@Nimco Ladan wll asaga ayaa iyaga ku fikir ah oo aamin san walashiis iyo hoyadiisba in eey yihiin kuwa aad u lita oo kuwan xataa kasii litaan marka asagaba aaminsan taa siduu ulla yabaa kuwan madowga ayaan lagu hestaa iyo in eey dadka kalita eey isku sheegen kana waxuu amin san yahay Dumarku wax xun oo liita ! Alloow somali xaqa tus oo naga yeel kuwa diinta ku dhaqma
Cabdi shakuur dayibi maxamad magacaa hajiro 👍👍👍👍👍👍
Alla ha dufeeyo Carab waa dad jaa hiliina wax laga tagay bey ku dhaqaamaayaan
Inaa llillaahi wa inaa llillaahi Raajucuun.
Aad iyo aad baan uga Naxay.
Allaahu Akbar subxaanalllah.
subxanallaah bal islaam ayey sheeganayaan masaakiintana xaqooda ayey ku tumanayaan
Barnamijkan waa LA joojiyey ayaan filaya sabab??? 2019
Wlhi carab qofka caaya waa ku dnbaabaya waayo carab zidan mawada aha. Wllkyow
Qadhmuun qadhmuun dhalay wye oo wasakha
Wa qadmuuun carabtu uskaga oo wasakha islamkana u basaasa reer galbeedka
@@sukarhussein8106 adi aya qarmun ah
waa arin aad uxun run ahaantii
Cabdishukuur dayib maxamed wariye aan taageero
Who is watching 2018 ?
Abdisamad Musse
🤗
Wachibg 2023😊
www dayib sxb
Subxaanalaah watching 7/1/2022
Mo cumar hasan
carab waa dumar
war soomaali bay gumaysanayaan qashinka
Garaad Mail pool
@Nimco Ladan wll asaga ayaa iyaga ku fikir ah oo aamin san walashiis iyo hoyadiisba in eey yihiin kuwa aad u lita oo kuwan xataa kasii litaan marka asagaba aaminsan taa siduu ulla yabaa kuwan madowga ayaan lagu hestaa iyo in eey dadka kalita eey isku sheegen kana waxuu amin san yahay Dumarku wax xun oo liita ! Alloow somali xaqa tus oo naga yeel kuwa diinta ku dhaqma
SUBXANALLAH
Maxa niga jora wa yamaniita dhaxdoda nigi lagxokbadiy lagumeesta
😢😢😢😢😭😭😭
Asc
War ninkan xaguu kadhacy
aduunka wax kalita carab majiran ufuf
Barwaaqo Yuusuf Ada ka liita
ajiib aduunyo waa wax lalayabo
+zucdi hassan naa hanala shekaysan
Ogaada addoonsigu waa wax jita diinteenuna waa qabtaa ee ogaada
Markasta iyo cidkasta maahan waa xili gaar ah iyo dad gaar ah
walaahi waayaab
Waa jaahiliin
Yemenis kusoo qaxday Somalia ha adoonsado carabka diin uun baa inaga dhaxaysa carab wasakh
Walal dinta xageed uu yasaysa dinta ma wax lodhiga jirta
Kuwani waa akhdaamti ka hadhay abraha iyagaana isduleeyay
yaa yidhi
Carabta waa in lagaraacaa markaad soomalida ku aragtaan kuwa jooga boorama wwa yamaniyiin hala garaaco
Laal8in xey haleeyeen
yab waye
Wllhi wa wa arin laga murogodo runahanti ismalahy islamba slave trade samaynayan
Carabta iyo caalamka islaamk maxaa loo kala qaaday toloow?
War carabtu dad mahaa
Waa fadeexad looga jeega jeedo caalamka islaamka sidaa weeye
Dad maaha xey tahey waa meeshii islaamka ka soo baxey sodoo kalena kasoi jeedaan culimadii 7gu waa weyn caalamka waa meesha kaka helo shidaalka ugu badan caalamka marka adi hadii cuqdad uqabtid waa dhinacaaga@@hayaanchannel4693
WAXAN WAA BEEN LA SOO ABAABULAY.
hhh
kadaaya cayda carabta inkastoy liitaan maanta
Doqon
Nin weyn o madhn
Wa dhimasho waxani wadanka Somalia waxaa ugu danbaysey qarniyo hore oo gumaystihii ay ka tageen.
The entertaining table lilly shiver because governor aetiologically stroke save a deranged table. instinctive, silent diving