Cabdixaafid sheikhan strategy ah markaa waraysanayso waa in ugu yaraan saacad aad ka duubtaa xogta iyo aqoonta ku duugan waa mid loo baaahanyahay in in badan la fahmo oo la ogaado e. Mahadsanid wariye sare👏
Asc waan idin salaamey sombirt tv cabdi xafiid iyo dhamaan teemka aad wada shaqeysaan marka xiga sheekh cabdiraxmaan illaahey ha xafido waa sheekh qiimo badan dadkiisa iyo dalkiisaba jecel waan idin salaamey får sweden maalin wanaagsan guul muslimska dalkeena cadowga illaahey ha inga qabto
Wcs wll Beledweyne ayan diyaar ku nahay jigjiga beledweyne jabuuti Gaarisa hargeysa dhamaan dhalinyaro somaliyeed ba diyaar u ah in ay dhulka difaacaan
Aac 😎sheikha dad badan yaa taageersan balse ha iskadaayo kooxda gooni ugoosadka ah ee muuse biixi horjoogaha uyahay ee mar walba uu dowlada ku sheego 😎
Wax qaashada ma ahan ficio oo kali ah waa in bulsada garaadkooda iyo wacdigooda la dhiso dadka yar garaadkeena iyo wacyigeena dhisay ayuu kamid yahay sheikha allaha barakeeyee ficilkana waxaa laga rabaa dadaka xilalka haya
🙏🏻🙏🏻🙏🏻❤️👍Abiy Ahmed, the king of Somaliland and Ethiopia CADOWAYAANLEENAHAY WAA SOMAALIYA MIYEEY ILAAWEEN 1988 HARGEYSA DIYAARADAHA BAMBOOYINKA SIDA QAZAA FLSTIN HARGEYSA U DUNTAY
Seekh Bashiir hadalkiisa waan dareemiaraa oo waa ilmihii masar ay carabiga bartay. Masar way inkirsantahay in Masartii hore ay dad madoow ahaayeen Afsoomaaliguna uu halkaa kasoo jeedo, athaarta fircookana wey carabeeyaan kolkaa wayba ku tirtirayaan.
Mufekar sheekh c/raxman soomaalida dhinaca caqliga ayuu ka dhisaa waayo soomaalidu waxay ku maahmaahdaa: Jeebada oo aad ka abaarsato waa laga kabtaa laakiin Caqligoo oo laga abaarsado sida laaga kabtaa way adag tahey. Soomaali waxa ay u baahan tahay caqliga in loo kabo. Mahadsanidin sheekh iyo weriye
Waar Sheekh CabdiRaxmaan Khayr Allah Ha Ku Siiyo Ee Waxoogaa Cilmi Baadhis Ku Sameeya Arrinka .........................Muwaadin Fikirka Ah Ina Bad Laga Boobo Soomaaliya Iyo In Ciidan Bad Ay Samaysato Ethiopia Nin Kaliya Ayaa Wata Waa One Man Show Waana Jaalle Abiy Axmed Waana Fikrad Diktatooriyad Ku Qodonta ............................... Waad Ogtihiin Jaalle Abiy Axmed Iminka Dhawr Sano Ka Hor Bay Ahayd Inuu Doorasho Qabto Dagaal Buu Bilaabay Dagaalkii Markuu Isa Soo Xidhayna Wuxuu Bilaabay Bada Soomaaliya Waa Nafis Siyasadeed.................................. Aduunka Dal Aan Lahayn Bad Oo Ciidan Badeed Samaysta Waa Waalida Dhaqanta , Miyir Qab Laguma Tilmaami Karo.......... Muwaadin Intaa Waxa Dheer Reerka Ay Xadaarada Ethiopia Ku Ab Tirsato Ee Amhara Way Kasoo Horjeedaan Fikirka Bada Sidoo Kale Reerka Xadaarda Islaamiga Ah Ee Ardul Xabasha Ay Ku Abtirsato Ee Tigraay Iyana Kiiska Bada Soomaaliya Way Kasoo Horjedaan.................................. Waar Haday Doonayaan Inay Amhara Iyo Tigraay Bad Soomaaliyeed Qataan Waagii Jaalle Meles Zenawi Ayey Soomaaliyi Ka Itaal Darayd Maanta ................................. Muwaadin Wixii Dhalaala Baa Dahab Maaha Addis Ababa Haday Shidan Tahay Waxaad Arkaysaa Waa Dayn Ayna Maanta Bixin Karayn Ethiopia Sidoo Kale Beesha Caalamka Ayaa Ethiopia Isku Haysa Mooyaane Dhib Wayn Baa Ka Dhex Dhici Lahayd .......... Ninka Kaliya Maanta Ee Ka Caqliga Xun Jaalle Abiy Axmed Waa Jaalle Xasan Garguurte Oo Masar Soo Waariday Waar Looma Baahna Masar .................... Isagaa Doonaya Jaalle xasan Garguurte Inay Masar Diktatoor Ugu Cumaamado Waayo Jaalle Abiy Axmed Haduu Dagaal Dambe Ka Bilaabo Ethiopia Ama Uu Soomaaliya Ku Soo Duulo Beesha Caalamka Ayaa Dhaafinaysa Ethiopia Waayo Khaati Baa Laga Joogaa Maalintaas Baana Ugu Dambaysa Ethiopian Badda Soomaaliya Ka Hadlaya.......................................................Wa Laahu Aclam.
Sheik Abdirahman Al-bashiri. is a notable Islamic scholar, Ideologist, Historian, Politician and Philosopher known for his teachings and contributions to the Somali community. 👍
M.a m.a wlh niyada Ku haaye inaa mar un noo keento qeer badan ilaahey haku siiyo abdi haafidow sheekh abdi Rahman iyo eng Ka waa dad wax badan og waana dad ey Ku ween tahay islaamnimada iyo soomalinimada dadkaan oo kale mar walba inoo keen waliba marki Somalia laga hadlaayo brit Somalia guul hada ayaan seexan rabay sheekheenii Markaan arkay Bari waan U dhigan waaye
Sheikh Abdirahman bashir waa sheikh an aad u jecelnahay ka dhalinyaro ahan aadban wax bdn uga faaidnay noloshena marka Cabdixafidow sheikha xldaha qaar oy amuruhu frha kahadan noso marti qaad adbadna u mhadsantay wariye cabdixafiid
Imisan lhyn SOMALIA anaga wllhini oo abaal idin dhigane na aqoonsada wa diiden cadawnima ku darteen Mxa ka hesheen wanaga dhiig kar idin qaadsinay WAXA SOO SOCDA DARAN AMA MASAR KUWASHA ANA OOYA HESHIISKA SOMALILAND IYO ETHIOPIA WUU FULAYAA GURGUURTE WAN KARBASHAYNAA KEENA GUUSHU RAACDO LOO JOOGEE
Adigu waxaad noga jawabta cabsidan wayn ee itopiya aad ka qabto anigu ma amansani in xxog wax lagu kala qadi kar9 wanu iskaga filanahay hadii anu nahay reer somaliland lakin manta dan banu lenahay
Bienvenu notre shekh cabdrahman qe dieu vs protegez icha alah wan sodhawaynayna hadn nahy shicibka rer jibuuti ad iyo aad yan kugu mahadcelinayna cabdixafid sida noguso gudbisay shekhayaga an ad ujecelnahy dhaman laga jecelyahy melkasto somali ku nooshahy adbn ku salmaya jazaakalah khayr
Hadalka saxan oo la qaadano karoo waaye kan Soomaalia in ay gali doono dagaalo lala kale safanyahau dowlada kale Xasan ma oga waxa soo soda Madax waynane uma qalmo Soomaliya waxay u baahantahy madax wayne isu keeno
Waxa caja'ib kenya & Ethopia iyago dhulal & dad walala Ah naga-haysta hadana badeeni malin walba nagu haysta...malin'kala waxa iman doonta yamen shegato bada somalia...waxa kaliya Aan kaga Guleysana Ah in lo-midooba lkn inta mamul Gobaleed walba Ee somalia' Aya Araxda kajabinaaya dowlada dhaxe....surta Gal ma Ahan dad is dagaal san iney wax isku darsadaan somalia iyada dib u heshisiin & Allah u noqosha u bahan....
Qanuunka dawliga ah ee somaliland ka dhigaysa somaliya ayaa ka horeya marka hore yad utaqana dawalada somaliya ma vilo somaliya ayad utaqana cadalad ka hadal
Marka aanu ka aragno in itopiya damaçado badyada anka ayey na jirta sida aanu uga dabalanayno lakiin manta heshiis calamiya ayanu la galayna dantayada ayaa ku jirta hadii aanu nahay somaliland waxaas odhan waxaa nagaga xun somaliya oo aanu kala tagnay inay nashegato oo ay noo dawladayso ayaa kaxun adiguna dhanka somaliya ayad ujenjedha god by from hargaysa
Maansha Allah sheikh
Mufakir Abdirahman bashiir
Allah ha xaffido
Maasha Allah tabarakalah Allahuma barik sheikh Abdirahmam
Mashaa Allah waa sheekh Abdirahman الله يحفظك ويسعدك
Masha allah shiekh Abdirahman waa si wanaagsan ayuu u kala dhig dhigay , hada ayaan soo kacnay dagaal ma gali karno 👍
Masha Allah mufakir abdiraxman bashiir soo dhawoow.
Masha aalah aalaha ku barakeyo dhaman tiba
Masha Allah sheikh abdirahman bashir qher allah haku siyo
Masha alah alaha barakeeyo shekha adna waad ku mahadsanthy abdi xafid
Cabdixaafid sheikhan strategy ah markaa waraysanayso waa in ugu yaraan saacad aad ka duubtaa xogta iyo aqoonta ku duugan waa mid loo baaahanyahay in in badan la fahmo oo la ogaado e.
Mahadsanid wariye sare👏
Masha allah manta sheikh bashir baa nokeyntay
Somalia iyo Jbutiba badbay ugu yabooheen kamana hadashaan ee SLND nacaybbaydin haya xasbiyalaahu waa nimcalwakiil Allaahu Akbar ALLOOW jebi cadawga SLND aamiin yaarabbii ALLOOW jebi cadawga SLND ☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️♥️♥️💯
Naceeb ma aha fahan
Etoopiya qorshe xun aye ka leedahay heshiska ay la geshay muuse bixi
Masha Allah, Waan soo dhawaynayna Sheekha
Adna waad mahad santahay
Following from jigjiga
Maasha allah shiikha wuu mahadsanyahay
Masha Allah anoon dhagaysanin oo hadsa uun arkay ayaan halkan komontiga kuqorayaa waayo wuxuu sheegi doonaan kuqanacsanahay hadi Allah idmo abdixafidow sheekha waad ladaahday inaad mararhoraba sooqabato waraysiyadiisa ayay ahayde hadeedna xilliyada doorkiisu taaganyahay sooqabo aadbaan ugufaraxsanahay inan halkan sheekha ka aragno falanqayntiisa from hargaysa.
Masha Allah
Sh cabdi raxmaan
رأء لامثيل له
Asc waan idin salaamey sombirt tv cabdi xafiid iyo dhamaan teemka aad wada shaqeysaan marka xiga sheekh cabdiraxmaan illaahey ha xafido waa sheekh qiimo badan dadkiisa iyo dalkiisaba jecel waan idin salaamey får sweden maalin wanaagsan guul muslimska dalkeena cadowga illaahey ha inga qabto
Waa fikir quality ah
Cabdixafiidoow
Eebe ha inookaadaayo
Mahadsanid.
Wcs Jigjiga ayaan idinkala socda cimri dheer iyo caafimaad
Wcs wll Beledweyne ayan diyaar ku nahay jigjiga beledweyne jabuuti Gaarisa hargeysa dhamaan dhalinyaro somaliyeed ba diyaar u ah in ay dhulka difaacaan
@@Soomaaliweyn1masha allah anigana diyaar from kismaayo
IFAHMA OO IDAREEMA 2K❤❤❤
Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Aac 😎sheikha dad badan yaa taageersan balse ha iskadaayo kooxda gooni ugoosadka ah ee muuse biixi horjoogaha uyahay ee mar walba uu dowlada ku sheego 😎
Masha Allah shekh abdirahman waan ku tagaara from jigjiga
MashaAllah sheik bashir
ascm mukakir shiiq Bashir Iyo cxafid Waa idin salaamay ❤🎉
Masha Allah shiqa Allaha barakeeyo aamiin yaarabi
Mnsha AllaaaH, sheekhu wuxu ino sheegey in Dunida mnta Joogto xilli Ay wax wada Qabsato, GaNacsi,issu socodba, sido kle wuxu ino sheegey in Hadii Ay Dawladuhu wada GallaaN Heshiisyo Dunidu La Ogtahey Markhaati Looga Dhigo Aaney Dhici KariN Dawlad Dawlad kle Dhulkeeda iyo Baddeeda Midna QaadaN KariN, Halkaas waxa si CaqliyeysaN Looga DheehaN kara in Heshiiska Labada Dawladood Ee Ethiopia iyo Somalilnd wada GalleeN Caaddi Yahey Sida Dadka Qaar Laga Dhaadhiciyeyna Aaney Awood Ay Ethiopia ku Qaadato Badda somalilnd Aaney JiriN, Mrks sheekhu waa MahadsaN Yahey.
Mashalla Mashalla ❤
Ob ob, Sh Abdirahman Bashiir iyo Abdihafid waxaan idinkh salaamay salaanta islamka ASCWW.
I will vote for sheikh Abdirrahman to be Somalia President
Fadlan abdihafid wa codsi noso badi sh abdirahman bashiir waa mufakkir weyn ee somaliyeed wa taxliiliye aan innaba caadi aheyn ✍🏾
Wcs waan idin saalaamay soomaali guul baan ilaah uga rajeynaa maanku dhalan laakii qabiga ka ogi
Maashallaah
Sheekh cabdiraxm adiga iyo inta kula mida oo waxbartay maad umada soomaaliyeed wax u qabataan wax sheeg marabou ee ficil baan rabnaa
Wax qaashada ma ahan ficio oo kali ah waa in bulsada garaadkooda iyo wacdigooda la dhiso dadka yar garaadkeena iyo wacyigeena dhisay ayuu kamid yahay sheikha allaha barakeeyee
ficilkana waxaa laga rabaa dadaka xilalka haya
Mansha Allah daci weyn
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها
🙏🏻🙏🏻🙏🏻❤️👍Abiy Ahmed, the king of Somaliland and Ethiopia
CADOWAYAANLEENAHAY WAA SOMAALIYA
MIYEEY ILAAWEEN 1988 HARGEYSA DIYAARADAHA BAMBOOYINKA SIDA QAZAA FLSTIN HARGEYSA U DUNTAY
Seekh Bashiir hadalkiisa waan dareemiaraa oo waa ilmihii masar ay carabiga bartay. Masar way inkirsantahay in Masartii hore ay dad madoow ahaayeen Afsoomaaliguna uu halkaa kasoo jeedo, athaarta fircookana wey carabeeyaan kolkaa wayba ku tirtirayaan.
Mashallah
M.a cawa waxaa Noomarti shiikheyga shiikh Abdirahman Bashiir❤ allaha xifdiyo inta ladhageysto xiligaan ayuu oogu mudan yahay
❤🤝❤
Cabdixafiidoow.
Caawa waxay ilatahay waxaad samaysay.
Umada Somaliyeed oodha inay ku farxi doonaan.mahadsanid.
Waa,wada,lixle
Allaahu akbar scw
Falaqayn cafimaad qabta sh cabdiraxman bashir mahadsnd labadinaba
Mufekar sheekh c/raxman soomaalida dhinaca caqliga ayuu ka dhisaa waayo soomaalidu waxay ku maahmaahdaa: Jeebada oo aad ka abaarsato waa laga kabtaa laakiin Caqligoo oo laga abaarsado sida laaga kabtaa way adag tahey. Soomaali waxa ay u baahan tahay caqliga in loo kabo. Mahadsanidin sheekh iyo weriye
Sheikh abdirahman nin cajiib ah mufakir daaci ah. Allah yaxfad ka
Itoobiya waa qoomiyado qoomiyada kale gumeysta maaha waxkale
Masha allah shiikh abdirahman bashiir pls noso badi ustaad✍🏾🇸🇴
amiin
Waa runtaa Hargeisa iyo Borama
Aad baa Looga Isticmala Birta
Masha Allah mufakarkii
Masar iyo itoobiya cidana amar masiin karaan waana bulumbulye.
Waar Sheekh CabdiRaxmaan Khayr Allah Ha Ku Siiyo Ee Waxoogaa Cilmi Baadhis Ku Sameeya Arrinka .........................Muwaadin Fikirka Ah Ina Bad Laga Boobo Soomaaliya Iyo In Ciidan Bad Ay Samaysato Ethiopia Nin Kaliya Ayaa Wata Waa One Man Show Waana Jaalle Abiy Axmed Waana Fikrad Diktatooriyad Ku Qodonta ...............................
Waad Ogtihiin Jaalle Abiy Axmed Iminka Dhawr Sano Ka Hor Bay Ahayd Inuu Doorasho Qabto Dagaal Buu Bilaabay Dagaalkii Markuu Isa Soo Xidhayna Wuxuu Bilaabay Bada Soomaaliya Waa Nafis Siyasadeed..................................
Aduunka Dal Aan Lahayn Bad Oo Ciidan Badeed Samaysta Waa Waalida Dhaqanta , Miyir Qab Laguma Tilmaami Karo..........
Muwaadin Intaa Waxa Dheer Reerka Ay Xadaarada Ethiopia Ku Ab Tirsato Ee Amhara Way Kasoo Horjeedaan Fikirka Bada Sidoo Kale Reerka Xadaarda Islaamiga Ah Ee Ardul Xabasha Ay Ku Abtirsato Ee Tigraay Iyana Kiiska Bada Soomaaliya Way Kasoo Horjedaan..................................
Waar Haday Doonayaan Inay Amhara Iyo Tigraay Bad Soomaaliyeed Qataan Waagii Jaalle Meles Zenawi Ayey Soomaaliyi Ka Itaal Darayd Maanta .................................
Muwaadin Wixii Dhalaala Baa Dahab Maaha Addis Ababa Haday Shidan Tahay Waxaad Arkaysaa Waa Dayn Ayna Maanta Bixin Karayn Ethiopia Sidoo Kale Beesha Caalamka Ayaa Ethiopia Isku Haysa Mooyaane Dhib Wayn Baa Ka Dhex Dhici Lahayd ..........
Ninka Kaliya Maanta Ee Ka Caqliga Xun Jaalle Abiy Axmed Waa Jaalle Xasan Garguurte Oo Masar Soo Waariday Waar Looma Baahna Masar ....................
Isagaa Doonaya Jaalle xasan Garguurte Inay Masar Diktatoor Ugu Cumaamado Waayo Jaalle Abiy Axmed Haduu Dagaal Dambe Ka Bilaabo Ethiopia Ama Uu Soomaaliya Ku Soo Duulo Beesha Caalamka Ayaa Dhaafinaysa Ethiopia Waayo Khaati Baa Laga Joogaa Maalintaas Baana Ugu Dambaysa Ethiopian Badda Soomaaliya Ka Hadlaya.......................................................Wa Laahu Aclam.
Go,jhell,boy
Daaci lahayne wa dameer daarood ku CAQLIGA kaxaday faqasheey waynu isfahmayna ee niicdiina wata
@@AhmedHussein-ze4pe kid mesha ciyalka hadal loogama ogala eee afkada xir yaanan kaaga kaadshin eeee
Caruurtii jeneral Morgan baad tahay Daaroodka waad ka samri weydeen.Dhulbahante ayaa wakiil nooga ah IIDOOR.
Soo badi barnaamij yada sheekha
Odaygu been badana,goormee ayey jabuuti isticmaashaa lacagta éthiopia,anagu hadaan ahay reer jabuuti waan ognahay mucaaradnimadaada iyo munaafaqnimadaada
Masha allaah Masha allaah Masha allaah sheeqa Abdirahman Bashiir Allaha ha ku xafido soo dhaween wacan
Aad ayaan ula dhacay warka shiiqa wuxuuna kahdlay xaqllqda jirta waxaana Fiican in cashar laga qaato
Hadalka waxaan Ka fahmay
Itoobiya inay Bad hesho in la kala hororsanayaan
Ismaaciil Cumar Geele
Xassan Sheikh
Iyo Muuse Biixi.
War sheekhna maheee waa qabyaladayste munaafaqa dacwadaa wuxiu ugalay isaaaq nacayb waa shaydaaan san ka aminsanahay
Waan wada ognahay in Somali oo dhan necebyohiin Isaac lakiin oromo ayaan jecel isaaq
Shan,somalliyed,hargaysa,dan,teeda,ku,dhimAtay,
WCS WR WB
Itoobiya inaa wexeeda lala sheergareeyo maogola laakiin waxa dadkakale iney cuntey jeceshahey waalideeda
Rag,ciil,cadab,ka,dooray,waa,26 jun
Waa,munaa,faq,sheekhu
Sheekh khayr badan ale ha siyo runta ayuu shega ale ajar badan haka siyo runta iyo wanageda
Wax badan ayaa sheekada ka ma qan Ethiopia waa in la kala furfuraa sidii la noo kala fururay.
Ethiopia erateria oo 5 million waka baqeesa somali oo 30 million we ufafakanesa taas waxan keenay kala qeybsananta somalida
Wiill,yahow,yari,dan,somalli,namo,damiirkagu,kama,hadllo,
Ciidanka madadbay rabaan inaay duldagaan
Sheik Abdirahman Al-bashiri. is a notable Islamic scholar, Ideologist, Historian, Politician and Philosopher known for his teachings and contributions to the Somali community. 👍
@@Akfamly 👍
@@Akfamly Fact
Somali Scholar
Cwa miisanka culus ayaad keentey lkn wakhtigan kooban naguma filna sheekha wakhti intan ka badan ayaa ku haboonaa mahadsanid C.xaafid
Sheekana allaha cimriga iyo caafimadkaba u barakeeyo
😳😳😳
M.a m.a wlh niyada Ku haaye inaa mar un noo keento qeer badan ilaahey haku siiyo abdi haafidow sheekh abdi Rahman iyo eng Ka waa dad wax badan og waana dad ey Ku ween tahay islaamnimada iyo soomalinimada dadkaan oo kale mar walba inoo keen waliba marki Somalia laga hadlaayo brit Somalia guul hada ayaan seexan rabay sheekheenii Markaan arkay Bari waan U dhigan waaye
Somalia waa 64Million
Maxaa laictiraafi dhulkooda iney qaataan ayey rabaane
Sheikh Abdirahman bashir waa sheikh an aad u jecelnahay ka dhalinyaro ahan aadban wax bdn uga faaidnay noloshena marka Cabdixafidow sheikha xldaha qaar oy amuruhu frha kahadan noso marti qaad adbadna u mhadsantay wariye cabdixafiid
Mahad sanid Odey A.xafid❤
Waan ka Faa.idney Shekha
Allaha xafidee.
Sheikha markuu Canada joogay nin dhexdhexaada buu ahaa lakiin intii Daroodka Minnesota gacanta ku dhigeen oo masjidka ugu dhiibeen wuxuu noqday nin lagu shaqaysto oo xitaa magaca Somaliland ku adag yahay nin soori qaadey waa nin seefi qaadey
Waxaaba aad u qaldan wax ku saabsan Gobonimada iyo Madaxbannaanida Soomaaliya in Ethiopia lagala hadlo.
Haddiii Jebouti ay Deked siineyso Ethiopia, wax xal iyo faa'iido ah Soomaaliya uguma jirto.
Waayo in Ethiopia lagu maslaxo Jebouti baa Deked ku siineysa Ethiopia ha iska deyso Soomaaliya!
Hadda Ethiopia waxaay isku arkeysaa iney Soomaaliya xoog kaga qaadan karto Dhulbadeed.
Imisan lhyn SOMALIA anaga wllhini oo abaal idin dhigane na aqoonsada wa diiden cadawnima ku darteen
Mxa ka hesheen wanaga dhiig kar idin qaadsinay WAXA SOO SOCDA DARAN
AMA MASAR KUWASHA ANA OOYA
HESHIISKA SOMALILAND IYO ETHIOPIA WUU FULAYAA GURGUURTE WAN KARBASHAYNAA
KEENA GUUSHU RAACDO LOO JOOGEE
Naca,somalli,dhexdeda,somalli,oo,dhan,waa,lagu,wayi
Somaliland citiraaf keeda ayaa soodhow ❤
Asc wr wb 🇩🇯 shekh abdirahman bashir alle ha Ku barakeyo shekh macali abdihafid àlle haku karameyo inshallah
Aslamucalykum sheik abdiraxman iam Supporter mashallah thank you
Caawa nin culus ayaa keentay mahadsanid
Wadaaduku wuxuu Duray Dagaalkii 1977
Laakiim si waadix ah ogama hadlin halista ay umada Soomaaliyeed wajahayso sababna u tahay Siyaasad iyo talo xumada Xassan Sheikh inuu isugu yeeray Masar iyo Itoobia oo isku hayo Biyaha Niilka kadibna Soomaaliya ay noqoto goob Dagaal arintaas oo halis ku ah umada Soomaaliyeed.
Ma jiro heshiis Somaliland iyo Ethiopia weli dhexmaray, waxay taagan tahay MOU
Adigu waxaad noga jawabta cabsidan wayn ee itopiya aad ka qabto anigu ma amansani in xxog wax lagu kala qadi kar9 wanu iskaga filanahay hadii anu nahay reer somaliland lakin manta dan banu lenahay
Sh mawduucaad ka hadlayso sooqoro waxani waa marba gebi isku qaad waa sheekadii Donal Trump wixii maskaxdaada kusoodhaca hadaad iskaga dhawaaqdo
Waxa eey Itoobiya dareentay in soomaaliya soolaabaneeyso dowladnimadeedii iyo xoogeedii .yeeykugusoo noolaan ee boob ama dagaal Gali .waa istiraajiyadeeda..maxkamada uduunka halageeyo inta dalka lagasaarayo sirdookeeda.....🧐
Waar heedhe ma sh cabdiraxman baa hadal badanaa biyo uma kabado isagoon dhamayn ayaa lagu rafacaa maqaaxi kasta kkkkk baarakalah 😂
Bienvenu notre shekh cabdrahman qe dieu vs protegez icha alah wan sodhawaynayna hadn nahy shicibka rer jibuuti ad iyo aad yan kugu mahadcelinayna cabdixafid sida noguso gudbisay shekhayaga an ad ujecelnahy dhaman laga jecelyahy melkasto somali ku nooshahy adbn ku salmaya jazaakalah khayr
Hadalka saxan oo la qaadano karoo waaye kan
Soomaalia in ay gali doono dagaalo lala kale safanyahau dowlada kale
Xasan ma oga waxa soo soda
Madax waynane uma qalmo
Soomaliya waxay u baahantahy madax wayne isu keeno
Waxa caja'ib kenya & Ethopia iyago dhulal & dad walala Ah naga-haysta hadana badeeni malin walba nagu haysta...malin'kala waxa iman doonta yamen shegato bada somalia...waxa kaliya Aan kaga Guleysana Ah in lo-midooba lkn inta mamul Gobaleed walba Ee somalia' Aya Araxda kajabinaaya dowlada dhaxe....surta Gal ma Ahan dad is dagaal san iney wax isku darsadaan somalia iyada dib u heshisiin & Allah u noqosha u bahan....
Qanuunka dawliga ah ee somaliland ka dhigaysa somaliya ayaa ka horeya marka hore yad utaqana dawalada somaliya ma vilo somaliya ayad utaqana cadalad ka hadal
SOO DHAWOW SHEEKH ABDIRAHMAN BASHIIR WAA MUFAKAR AAD U TAXLIILIYA ARIMAHA GEESKA
Marka aanu ka aragno in itopiya damaçado badyada anka ayey na jirta sida aanu uga dabalanayno lakiin manta heshiis calamiya ayanu la galayna dantayada ayaa ku jirta hadii aanu nahay somaliland waxaas odhan waxaa nagaga xun somaliya oo aanu kala tagnay inay nashegato oo ay noo dawladayso ayaa kaxun adiguna dhanka somaliya ayad ujenjedha god by from hargaysa
Yuhuud waxa kadaran madaxda carabta masar SUCUDIGA Emaratis urdun ematares baxneyn Arab leeg waxa la dhaho kuwii shirkii 11/11/2023 riyaat sucuudiga waxa uu ahaa shir YABNAL yahuudiya loogu xalaleynayey gumadka Gaza falastiin oo walahi bilaahi talaahi ah kaasoo cadhadii caalamka shucuubtiisa shacbiyaded Ayaa lagu daminey shirka kadib madax caalamul carab ah ama caalamul islaamic ah oo dib uhadlaya miyaad aragteen horta shirkii tacsidii talaviv xasan finixaar garasho xume uu tagay kuna Soo dhawacmi jiray