riyada waalida

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 24

  • @ikraammohamed5717
    @ikraammohamed5717 ปีที่แล้ว +1

    Riya kasta o an ku riyoodo fasiradeedu waa cadaw cidna wax uma dhimin subxanallah

  • @hufanalahihufan5222
    @hufanalahihufan5222 ปีที่แล้ว +1

    wll waxan kuriyodoy ninwalan oguriga noguspgalay marka hooyo xanunsan riyada dhex deda cadiyana way xanunsantay bu ugalayay ana wan istusay si anu ugu galin oo ani eryado lbab danbbu leyay guriga cadiyan riyada dhexdedi albabki ban kabax is isdhahay caruuta igu cidhay albabki misna wan garacay wa imaqli wayen hurdadiban kasoboday marka wadnaha aya ibodayay ano naxsan ban sokacay ifasir abayo qer allah hakusiye inan wan ahay shugran

  • @faizaahmed5729
    @faizaahmed5729 ปีที่แล้ว +1

    Kawrn hada ku riyoodo ninkyga oo naag waalan oo gacmaha ka goan dhibyso subxanlaah waaba cabsaday please iso jawab abyo

  • @nimcomohamed469
    @nimcomohamed469 9 หลายเดือนก่อน

    Asc abaayo waxa aan ku riyooday maama aan aqaanay Davis ahaan jirnay oo waalan op icayrsanays

  • @abdullahicaato7651
    @abdullahicaato7651 4 ปีที่แล้ว +2

    👏👏👏👏👏

  • @nuurahaashi3159
    @nuurahaashi3159 4 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo waad mahadsantahy. Waxaan ku riyooday anigoo wada rati. Haamo saaran yihiin oo dhaan ah sidaan u waday ratigii ayuu biyo badan oo meel fadhiya dhex galay. Wuxuu ka soo baxay asagoo aanay waxba saarayn haamihii iyo heeryadiiba midna aanay saarayn abaayo iisoo fasir

  • @ShukriKhaliif-kq9pf
    @ShukriKhaliif-kq9pf 6 หลายเดือนก่อน

    Qof waalan i caydhsanayaan ku riyoodaa mar iyo labo iyo sadex midna mahee 10 wa gaadhee😢

  • @ayaannuura2457
    @ayaannuura2457 4 ปีที่แล้ว

    Qaali soojaawaab adooraaliyah coodaha ayaan ku sooduubeehe ish allah wan ku sugayaah coodkaagah

  • @QueenhappyAnuush-pj6lb
    @QueenhappyAnuush-pj6lb ปีที่แล้ว

    Nin walan oo meeltagan ayn ku arkay riyada ii tafsiiri abaayo

  • @saidadahir1275
    @saidadahir1275 4 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo saacad lagadanaayo iyo book kasohadal

  • @rweydadiriye8729
    @rweydadiriye8729 ปีที่แล้ว

    Abayo waxa ifasirta waxan ku riyoday ninkaygi oon kala tagnay almost 2sano ku dhawad ka hor oo ilmona isku dhalnay oo washay waliba lai dhahayo darta buu u washey

    • @abwaanadxamdixiis8455
      @abwaanadxamdixiis8455 ปีที่แล้ว

      Abyo ana sido kale wlh riyadas baan ku riyoday fasir keda ban raby

  • @ayaansalim621
    @ayaansalim621 4 ปีที่แล้ว +1

    Jasakumullah abaayo ❤

  • @ayaannuura2457
    @ayaannuura2457 4 ปีที่แล้ว

    Wcs qaali fasbuugaha isoojawaaabah adooraaaliyaah

  • @soomaalisoomaali9027
    @soomaalisoomaali9027 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah illahy ajiir iyo xasanad haku xafiido mcnto

  • @DeeqoAdan-ii7fq
    @DeeqoAdan-ii7fq ปีที่แล้ว

    Salalahu calayhi salaam

  • @ayaannuura2457
    @ayaannuura2457 3 ปีที่แล้ว

    Shukaraan

  • @DeeqoAdan-ii7fq
    @DeeqoAdan-ii7fq ปีที่แล้ว

    Salalahu calayhi

  • @nimcomohamud2252
    @nimcomohamud2252 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah

  • @moriochannel3931
    @moriochannel3931 4 ปีที่แล้ว

    Hamplayo xaysinta lagu saaray

  • @aasiyanuur393
    @aasiyanuur393 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsaid abaayo 👍

  • @junioryemen2814
    @junioryemen2814 4 ปีที่แล้ว

    Waxan kuriyooday dada isooweraray oo guryaha jaarka duminayo markas kadib waxan akhristay lailahaylala anta subxanaka in. .niikuntaminadaalimin ayaadas

  • @AsmoquruLove
    @AsmoquruLove 4 ปีที่แล้ว

    walal wil walal keyaga asgu webi daba lanaya ufasir walal mcn

  • @amenacali727
    @amenacali727 2 ปีที่แล้ว

    Waxan kuriyooday nin iyo naag waalan xbbti taas bal ifasir mahad sanid