BIG CHALLENGE IDIRISKA OO QOOR SAGAARO LAGU DILAY & BAABA JEY OO KURSIGA LAGA TUURAY QOSOLKA ADUUNKA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • BIG CHALLENGE IDIRISKA OO QOOR SAGAARO LAGU DILAY & BAABA JEY OO KURSIGA LAGA TUURAY QOSOLKA ADUUNKA

ความคิดเห็น • 486

  • @barbaartamediashow
    @barbaartamediashow  ปีที่แล้ว +80

    Cabdalla Buurane oo Idiriska feeray inta ka daawo th-cam.com/video/DTGKlT4xW-Q/w-d-xo.html

    • @jawahirsheeqabuukar1901
      @jawahirsheeqabuukar1901 ปีที่แล้ว +2

      Buurane hooy waxaan kalajeedo maxaa waye😂

    • @cabdulaahimaxamed1116
      @cabdulaahimaxamed1116 ปีที่แล้ว +2

      @@jawahirsheeqabuukar1901 maxaa is ledahy adi hoos mise melkale

    • @asc5398
      @asc5398 ปีที่แล้ว +1

      Waxaan waa qald wale maskiin idriska waa la dilay

    • @asc5398
      @asc5398 ปีที่แล้ว +1

      Team washamsi halagu qado dadkaan

    • @feysalaxmad6138
      @feysalaxmad6138 ปีที่แล้ว

      Waxaanusheegeyaa idirisga sidensharftaad ayeywaxudhimeysaa babjey waadaneesteisgaagatagsaaxib

  • @lakiboy3586
    @lakiboy3586 ปีที่แล้ว +21

    Ninkan idiriska ah wixisa talent wa dhafay laysma xaqire wlhi libax wayo hh

  • @maxamedabdirahman2349
    @maxamedabdirahman2349 ปีที่แล้ว +53

    Idiriska wuu xanaqay baaba ciyaar kale Abdullah ku Jifta 😂❤

    • @ahmedhussein7649
      @ahmedhussein7649 ปีที่แล้ว +2

      Sxp kaw in laga siiyo Maa rabta😂😂

  • @akramkariim611
    @akramkariim611 ปีที่แล้ว +59

    shaadiyo sharaf iyo cabdala buurane isku balamiya inta igu raacsan

  • @nucmaanofficial484
    @nucmaanofficial484 ปีที่แล้ว +35

    Aankuwada salino xabiibkena subanaa Muhammed sallahu calayhi wasalam 🥰🥰🥰😘😘😍

  • @Afra_mohamett
    @Afra_mohamett ปีที่แล้ว +36

    Waa maalintii iigu horeysay aan comment ka bixiyo chanalkaan idiriska qosol ayuu igu dilay wallhi 😂😂😂😂😂🤣🤣🤣😅😂😂😂😂😂😂😂

  • @cabdikariin2617
    @cabdikariin2617 ปีที่แล้ว +91

    Dhalinyro raggaan way isfahansan yihiin waxana jiliin bay ka tahay anaga inay naga qosliyan bay dhibkan umarayaan aflagaadadana ma fiicna 🙌

  • @bashiirbashiirabdixaashi2498
    @bashiirbashiirabdixaashi2498 ปีที่แล้ว +13

    Allaha unaxariisto xaaska idiris iitaabo 😭😭😭

  • @ifiyahaxaqiiqdamantaoffici7124
    @ifiyahaxaqiiqdamantaoffici7124 ปีที่แล้ว +16

    Abdale burane io cabtan baara ha lisku keeno inta igu raacsan like 😂😂😂😂😂

  • @farxaancismaanali3804
    @farxaancismaanali3804 ปีที่แล้ว +23

    qosol iguma harin wlhi idiriska best comedian of Somalia

  • @najiibali3454
    @najiibali3454 ปีที่แล้ว +31

    team idiriska saan xaq ma ahan 90 dil maa nagu soconaa cabdalle buurane naga xishoo 😂😂😂

    • @sabriinahmed1041
      @sabriinahmed1041 ปีที่แล้ว

      So funny idiriska uyihiin cabdala waa ku heestaa aniga wllhi😂

  • @fartundahir5877
    @fartundahir5877 ปีที่แล้ว +18

    Kabtanka Halo balamiyo idiriska ha nasto miskinka jug ka dhargay😂

  • @taajkacadetaajka6719
    @taajkacadetaajka6719 ปีที่แล้ว +4

    Kulli fidni indi geel idriska waye muxu teshka ugu dhufanaa wuuna carary 😂😂😂😂🖐 idriska legend kuwtaa wlhi

  • @caamirgediissaq5911
    @caamirgediissaq5911 ปีที่แล้ว +13

    From idiriska fund wye wlh 🌾

  • @josefyare7985
    @josefyare7985 ปีที่แล้ว +21

    Manooli free idiriska😂😂😂

  • @cabdicasiisxasan5035
    @cabdicasiisxasan5035 ปีที่แล้ว +30

    Idiriska suu abadlla u imaaday caato noqday maskiinka🤣

  • @wadankawaakeeni2415
    @wadankawaakeeni2415 ปีที่แล้ว +17

    Ramadan mubaarak is coming soon 🔜 insha allah welcoming

  • @nimcowarsame1974
    @nimcowarsame1974 ปีที่แล้ว +8

    Idiris ka funny weye wlhi wan furay😂😂

  • @saeidqtr5527
    @saeidqtr5527 ปีที่แล้ว +19

    ماء شاء الله تبارك الله 👌👌👌

  • @Ramos.films.1
    @Ramos.films.1 ปีที่แล้ว +50

    Team idiriska isoo raaca 🤣

    • @fatmayoutube1151
      @fatmayoutube1151 ปีที่แล้ว

      Walaahi marki hore si xun ayuu dilay😢😢😢 waxas camal maba la dawankara

    • @Ramos.films.1
      @Ramos.films.1 ปีที่แล้ว +1

      @@fatmayoutube1151 kolley waa rag is fahansan

  • @cabdulaahiyare4964
    @cabdulaahiyare4964 ปีที่แล้ว +27

    Idiriska funyy waaye wlhi naftiisa wuu yaqan 😂😂

  • @suldaanboss5376
    @suldaanboss5376 ปีที่แล้ว +11

    ideey ideey kulahaa 😂😂😂😂😂👌👏

  • @apdalebihi7199
    @apdalebihi7199 ปีที่แล้ว +2

    Abdale intaad legend iskadhigaysay bidixdiisa baad kucuntay 😂😂😂

  • @mimi-bs8ku
    @mimi-bs8ku ปีที่แล้ว +4

    Baabajeey is nr comedian walahi kkkkkkk
    Ilinta iga dhamaatay

  • @najmiinamohamed3626
    @najmiinamohamed3626 ปีที่แล้ว +6

    gacantiis labo gacan waaye kulahaah idiriska caadi maahn😂😁

  • @Nooreen9
    @Nooreen9 หลายเดือนก่อน +1

    Bishaan insha.allaah riyadeeyda waa rumoobee

  • @umumaahir8464
    @umumaahir8464 ปีที่แล้ว +17

    😂😂😂😂😂😂😂😂 cadi mahan wlhi horey usocda kaftankin adi mahan 😅😅😅😅😅😅

  • @amira1438
    @amira1438 ปีที่แล้ว +8

    Abdalle san si ma ahan bro ha nogu dheeli mesha ragan sey u dhelan u dheel mideda kale maskinkani ha jajabinin. Teda kale idriska san u dhan waawil walalkada ah. Mideda kale nimanyahow youtube haiskaga dhelina ninkani safican ha udhelo mise ha iska baxo waxani lama firsan karo idriska bahdilka ka dhafa wiilka uf

    • @deeqooffical61
      @deeqooffical61 ปีที่แล้ว +2

      Wlh wan kaxumaday video manta wax ladawado mahan uff

    • @amira1438
      @amira1438 ปีที่แล้ว

      @@deeqooffical61 hadey san wax kabadalin waxa umaleyna qof firsada iney wayan kuwani maskinkan leh cunto soma cuno way ey sas ugu bahdilayan abdalla burane Talent aan san ahen ma qaba umaleyna. Lab labo iyaga dhan wax ladhamesto ma ahan Video xida abayo

    • @faysalrobinho
      @faysalrobinho ปีที่แล้ว +1

      Ader dadkan ayaga meshan misharkooda meshan karadinaya ee kadhac🤐

    • @amira1438
      @amira1438 ปีที่แล้ว

      @@faysalrobinho qofkasto fikirkisa waa u xur adeer dadkana waa loshega iney san ku haboney mesha sidi hore ficantahy marka cadi iska dhig

    • @AnisaOmarmoh
      @AnisaOmarmoh ปีที่แล้ว

      Wey Is Fahansanyihiin Waxa Neh waa Jiliiin😂✋️

  • @siraajiboss2200
    @siraajiboss2200 ปีที่แล้ว +7

    War nio waxaan caloosha weyn leh wax maogo mar kle hasoo fadhiisin

  • @Asma-tc5qw
    @Asma-tc5qw ปีที่แล้ว +4

    Idriskeena cashaqa cawa see lugalay☝️🤣🤣🤣🤣

  • @fatxaomar9856
    @fatxaomar9856 ปีที่แล้ว +4

    Wlh waan raftay dhulkane waan jiiftay saan uqoslay 🤣🤣🤣🤣🤣🙏Abdalle halasocelcelsho lama cajisayo butocowga 🤣🤣🤣❤❤❤

  • @munahassan3762
    @munahassan3762 ปีที่แล้ว +8

    Idirska qof ka yaabshay baa loo keenay 😂

  • @ina_hajiali
    @ina_hajiali ปีที่แล้ว +14

    idiriska funny waaye wllahi qosolaa udhintay 🤣

  • @kaamilofaarax4044
    @kaamilofaarax4044 ปีที่แล้ว +2

    Anaga cilaa nahaay team idis hadan nahy War abdala Naga xishoo

  • @hassanmoud-uv1jz
    @hassanmoud-uv1jz ปีที่แล้ว +2

    Frérot dieu vous benis

  • @lilbaliil59
    @lilbaliil59 ปีที่แล้ว +3

    Abdala iyo mandirsha babaa kulan kan kulan ka xigo

  • @guledsimba1778
    @guledsimba1778 ปีที่แล้ว +2

    Bro sidan caqli ma,ahn ee ninka ciyrta gadaya midkle midkan buuran waaba xayawaan caadi ah fdln idriska waa maskiin mrka ka joojiya ciyrta noocan ah🙏🙏

    • @animamalsfigthingofficial4224
      @animamalsfigthingofficial4224 ปีที่แล้ว +4

      Nio adaaba jaahil kale ah dadkan waxaa markee ciyaarta dhamaato waa kala qaatan ama isla cunaan ee madadaalo iyo fal celin lee karabaan waxaan ee sameynooya xeelada shaqo baro sxb adoo manta wax ila og oo ii jilaayo cml waaye

    • @KING-HASSAN-OFFICIAL
      @KING-HASSAN-OFFICIAL ปีที่แล้ว +3

      Sax wa runtaa wa ey wada shaqeyaan isku team waaye wa funny 🤣 game kkkkk

  • @falaad1439
    @falaad1439 ปีที่แล้ว +1

    Abdla burane jawaan rabi tolay idiriska illah qabta

  • @rudwepio
    @rudwepio ปีที่แล้ว +2

    Gamekan wax aya ka qaldan babajeyow ninkan cabdale burane la dhaho ha ka daayo ciyarta xag gudubka sida uu idinku so biidhay wlhi wx aya idinka qaldan team idiriska iitaabo iyo kabtan baara ciyarihisa wx dhama lawaa

  • @fatumamahad4081
    @fatumamahad4081 ปีที่แล้ว +13

    😂😂😂😂😂 I love you so much guys

  • @ZANETTI311
    @ZANETTI311 ปีที่แล้ว +2

    San xaq ma aha abdule burane studio halaga buriyo😭🤌

  • @xasancumar1107
    @xasancumar1107 ปีที่แล้ว +1

    Abdala buurane idiriska lee moqosolka kadhax arkay kabtanka aad ama baaba jey waxaaga waaba katareey

  • @abdikadirabdirizak2118
    @abdikadirabdirizak2118 ปีที่แล้ว +8

    Idriska best comedian wlhi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @maxamudhonest9294
    @maxamudhonest9294 ปีที่แล้ว +5

    war nimanyahow idriska la,aantii vidio ma fiirsankro kadayaa marka jamuuni iyo baabajey buirane foodada ka daaa idriska plz hdii kle waa mudaaharad

  • @muntazmaxamed-ou7oz
    @muntazmaxamed-ou7oz ปีที่แล้ว +2

    Walhi challenge ugu qosli badnaa Aan daawado

  • @abdiraxiinwarbaca9254
    @abdiraxiinwarbaca9254 ปีที่แล้ว

    Dulmika waan necbahay
    Ninka cabdalle buurane ladhahaayo mesha kasara
    Waa nin xanuunsan

  • @brime32
    @brime32 ปีที่แล้ว +2

    Haduuba kabtan baara kujirin sooy sooy

  • @coonkacadde124
    @coonkacadde124 ปีที่แล้ว +1

    Qofki ugu horeeyey ayaan ahay najiib bin iigu qabo zxp

  • @muhuboabdi7147
    @muhuboabdi7147 ปีที่แล้ว +2

    Idiriskaa😂😂😂😂 umadeena maaha
    Baaba cyr kle abdalla buur ku jiifta

  • @princesslula6018
    @princesslula6018 ปีที่แล้ว +2

    Walalyalow waxan ayad anaga qosol nogaradineysin lakin labolabo waya ninkan saan ucayilan danka cunada kadafa please kaan wadili haysin maogi faida umahaysin Walahi

  • @samiirooffcial6227
    @samiirooffcial6227 ปีที่แล้ว +12

    Kal iyo laab u raftay wllhi abdla iyo idiriska wa leyskgu tala galay🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @cashoshekh4870
    @cashoshekh4870 ปีที่แล้ว +1

    Captanka away hee nooo keena

  • @mohamedhassanosman-rf7go
    @mohamedhassanosman-rf7go ปีที่แล้ว +2

    AR cabdalle soo badiya Cabdalla mucjiso waye 😂😂😂

  • @zamzamabdulaahi2857
    @zamzamabdulaahi2857 ปีที่แล้ว +2

    Anoo sooman oo qosli krin iga qosli siiseen😂😂😂

  • @mahamedxaajibaraako8121
    @mahamedxaajibaraako8121 ปีที่แล้ว

    The reality of the our country

  • @hodanmohamedmohamoud6977
    @hodanmohamedmohamoud6977 ปีที่แล้ว

    Alla beerka Idiriska mar kasat Abdalla buuren u keena wallahay waa qosol miiran

  • @akosmanali9198
    @akosmanali9198 ปีที่แล้ว +2

    War buurane kursigaas soo uka fadhiyey
    Away fadhigii meeqo kursi aa la isdhaxkalisen

  • @SAMADOONMEDIA2040
    @SAMADOONMEDIA2040 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi cabadle jiis ayan ahay kulaha bbjy 🤣🤣🤣

  • @fartundahir5877
    @fartundahir5877 ปีที่แล้ว +2

    Ar idiriska cuntadi malmahan waxa laga saaray dhuun qabateen caadi ah miskinka xanaaq ani wa rabay idiriska xooga wax cuntada ka celiyo in la keeno😂😂😂 see calosha ugu nasato😂wajigisa soo ka dhigooyo😂

  • @maxamedmustafaraxmanyacqub2718
    @maxamedmustafaraxmanyacqub2718 ปีที่แล้ว

    Balaayaa keensateen wllhi cabdulahi burane channalka kasaara

  • @shamuure28
    @shamuure28 ปีที่แล้ว

    Intee laga helaa abti❤❤❤

  • @cumarxuseenchannel4732
    @cumarxuseenchannel4732 ปีที่แล้ว +2

    Isbuuci me boqol mar ka dine maya ka jawab 72 mar kulaha 😂😂😂😂funny

  • @omarnoor-pu6rn
    @omarnoor-pu6rn ปีที่แล้ว

    Abdalla , xooga yaree sxb !!!, Idriska iyo baaba jey wa rafaathen.

  • @fartundahir5877
    @fartundahir5877 ปีที่แล้ว +2

    Hunguri ma so cuni jirin kulaha wooba so faaruqesan jiray caloosha 😂 😂

  • @ama-aidarusmohamedali1184
    @ama-aidarusmohamedali1184 ปีที่แล้ว +1

    Waligey saan uma qoslin wallaahi

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +2

    Saan mahan xaaq

  • @mudanabdullahi9866
    @mudanabdullahi9866 ปีที่แล้ว

    Wllh waaa qusul socda

  • @Bacon12386
    @Bacon12386 ปีที่แล้ว +2

    Hhh maskin idiiriska sorry lkn wad iga qoslisen

  • @Sucdijamachashi............
    @Sucdijamachashi............ ปีที่แล้ว +4

    Awal xaa uwacateen ninkan 😅

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +3

    Baaba v jeey 😢😢

  • @samaaraabdullahi2811
    @samaaraabdullahi2811 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂idiriska labadan bari dhuunta lo galey

  • @abdinasirhusseinaden7993
    @abdinasirhusseinaden7993 ปีที่แล้ว +2

    Caawo idiriska waa qaldeen kuwaan 😂😅

  • @mudanabdullahi9866
    @mudanabdullahi9866 ปีที่แล้ว +1

    Idiris wllh waan ku wadanaah

  • @c.qaadirxasan-xg9pe
    @c.qaadirxasan-xg9pe ปีที่แล้ว

    Qosolka

  • @hamzekhaalid
    @hamzekhaalid ปีที่แล้ว +1

    Butane adeer came xasan iyo maamdiirshe haloo keeno haduu iswalo wuu conan yahay😂🤣warkaa ku dhan

  • @nafisonafiso6410
    @nafisonafiso6410 ปีที่แล้ว +1

    Ciyaarta xaraaro ayee lahaan jirtay abdalle burane sida loogu sodaray marac ayee naqatay Wlhi sidaan wax ka badala

  • @mohmaedahmed4295
    @mohmaedahmed4295 7 หลายเดือนก่อน

    var soo dira

  • @fardowsacabsalam
    @fardowsacabsalam ปีที่แล้ว

    Yaraabi yarxamani

  • @cadcadka3898
    @cadcadka3898 ปีที่แล้ว +2

    Idiriska cabdala sida uu u imaaday waala haayaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ShukriMaxamed-ds4xy
    @ShukriMaxamed-ds4xy ปีที่แล้ว

    Waa qosley

  • @samiyoahmed6752
    @samiyoahmed6752 ปีที่แล้ว +2

    Idiriska waa geesi walee🤣🤣🤣🤣😂💪💪💪

  • @sabriinahmed1041
    @sabriinahmed1041 ปีที่แล้ว +2

    funny guys no so badiya video's with cabdala 😅

  • @maandeqcaligacal5877
    @maandeqcaligacal5877 ปีที่แล้ว +1

    Manoli

  • @munomanka8237
    @munomanka8237 ปีที่แล้ว +2

    😂😂🤣🤣wlh wan qoslay baba sidu udhacay sorry

  • @qadarcarab5326
    @qadarcarab5326 ปีที่แล้ว

    Cabdalla buurane ma iska daayay xafada seybiyaano baabuurta isku dhigijiray

  • @shakarosman6702
    @shakarosman6702 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhh wlh saan u qoslay waayahaan uma qoslin thnks.

  • @sureejiukash1040
    @sureejiukash1040 ปีที่แล้ว +2

    Idiriska Fadhiiso inbdn Wadso Fantee🤣viva Buuurane

  • @bilankhaliif
    @bilankhaliif ปีที่แล้ว

    Cawa san u qoslay waligey uma qoslin 😂😂😂😂😂 3dex kala daran kuwana baba cawa wa iga qoslisay walhi

  • @zakiboy1447
    @zakiboy1447 ปีที่แล้ว

    Haloo dhiibo albiitrka idiriska

  • @shukriabdikariin6362
    @shukriabdikariin6362 ปีที่แล้ว +1

    Idiriska siduu u imid caatuu noqde yaa ila arke😫😅😅😅😅

  • @tiktokcomments8339
    @tiktokcomments8339 ปีที่แล้ว

    Kabixiya Cabdulla Burane Ciyarta Xiqdi ayuu kadhigay

  • @yaasiincabdi4641
    @yaasiincabdi4641 ปีที่แล้ว

    Part 3

  • @havertz2945
    @havertz2945 ปีที่แล้ว

    legend idriska malintii koowaad lagaaday maalmahaan wuu iska celinaya cabdalla buurane

  • @garabwalal444
    @garabwalal444 ปีที่แล้ว

    VIVA ABAABA

  • @ABDIRIZACKARK
    @ABDIRIZACKARK ปีที่แล้ว +1

    Kii cagaarka oo kaaraha wareejinayey kulahaa 🤣🤣🤣

  • @hassanmoud-uv1jz
    @hassanmoud-uv1jz ปีที่แล้ว +1

    Mkkkkkkkķ

  • @cashoshekh4870
    @cashoshekh4870 ปีที่แล้ว +5

    Idiriska manola 😅😅😅

  • @axmadyuusuf8893
    @axmadyuusuf8893 ปีที่แล้ว +1

    Free idiriska

  • @muaadmowliid1939
    @muaadmowliid1939 ปีที่แล้ว +1

    Kulanka danbe kabtanka haloo balamiyo👊

  • @sacdiyomuxudiinaxmed6538
    @sacdiyomuxudiinaxmed6538 ปีที่แล้ว +1

    Babajey waji malihid idiriiska itabo waad uu jawisay cadowga