Abwaan anigoo ree qudhac iyoo ree qansax mitna xiksaneyn Hoobaladu halkeedi bey dhikeen heestu 1kidi dhaliiladu ay sheekahayaan Waanu arakn cidna masaxikadhi meyso 2 qelo dhaan xaq wey uleyyahiin in ay shacabkoodu u doodaan 3 tan ahi xukuumadii hore maxey la aamusnaayen waxaa weeye heedhe Sugaanyahanadu waxey eegaanoy tix ka curiyaan xaalka imikaasi daagan Xur bey u yahiin in ay ka dhiidhiijiyaan wax socda Dee dadka lamaamulahayee xilka loohaya soo iyakii maah Cida dhulka lahiina soo iyaki maah Hadaanu nidhaahno yuuna qufna weedha bixin xukuumadna la dhaliilin war heedhe duunyada iyoo dhirta miyaanu u sheekanaa danahaaka Waa su'aal? ___________________
Erayadaan waa Sax ,tan xaq ma u leeyahay se waa haa hadii dhaliisha kamuuqato weyna ka muuqataa waana ku raacsanahay ,maxaa xiligaan ku Soo aadiyayna taa ka hadli makaro oo waxaa dhihi karaa hadaaba laqabsaday inee maga cooda yahay qeylo qaan ,hadaa fikirkeyga ku darsadana qolada qeyla dhaan ladhaho ' hadee iyaga qeylo dhaan loo aqiinin ey hada la Soo bixi lahaayeen taas AA ka shakis ahaan laheed midna waa ku qaldanyihiin waa mide hadii lagu yaqiinin iney waxaa dhacdo eheen inee hadlaan sida xukunka ey xukminayaan
Haa waa uleeyihiin maxaa diidaya.
Waa codka kuwa aan codka lahayn. Dalkuna waa Dalkoodii.
Qaylo Dhaan 💯💯🙏.
HEESTA waa sax wax jira ayay tilmameysaa
Waa sax ✂️ waxay sheegeyn😂 runta
Xaqa way u leeyihiin waayo waa dhalintii
Somalia
Waa sax heesta waxay kahadleysaa wax maalinwalba ay dadku wadooyinka lataaganyihiin
Walaahi waa biyo kama dhibcaan❤❤❤
Heestu run Badanaa Qaylo dhan wawareeey. Heestu Waa Sax sax sax 100/100❤🎉❤️🩹🇸🇴👍
Haaaaa wa saax oo ruun
Waa sax
Waa sax
Boqol kiiba boqol
Heesta Qaylo dhaan waa sax Sababtoo ah Suugaan Yahannada Iyo Fannaaniintuba Was wacyi geliye yaashii Dadka waxaana xilligaan ku Soo beegay waxa hadda Socda taasoo ayna beenku Sheegin
Waaa kalmad sax ah oo mee sheedii la dhigey 😮😂
Haa waa uleyihii maxaa yeley waa dhalinyaro somaliyeed haqbey uleyihiin Alle hanatuso somaliyoo hashis ah 🥰🥰🇸🇴🇸🇴
Waa hees run ah ❤❤❤❤
Waa sax sax sax
Asc hadaalkaas waa sax haa xaqbaan u leenahay inaan ka hadalo wadanka naga wixii ku saabsan qalad iyo sax
Abwaan anigoo ree qudhac iyoo ree qansax mitna xiksaneyn
Hoobaladu halkeedi bey dhikeen heestu
1kidi dhaliiladu ay sheekahayaan
Waanu arakn cidna masaxikadhi meyso
2 qelo dhaan xaq wey uleyyahiin in ay shacabkoodu u doodaan
3 tan ahi xukuumadii hore maxey la aamusnaayen
waxaa weeye heedhe
Sugaanyahanadu waxey eegaanoy tix ka curiyaan xaalka imikaasi daagan
Xur bey u yahiin in ay ka dhiidhiijiyaan wax socda
Dee dadka lamaamulahayee xilka loohaya soo iyakii maah
Cida dhulka lahiina soo iyaki maah
Hadaanu nidhaahno yuuna qufna weedha bixin xukuumadna la dhaliilin war heedhe duunyada iyoo dhirta miyaanu u sheekanaa danahaaka
Waa su'aal?
___________________
Waa sax arigtideyda
Xaq bay ulayihiin qalodhaan wana sax ❤❤❤❤❤❤
Asc. Bisimilaah. Hhhhhhh waa wasax sax sax. Alah idin barkeeyo inshaallaah
That i it’s true exact what happens in Somalia right now so I don’t get it what people upset of😂
Waa ✅💯💯.
Heestan waxay ka hadashay
Runsheeg waa balaayasheeg miyaa?
Mooryaanta aan caqliga lahayn baa khalad u arka laakiin waa sax
Waa wax sax ah
Sax ✔️✔️✔️
Waa run xasn waa nooga daray
Waa sax abwaanku run buu ka sheegay well done
Sax sax sax sax sax 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤ sax
Erayadaan waa Sax ,tan xaq ma u leeyahay se waa haa hadii dhaliisha kamuuqato weyna ka muuqataa waana ku raacsanahay ,maxaa xiligaan ku Soo aadiyayna taa ka hadli makaro oo waxaa dhihi karaa hadaaba laqabsaday inee maga cooda yahay qeylo qaan ,hadaa fikirkeyga ku darsadana qolada qeyla dhaan ladhaho ' hadee iyaga qeylo dhaan loo aqiinin ey hada la Soo bixi lahaayeen taas AA ka shakis ahaan laheed midna waa ku qaldanyihiin waa mide hadii lagu yaqiinin iney waxaa dhacdo eheen inee hadlaan sida xukunka ey xukminayaan
Madaxwynaha
Kan wuxuu dhashay Xilligii Barakabeelka Soomaaliya.
Heestu waa sax wax jiro weeye
Saax
Waa runtood
Waa boys kama dhib can hestan❤
Haa abwaanku wax buu saxaa waxuuna u taagan yahay shacabkiisa ha isa saxo madax weynaha
umul tuug iyo qeyla dhaaan waxba isma dhaamaan waa isma dhaanto iyo dhashood umul tuug wuxuu caaye wasiir khajia diiri aun markee dhimatayna uma tacsiyeen, umul tuug weligiis kama hadlin afweyne oo qur'anka ilaaah kasoo horjeestay 10 wadaadna u dilay iyo ayaan hirsi oo gaal ah nabiga c/s/w caayse ayada iyo umul tuug ilhaan omar oo gaal la nool weligiis kama hadlin wuxuu ka hadlaa inta aan faqash aheyn
Sax
Wa sax
Waa run xaqna waa u leeyihiin inay dhaliilaan
Waa sax waa riyalati int sheegeeny
Way asiibeen saxweeye
Waaw waasax sax sax sax❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa sax saxsax weeye
Erayadu waa sax
SAAX SAAX SAAX 10000%❤❤❤❤❤❤❤
Ereyadaan waa sax
faqash tii aan diinta laheyn ooku dhalatay guryahii dowlad oo markoodii hore qabuuro ahaa maanta inee ka hadlaan oo aay dhahana qabuuro aala faaagay waxee ceeb ku tahay ayaga hadee yihiin dad diin leh maanta ma dhaheyn qabuuro aala faaagay ileen ayagii aaku dhashay
Heestu waa run
SAX 🎉SAX🎉SAX🎉 SAX🎉SAX
WEEYAAN WAXAY SHEEGEEN
KOOXDA QAYLO DHAAN SAX
HAA XAQ BAY U LEEYIHIIN
Dhamaan waa sax adii qabyalad laga reebo
Sax sax sax
Sax waaye walalahy
XAQ WEY U LEE YIHIIN IN AY DHALIILAAN LKN XASAN SHIIQ IYO KOOXDIISA HA SHEEGAANO IN AY HAL QABIIL MADAX U YIHIIN
WAAKUWAA SADEXDII WALAALAHA AHAA EE DHILOOYINKA GADO SADAXDA GAWAAD EE ILMO QABYAALAD JECEL WAANA SADEX CABTOOY AH OO MARKAY AALKOLADA CABAAN YAY HAWIYA KA TUSTAA SADEXDA GAWAAD EE ILMO QABYAALAD JECAL
Haaaaaaa❤❤❤❤❤❤
Waa uleyihin
Waraa qabyaalad kasheekaynaysaa adiga ayaa qabyaalad taageeraysa ee alle kabaq
Waa kusaxan yihiin xaqna waa u leeyihiin
Exact truth
Exact.true
Waa saxsaxsax
Sax weye
♥️🙏♥️🙏✨️✨️✨️
Sax waye
Yes
EY BAAD TAHAY BAX WAA RUNTII
Wey lo dhaan waa hobolada saxdaa oo daacada ah
Waasax
Hasan wa ka dare
Maxaa u diidey iney u had laan dadkood oo umada loo had lo
wasax hestu xasan munafuq alaha naga qabto
WAASAX
Wall
Wasax
YAAHUU QURUNKA HANOO FADITIN UF
Waa runtood
Waa sax
Waa sax sax
Sax
WAASAX
Waa sax
Waa sax
Waa sax
Waa sax
Waa sax