Dal Iyo Dad Midna Xasan Sheekh Laga Dhaxli Maayo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 93

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii 13 วันที่ผ่านมา

    🥺🥺 🥺 . ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )

  • @HindiyaHussein
    @HindiyaHussein 13 วันที่ผ่านมา +2

    Thank you, Mr. Hashi❤️💕 yes, true story summary🌹🌹🌹🌹⭐️⭐️⭐️⭐️

  • @ahmeddayib8892
    @ahmeddayib8892 13 วันที่ผ่านมา

    Wale ninbadatahay wan kubogoy horfadhi hore usoco yakhay

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 13 วันที่ผ่านมา +5

    Waa xaqiiqa in aay adegsadaan Hasaan iyo kooxdisa dadka kuwa uliita ee nolasha kadhacay, Alle dalka haka badbaadiyo Aamiin yaa,Allaah

  • @AsadAliomar
    @AsadAliomar 13 วันที่ผ่านมา +7

    Xasaan guur guurte dal iyo dad waxba nooma dhaafin somaliye maqabiil baa qabriga nala galaayo ee somali weynee kaca ee gumesiga cusub aan ka hor takno

  • @SahraMooge-l9l
    @SahraMooge-l9l 13 วันที่ผ่านมา

    HAWIYE QORIGII DAAROOD WU QABTAY QABYALADII DAROOD WADAN JIRAY WAYKU FAHMEN HADAY ASXAABTII KUWALATAY EE REERKAGA FUUL 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 13 วันที่ผ่านมา

    Xassan Sheikh Iyo Inta uu Adeegsado Oo Dalka iyo Dadka U burburiyey Beri Insha Allah Waa La Idinla Xisaab Tami Doonan Shacabka Somaliyed Taas Kuseexda Gacan Bir Ah Baa La Idinku Dhigi Doonaa Maxkamadna Waa Kasoo Muuqan Doontaan Maxkamadaas Oo Ah mid Gudaha Dalka Ah iyo Maxkamad Caalami Ah

  • @fiqqiisse2306
    @fiqqiisse2306 13 วันที่ผ่านมา

    Samaalia dadka horjogayaasha u ah hada waa dadka dadkii ugu caqliga xumaa midmidka kale waa kasii liitaa hasii kala darnaadene kuwa filla somaliya kujiraa ayana ugu liita walaahi dalki iyo rajadii umada soomaliyed waa baabasheen

  • @abdimusefidow615
    @abdimusefidow615 13 วันที่ผ่านมา +7

    Somalia allaha u naxariisto

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 13 วันที่ผ่านมา

    Kan ilaahey hadhaafiyo shacabka somaliyed wadanka oo dhan wuu qaribay isaga iyo mooryantiisa

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 13 วันที่ผ่านมา +2

    XASAN SH WAA JAAJUUS. SHISHEEYE

  • @AxmedmaxamedNuur-x8h
    @AxmedmaxamedNuur-x8h 13 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan shiikh iyo kooxdiisu waxay isku haystaan anaa shisheeyaha kaajecel iyo anaa kaa jecel

  • @ahmedhussein7804
    @ahmedhussein7804 13 วันที่ผ่านมา

    WAA RUN KAN ILLAAH HA KA QABATO WADANKA

  • @mahamuodjoof7090
    @mahamuodjoof7090 13 วันที่ผ่านมา +1

    Shacaba Mogadishu waxay kooxdan ka daawanayaan?

  • @abdisalamlibaax802
    @abdisalamlibaax802 12 วันที่ผ่านมา

    Hawiye kuutali habaar waaye waar wuxu ma yaxyaxayo iibaanka alle kaaqaad adigiyo inta qabiil kugutaageersanba

  • @ahmedbusuri4264
    @ahmedbusuri4264 13 วันที่ผ่านมา +1

    Musiibada xasan dalkan kusoo kordhiyay umalayn mahaya xal lagagaadhidoono

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 13 วันที่ผ่านมา +4

    Scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @YasinBile
    @YasinBile 13 วันที่ผ่านมา

    Dalka halaga badbaadiyo kooxdan wadokastana haloomaro

  • @Nia2tt1
    @Nia2tt1 13 วันที่ผ่านมา +1

    Hadan magac dhabo oo yiraxdho Hawiye waxaan kabaqaya qof sheekto oo Dalkan dhib loogu Amino in lawaayo mise madax dhanbe Oo hawiye ah Dalkan gacanta loogu geliyo waxan oogahay Soomali iyo Dalki waxey kudhigene

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 13 วันที่ผ่านมา

      Sheikh Shariif Sow Hawiye Ma Ahan CCW sow Hawiye Ma Ahan Dad Aad Uwanaagsan Ayaa Beelweynta Sharafta Leh Ka Buuxan Beesha Hawiye Xaqiiqdii Cida Maanta Dhibaatada Ugu Weyn Uu Ugeystay Xassan Sheikh Waa Beelweynta Hawiye Runtii lakin Rag Wanaagsan oo Iska Qaban Karo Baa Joogo Waxba Yaan Loo Calaacalin Xassan Guurgurte Gacan Bir Ah La isaga Qaban Maxkamadna Wuu kasoo Muuqan Doonaa Xassan Sheikh Waa Qaainul Wadan Somaliweyna Aragtay

  • @Darwiish-Sool
    @Darwiish-Sool 13 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan hadalkiisa wajigiisa iyo afcaashsiisa ayy ka muuqataa wax kasta oo uu yhy uma baahna wax intaa dheer

  • @AbdikarinAhmed-u2m
    @AbdikarinAhmed-u2m 13 วันที่ผ่านมา +1

    Hawiye dalkooda haloodaayo madaxweyne dani waxaanleeyahey hanagucelin hawiye

  • @seynabmahdi1820
    @seynabmahdi1820 13 วันที่ผ่านมา +8

    Waa. Xaqiiqa. Xasan. Sheeq. Wax. Laga. Dhaxlayo. Ma. Jiirto. Xasan. Magac. Xumuu. Ka. Tagayi. Iyo. Ceeb.

    • @seynabmahdi1820
      @seynabmahdi1820 13 วันที่ผ่านมา +1

      Xasan. Buste. Alla. Ku. Ceebe. Soomaali. Magac. Xumuu. Uso. Jiidayi. Walee. Ceebu. Ka. Tagayi

  • @abdiashkir6259
    @abdiashkir6259 13 วันที่ผ่านมา +1

    Kan dad iyo qaraabo malaha miyaa xanuun Hassan Sheekh ayay kudhcaye laakiin waaba kuligood xanuunku

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 13 วันที่ผ่านมา

    Masha Allaha shiq csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw Amiiiin Amiiiin Amiiiin yarabi amiiin Amiiiin yarabi amiiin Amiiiin yarabi ❤❤❤❤❤❤

  • @Nia2tt1
    @Nia2tt1 13 วันที่ผ่านมา +1

    Wllhi waa wax laga humadho Hassan kooxdha mafiyada oo indha lacaanta uu tageereyso oo un qabiil. Madax mare😢😮😊😂

  • @Maxametwadana82Wadania66
    @Maxametwadana82Wadania66 13 วันที่ผ่านมา +1

    Ciil badanaa waxan wa xuman oo dhan 😢😢

  • @jeri100100
    @jeri100100 13 วันที่ผ่านมา +1

    Qalbi dhagax yaa dhiibay 4 dekadod ya dhiibay y

  • @SahraMooge-l9l
    @SahraMooge-l9l 13 วันที่ผ่านมา

    Daarod gus aya kujira ee ladinka saari maayo

  • @dekaabdisalam2497
    @dekaabdisalam2497 13 วันที่ผ่านมา

    Nin daarooda haduu qaranka xukumo qaranka waa toosay, nin hawiyaa haduu qaranka xukumo qaranka waa liicay.

    • @Marlaarag5821
      @Marlaarag5821 13 วันที่ผ่านมา

      Dee waa dal xaraash hawiyuhu

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 13 วันที่ผ่านมา

      Sister Kan Wax lagu Difaaco xassan Sheikh bal hal sheey Ama 2 sheey uu Dalka iyo Dadka Usameeyey Inoo Sheeg Aan Ogaane Sister @Deka Abdisalan

    • @abdikadirposta9013
      @abdikadirposta9013 13 วันที่ผ่านมา

      Somalia wxay ubahan tahay Madax weyna Hawiya oo lkn maskax daarod leh.

  • @AdanGuhat
    @AdanGuhat 13 วันที่ผ่านมา +2

    Scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ahmedweerow1587
    @ahmedweerow1587 13 วันที่ผ่านมา +1

    Ogoow oo Ogoow Xaashi hawiye kama aqli yare adna farmajo anagane xasan shiiq kkkkkk

  • @mawliidahmed3883
    @mawliidahmed3883 13 วันที่ผ่านมา +2

    I'm second person in comments

  • @kingmo9457
    @kingmo9457 13 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂farmajo

  • @axmed8798
    @axmed8798 13 วันที่ผ่านมา

    WALLAAHAY WAA RUNTAA

  • @BoonkaSaney
    @BoonkaSaney 13 วันที่ผ่านมา

    Hashi ceebow nin fiican Ayan moodi jiray lakin waa nacas qabyaladiiste ah

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 13 วันที่ผ่านมา

      Bal Adiga inoo Sheeg Waxa Ku Taagereso Oo Wanaagsan Dalka iyo Dadka Uu usameeyey? Xassan Guurgurte 3 Sano ayuu Joogaye hanti Boob Bahdilid Dalkii ugeliyey Qabyaalad 1991 Buu Geeyey Wadankii

  • @Darulqalam12
    @Darulqalam12 13 วันที่ผ่านมา +2

    Allah no danbi dhafo like

  • @xalwoWadani
    @xalwoWadani 13 วันที่ผ่านมา

    Haashi isa so sax pls barana waxa ay tahay wadaniyad ilayn afka lagama sheego

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 13 วันที่ผ่านมา

      @xalwoWadani Sister Hal Mid Ama 2 Sheey oo Aad Ogtahay oo Uwanaagsan Shacabka Somaliyed ee Raascaseer Ilaa Raaskamboni uusameyay Xassan Sheikh Inala Wadaag

  • @Youmumshouse
    @Youmumshouse 13 วันที่ผ่านมา

    BTW love your channel bro

  • @DhuuxIsnaciil
    @DhuuxIsnaciil 13 วันที่ผ่านมา

    Alla maxaad runsheegtay

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s 13 วันที่ผ่านมา +2

    ILAHAYOW n'a dhaafi Xasan iyo tuugada ay Wada dhacaan Wadanka 😠😭🇸🇴 ILAHAYOW n'a dhaafi Xasan Xaraash Qaran 😭💔💔💔 ILAHAYOW Masiibo ku Rid XASAN 🇸🇴😭💔😠

  • @kingmo9457
    @kingmo9457 13 วันที่ผ่านมา +1

    Kii. Etoobiya. Kagadanayay dadka somaliyeed 😂😂

  • @yusra2501
    @yusra2501 13 วันที่ผ่านมา

    Habartaa usheeg

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 13 วันที่ผ่านมา

      Xassan hortiina Maxkamad loodiraa lagu xiri

  • @jeri100100
    @jeri100100 13 วันที่ผ่านมา +1

    Qabyaladiiste Ilahey ka cabso

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 13 วันที่ผ่านมา

      Xassan hortiina Maxkamad loodiraa lagu xiri

  • @AyuuniAbdiHersi
    @AyuuniAbdiHersi 13 วันที่ผ่านมา

    ❤🎉🎉🎉🎉

  • @pukhariabdi847
    @pukhariabdi847 13 วันที่ผ่านมา

    Wale daaroodku waa shisheeye ka xun amxaarada iyo oromada

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 13 วันที่ผ่านมา

      Xassan hortiina Maxkamad loodiraa lagu xiri bal Awood Aad leedahay ku difaac

  • @dekaabdisalam2497
    @dekaabdisalam2497 13 วันที่ผ่านมา +1

    Dal iyo dad dalxureeye laga dhaxli maayo kkkkkkkkk, malaqayaa? Hawiye turub baray.

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 13 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaan kugu taageersan ahay: Dal iyo dad midna laga dhexli maayo. 1. Mar kii hore xildh 100 jira oo diidey dulmi uu is hortaagey kolki xafiiska ka baxay ka daba diray Ina Maclin Nuur oo ku gaaray guriga Shaqaalaha hor tiisa oʻ ku diley xildhibaaban kii mid kalene ku naafeeyey 2. Maamulihii duulista hawada iyo koox ay isķu hayb yihiin la shaqàysa oo inta Hargeysa laga so beddeley maamulihii lagu diley Xamar intii kalena lagu dilka maamulka. 3. Nin uu Xassan sheikh adeer u yahay oo Yurup laga soo cayriyey, Jenal Qaaf loo bixiyey 39 Tekniko kala soo baxay mataxtooyada oo lagu amray in uu soo gubo demada #50km oo dad iyo duunyabo ku lee'atay

  • @AbdiYarew
    @AbdiYarew 13 วันที่ผ่านมา

    Asc,xaashiyow wad mahadsantihiin,waan ogahay in warkii idinka dhammaaday,laakiin waa in la dhawaaqaa,oo waliba aad xaashiyow aad sida space X iyo wixii la mid ah ad dadka isugu yeertaan,tani waa //wixii dhiig lahoow kaca//.

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 13 วันที่ผ่านมา +1

      Xassan hortiina Maxkamad loodiraa lagu xiri

  • @AbdullahiShik
    @AbdullahiShik 13 วันที่ผ่านมา

    Qabyaaladiiste badaw ah

  • @CabdiqaniSheeqroone
    @CabdiqaniSheeqroone 13 วันที่ผ่านมา

    ❤scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @abdiwaliabdullaahi9511
    @abdiwaliabdullaahi9511 13 วันที่ผ่านมา

    Haa adeer kaa wadani ayo ahaa
    Wan garty caruur aya namodaa
    Daba dhilif amxaaro ayo ahaa
    Wll abii kii dhahaaye a deerkaa
    Ayo ahaa😂

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 13 วันที่ผ่านมา

    Oo miyuu iskagatago meesha

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 13 วันที่ผ่านมา

    ,xasan waligi waxa kamaqan soobaaliyu soo celi jiraye wax madhibo dalxooreye wuxu soomaali uga tagi doona wax tariqda gali doona oo madaxwene kale katagin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @muminmumatomumato
      @muminmumatomumato 13 วันที่ผ่านมา +3

      Subxannallah Allah kacabso qabil waxkutarimayo ogow

    • @Nia2tt1
      @Nia2tt1 13 วันที่ผ่านมา +1

      War heedhe badi ayuu gade iyo Hamar ayuu idhinka harashte midas ayaad kuxasuusan dhoontan intu noolyahay munafaqas jahamo daaciman Allah haku warshe inshallahu Tacala

    • @Nia2tt1
      @Nia2tt1 13 วันที่ผ่านมา +1

      @@muminmumatomumatodadka munafaqan oo sii indho lacan uu taagerayo waakuwa asaga lamid ah Danqasho Dal iyo Diinba lahen Subxanallah

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 13 วันที่ผ่านมา

      Intey Goori Goor Tahay Waa In laga Fara Maroojiyaa Dalka iyo Dadka qaaqlayaashana beeraha lagu Fashaa Adeer Dalkaan Dad Somali layiraahdo baa leh Tuugo Lagu Eegan Maayo Ciribtirka Tuugada Ayaa Ka Hirgeli Doono Somalia waa laga Sifeeni Tuugada Dalka Meesha Dhigtay from Raascaseer ilaa Raaskamboni

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 13 วันที่ผ่านมา +2

    Asc wrx wbr bahda khayr ka jeceley ilahay haydin xifdiyo adduun iyo aakhiraba aamiin

  • @hm1c586
    @hm1c586 13 วันที่ผ่านมา

    Dhigaalkan aad ka dhigatay Araarta Maqal aragaaga Waxeey Tusaale utahay sidaad Caloosha Uga buktid
    Wayo Waxad sheganay saa Qof Og Mustaqbalka
    Tasina Eebe ayaa La kalinoqda
    Xasan xumey intaad is dha heysid
    Dhiganayaa sha Qarso oo Eeba la gar noqday Faraha kala bax

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 13 วันที่ผ่านมา

      War Waxa uu ku dhaqmaayo Xassan Guurgurte Cid ku Raaci Karto Maleh Kuseexo Adiga Taas

  • @MxmdDahir
    @MxmdDahir 13 วันที่ผ่านมา +1

    Xsn waa tuug

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 13 วันที่ผ่านมา +2

    Ilaahay MW iyo anagaba hana hadeeyo

  • @SakiSaaki-o9j
    @SakiSaaki-o9j 13 วันที่ผ่านมา +2

    Xaashi waxaan kaaguntaynaa hal kudhigga (xasan dal iyo dadba laga dhaxlimaayo)

  • @hm1c586
    @hm1c586 13 วันที่ผ่านมา

    Teda kale Qof magaceesa aan lasocon Mansabkiisa la abaaro
    Waa tusaale kutusinaayo Calolaha buka Qabyaalada Dhex fadhiisatay
    Horaa loyiri Af ku Mariid le iyo Uur kumariidle
    Xasidnimadu waa cudurka ugu xun wayo eebe Adomadiisu inuu wax siiyo Makadaalayo Qofkii wax xasdaayan inuu kasii xumaado kama dalayo

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 13 วันที่ผ่านมา

      Kkkk Sxb Xassan Sheikh Miyaa Rabtaa ina Qiil uraadiso war ka Xishoo Shacabka Somaliyed Hal Sheey oo lagu Raaco Uuleeyahay Bal usheeg Shacabka Somaliyed Aniga ka kow Waa Raacayaa ino Sheeg Wax uuqabtay oo Wanaagsan?

    • @hm1c586
      @hm1c586 13 วันที่ผ่านมา

      @abdikadirhaji6852 anigu manan dhihin wu wanagsanyahay balse Qoralka uu Araarka dhigtay iyo habka hadalka fiiri Markasad arkeeysa Qabyalad unuu Uhadlaayo iyo inkale

  • @xalwoWadani
    @xalwoWadani 13 วันที่ผ่านมา

    Kkkkk aqli yarida, qurun iyo qabiil ba ku indha tiray masulna Kama tihid cida ad shagaysid , reerka at magacawdana baryo kuma iman ee aqoon iyo wadaniyado ayay ku yimaden

  • @BoonkaSaney
    @BoonkaSaney 13 วันที่ผ่านมา

    Hhhhhh daarood ciilqaba oo aan kala aqoon qabyaalad iyo qaranimo

  • @nuurosmanhaayoow3190
    @nuurosmanhaayoow3190 13 วันที่ผ่านมา

    qabyaaladiiste xun oo baahin oo soo uraayo uuuuf

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 13 วันที่ผ่านมา

      Wax lagu Raaco xassan Sheikh Ma heyno adiga hadaa Heeso inoo sheeg qabyaalad Xun hadaadan Wadin sister

  • @adanhasan1897
    @adanhasan1897 13 วันที่ผ่านมา

    Waarun

  • @IstarlinElmi
    @IstarlinElmi 13 วันที่ผ่านมา

    Hawiya waa dad ciil qaaba hawiya waa iska ciyaal Burnda, ma ciyaal duur joogo,

  • @Youmumshouse
    @Youmumshouse 13 วันที่ผ่านมา

    Bro ninkan waa iga hor imaaday i swear ceeb iyo Ceyrban isku darsanay smh