Subxaanallaah kuwaasi baniiaadam ma ahayna wuxuus bay ahaayeen kheerbadan allaha kusiiyo sida aad taariikhaha muslimiinta soomareen aad noogu soo gudbiso kuwa waxkuqaata allaha naga dhigo
sheekhu markan waa wakhti hore duubistan lkn casharkan waa hada isma laha lkn waxaan fahmi waayay dadka sidan wax u soo gelinaya waxay uga jeedaan u fiirso sheekh mustafe wuu yaraa xiligaa ka daaya qaabkan duubista
Jazakumulah sheekh allaha ku xafido adun aqiro
جزاك الله خيرا جزاء يا شيخ، معلومات وقصص مفيدة ربنا يحفظك يا شيخنا العزيز
qisadan book ahan ban ku raba wa khiso cajiba faido badana leh skeikh mustafe Allah danibagaga dhafo janatu fardwsana kuge amiin
culimada carbed baa kutub ka qortay lkn wax soomaali lagu qoray majiran umlayna
Waryada wixii nacasintii xishoda kommen iyo like hakurad sanina wax aan islahayn
Subxaanallaah kuwaasi baniiaadam ma ahayna wuxuus bay ahaayeen kheerbadan allaha kusiiyo sida aad taariikhaha muslimiinta soomareen aad noogu soo gudbiso kuwa waxkuqaata allaha naga dhigo
Jazakalah qer. Qasadan islam ayaga cadaw isku ahay.mana arkan dandoda
Maansha Allah Rabbi yaxfidkum
#AJAZIIRA_NEWS_SOMALI
BEENTA ISKA DAAYA OO MUQAALKA AAD SOO XADEEN HAKU MARIN HA BAABININA
OO SHIIQA MUQAALKA IYO CODKA AAD. SAARTEEN WAXEEY KALA YIHIIN LABO HADII EEYDAAN HESAN MAQAL KALIYA IN AAD KA DHIGTAAN AYEEY AHEED
Yaa Allah culimada nobarake
الله يحفظك معلم العزيز
sheekhu markan waa wakhti hore duubistan lkn casharkan waa hada isma laha lkn waxaan fahmi waayay dadka sidan wax u soo gelinaya waxay uga jeedaan u fiirso sheekh mustafe wuu yaraa xiligaa ka daaya qaabkan duubista
Ali Hassan Waa run Saturns kul casharku isma laha
Ali Hassan sh. mustafe waa nin wanagsan aala ha daayo
xumaan kuma sheegin sheekha just cajalada sida loo duubay iyo xiliga la duubay isma laha baan ka hadlay hadalkayga fahan
Ali Hassan
H
mashaa Allah!!?
from djibouti beautifull history
Qisadahan cibra qaadasho aya Ku sugan
walalo qisadanoo dhamaystiran mala helayana
Mahamed Buurco ha walal wa afar qeebo waxe youtube ayu kujirta sheiq mustafa ku qor
Wrunta walobahnyhy
tatarka
wey isasareen Muxadaradan Waa tii Tataarka