ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Xukumadda Somaliland oo sheegtay inay qabatay Ciidamo Argagixiso ah oo Murashax Cirro Lacag siiyo.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ส.ค. 2022
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

ความคิดเห็น • 410

  • @abdulazizmohamed352
    @abdulazizmohamed352 2 ปีที่แล้ว +26

    MAXAMED. Kaahinow. Sooban dhig. Sidadku. Kuula arkaan. Allah wadanka haynoo XIFDIYO WAXII shar wadana haynaga qabto

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 2 ปีที่แล้ว +9

    sheeko bug ah oo la rabo in aan doorasho la qaban, waaba sheeko waalan.

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 2 ปีที่แล้ว +2

      Qabyalada dadkan qalbiga madoobaysay wayna
      Dhibta ninka siyasiga kursiga u baabinaya anay in yar ka fikiri karayn oo sidi cawanka waxba ukala soocnayn

    • @taqwalaah5911
      @taqwalaah5911 2 ปีที่แล้ว

      Ma waxaas ayaa wax nin weyn sheeganayaa la shir yimaadaa Subxaana Laah

  • @mrbaaskadulaaga402
    @mrbaaskadulaaga402 2 ปีที่แล้ว +18

    Ciro ma taasu keenay, wax la aqbali karo maaha, qacan Birla Lagu qaban

    • @xaqudirir244
      @xaqudirir244 2 ปีที่แล้ว

      Oo miyaad rumaysatay maskiin.

    • @taqwalaah5911
      @taqwalaah5911 2 ปีที่แล้ว

      Soddon sano oo aan wax qabad lahayn dadka waxa lagu maaweeliyo bartay beri baa nala xasuuqay, Ciro Xamar ayuu noo wadaa maantana argagixiso ayuu keenay sheeko rakhiisa

  • @Coldoon11
    @Coldoon11 2 ปีที่แล้ว +7

    Waan cadaynayaa iyo waanu baadhaynaa is ma raacdo duqa

  • @jaamacfaarax2375
    @jaamacfaarax2375 2 ปีที่แล้ว +20

    ILAAHAY AMNIGA IYO IIMAANKA HA INOO KOBCIYO.
    اللهم انا نسألك الأمن والايمان.

  • @hamzaabdillah8570
    @hamzaabdillah8570 2 ปีที่แล้ว +14

    Allow wadankayga ii dhowr amiin

  • @abdowali463
    @abdowali463 2 ปีที่แล้ว +9

    Ina kaahinow hada ma waxaad na leedahay Cirro waa is qarxinayaa!!

    • @taqwalaah5911
      @taqwalaah5911 2 ปีที่แล้ว

      Waa sheeko rakhiisa oo dadka wax ma garatada ah lagu marin habaabinayo

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 2 ปีที่แล้ว +1

      No he will use innocent children 🤦🏽‍♀️

    • @MubYus
      @MubYus 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣..ha Yaaabin.

    • @nimcosiciid1384
      @nimcosiciid1384 2 ปีที่แล้ว

      Hhhh.imika.odaygan.weeyn.muxuu.sheegay

  • @maxamedabdirashid4959
    @maxamedabdirashid4959 2 ปีที่แล้ว +5

    Ku saliya nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @axmedsomalia7502
    @axmedsomalia7502 2 ปีที่แล้ว +5

    Wasiir wanu ku taager sanayn ee sawdigan darjiidhay caawao

  • @user-horo
    @user-horo 2 ปีที่แล้ว +9

    Wasiir haddii warkaagani aad cadayn uhaysaan maxaa kaahor jooga inaad talaabo sharci ciro uga qaadiwayday? Haddii aaydaan wali cadayn jirinse oo baadhitaan socdo se waa qalad inaad kahordhacdo wixii soobixi doona

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว +1

      Ma chine wadanak moodaysaa qabaiil dhan baa odhanyaa qalad baa lo xidhey lakiin hada ha lagu cadeeyo hana la dilo

    • @maajid1172
      @maajid1172 2 ปีที่แล้ว

      Wlasobandhigaya malin dhow

    • @se1059
      @se1059 2 ปีที่แล้ว

      Oo ma run baad mooday waa sheekadii koonfur baa loo socdadii oo shaqyn wayday oo shicibkii ku bartay ayaa loo rogay argagixiso waa wax laga khajilo walaahi dhiiqo ayuu lugaha la galay waa in maxkamad la soo taago ina kaahin waa hadii sharci jiro wadani waa in aanay hadalka ka hadhin ee ninka abaalkii mariyaan qudhunka ah

  • @asyia9444
    @asyia9444 2 ปีที่แล้ว +21

    Rabi waxa aanu ka baryanaa in rabi naga qabto daaliminta oo dhan cadawga somali land cagta hoosteed Inshalaa guul jamuriyada barkeysan

    • @user-horo
      @user-horo 2 ปีที่แล้ว +3

      Amiiin Amiiin 🤲 🤲

    • @mohamedali-po3qj
      @mohamedali-po3qj 2 ปีที่แล้ว

      Ragay ku cadahay waa in maxkamad la horkeenaa sharaf u hadhay ma jirto ee intii wax moodaysayna ha aragto kuu yahay ciro

  • @abdisalanali2321
    @abdisalanali2321 2 ปีที่แล้ว +13

    Ilahayoow naga qabo wixi shar wada

  • @MohamedAhmed-xn1eo
    @MohamedAhmed-xn1eo 2 ปีที่แล้ว +4

    Sorry , sidii hablaha ayaad u hadlaysaa, oo u tirsanaysaa sidii nin u haddal

    • @taqwalaah5911
      @taqwalaah5911 2 ปีที่แล้ว

      Hablaha meel ha kaga dhicin nin kasta oo liita maxaad haween ugu sheegtaan. Xaal bixi saaxiib

  • @safwaanhero7555
    @safwaanhero7555 2 ปีที่แล้ว +7

    Wasiirku arinkan sidan filaayo wxbaa ka jira bal an eegno hlkay ku biyo shubato

    • @aadanhassen3560
      @aadanhassen3560 2 ปีที่แล้ว

      Miyaad Kaa Rumayistay Wasiirka inaa kahin Laa Lee yhy

    • @safwaanhero7555
      @safwaanhero7555 2 ปีที่แล้ว

      @@aadanhassen3560 =umadu la hadlyo ee uu wxan usheegayo ma been bu la soo hor isdagayaa ina kaahin bal aynu eegno dadkuu argagixisada u qabqabtay zxb sheekba haday kow teeeeeeee??????

  • @aidarousibrahim5550
    @aidarousibrahim5550 2 ปีที่แล้ว +16

    Ilamayee cidan cirka kasoo dhacay, beenta ilahay ayaa nacay.

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 ปีที่แล้ว +3

    Ciidan sidi somaliland ku so gali kara

    • @sidee8413
      @sidee8413 2 ปีที่แล้ว

      Arintaa anba waan la yaabay.
      Argagixiso aan is difaacin oo aayar la qabto xagee lagu arkay?!

  • @hooyoosman8308
    @hooyoosman8308 2 ปีที่แล้ว +16

    Ilaah baa awoodisa inagaga qaban waxii dhib ku haya soomaaliland insha allaah

    • @se1059
      @se1059 2 ปีที่แล้ว

      Insha allah oy kow ka yihiin muuse biixi iyo ina kaahin dalka rag aan iyaga ahayni qas kama wadaane

  • @naimajama5303
    @naimajama5303 2 ปีที่แล้ว +14

    Bismilahi rahmani raheem. Khalkhal ba wadanka lagu talagalay. War shacabow is ilaaliya argagiixsadu waxay eegta meelaha khilaf ka jiro. Ilahayow ummada ka badbadii oo amniga no adkee.

  • @Mysomaliland
    @Mysomaliland 2 ปีที่แล้ว +15

    You have told the same lies before so we’re not gonna fall for this one,Somaliland needs to unite.

  • @jegelskermig15
    @jegelskermig15 2 ปีที่แล้ว +2

    Send him to the jail. Viva the SOMALILAND people and it's leadership.

    • @abdikadawe2988
      @abdikadawe2988 2 ปีที่แล้ว

      Do you actually believe this bulshit

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 2 ปีที่แล้ว +4

    Maxad ubaryaysan ciro mar hadad argagixiso gacanta kudhite dalka xalad dagdaga galiya waside gudahadhiga cidi afka kaxarta

    • @romeosomali1509
      @romeosomali1509 2 ปีที่แล้ว +1

      Taasan been eheen hadu cadeen haayo mu xidho

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 2 ปีที่แล้ว +6

    Ciro waxadhig mar hadu argagixiso keenay musharax maha tugu farnajaysan e cadawga a

    • @taqwalaah5911
      @taqwalaah5911 2 ปีที่แล้ว

      Tuug iyo khaainiinba waxa ah kuwa waxaa ummadda isla soo hor taagay

    • @Sasqwwgvtgg
      @Sasqwwgvtgg 2 ปีที่แล้ว

      Baacaac

  • @kingclkhaalaq6750
    @kingclkhaalaq6750 2 ปีที่แล้ว +9

    Cirro Marka horeba isaga argagixiso u eeg

    • @TusmoG27
      @TusmoG27 2 ปีที่แล้ว +1

      Indeeed jail for life cirooo

  • @Janno190
    @Janno190 2 ปีที่แล้ว +4

    Wax allele waxa sharka wada ee doonaya somaliland in dhibaatada ka WADA iyo qaska Schulman ragbaa ku dhintay maaha in lagu kibro raga dhiigiisa gala qabto oo weliba hala toogto yeeli mayno in somaliland la khalkhaliyo cidkastaba ha ahaato

  • @ibnuxawaadle2606
    @ibnuxawaadle2606 2 ปีที่แล้ว +3

    Wasiir halkey kasoo galeen wadanka

    • @Sasqwwgvtgg
      @Sasqwwgvtgg 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk cirkaa baarashuud

  • @najaxahmed867
    @najaxahmed867 2 ปีที่แล้ว +5

    horta ina kaahin run ayuu sheegaya malaha laakiin shabaab inay iskod usoo galeen iyo cabdiraxmaan halacadeeyo inuu lashaqaynayo waayo cadayn bay ubaahantahay laakiin shabaab waxay hadiyo jeer kafaa idaystaan khalkhlka umada markaa halaga feejignaado arinkaaa

    • @ahmedhassanfarah6726
      @ahmedhassanfarah6726 2 ปีที่แล้ว

      Hhhhh war shabab idinkuma soo jedaane ha isku soo jeedinine oo ha u yeranina

    • @nimcosiciid1384
      @nimcosiciid1384 2 ปีที่แล้ว

      Bal.ninkan.weyn.ee.beenta.sheegaya.eega.

    • @ahmedhassanfarah6726
      @ahmedhassanfarah6726 2 ปีที่แล้ว

      @@nimcosiciid1384 waa ninke

  • @sidiiqsiciid2454
    @sidiiqsiciid2454 2 ปีที่แล้ว +3

    Ciro degdeg haloo qabto

  • @ibrahimyonis
    @ibrahimyonis 2 ปีที่แล้ว +10

    Meeshan rag haysta soo jabay lasoco daaaaay aloow daa somaliland

  • @samsammaxamed2279
    @samsammaxamed2279 2 ปีที่แล้ว +5

    Subxaana laah Waa yaab iyo Ama
    Kaag

    • @taqwalaah5911
      @taqwalaah5911 2 ปีที่แล้ว

      Doorashad ayaa laga meereysanayaa waa riwaayad

    • @Sasqwwgvtgg
      @Sasqwwgvtgg 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk cidanku waca ayaay cirkaa kaa soo dhaceen

  • @thementor.4697
    @thementor.4697 2 ปีที่แล้ว +3

    Desperate times require desperate measures 😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @DhurwaaFam
      @DhurwaaFam 2 ปีที่แล้ว +2

      This is a joke damn I didn’t think our politicians will go this low BIG BLACK LIES

  • @rashiidahmed2310
    @rashiidahmed2310 2 ปีที่แล้ว +8

    ina kaahin wlhy waxbadan ayaa laga xishooday dibna looga xishoon maayo beenaalaha kaba qaadka ahi ma maantuu taana keenay waar adeer kuwii ilaalin jiray lan tan yaree aad sanka naga mar marinaysid xamarbay rabaan wlhy hadaanu noqonaynaa somaaliya

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 2 ปีที่แล้ว +4

    Hadhayashanina kaahin xald dagdaga galiyadalka mar hadad argagjxiso qabaten kuwakalajira e

  • @calikaarshe1398
    @calikaarshe1398 2 ปีที่แล้ว +7

    أللھم أحفظ بلادنا من کل سٶء وأكفنا شر من يحمل الطغينه للأرض ألصومال وأھلھا

    • @ubahyusuf1064
      @ubahyusuf1064 2 ปีที่แล้ว

      Amiin Yaa Allah 🤲🤲🤲

    • @sahrasahardid7503
      @sahrasahardid7503 2 ปีที่แล้ว

      Wasiir waxaan macquul aheyn iska daa dhalinyarada waad ogty ficilka aykaa arkaan ayey qaadanayaan o

  • @sidee8413
    @sidee8413 2 ปีที่แล้ว +3

    Ciidankaa is difaaci waayey sidee loo qabtay toloow, ma tuwaal qoyan baa lagu duubay 🤣

  • @hamsamohamed7335
    @hamsamohamed7335 2 ปีที่แล้ว +7

    Maanta Oo Keliya Waa Markii 3aad Ee Miskiinkan Lasoo Kelifay Kolba AFAR Eray Baa Loosoo Dhiibayaa Oo La Odhanaya Orodoo Sidaa Dheh.
    Faysalna Waaba Kii mardhaweyd Inoo Sheegayey In Telka Madaxtooyada Kusoo Dhacayey Oo Kolba Telka Dibada Ula Baxayey Wixii Lagusoo Shubayna Uu Ku Go,aan Qaatay.
    ilaahayow Aan DA,DA Remote Nalagu Hagin.

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 2 ปีที่แล้ว

      Ina kaahin shalay wa ninki dadkisa naftisa uhuray ciro na wa kii afwayne o dadkisa duqaynaya ag fadhiyey damiir xumadisa afwayne ka yaabay iyo damqasho laantisa ma labada nin aya qabylad ku kala doranysa oo qalbigu sida idin dhintay

  • @hannanhappy4746
    @hannanhappy4746 2 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhh waryaa dee maxad soo cabtey an cabnee

  • @HassanBasri725
    @HassanBasri725 2 ปีที่แล้ว +3

    Oo maanta maxaad usheegiwaysay ciidankaa aad sheegayso. Ma mudaharaadkaaa kaa keenay?
    Hhhhhhhhhh

    • @mymmym8283
      @mymmym8283 2 ปีที่แล้ว

      Hadalkiisu wuu is dhexyaal.
      1- Wuxu yidhi amarkaygi warqada ayuu ciro diiday.
      2- Wuxu yidhi policeka ayuu ciro wax kasheegay isagoo sida ciyaalka isleh ku dir.
      3- Wuxu yidhi 18may ayuu meelo kale ku qabtay oo madaxtooyada ayuu noogu iman wayey.
      4- Wuxu yidhi police ka ayuu ciro waxka qoray isagoo caayey ee makasa raba inuu idin xukumo beri🤣.
      5- Ugu danbayn wuxu yidhi. Argagixiso ayuu lacag u diri jiray🤣
      Lkn wuxu ilaaway inuu filmkaa hore u jilay doorashoyin kii hore iyo xamarbay la socdaan.
      Haduu run sheegayo intaas hadala kamuu horaysiiyen isagoo cadayn iyo argagixiso haya, maantana lamuu fadhiisten xusbiyo denbi kujira lkn Faysal ayaa maanta sii sheegay inuu marna abihii kaahin ahaa oo uu wacnaa marna uu maxamed ahaa oo tlfan kusoo dhacayey🤣🤣

  • @siradmowlid6253
    @siradmowlid6253 2 ปีที่แล้ว +3

    Inakaahinow dawladu waa tii sir leh waxwalba fagaaraha lagama sheego argagixisana loo ma yeedho xishoo

    • @SalmanAli-ff1jq
      @SalmanAli-ff1jq 2 ปีที่แล้ว

      Su aashu sidaas ayay sax ku tahay 😔

  • @yahyeleader334
    @yahyeleader334 2 ปีที่แล้ว +7

    Haduu falkaa sameeyay ciro.
    Waa arga gaxiso ee Talabo sharciga waafaq san laga qaado.

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 2 ปีที่แล้ว +7

    Maxaad noo tusi wayday Ciidamada tirada badan ee aad qabatay? Xitaa Hal qof ? Waxaasaa na xukuma mise Berito waa dhacayaa Mudaharaadku nacas yahaw Muuse Biixi sida eyga hadba hadal u so dhiibayo maxuu isagu u hadli waayey? Oo muska u galay?

  • @saidmahamuudisxal1139
    @saidmahamuudisxal1139 2 ปีที่แล้ว +4

    Asslamu Aleikum
    Waa inlaxidho haday ku cadaato ciro arintaas oo loodhaa dhaadhiciyo mandheera oo xabsidaayin lagu xukumo

    • @inaali8054
      @inaali8054 2 ปีที่แล้ว

      Ina kaahin haday beentu ku cadaato isagana maxaad ku xukumi
      Been cad inay thy waa loo jeedaa haduu cadayn hayo sidan wadkayga uhuban uhubaa iniu bari hore soo bandhigi lahaa

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 2 ปีที่แล้ว +13

    Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun illaahay idin kashif kuwa masiibo dalka iyo dadka rabbi hakashifo oo ha muujiyo wixii bela wada

    • @user-horo
      @user-horo 2 ปีที่แล้ว

      Amiiin Amiiin 🤲

  • @hassanahmed6221
    @hassanahmed6221 2 ปีที่แล้ว +9

    Waan arkayey in Xirsi iyo Ciro ay waxaas oo kale ay soo wadaan. Waayo way ogyihiin in aan cidi dooranayn iyaga. Markaa waxa ka go'an in ay S/land khallkhal geliyaan

    • @taqwalaah5911
      @taqwalaah5911 2 ปีที่แล้ว +2

      Muse weeye ninka og in Somaliland soo tuftay caddeyna waxa u ah doorashadii isku sidkaneyd markaa warkiis waa “ habar dhali weydey aleelo ku waalatay”

    • @nimcosiciid1384
      @nimcosiciid1384 2 ปีที่แล้ว +1

      Waar.xizhoo.ina.kaahinoow.maalinbaa.ku.noqo.lagu.dhohi

    • @hassanmahamoudjama5634
      @hassanmahamoudjama5634 2 ปีที่แล้ว

      Waar iska daa beenta saxiib

  • @IDIRIS_ROSIH
    @IDIRIS_ROSIH 2 ปีที่แล้ว +3

    Wasiir wala wadaa nadaafada amaanka
    Lakiin meel walBa walaJoOga
    Wax cabsi iHi ma jiraan shacabku way isku xidhiidhsanyihin mudane

  • @abdiqadiraden1335
    @abdiqadiraden1335 2 ปีที่แล้ว +6

    War qosol badanaa ina kaahin waa waashay kkkk

  • @sheikhadamali5693
    @sheikhadamali5693 2 ปีที่แล้ว +2

    Filimkaa Xamar sowkii fashilmay ee doorashadii hore lagu galay

  • @faaeem4805
    @faaeem4805 2 ปีที่แล้ว +1

    Sidaa Cirro magaca kagama dili kartid ee beenta jooji wasiir!

  • @nasratogdheer2273
    @nasratogdheer2273 2 ปีที่แล้ว +10

    Wow I don't believe that but waiting for your evidence, OMG keep repeating the same thing over and over again.........

    • @am.b5688
      @am.b5688 ปีที่แล้ว

      Mujaahidka wax haka sheegin.

    • @nasratogdheer2273
      @nasratogdheer2273 ปีที่แล้ว

      @@am.b5688 shame we still waiting for the evidence. And who are you anyway did I contacted you.

    • @am.b5688
      @am.b5688 ปีที่แล้ว

      @@nasratogdheer2273 Nin kani waa Mujaahidkii naga xoreeyay gumaysigii Soomaalidu nagu haysay sodon ka sano, markaa ka leexo waa mujaahidee.

    • @nasratogdheer2273
      @nasratogdheer2273 ปีที่แล้ว

      @@am.b5688 I don't think he is anymore as he's misleading his people ordered to be killed and put them in prison, whoever doing this kind of behaviour reminds me Somalia I just can't except. Somaliland people been thorough a lot and they can't go through again so disappointed 😞

  • @sadiaaden2095
    @sadiaaden2095 2 ปีที่แล้ว +1

    Adigo lacagta qaatay Digan xoogga ka heißt xukumada xoogay codka doorashada horen wa xoogtan mudane cabdiraxman cirro guleyso gulwarta wa nin shaqsi wanaagsan samiir iyo aqoon yahanida cabdiraxman cirro guleyso gulwarta insha

  • @maxamedgani4129
    @maxamedgani4129 2 ปีที่แล้ว +3

    kkkk filinkaa horaa loodawadee midkale mahaysaa

  • @ibraahimabdi4328
    @ibraahimabdi4328 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkkll wlaahi iyagaa imika abaabulayaa inakaahin laftiisa ayaa hadawada OO dalilkadhiganayaa

  • @Gob_gobonimo
    @Gob_gobonimo 2 ปีที่แล้ว +3

    Maxaad u soo qaban wayday Cirro?

  • @ahmedaadandheri7444
    @ahmedaadandheri7444 2 ปีที่แล้ว +2

    ma marsiinya kale ayaad weydeen

  • @Janno190
    @Janno190 2 ปีที่แล้ว +9

    Somaliland diid ha dhaco illahayna waxan ka baryayaa in calaamo ku dhacdo haday khalkhal la rabaan dalka ninkasta iyo CID walba hala qabto oo hadhka hala taago

    • @xaqudirir244
      @xaqudirir244 2 ปีที่แล้ว +2

      Waa muuse xeeladiisii waa tii ay dhigeen 92 ayay maantana ka ridayaan wadanka

  • @myway3801
    @myway3801 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilahayow qoor gab naga qabo

  • @roodaaxmed4533
    @roodaaxmed4533 2 ปีที่แล้ว +11

    Waa run🤬🤬🤬

  • @ahmedadamn1341
    @ahmedadamn1341 2 ปีที่แล้ว +1

    Maalinkaliya afjeer kala hadashay daku cawaan maaha waalagu fahmaya

  • @AntoineD.9483
    @AntoineD.9483 2 ปีที่แล้ว +1

    Dowlad jilicsin weeyan . Abdourahman ciro wa tu ku dimanayay xaladan ,

  • @shimbir
    @shimbir 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc

  • @mowgayare916
    @mowgayare916 2 ปีที่แล้ว +1

    Haday soo galeen caawa oo la qabtay ciidankaa argagixisada ah mudaharaadka beri aad u fasaxdeen maad dib u dhigtid wasiir amni ahaan mudaharaada beri hadana ciidan argagixisaan haynaa uu ku lug leeyahay cirro isma qabatee wasiir

    • @sidee8413
      @sidee8413 2 ปีที่แล้ว

      Dee waa beenaale aakhiral cimri ah

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 2 ปีที่แล้ว +2

    Dee maxaad sugaysaa Wasiir markaa ? Mar hadii uu Mukhtaar Robow iyo Xassan Shiikh la xidhay oo aad cadayn hayso oo uu argagixiso ku dalbaday Somalilaand dee xidh oo sharciga la tiigso ! In allaale inta faldembiyeedkaa ku lug leh xidh ! Adigaa maanta amniga wadankaa iyo 5 milyan Illaahay ka sokow laguu igmaday

    • @taqwalaah5911
      @taqwalaah5911 2 ปีที่แล้ว

      Ma isagaa ku dhaca Ciro dhab libaax ayuu ku fadhiyaa sheeko rakhiisa oo aan soconeyn ee loogu sheekeynayaa

  • @Aymanvlogs252
    @Aymanvlogs252 2 ปีที่แล้ว +2

    Hooyada ciro was waa laydin ku fahmay wlhy wax walba idinka soo abaabula

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 2 ปีที่แล้ว

      Ciro ma hoyadabu qaba mxy tahay oohinta inta leeg eed u shubaysa
      Ciro wa ninki shalay afwayne ag fadhiyey ee damir xumadisa ku damqan wayay aya manta ku danqanaya oo wanag dalkan iyo dadkan la rabo

    • @sidee8413
      @sidee8413 2 ปีที่แล้ว

      @@karimhasan8967
      Ina carte qaalib ka warran ilaahay uma naxariiste

  • @nuunuukidscaruurta2547
    @nuunuukidscaruurta2547 2 ปีที่แล้ว +1

    anigu aan cayimay!!!
    aniga ii siinaaya!!!
    anigu aan qoraalka u qoray!!!
    anigoo shaqdayda military
    walee waa fariid

    • @DhurwaaFam
      @DhurwaaFam 2 ปีที่แล้ว

      Nahaab weeye Damiir aan lahayn Somaali badan bu hagar ka galay

  • @nourmohamudawdahir1538
    @nourmohamudawdahir1538 2 ปีที่แล้ว +1

    Jaw jaw

  • @a.j2428
    @a.j2428 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheeko caruureed munaafaq
    Cidii kaa akhrisata usheeg

  • @wazzupmngl
    @wazzupmngl 2 ปีที่แล้ว +1

    markii riyaale waxad samaynayseen ayaa maanta argagixiso noqotay kabash kabashtu waa maxay

  • @abdirahmanabdillahi2884
    @abdirahmanabdillahi2884 2 ปีที่แล้ว

    HAMBALYO MR KAAHIN WASIIR KAAHIN WALIGII AYUU SIRDOON AHAA NIO WIXII DALKA KHAL KHAL GALNAYA HALA XUKUMO

  • @sacdamaxamed5937
    @sacdamaxamed5937 2 ปีที่แล้ว

    Alla Raxmano kuwa waxa wada naftoda ku mashquli kaydahum fi nuxurihm

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur1950 2 ปีที่แล้ว +12

    Waxaa la yiri been sheeg oo mid run u eg sheeg lagaase aqli badan waxaad ka heshaadse leeday cirana waa ogyay shaxda degten

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 2 ปีที่แล้ว +1

      Bal shaxda noo sheeg aduu

  • @aidrus3554
    @aidrus3554 2 ปีที่แล้ว +1

    Arrest him for treason! But then again will his tribe still accept that. Somaliland needs to clean this clan bullshit away. You are either either the republic or not

    • @aryanali6527
      @aryanali6527 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂somalilanta luguu sheegaba waa garxajis markaa yaad nadiifin,afkaagana ha ka faanin duliyahow

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 2 ปีที่แล้ว

    Asc Mohammed kaahinow adiga iyo Muuse Biixiba waxaad ka mid tahiin dadkii Somaaliland iyo Somaaliba dib u dhigay mudo 50 sanadood ah maantana intii yarayd ee aanu horumar u samaynay ayaad dib u celinaysaan oo ciidamo aad dadka gumaysataan ayaad wadankii ka abuurteen laakiin insha Illaahay waa idinka qaban doonaa ummadaa masaakiinta ah

  • @buraalemohamed6938
    @buraalemohamed6938 2 ปีที่แล้ว +1

    xisbiyada mucaradka waxan leyahay ka raali noqda ina kaahin habarjecelo ma metelo ee waa jindagagay ka rali noqoda eedana hakaga hadhiinine ha sheego oo ha cadeyo waxa uu sheegayo

  • @weriscali9103
    @weriscali9103 2 ปีที่แล้ว

    Mudane wixii argagixisa ah maxkamad Soo saara, cidaydoonto ha ahaatee

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 2 ปีที่แล้ว +3

    ASC yaa kadaab gacan ku dhiigle waxa oo wada dagaalkii 1994kii bal wax yar sugga waa dhiig yacabkii burco gubay😠

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 2 ปีที่แล้ว +1

      Goobo ma jiraane cadawga qabta

    • @sidee8413
      @sidee8413 2 ปีที่แล้ว

      Oday cimrigaas ah oo been sheegaya maxaa ka foolxun

  • @abdiqadiraden1335
    @abdiqadiraden1335 2 ปีที่แล้ว +7

    Waa war qosil badan
    ODAYGU BEN WAYNAA

  • @pesgamerrambo1065
    @pesgamerrambo1065 2 ปีที่แล้ว +2

    Inadhilo

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 2 ปีที่แล้ว +3

    subhanallah Waar Allahaaga ka baqo. Waxaad rabtaa in aan mudaharaad la qabane. Lagu joojin maayo

  • @allrizaaq4178
    @allrizaaq4178 2 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkķk🤣🤣waa sheko kalee

  • @daahaismail3757
    @daahaismail3757 2 ปีที่แล้ว +4

    Wallahi waa in laso xidho isaga iyo inta ku lug lehba☝️

    • @Sasqwwgvtgg
      @Sasqwwgvtgg 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk xaraka

    • @xaqudirir244
      @xaqudirir244 2 ปีที่แล้ว +1

      Yaan caqligaaga la caayin huuno.

  • @hassanosman3824
    @hassanosman3824 ปีที่แล้ว

    Remember the future

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 ปีที่แล้ว +4

    MUSE IYO KAAHIN, SOMALILAND IYAGA MA LAHA, ODOYAYAASJAN AH, CIIDANKI SIYAAD BARRE INTI KA HARTAY WA MUNAFIQIIN KURSIGA KU WAASHAY, WAR LA GAMBIYA KURAASTA XABSIGANA DHIGA, WA CAD AAN SAXARADA CESHAN KARIN.

  • @ahmedabdilahi3868
    @ahmedabdilahi3868 2 ปีที่แล้ว +1

    liar...it is sad when national security mix with ruling party. does he works kulimiya or somaliland. where is balance.

    • @taqwalaah5911
      @taqwalaah5911 2 ปีที่แล้ว

      Ma askar ayaa balance taqaan wax cabudhi mooyee

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk ruwayadi muse adaa walaya muse ee reerkisi iyo cudkastaba ku nacay

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 ปีที่แล้ว

    KAAHIN IYO MUSE MASIIXI, WAALLI AYEY TAAGAN YIHIIN, DALKA SOMALILAND MA AHA MEEL AYEY LABADOODA LEEYIHIN , DALKA WA LA WADA LEEYAHAY, MUDAHIRAADKA WAA DASTUURI.

  • @hashemmohmoud9994
    @hashemmohmoud9994 2 ปีที่แล้ว +1

    Badhaciye waxa horaad ugaga Hesleden ciro cod ee afka dabaysha ka qarso

  • @keepgoing1695
    @keepgoing1695 2 ปีที่แล้ว +4

    Somaliland wale hagageyn siidan hadii siida lagusi soocdo. Somaliland dhalinyaradu WAA 100% odayashan iska eryaa wale, hadi kale isku diyariya 🔥🔥🔥

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 2 ปีที่แล้ว

    Haduu warkaasi ku cadaado mucaaradka dawlada imika joogta 5 sano oo dambe haloo kordhiyo Ama hala doorto Alow Nabada noo Adkee

  • @aliwaays3501
    @aliwaays3501 2 ปีที่แล้ว +1

    Intii Somaliland ay gudahooda ay murmeysey na danbey aheyd.
    Ma waxey mareysaa in koonfur ciidamo laga soo kireysto si ay qarankan loo dumiyo.
    Horeba waa loogu xaman jirey mucaaradka in meelo kale laga biiliyo unna shaqeeyaan.

    • @am.b5688
      @am.b5688 ปีที่แล้ว

      Habaryoonis waa Faqash.

  • @Dophill260
    @Dophill260 2 ปีที่แล้ว +8

    Beennaale. Show us the proove.

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma wax uusheego ayuu waayey marka uu soo bandhigo ciidanka uu sheegayo waa dad uu isagu soo diyaariyey sodon sano nabad galyo ayaad sheegtaan shicibkaa iska le nabada beeeenaale xun oo qabyaaliiste .ah oo dhiigyo cab ah adiga iyo muuse dalka ma lihidin sidii laydiin arkay khayr looma .arag suuqiina adigaa gubay illaahay naartii ku geeye argagixiso ku di shay

  • @qaali4589
    @qaali4589 2 ปีที่แล้ว +3

    Ma intaa sad la shirtimi ma sheekadii 94 ayaad wada kkkkk maqlaay blaayadaan mleegaysaan idinka ilaahay idinku bixi adiga iyo muuse

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 2 ปีที่แล้ว

    Waa run

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxay tahay in Abdirahman Ciro soo hubeeyo argagixiso khalkhal galisa abniga somaliland waa arin yaab leh hadii dambigaa Ciro ku cadaado waa in maxkhamad lasoo taago

    • @sidee8413
      @sidee8413 2 ปีที่แล้ว

      Maxaa lagu heli, Kamaba suurtowdee

  • @MubYus
    @MubYus 2 ปีที่แล้ว +1

    Ciidan Xamar ka yimid..kkkkkkkkkk.. sheeko caruuureed.

  • @enggurux3986
    @enggurux3986 2 ปีที่แล้ว

    "Hadu ka nabad galo inanay dilin" markhatigiba isaga ku furayee

  • @abdiamare6487
    @abdiamare6487 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk Calan castii godkeedu biyihii ugu galeen in yar wadanka may qasayne

  • @maxamedibraahim7736
    @maxamedibraahim7736 2 ปีที่แล้ว +2

    Waaaa ruuuun tiiina wllhi bilaahi tolaahi 🦁🦁🦁🦁

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk daadka ma xolo ayu moodaya maa cirka ayaay kaso dhaceen wale inaa kaahin meel xun ayaa ku danbaysa manta muse meelkasta adaa seejiyaay sharafti iyo sharciga iyo culamada iyo suldanadiba diid adu ku dhagaystay cawa wakaa muse waji uu umadu ku hor yimado mahayo adiga iyo isagaba Habar iyo inakaar ayaa idunku dhacaday

  • @saciidainashe9087
    @saciidainashe9087 2 ปีที่แล้ว +1

    KANI MA MIYIR QABO MUUSAA BAABAY BAL WUXUU KU HADLAYO EEGA UMA QALMO XATAA IN UU WASIIR NOQDO

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 2 ปีที่แล้ว

    ILLAAHOW NAGAQABO CIRO WAAD ARAGTAA INUU TUUGYAHAY WALEE KUMADOORTO NIMANKA TUUGTA AH WARANCADE HALATUSO SI UU LIBAAXA UCUNSIIYO NOLASHA KUGUBA CADAWGA AH