka hoos baxdey codkagad ku joogta

    • @abdihakemsalah4971
      @abdihakemsalah4971 7 หลายเดือนก่อน +1

      Allah maxad run sheegtay aar saaxib ma nooshahayna😂🙏

  • @kaysarsiyaad9182
    @kaysarsiyaad9182 ปีที่แล้ว

    Legen kaamiL inadeky dhamaystirane kusoco

  • @adenabdi5434
    @adenabdi5434 4 ปีที่แล้ว +1

    Khalid kamil fanaan baanaka ku dhacay

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo hambalyo isku wara zakariye hani ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😘😘😘😘😘😘

  • @kheerqabe3023
    @kheerqabe3023 4 ปีที่แล้ว +5

    Hadaa xasuusatan Inyow inyow🤣🤣 iyo khudartii dalka ayuu ku naaxay cuqdadna maheeso🤣reer xamar noolada arooskana hambalyo✋✋✋

  • @sacdiyamaxamed849
    @sacdiyamaxamed849 4 ปีที่แล้ว +10

    Wllhi anoo aroos aheen aan kaxishoonaayaa tan waa tiiladhijiray indha adag arooskeeda kaboodaa🤣🤣🔥

    • @gabarhabargidir1834
      @gabarhabargidir1834 4 ปีที่แล้ว +4

      Shee goo yin kii hora ahaa waxad kahadleso 😂😂

    • @ifraah123faisal5
      @ifraah123faisal5 4 ปีที่แล้ว +5

      Abayo gabar walba oodunida. Jogta hal maalin baa ugu farxad bdan dunida wna malinta aroskeda oo ay canbuurka cad xirto mrka mnta waa mlintedi say donto ha ucayrato ani wax dhiba uma arko

    • @sacdiyamaxamed849
      @sacdiyamaxamed849 4 ปีที่แล้ว +3

      @@ifraah123faisal5 sax lkn markuu uqaadaayo heesta ninkeeda aaba ugu daran xoogaa xishoodku waa wanaagsan yahay ❤🥰

  • @daadirmohahassan3876
    @daadirmohahassan3876 4 ปีที่แล้ว +3

    KhAalid kaamil legend

  • @crisaaqxaajixasan5847
    @crisaaqxaajixasan5847 4 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi fann cod sre leh

  • @abdirizaksky7151
    @abdirizaksky7151 4 ปีที่แล้ว +2

    Khalid kamil isbiidka ayaan ku jclhy heesihiisa
    Io laxamada uu sarto heesaha

  • @gabarhabargidir1834
    @gabarhabargidir1834 4 ปีที่แล้ว +2

    Hees hees dhaftay iscalaa aroos 🥰❤️👫🌿🌺🌷

  • @khadracabdirisaaq7312
    @khadracabdirisaaq7312 4 ปีที่แล้ว +2

    Hambalyo hambalyo ❤❤❤❤❤❤

  • @cadeyawees4326
    @cadeyawees4326 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah hambalyo abwaanka qarniga zakarie kobciye ❤🙏👄

  • @updirahmanfahmi2415
    @updirahmanfahmi2415 4 ปีที่แล้ว +2

    Legend kamil✌

  • @shimbirka.
    @shimbirka. 4 ปีที่แล้ว +1

    Khalit Kamil.🥺❤️

  • @fartunali7366
    @fartunali7366 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah

  • @fartunali7366
    @fartunali7366 4 ปีที่แล้ว +1

    Horay u socdaa inshaa'Allaah

  • @fadumoosman6192
    @fadumoosman6192 4 ปีที่แล้ว +1

    Sakariye kubciye was nin aqlaaq badan xishooda Masha Allah , lkn shaadiyo iyo abdifatah max ugu heesi waayeen tolow 🤔,

  • @roodolooyaaan1467
    @roodolooyaaan1467 4 ปีที่แล้ว

    Mansha alllah hambalyo walaakeen sakariya

  • @ahmethkaderofficial1639
    @ahmethkaderofficial1639 4 ปีที่แล้ว

    Legend Khaalid kaamil

  • @saaqeyboss5613
    @saaqeyboss5613 4 ปีที่แล้ว +27

    Khalid kaamil muqdisho wuu ku Naaxay wlh 🤔Qurux ayuu ku noqday maxey Cunsiyeen tollow🤣🤣

    • @firdowsadahir4297
      @firdowsadahir4297 4 ปีที่แล้ว +1

      kkkkkk waxaan u maleynaa muufo soor iyo canbuulo ayeey siiyeen

    • @maryamajayte9381
      @maryamajayte9381 4 ปีที่แล้ว

      @@firdowsadahir4297 hhhh mayee jarjar iyo iyo calooleey

    • @Cudoon1
      @Cudoon1 4 ปีที่แล้ว +4

      Sirta waa qudaarta 🥰allow noo siyaadi barwaaqada

    • @Anuusha.
      @Anuusha. 4 ปีที่แล้ว +3

      Wa qoslay wlhi waxne lama cunsine ee xamar qofki imadaba saan iskaga nuura 😂😂😂

  • @farxiyosalad4830
    @farxiyosalad4830 4 ปีที่แล้ว +2

    Isha caala wlhi waxn leyahy isku waara abid kiin

  • @aytaali2338
    @aytaali2338 3 ปีที่แล้ว

    Woow

  • @mahadabdiali5555
    @mahadabdiali5555 3 ปีที่แล้ว

    Mahad bishaaro aroos

  • @Shamsochannel384
    @Shamsochannel384 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc mahelekar naa 55 qof oo janalkeena soobooda

  • @zamiiraziman5317
    @zamiiraziman5317 4 ปีที่แล้ว

    Kaamilka

  • @LeylaShYusuf-nv1dt
    @LeylaShYusuf-nv1dt 4 ปีที่แล้ว

    Msh llh

  • @somhaytt5550
    @somhaytt5550 4 ปีที่แล้ว

    Lagand

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 4 ปีที่แล้ว

    Inaba cadi ma ahan wax baa Ka dhacay mesha

  • @sudaysicabdiilmi2049
    @sudaysicabdiilmi2049 4 ปีที่แล้ว

    Hanbalyow hanbalyow

  • @crisaaqxaajixasan5847
    @crisaaqxaajixasan5847 4 ปีที่แล้ว

    Wlly dayex io qdar key yew mahin

  • @muna78hassen49
    @muna78hassen49 4 ปีที่แล้ว

    Hambalyo

  • @moyare2784
    @moyare2784 4 ปีที่แล้ว

    😍

  • @cabdicarab6767
    @cabdicarab6767 4 ปีที่แล้ว

    Ruwaayad

  • @Ronaldothegoat73
    @Ronaldothegoat73 4 ปีที่แล้ว +5

    Bisinka arooska dhan nidaam maleh maxaa waye kunka qof oo is dhax yaacayo

    • @rahmamohamed7304
      @rahmamohamed7304 4 ปีที่แล้ว +4

      Ayaanle cade weye wiilku gbdhuna sacad laduba wa dad dhiig leh lama celikaro halayabin abyo

    • @sadiowarsame
      @sadiowarsame 4 ปีที่แล้ว +1

      👏👏👏👏👏👏

  • @matabaanmedia1714
    @matabaanmedia1714 4 ปีที่แล้ว

    Ifast

  • @almaasmedia4371
    @almaasmedia4371 4 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @abdiqanianwar3019
    @abdiqanianwar3019 4 ปีที่แล้ว +2

    Khalid kaamil legend