SIIRO 97 | Dagaalkii Khaybar Q.1aad | Duulaankii Khaybar

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 19

  • @sabahsoofe6079
    @sabahsoofe6079 2 ปีที่แล้ว +2

    Dagaalkii badar mubaarisada waaki ku dilay waalid
    Axsaabna waaki mubaarisada ku dilay ninkii dagaal yahanka ahaa ee quraysheed

  • @xananmediaproductions6795
    @xananmediaproductions6795 3 ปีที่แล้ว +7

    Asc khadarow wall barnaamijyadii kale Siirada noo dhex raaci oo dhextaal nooga dhig. Waliba barnaamijyada Doodaha ah. Fariintan dad waaweyn oo kugu xidhan baan kaaga soo qaaday. Fadlan Doodaha aad soo turjunto ayay codsanayaan. Mahadsanid wall👍

  • @bushroomar5487
    @bushroomar5487 3 ปีที่แล้ว +1

    100k coming soon

  • @abdicazizabdilahi8627
    @abdicazizabdilahi8627 3 ปีที่แล้ว +3

    فَإِذَا نَزَلَ بِسَاحَتِهِمْ فَسَآءَ صَبَاحُ ٱلْمُنذَرِينَ.......14:33

  • @cabdilahimahad7381
    @cabdilahimahad7381 3 ปีที่แล้ว +4

    M.alah wll jane gale khayrka ayaan kugu jecelhyna aduunka waxan ugu jecelhyna hadalka Allah quraanka qofka khayrka soogudbiyana wanjecelahyna Allah wanagisa iyo khayrkisa haku siiyo noosobadi wll Allah wax xun kuma tuso

  • @abdulahiabdirashiidibrahim2023
    @abdulahiabdirashiidibrahim2023 3 ปีที่แล้ว +2

    Kheybar Si faahfaahsan Baa uga hadashay Si wacan baana ufahmay mahadsanid ustaad ❤️

  • @zackmohali9468
    @zackmohali9468 3 ปีที่แล้ว +1

    W

  • @iqroahmad1988
    @iqroahmad1988 3 ปีที่แล้ว +2

    Ad baad umahsantahay ustaad kheer aan lasookoobi karin adun iyo aakhiro Allah kusiiyo

  • @iqroahmad1988
    @iqroahmad1988 3 ปีที่แล้ว +7

    Badar mubaarazadii ayuu waliid bin cutab kudilay
    uxuna nin qureysheed oo gaal ah buu dilay deedna madhameystirin markii laweydiiyay waxuudhahay wuui baryay
    Axzaab na waxuu dilay ninkii udhigmaayay kun nin ee camar bin wud ahaa

  • @manduale3936
    @manduale3936 3 ปีที่แล้ว +1

    Wxu sameeyay Ali ibnu Abu daalib dhamaan mubaarisooyinka isku soo baxyaasha dagaalada dhaman soo dhacay tabarucaad qofka kacayay ee dagaalamayay isagu ahaa intabana dilay ugu danbayn dagaalka khandaq ee kan kahoreeyay ayunbay ahayd in ninkii mubarasada dalbanayay kuyidhi ininkanyar marabe ragii waaweyna ayaan raba inta kahorba nabiga scw ayaba kalaha ninkan waa hebel magicisiba iga baxe uu alina ugu danbayn ka idhi haduu doono ha ahaado

  • @mahadcaddaan
    @mahadcaddaan 3 ปีที่แล้ว +2

    Big respect to you

  • @mukhtaaribraahim9351
    @mukhtaaribraahim9351 3 ปีที่แล้ว +1

    waad raagtay
    sxb

  • @maanka305
    @maanka305 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan Soo gudbinnaa kheyrka Fadlan Nasoo booqda جزاكم الله خيرا 💯

  • @najmudinn2478
    @najmudinn2478 3 ปีที่แล้ว +1

    M.alah wllky alah kugarabgalo lkn waxan rabay ina video nososamayso nolosha shekha yasir qadhi mahadsanid

  • @cabdicasiisrooble8005
    @cabdicasiisrooble8005 3 ปีที่แล้ว +2

    Camar ibnu wud ayuu dilay dagaalkii axzaab.
    Badarna waxa uu mubaarazo ku waliid ibnu cutba.

  • @bushroomar5487
    @bushroomar5487 3 ปีที่แล้ว +1

    100k coming soon