DAGAALKA BIYAHA IDIRISKA II TAABO IYO KABTAN BAARA 25 DOLAR KU GULEYSO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 758

  • @baabajeey
    @baabajeey  ปีที่แล้ว +407

    600K HAMBALYO ISO QORA MAHADSANIDIIN 🔥🙏

  • @Ducayzane10
    @Ducayzane10 ปีที่แล้ว +455

    Idiriska dartii ina uu dawto like 👍 sara
    😁😁🤣🤣

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame ปีที่แล้ว +110

    aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤🥰

  • @sadirimukhtar6590
    @sadirimukhtar6590 ปีที่แล้ว +49

    inta nabi maxamad jecel lake iisaara plz hal mar an kusalino nabi maxamd scw scw scw❤❤

  • @AmeliaJION
    @AmeliaJION ปีที่แล้ว +163

    يا أهل صوماليون صلو علي سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم 💛💯

    • @Tutulisho
      @Tutulisho ปีที่แล้ว +3

      الهم صلي على محمد💙💙💙💙

    • @hassanmoalimmohomednuur7193
      @hassanmoalimmohomednuur7193 ปีที่แล้ว +3

      اللهم صل وسلم على سيدنا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا

    • @mohamedamiinmustafe
      @mohamedamiinmustafe ปีที่แล้ว +2

      صلى الله عليه وسلم

    • @canabbintualbakrimayo4054
      @canabbintualbakrimayo4054 ปีที่แล้ว +2

      عليه افضل الصلاة والسلام

    • @abdirahimsalman8699
      @abdirahimsalman8699 ปีที่แล้ว +2

      @@canabbintualbakrimayo4054 SCW WALAL ISOO BOOQO PLEASE 🙏 🥳

  • @hassanaadan5160
    @hassanaadan5160 ปีที่แล้ว +86

    intii doonaysa in lasoo badaiyo like saar🤣🤣🤣🤣😂😂

    • @yuunisnoar8694
      @yuunisnoar8694 ปีที่แล้ว

      #Baaquli_Boy vs IdirskA😂💢💢

  • @Ducayzane10
    @Ducayzane10 ปีที่แล้ว +44

    Wax yar kadiman 600k plz garsiya 🥺🙏
    Team Baaba jeey full Recpect ❤✅✊

  • @rashkabigman9299
    @rashkabigman9299 ปีที่แล้ว +45

    Idirska best Somali comedian 🥰👍

  • @Ducayzane10
    @Ducayzane10 ปีที่แล้ว +169

    Ninka iga Qosliya waa idiriska ii taabo Hada ila tageerto Liike Ha La Dhafin Hee
    🤣🤣😁😁

  • @cadnaanyare5713
    @cadnaanyare5713 ปีที่แล้ว +13

    Hadii aad tahy tagero idiriska like 👍 dhackusii

  • @ceynibare7544
    @ceynibare7544 ปีที่แล้ว +31

    Kusali nabiga scw

  • @حبيبهعمر-ع1ض
    @حبيبهعمر-ع1ض ปีที่แล้ว +6

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله ❤❤❤❤❤

  • @amiinomar4660
    @amiinomar4660 ปีที่แล้ว +28

    Idiriska dartiisaa u fiirsadaa walhi iyo babajey waa idin jeclahay Bbd 🙏💯

  • @ismaaciicalicabdi161
    @ismaaciicalicabdi161 ปีที่แล้ว +13

    Idiriska best comedian hore usoco zxp

  • @farahifo7048
    @farahifo7048 ปีที่แล้ว +3

    Baba jeey waa coodsii Challengen markale ku soo cilii wlhii u yaran 10 mar waan dawaday dadkalana maa rabna captanka iyo idiriska inta igu racsan like 👍 from sweden 🇸🇪

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +14

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ,,,,,

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 ปีที่แล้ว +28

    Congratulations 600k baaba jey le go guys good job full respect 🙏 ✅💯💯

  • @jungkook322
    @jungkook322 ปีที่แล้ว +13

    Qofkii fiiriyo fariintan like ha ii saro 🥺❤️

  • @naazziabdallastudio4k670
    @naazziabdallastudio4k670 ปีที่แล้ว +15

    Baabajey sxp part 2 plz 🙏 😢 wlhi caawa qosol lasuxay intii iikuraacsan in part 2 lakudaro 👍farta taaga plz 🙏 😢 😀 😄 😑 😫 🙏 😢 😀 😄 😑

  • @mohameddeeqhoyooxawo7816
    @mohameddeeqhoyooxawo7816 ปีที่แล้ว +4

    Kusali rasulka wll scw scw scw 🥺🥺🥺🥺

  • @Ladancidin1
    @Ladancidin1 ปีที่แล้ว +12

    Team baaba jeey waan idin wataa keeping going hore inoo wada ❤❤🎉

  • @simankulane8509
    @simankulane8509 ปีที่แล้ว +10

    Team kaptanka hadaan naahay we went part 2 mayeleyno wa inan arsanaa 😂😂

  • @ikraanali8435
    @ikraanali8435 ปีที่แล้ว +30

    Hambaliyo 🎉🎉🎉❤❤❤❤ all the best 🥰🥰

  • @cumarxuseenjiinow1434
    @cumarxuseenjiinow1434 ปีที่แล้ว +6

    Team idriska guul 💪 💙

  • @naciimoaweys7557
    @naciimoaweys7557 ปีที่แล้ว +2

    Wll baba biri waa jimca nabigena Muhammad dartiis igu iibi iPhone 14 pro mx wll mcn waan ku baryaa🤲⚘️

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +19

    Three legends always legends keeps goings babejey and captan baraah and idirsika itabo 600k coming soon insha allah congratulations this is challenges hard water's 💯👍💪♥️♥️

  • @jimcaalexasan1922
    @jimcaalexasan1922 ปีที่แล้ว +6

    Walalayal iso duceya wan xanuun sanahey mudo dhan 3sano ilahow icaafi amiin amiin

  • @hassanabdo8797
    @hassanabdo8797 ปีที่แล้ว +12

    Très très bien félicitations idiriska ❤🥰🤴

    • @coverg1004
      @coverg1004 ปีที่แล้ว

      Muy bien idriska

  • @abdiaden2680
    @abdiaden2680 ปีที่แล้ว +2

    All the way from Toronto keep it going brother

  • @samiyoahmed6752
    @samiyoahmed6752 ปีที่แล้ว +8

    Part 2 waan ka helay walaahy saan u qoslayay waan oo yay walhy 🤣🤣🤣🤣🤣😭😭😭😢😢😢🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 ปีที่แล้ว +3

    Boqorka TH-camrada muqdisho iyo teamkiisa salaan sare legend ♥from hargeysa ♥ ❤ baaba jeey ♥ ❤

  • @sharmasheekeyeofficial4494
    @sharmasheekeyeofficial4494 ปีที่แล้ว +2

    Congratulations Congratulations 600k szb qalii guul ayan ku leyahaay sxb insha allah 10 days aya ku kareysa sxb hadiiyaad ayan ka rawa ogow baaba jeey cafiimaad ayan alle kaka baryay walalka

  • @mohahmed6423
    @mohahmed6423 ปีที่แล้ว +15

    Waters fighting kulaha wlh Captainka is funny

    • @hassanomar9916
      @hassanomar9916 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhh biya isdigalayan 😄😄😄

  • @KINGMOHA5388
    @KINGMOHA5388 ปีที่แล้ว +1

    WAR OF THE WATER AYAA LADHAHAA DAGAALKA BIYAHA CML, waa ciyaar xiiso iyo qosol leh.

  • @حبيبهعمر-ع1ض
    @حبيبهعمر-ع1ض ปีที่แล้ว +1

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله

  • @barwaqosalah1227
    @barwaqosalah1227 ปีที่แล้ว +2

    Hambaliyo wllo 600k masha allah tabarakalah inkadan ayan ilahay kaga rajaynaya insha allah ❤

  • @rugsanmall5895
    @rugsanmall5895 ปีที่แล้ว

    Wallaahi sidaan kan ugu qoslay uguma qoslin kubii hore waan idiin wataa walaaha Somaliyeed.

  • @wadankawaakeeni2415
    @wadankawaakeeni2415 ปีที่แล้ว +3

    6k haloogu daro insha allah baaba jeey waa uu u qalmaa keep going baaba jeey

  • @mudanmohamed1960
    @mudanmohamed1960 ปีที่แล้ว +3

    Baaba jey masha allah horey usocda adiga iyo teamkada

  • @ccasiisxasancabdi9544
    @ccasiisxasancabdi9544 ปีที่แล้ว +5

    please baaba jeey part two🙏🙏😂😂 soo sameeya

  • @Mohamed_hussein95
    @Mohamed_hussein95 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow baaba jay oo socda halmar itus yaarabi 🤲🏻🥺

  • @mahircadde3298
    @mahircadde3298 ปีที่แล้ว +1

    The best somali Comedian idiriska

  • @yahdiinkalaki2413
    @yahdiinkalaki2413 ปีที่แล้ว +3

    600.k.Hambaliyo.hambaliyo.insha.Alllah.Waan.kuLajeclahy.iNaad.Gaarto

  • @heemahsn2432
    @heemahsn2432 ปีที่แล้ว +1

    hambalyo baaba 600k kabtanka 300k in sha alh ❤❤

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 ปีที่แล้ว +2

    Baabajeey congratulations 🎉🎊 600k coming soon 👍

  • @Zakariye-
    @Zakariye- ปีที่แล้ว +3

    Hambalyo baaba 600k subscribe🎉❤️Team B.B.D

  • @aminaomar1882
    @aminaomar1882 ปีที่แล้ว +1

    WATER OF WAR AYAA LADHAHA BAABA KUSALAMAY PART TEWO INSHALLH BAARA IYO IDIRISKA IIGU SALAAN

  • @Nasiib4
    @Nasiib4 ปีที่แล้ว +3

    Challenge waxaaa somali ka dhigay waaa Arimaheena❤️❤️🤝💯

  • @muscab8581
    @muscab8581 ปีที่แล้ว +11

    wllahi so funny 😆 baaba chelenge noocaan nosobadi plz 🙏🏻waa iga ☹️codsi

    • @MuuseCabdulle-ol1gs
      @MuuseCabdulle-ol1gs ปีที่แล้ว +1

      Asc babajeye waxa tahay qof qalabi nadifa aha aan aqon waxa xanaqa ah

    • @abdirahimsalman8699
      @abdirahimsalman8699 ปีที่แล้ว +2

      @@MuuseCabdulle-ol1gs WALAL ISOO BOOQO PLEASE 🙏 🙏🙏🙏🙏

  • @mustafxuseenislow1708
    @mustafxuseenislow1708 ปีที่แล้ว

    Baba jeey waad sheegtay lacaagta mark ugu horeesay Balfiiri fidiyoog

  • @abdifitaaxasad9703
    @abdifitaaxasad9703 ปีที่แล้ว

    hambalyo baaba jeey 600k i.a intaas io in kabadanba waad uqalantaa wllka

  • @alifarahdakat1070
    @alifarahdakat1070 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo inta ka dhiman insha allah wa la dhameystir baba

  • @abdiaden2680
    @abdiaden2680 ปีที่แล้ว +3

    Baaba jay keep it comeing brother all the way from Toronto 👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿

  • @nucmaanofficial484
    @nucmaanofficial484 ปีที่แล้ว +1

    Aankuwada salino xabiibkena subanaa Muhammed sallahu calayhi wasalam 🥰🥰🥰😘😍😘😍😍

  • @abdulahihassanahmed8648
    @abdulahihassanahmed8648 ปีที่แล้ว

    Idriska best comdian
    Very interest chalange

  • @shamsudiin4370
    @shamsudiin4370 ปีที่แล้ว +1

    Chanllenge noo soo badiya

  • @abdirahmandiri4203
    @abdirahmandiri4203 ปีที่แล้ว +6

    Ninka idiriska waa funny walhi 😁😁😁

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta ปีที่แล้ว +5

    600k coming soon isha,allah
    Viva For Ever captain Baara

  • @saidalihussein3826
    @saidalihussein3826 ปีที่แล้ว +1

    Baaba congrats 👏 hambalyo 600k ♥️

  • @norrk63
    @norrk63 ปีที่แล้ว +2

    Hambaliyo baaba intaa iyo inka badan insha Allah wllky challengigaan macn wye noo soo badi baaba codsi wye baara iyo idiris Lee rabnaa

  • @wadanihubeesan8039
    @wadanihubeesan8039 ปีที่แล้ว

    Captain bara caawa waad ku adgeeseen saan xaq maahan baba jeey

  • @mohamedweydow-xj8pc
    @mohamedweydow-xj8pc ปีที่แล้ว

    Congratulation baaba jey io kabtan baara io idiriska iitaabo dadka waa idin jecelyihiin keep going aniga ayaa ka mid ah

  • @Ladancidin1
    @Ladancidin1 ปีที่แล้ว +1

    Three lengend waan idin wataa halakaa kaga haya

  • @pedriyare5697
    @pedriyare5697 ปีที่แล้ว +1

    600k coming soon...... bab jeey👑

  • @samroyusuf5026
    @samroyusuf5026 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo baabajey intaas in Ka badan ayaa u qalantaa 👑❤️🤗🥺👍🌹🦁

  • @arsenalwin6468
    @arsenalwin6468 ปีที่แล้ว +1

    Idiriska itaabo ciyar macanu kadhigay legend

  • @hanimohamedali3088
    @hanimohamedali3088 ปีที่แล้ว +2

    Congratulations baabajey🎉❤

  • @muhiimibrahim3105
    @muhiimibrahim3105 ปีที่แล้ว +1

    Was idin slmy baaba jey idiriska io kabtanka wlhi ina idin dawado wnku walacay hda idin firsan mirkeyga juusta maha malin was idin soo boqan dona insha Allah wa idin jclhy wlhi baaba Adna ilaahey aya cfmd kga barya

  • @muzahir-muashiq8716
    @muzahir-muashiq8716 ปีที่แล้ว +1

    WlHi qsol ima harinn BBD THNKS

  • @yaxyamaxamed396
    @yaxyamaxamed396 ปีที่แล้ว

    Wllahi video gii iigu qosolka badnaa Mr idriiska waan kutaagiraa zxp meel idriiska kujiro qosol la aan majirto

  • @kamalali79
    @kamalali79 ปีที่แล้ว +2

    Asc baaba jeey iyo asxaabta oo dhan waan idin salaamay dhamaan mahadsanid videos yaasha queuxda badan aad Nala qeebsato marwalb noo Soo Badiya gameka water wet challenge water wet battle game mahadsanid markake keep going you doing wonderful work thanks again for sharing everyday best games and challenges

  • @apdirizak___ak6545
    @apdirizak___ak6545 ปีที่แล้ว +1

    Zxp babajey 1 mid ayan kugu darsanaa ciyaartan waa bello lkn turubka rinjiga ah kasar🙌 lambar bas haku dheelaan👋

  • @sharmaanimatan1152
    @sharmaanimatan1152 ปีที่แล้ว

    Congratulalions 600k

  • @aminaomar1882
    @aminaomar1882 ปีที่แล้ว +5

    Please Baaba part two kuwataa Idiriska II taabo iigu salaan walahi qosolka aduunka Baara sida loo galay kkkkkkkkkkkkkkkk keep going Baaba 600 congratulations 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mohamedabdirahman1969
    @mohamedabdirahman1969 ปีที่แล้ว +3

    Wlhy wan iska jeclahay inaan dawado kuwan funny waye 🤣🤣🤣😅😅

  • @sadiasadia984
    @sadiasadia984 ปีที่แล้ว +2

    Asc asaxabta mahadsanid baaba jeey iyo kabtan bara iyo idiriska 🥰😍🤩

  • @abdikadirabdirizak2118
    @abdikadirabdirizak2118 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣😂😂 qosol kuwaashtey wlhi idriska keep going bro ❤️

  • @abdirahmanhusien6174
    @abdirahmanhusien6174 ปีที่แล้ว

    Asc waa idn salaamya dhamaan umada somaaliyeed Qaastan Aqyaarta barnaamijka jaalanjigaan ma wangsana waaayo dalkeena dad badn Heer mii ah biyo heysan xoolahoda haraad u dhamanayaan kuwa badn mii joogin awoodin in biyo helaan dhar ku dhaqdaan taasi marka lga so tago wxa ka hor imaaneysa Diinta islaamka
    Alle weyne leeyhay
    قال تعالي ولا تسرفو ان الله لايحب المسرفين
    Ha xad gudbina alle ma jecla xad gudubka israafka
    ويضا قال تعالي ان المبذرين كانو اخوانا الشياطين وكان الشيطان لربه كفورا
    Alle wxa kle leyhay dad wx ku ciyaara wxa la dhasheen sheydaanka & sheydaanka waxa ku caasiyey rabigii abuurey
    Mahadsanidiin dhamaan 🙏🙏

  • @hayysgs8788
    @hayysgs8788 ปีที่แล้ว +1

    Hamblyo

  • @charlesabdi
    @charlesabdi ปีที่แล้ว

    This game is good to Syria and Ghana

  • @maxamedcabdiraxman2838
    @maxamedcabdiraxman2838 ปีที่แล้ว +1

    Idiriska iyo captain

  • @cubeydcabdi1645
    @cubeydcabdi1645 ปีที่แล้ว

    idiris best cib going 👌👌👌👌👌👍👍👍

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 ปีที่แล้ว

    Waad sheegtay 25$ ee sii qofka guulaysatey

  • @apdishakurmustaf9289
    @apdishakurmustaf9289 ปีที่แล้ว +1

    Baaba🎉 Hambliyo 600k Subscribers❤❤❤

    • @makiyamakiya3762
      @makiyamakiya3762 ปีที่แล้ว

      💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞😀💞💞👍👍👍🤲

  • @educational7
    @educational7 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi hada ayaan asigoo gaalo sameynaayo fiirsanaaye masha aalh baaba naga dhici gaalada 🥰🥰🥰

  • @mohamedabdirahman1969
    @mohamedabdirahman1969 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo baaba jeey 600k 🎊🎉🎁🎉✨️

  • @yaxyamaxamed396
    @yaxyamaxamed396 ปีที่แล้ว

    Video gii iigu qosolka badnaa wllahi xadaan sooxasuusto xitaa waan ku qoslaa idriiska iitaabo wllahi wuu igu qosliyey

  • @cabdikariimbaashe9954
    @cabdikariimbaashe9954 ปีที่แล้ว +1

    Pls challenge soo badih pls

  • @abdinasirxanshi5199
    @abdinasirxanshi5199 ปีที่แล้ว +1

    600k hambaliyo baba jey💯❤️🎈

  • @sameradem6440
    @sameradem6440 ปีที่แล้ว

    Hampalyo hampalyo 600k wllo😍🥰🎊

  • @QaluuAlpi23
    @QaluuAlpi23 ปีที่แล้ว +1

    Idiris itabo keeo goin wan ku wataa hore usoco Zxp Cadawgada u nolaaw 😇🙏

  • @iskasexo142
    @iskasexo142 ปีที่แล้ว +1

    Coming soon 600k I.a baba jey 🤌🥺

  • @queendaganofficial4733
    @queendaganofficial4733 ปีที่แล้ว +1

    Manshallh baaba keep gowin❤❤❤

  • @igraannalka9667
    @igraannalka9667 ปีที่แล้ว +2

    Plz BABA part 2 plz plz pl, plz plz plz plz

  • @Mohanofficial-mv5zn
    @Mohanofficial-mv5zn ปีที่แล้ว

    First one kabixiyo coment 🙋‍♂️

  • @yaayacade4070
    @yaayacade4070 ปีที่แล้ว +1

    Kaptanka baara iyo idiriska dartooda aanufiirsadaa wllhi

  • @mohammedali202
    @mohammedali202 ปีที่แล้ว

    Kama daalo video gan idiriska Saluto legend 😅😅😅😅

  • @marwodumar
    @marwodumar ปีที่แล้ว +6

    Walal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe isaar❤️💖

  • @saciiddarajovlogs779
    @saciiddarajovlogs779 ปีที่แล้ว +1

    Baabajow walhi pro vidayow walba frist ahay please iphone ii gad markaad 600k gaadhid inshalaah😘🤒

    • @abdiaziizjeego5861
      @abdiaziizjeego5861 ปีที่แล้ว +1

      Nin asibo maskin ah ayaa iphone i gad ledahy ayado laga yaabo 20 jir cafimad qabo ina tahy xishow niyow

  • @abdifitaaxabdiyasiin3827
    @abdifitaaxabdiyasiin3827 ปีที่แล้ว

    Captan bara habeen dambe Baaba jey soo fariisi