DEG DEG; Itoobiya oo dagaal kudhawaaqday Somaliya ayaan ciidan badan sogilineyna, Abiy Ahmed oo..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.ย. 2024
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

ความคิดเห็น • 18

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad 15 วันที่ผ่านมา +1

    Waa kan munaafaqii 2024

    • @TmmmChcc
      @TmmmChcc 15 วันที่ผ่านมา

      Yaa kaa munaafaqsan adiga itoobiyaan looma baahna adeer haday nacasnimo latimaadana dhagtaa laqarxin

  • @FodeyShire
    @FodeyShire 15 วันที่ผ่านมา

    I waa xor itobiya waxba kamagelin

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi 15 วันที่ผ่านมา

    🇸🇴🤝🇲🇨🇩🇪🇪🇷🇺🇲🇹🇷 BRO ❤❤❤❤❤

  • @rashidmoh7262
    @rashidmoh7262 15 วันที่ผ่านมา

    Umelenmayo in wexle ogtet wer uxume' addeer wex wex aad ka ogtey ma'jirto
    Addeer itoobiyo dhiiga aya uga.
    Daatey' thank

  • @Mohaa27Cumar29
    @Mohaa27Cumar29 15 วันที่ผ่านมา

    Doqon

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 15 วันที่ผ่านมา

    Xasan gurguurte waa in uu jawaabo ka bixiyaan sababta uu dadka soomaaliyeed u abasbuli waayey oo ciidan degdega u ururiwaayey ma itoobiya ayuu la shawaynayaa

  • @calimaxamed673
    @calimaxamed673 15 วันที่ผ่านมา

    Ninkan waa nin liita mana mudna in la dhagaysto
    Itoobiya ayuu buun buunina
    Somalia fambiile ayuu Ka dhiga
    Asigoo dambiga saaraya xasan shiiq
    Kan waa doqon
    Waxuu is dhex galina waxa calooshiisa Ku jira iyo waxa dhacaaya

  • @user-np9gl8ej8v
    @user-np9gl8ej8v 15 วันที่ผ่านมา

    War maxaa kagalay abi cabsidisa?
    Fadlan ha bunbunin cadawga warkiisa!

  • @akabdi9732
    @akabdi9732 15 วันที่ผ่านมา

    Farmaajo usheeg

  • @akabdi9732
    @akabdi9732 15 วันที่ผ่านมา

    Ragbaa baa jooga

  • @ahmednur1011
    @ahmednur1011 15 วันที่ผ่านมา

    Waar wax kale sheeg what is the big deal waraaq ethiopia qortay

  • @akabdi9732
    @akabdi9732 15 วันที่ผ่านมา

    Adeer farmaajo ma joogo meesha ee ragas jooga

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k 15 วันที่ผ่านมา

    Abiye waa wasaq edab daran cid ku timid majirte cabsi ayad la wareertay

  • @mohamednoor6248
    @mohamednoor6248 15 วันที่ผ่านมา

    Wallaahi waxa socdo waa yaab ! Dadki Xamar joogay canshuuro xad dhaaf ah iyo dhul boob ayay ku wadaan , kuwii xuduudaha iyo gobollada daganaana dagaallo ayaa lagu abuurayaa !
    Bal masaarida walaalohood falastiin lagu ag gumaadayo miyaa soomaali inay anfacaan u imaanaya ?

  • @akabdi9732
    @akabdi9732 15 วันที่ผ่านมา

    Soomali soomali baa leh