CIYAARTII UGU HOREYSAY IDIRISKA II TAABO KA NOQDO ALBITARO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 768

  • @Ducayzane10
    @Ducayzane10 ปีที่แล้ว +567

    Ninka iga Qosliya waa idiriska ii taabo Hada ila tageerto Liike Ha La Dhafin Hee 🤣🥺💔😭

  • @ismailibnuomar7887
    @ismailibnuomar7887 ปีที่แล้ว +159

    Ramadaanka nabad allah nagu gaarsiyo inta muslim ah 🤲🤲😥

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e ปีที่แล้ว +126

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝

  • @listen_quran_10
    @listen_quran_10 ปีที่แล้ว +131

    Nasiib uma Yeelan Nabiga Scw duniida inaan ku Arko Allah Waxaan kabariina🤲 inaan ku Arko janada Nabiga Scw 🥺

  • @xogtaqarsoonchanell3840
    @xogtaqarsoonchanell3840 ปีที่แล้ว +94

    AAN ARAGNOOH INTA QOF OO JECEL NABIGEENA SUUBAN SCS SCW🕋🕋

  • @khulasomovie
    @khulasomovie ปีที่แล้ว +140

    THE BAST PERSON EVER THE MOST KNOWLED ABLE THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET 🥰💞ﷺ💕

  • @ciisealbaani5262
    @ciisealbaani5262 ปีที่แล้ว +56

    Allah is one ☝️ قل هو الله احد❤

  • @cumeerfans941
    @cumeerfans941 ปีที่แล้ว +44

    The best person and the most knowledgeable and the most shy all allah created is our prophet Muhammad 😍😍😍❤❤❤صلي الله عليه وسلم

  • @nucmaanofficial484
    @nucmaanofficial484 ปีที่แล้ว +34

    Aankuwada salino xabiibkena subanaa Muhammed scw scw scw 🥰😘😘

  • @riyaq_Osman
    @riyaq_Osman ปีที่แล้ว +26

    Hada kadib Aalbiitaraha *idiriska* Halo dhiibo si sax ayuu u qabtay cidna lama jirrin Team *Kabtan Baara* is muuujiya 🥰😍

  • @muzamilhajji8048
    @muzamilhajji8048 ปีที่แล้ว +137

    صلوا وسلموا على الحبيب المصطفىﷺ

  • @sacadhassan4911
    @sacadhassan4911 ปีที่แล้ว +28

    Allah is one ilhoow noon fulii riiyoyinkaayga ania iyo adiga qoralka akhriinya I.a

  • @barakaleyare8889
    @barakaleyare8889 ปีที่แล้ว +41

    Ku saliya nabikeena scw

  • @Liido
    @Liido ปีที่แล้ว +5

    Wlh idiriska daacad waaye asxaabeey baaba jeey iyo captan baara ninkaas niyadiisa ilaaliya codsi waaye wlh 🙏🏿

  • @osmanosman2224
    @osmanosman2224 ปีที่แล้ว +22

    ilaahoow baaba jeey lugihiisa caafimaad isii🕋☝️🤲Aamin🤲

  • @cabdullhiaxmed
    @cabdullhiaxmed ปีที่แล้ว +12

    Dad aan isku jeclhy wada joogooda amazing 👏wllhi

  • @taysirismailawran4405
    @taysirismailawran4405 ปีที่แล้ว +11

    Ilahay idinkiyo ubadkiinaba raali haka noqdo 🤲

  • @saeidqtr5527
    @saeidqtr5527 ปีที่แล้ว +28

    ماء شاء الله تبارك الله 👌👌

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 ปีที่แล้ว +8

    Asc Maasha Allaah Tabaarakalaah wallaahi, "Idiris" Waa Big comedian
    Runtii dadka asagoo kala ah oo dadka ka qoslisiiya. Wadamada dibada lacag bay ku helaan. Bal maskiinka lacag iska daayee ugu dadaala inuu gaaro 200.keep going

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 ปีที่แล้ว +24

    Baaba jey keep going lbx coming soon 700k let go guys good 👍 job team Baaba jey idiriska waa uu qalama apparent that 😄 big funny 😄will never give 😄 alone 😔

  • @Meja.fatiiz
    @Meja.fatiiz ปีที่แล้ว +14

    Finally idriska 🤣. See dareemi hagee marosaa waa caaw😂😂 wlxi qosol igumaherin. Keep going team bbdm

  • @cabdifataaxxaajiyusuf4811
    @cabdifataaxxaajiyusuf4811 ปีที่แล้ว

    Ogaadeeniya ha xorowdo insha allh somaliand citiraf ha hesho like you

  • @officialabdikariimalishaah2625
    @officialabdikariimalishaah2625 ปีที่แล้ว +24

    Baaba Baaba Kani waa Kaaba
    Legends Salaan sare Dhamaantiin Teamskiina oo dhan Madaxay ii saaran yihiin Kolay wllky salaanta haduu Arko wuu iga qaadi doona Baabajeey Hore u soco Wllky Horumar wacan ❤🙏Insha Allah Waan is Arki doona hadii Aan noolaano Wllky ❤🎤

  • @caawiiwalalka
    @caawiiwalalka ปีที่แล้ว +24

    😂😂😂😂 inta cwo kufarahsan idiriska alpitirnino lke

  • @suldaanboss5376
    @suldaanboss5376 ปีที่แล้ว +6

    Baaba wllhi weji malihid uh Yaaahuuu daafurka idiriska ayaaa lahaa wllllhi raga ka xishoo Wllhi si baad inoo ciileysaa Team idiriska 😥😥😥😴🤕

  • @minaaaaaaaaayy1433
    @minaaaaaaaaayy1433 ปีที่แล้ว

    Sii qaaad iyo soo qaaadbaba nadhibtey waryadhaheeen waxa cuna mrkaaad soo qaadanba ilaaa aadka weydaaan wax laqaaado haja ciyaartu maba dhamaanyso hdiii mnta dhan wax lasiii wado waxna lasoo wado ee Baaba shaxda yara badal wllo oo kolba kasooo qaada wax ha cuno🙌🏻🙌🏻🙌🏻

  • @captanjihaan7882
    @captanjihaan7882 ปีที่แล้ว +18

    Team idriiska ismuujiya like saara

  • @cabdulaahimaxamaed4434
    @cabdulaahimaxamaed4434 ปีที่แล้ว

    THE BAST PERSON EVER THE MOST KNOWLED ABLE THE MOST SHlNE ALL CREATED PROPHET @👌👌

  • @cxaliimjiimisalawad9338
    @cxaliimjiimisalawad9338 ปีที่แล้ว

    Xalmarin Aya na igu wajib ah iyo ganaax waa xirteen gacmaha waa qalad

  • @apdishakurmustaf9289
    @apdishakurmustaf9289 ปีที่แล้ว +84

    Idiriska is the best referee ❤❤

  • @liilovekadharkenlylyrics5010
    @liilovekadharkenlylyrics5010 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi idiris la aanti ma shid men mesha wlhi mansha allah

  • @mlielan2459
    @mlielan2459 ปีที่แล้ว

    Walaalayaalow luuqadda reerood oo aydinaan aqoon ee aad naftiina ku dhibaysaan joojiya

  • @khadarmaxamed3748
    @khadarmaxamed3748 ปีที่แล้ว +26

    Team kabtanka waa idiin sheegay xalay inaa markale qabsaneeno oo aan xoreesaneeno marka waligaa haka shakinin kabtanka hadii aad taageerto kabtanka like👍 saar 🙏💯😊

  • @abdikadirdahir6588
    @abdikadirdahir6588 ปีที่แล้ว +1

    M.a wllahi wan idin tagera wllahi hormar wacan Baba jey hal igu cazum please
    Ciyarta

  • @makoshiiqxuseen
    @makoshiiqxuseen ปีที่แล้ว

    Baba jey waa sax idiriska waa arbiirtar waaku fiican yhy

  • @feysalcusman3243
    @feysalcusman3243 ปีที่แล้ว +10

    Hadaad Rabto lakulanka Allah Acmaashaada wanaaji

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 ปีที่แล้ว +17

    Albiitarihi ugu ficnaa ciyarti xigta asi aya ucodenay😊😂😂

  • @حبيبهعمر-ع1ض
    @حبيبهعمر-ع1ض ปีที่แล้ว

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله

  • @ashrafcadde8360
    @ashrafcadde8360 ปีที่แล้ว +62

    22:01 this moment both baara and baaba hand cuffs idiriska 😂😂😂😂😂😂

  • @abdimalikabdiaxmed2365
    @abdimalikabdiaxmed2365 ปีที่แล้ว +1

    noo soo badi hesahaas cml aad qaadin mudane aad ayaan ugu helnay i loved

  • @munasaryusuf5000
    @munasaryusuf5000 ปีที่แล้ว +31

    Three legends BBD❤️

  • @ardomaxamuud1465
    @ardomaxamuud1465 ปีที่แล้ว +2

    Idiriska waxaa aad u qalantaa in lagu siiyo best comidian

  • @relaxingstressmusic354
    @relaxingstressmusic354 ปีที่แล้ว +2

    Cuntada Bismilaah ku bilaaba alxm kusoo gaba gbeya 😍😍😎

  • @awilosman1243
    @awilosman1243 ปีที่แล้ว

    Idiris itaabo wlhy waa nin qalbi wnagsan talented ah ,anigu isaga awgii baan udawada ,ninka youtupkisa halo kala kiciyo ,baaba jeeyow geemka xiga youtupkisa so dhig waa codsi

  • @feysaldada8611
    @feysaldada8611 ปีที่แล้ว +4

    idriska wixisa mel aya loodhigay🥰

  • @jamaalhassanmabruk.4553
    @jamaalhassanmabruk.4553 ปีที่แล้ว +4

    Wllhi sadax is fahansan ayaa tihiin nolosha idiima ciisho kabtan baara io idiriska io baaba jeey ❤

  • @Zeerka_boy
    @Zeerka_boy ปีที่แล้ว +37

    Idiriska the goat of reaction bilaa cod Xataa 😅😅😅

  • @abdihamidabdirahman3322
    @abdihamidabdirahman3322 ปีที่แล้ว +21

    Nabiga mohamed scw an ku salina

  • @zamzamdaahir5926
    @zamzamdaahir5926 ปีที่แล้ว +1

    Wow another level 🌏👊 team baba jeey
    Team idiris waa ni wataa

  • @b2f165
    @b2f165 ปีที่แล้ว +1

    22:05

  • @Amii395
    @Amii395 ปีที่แล้ว +14

    Idirska walhi make me laugh 😂 talent man 😂🫡

  • @abdinasirhusseinaden7993
    @abdinasirhusseinaden7993 ปีที่แล้ว +8

    Dooro naas maleh waa naag weyn Idiriska nio Funny tahay 😂😂🙏

  • @yahdiinkalaki2413
    @yahdiinkalaki2413 ปีที่แล้ว +2

    Waniwata.B.B.D.Noolada.kep.goin

  • @jeyjamal3601
    @jeyjamal3601 ปีที่แล้ว

    ...iilmaha hakutugsanin ee rag nimo uimow idriska...ruuxi raayo wixiisa haqaato ee baryadha jooji

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว

    Ku Sali Rasulkeena Maxamed Scw

  • @wadankawaakeeni2415
    @wadankawaakeeni2415 ปีที่แล้ว +2

    Idiriska dhuuni oo arbiirtaro ahaa keep going baaba jeey

  • @maskamadow4284
    @maskamadow4284 ปีที่แล้ว

    Idiriska horey usoco bro

  • @ahmadsade6308
    @ahmadsade6308 ปีที่แล้ว +3

    Ciyarta idiris la.aan waa qash dee✌

  • @exfasqari..falaaraha__raac7910
    @exfasqari..falaaraha__raac7910 ปีที่แล้ว +1

    inta jiifka ku dawaa neysa veidogan waan idin salamaya waxay i idin tahay wangsn

  • @ahmedsalax4629
    @ahmedsalax4629 ปีที่แล้ว

    The best captan baara

  • @yuusufyaxye5498
    @yuusufyaxye5498 ปีที่แล้ว

    Kabtan baara hambaliyo marwalba waan kutaageersanahay hore usoco

  • @Leexaale20
    @Leexaale20 ปีที่แล้ว

    You three faiends "best simali intertaiment" team.

  • @Muscab_22112
    @Muscab_22112 ปีที่แล้ว

    Baabajeeyoow sxpoow bootada captain baara iýo idris ii taabo labadaas kulankooda jecelnahay ee noo soo badiya

  • @ruqiyohussein3792
    @ruqiyohussein3792 ปีที่แล้ว

    Allah janada nagu kulmiyo dhamantena amiin yaarabi

  • @maxamedxuseen1863
    @maxamedxuseen1863 ปีที่แล้ว

    Baaba jeey wan ku tageraa guul wcn

  • @Yaremanka98
    @Yaremanka98 ปีที่แล้ว +1

    Baba jey wuxu u maleeyayaa in uu idirska ka aqli badahay lkn asi waa shactiroole keep up idirska

  • @aadanmukhtar1575
    @aadanmukhtar1575 ปีที่แล้ว +12

    Tan weyn soo qabo kulahaa wlhi funny waaye idiriska ii taabo 🤣🤣🤣🤣

  • @cabdulshideye1882
    @cabdulshideye1882 ปีที่แล้ว +2

    Anaa ugu horeeyo love iska saar

  • @Hargeisavillagevlogs
    @Hargeisavillagevlogs ปีที่แล้ว

    Idiriska waa wataa wllhi

  • @bahsanofficial
    @bahsanofficial ปีที่แล้ว +2

    I enjoy watching your channel baaba jeey

  • @bareomar4050
    @bareomar4050 ปีที่แล้ว

    Ciyaartan qosol bey igu dishay
    Ciyaar adag waaye wallhi

  • @anasmaxamedanasmaxamed605
    @anasmaxamedanasmaxamed605 ปีที่แล้ว +2

    Kaptan baara waa lagend waligiis maba laga badiyo 🏅🏅🏅🏅🥇🏅🥇🏅🥇🥇🏅🥇🏅🥇🏅😍😍😍😍🏅🏅🥇🥇

  • @CabdullahiCadde1
    @CabdullahiCadde1 ปีที่แล้ว +2

    Hadan Ku dhaho kawrn New Baaba wxn TH-cam usoo galay si kuu dhiiriyo wadadan fcn ku socotid kugu taageero ❤

  • @yussufking3438
    @yussufking3438 ปีที่แล้ว +7

    Kabtan Baara fans like saara

  • @Bugac9
    @Bugac9 ปีที่แล้ว +2

    Team b.b.d keep going wcs

  • @daadirmaxamuudcali1118
    @daadirmaxamuudcali1118 ปีที่แล้ว

    Baba cawa kaamirada waxbaa ka qaldan ee iska saxa 👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @feysalkaanboni9922
    @feysalkaanboni9922 ปีที่แล้ว

    Asc ugu horeeyn marka xigta aad ban ugu faraxsanahy wanaga iyo walaltinimada idinka muuqato lakiin magac yadiinu waa BBi ee ma,ahan bbd idiris xarafka uu kabilowdo wa i

  • @deeqomaxamad5036
    @deeqomaxamad5036 ปีที่แล้ว

    *FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
    1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
    2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
    3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
    4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
    5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
    Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
    6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
    7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
    8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
    *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
    1. AQOON AMA SHAHAADO
    2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
    3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
    Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number + 252619515056

  • @abdulaahisacja19
    @abdulaahisacja19 ปีที่แล้ว +2

    Cayartan waa qayaano baabajay iyo albiitaraha way isla jireen halagu celiyo 👆

  • @rodaaden8855
    @rodaaden8855 ปีที่แล้ว

    Al qosol badanaa idiriska

  • @ashraawi9761
    @ashraawi9761 ปีที่แล้ว

    Kusaliya nabi muxamed scw

  • @cabdulahicabduqadir6633
    @cabdulahicabduqadir6633 ปีที่แล้ว

    Dagalka bara wallahi fanay waye

  • @arababdiomerofficial950
    @arababdiomerofficial950 ปีที่แล้ว

    Idiriska is the one and only legend

  • @mahadcabdisalaan4774
    @mahadcabdisalaan4774 ปีที่แล้ว +1

    M.a babajey sxb aan lawada haysan idiriska qalbigu ka hadlay walahi carurta rashinkoda waa itosay ayuu dhahay

  • @khadarhaybe2624
    @khadarhaybe2624 ปีที่แล้ว

    Nin yaryaraysi malaha papa jeeyow

  • @Zirmaanka9878
    @Zirmaanka9878 ปีที่แล้ว

    Idirska ninka kaliya e game ka shida wlahy fani waye comedian caadiya weye

  • @hamuumedia964
    @hamuumedia964 ปีที่แล้ว +16

    Wallee caawa qosol iguma harin idiriska markasta referee halaga dhigo😂😂

  • @abdulrahmanabshirhassan8742
    @abdulrahmanabshirhassan8742 ปีที่แล้ว +2

    Best refree idiriska 😂😂dooro naas maleh waana naag weyn

  • @habiboabdi5435
    @habiboabdi5435 ปีที่แล้ว +3

    Asc wlhi Sweden ayaan ku noolahay markaan shaqada kasoo boxo daaragti ayan ayaan ufiirsadaa aad ayaa imahadsanidin walaalahay

  • @nasrudinmahamud328
    @nasrudinmahamud328 ปีที่แล้ว +5

    🎭BAABA JEY WAA BOOTEYSE MAAXA KAARACAY
    TEAM KABTANKA BAARA IS ISMUJIYA 🥰🥰🥰 🎭

  • @ibrahimhassan872
    @ibrahimhassan872 ปีที่แล้ว +2

    The comedian of the year 🤣 😂 idriska 😘😘😘🥰

  • @adnanfarahhashi3300
    @adnanfarahhashi3300 ปีที่แล้ว

    Wllhi wa runtis we yasaayan weyna ku shaqeeystan dantey uga fa iideystan

  • @badbunny5698
    @badbunny5698 ปีที่แล้ว +8

    3 legends keep going ❤❤❤

  • @mahamudmudey657
    @mahamudmudey657 ปีที่แล้ว +22

    3 legends 💪

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali ปีที่แล้ว

    Cabtan Baara Habalyo 🎉🎉🎉🎉🎉 Joojiya Idiriska Cadaadiska Kuheesaan

  • @ziidcali8655
    @ziidcali8655 ปีที่แล้ว

    Mstr jis

  • @riyaq_Osman
    @riyaq_Osman ปีที่แล้ว +3

    Kabtan baara waa la qayaanay Asoo dhameeyay oo badi ayaa la dhahay Jibsi ku ciyaaar waxaas xaq maaha 🥺🥺🥺

  • @mohamedamin3981
    @mohamedamin3981 ปีที่แล้ว

    Baba video ga portrait ka deji xogoho dankeyda shueq aya saran

  • @salmaansaalax7295
    @salmaansaalax7295 ปีที่แล้ว

    Idiriska waa runtii waad sateen

  • @boojadheere
    @boojadheere ปีที่แล้ว +2

    Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤