FOOSI MIINO | WALAAL KUMA WAAYO ABID | New Somali Music Video 2024 (Official Video)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • FADLAN TUSMOFILMS SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
    m.youtube.com/...
    FOLLOW US ON
    TIK TOK: TUSMOFILMS
    INSTAGRAME: TUSMOFILMS
    SNAPCHAT: TUSMOFILMS
    FACEBOOK:TUSMOIFLMS
    WHATSAPP:2265060459
    COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2020
    PRODUCER: JAMAL CADAAWE & ABDULLAHI KING
    MANAGER: M.ABSHIR
    want to support tusmofilms produce more high quality songs
    paypal.me/tusm...
    we constantly produce songs from your favourite somali artists
    awale adan,isilaaji,kiin jamac,guled simba,faysal muniir,lafoole,maslax mideeye,ugbaad aragsan,khadrar silimo,mursal muse,maxamed bk,suldaan seeraar,lil baliil,king ck,wiz b,sharma boy,farxiyo kabayare,ilkacase qays, nasiib ali, maxamed kadheeri,ikran ozil,omaar bar bar,king jaceelow,maxamed biibshe,khadar keeyow,abdikariin ali shaah,ali zaki,saalaha sanaag,asma saban,fardiy fiska,xusein shire,xaawo kiin,zaki yare,xabad olad,deeqa ahamed,fartuun birimo,miss xiis,liibaan jig jiga,xariir ahmed,abdirizak carab,dalmar yare,ahzaab osman,hodan abdirahman,yurub geenyo,sahra kiin,abdirizaq anshax,dayax dalnuurshe,najiib alfa,ismail danan,ayana,asad faqdiid,tahliil yare,nimco migil,xayaad maydal,shaadiya sharaf,nadiira neyruus,deeqo afro,waayaha cusub,sharma boy,wiz p,somai rap,suldaan seeraar,najma nashaad,khaalid kaamil
  • เพลง

ความคิดเห็น • 200

  • @abdijaankot6097
    @abdijaankot6097 28 วันที่ผ่านมา +20

    Hestan wxan dhegaysan 20-9-2024 waxa ahay Rajay wxan Gacanta ku Hayaa wllahey masuuliyadii hooyaday macaanto ayaan dhabarka saartay wallahay qaar way ila noolyihiin qaarne way iga fogyihiin Allah markaste wxan ka baryaa kii isku haayo in aan naqdo 😢 Allah ha u nxriisto hooyaday mcnto Wan u xiisay 😢 wallahay wan jclhy 😢 horumarkooda said ayaan igu farxaa 😢 kuwii I dreema Allah ha ka dhigo 🤲🏽🤲🏽

    • @zakiqeys3750
      @zakiqeys3750 20 วันที่ผ่านมา

      Allah kula garab galo sxb waa masuuliyad aad u weyn iyagana xaqa Allah dareensiyo marwalbo

    • @Galoolfxtrading
      @Galoolfxtrading 20 วันที่ผ่านมา

      Heestaan waxaan dhagaystaay ❎❎
      Danbigaan waxaan galay ✔️✔️✔️

    • @MunaApdilaahi
      @MunaApdilaahi 18 วันที่ผ่านมา

      Alle hakula garabgalo wll masuliyada adag ad dhabarka saratay Alle haku fududeyo wllahagana alle haka dhigo kuwo ku abalguda ku jeclada ku darema🥺

    • @SalmaOmar-rf8wz
      @SalmaOmar-rf8wz 7 วันที่ผ่านมา

      Wlhi musuliyad aad uwayn wye ilahay hakula garabgalo wll mcn

    • @AsmaKayse-f6q
      @AsmaKayse-f6q 4 วันที่ผ่านมา

      @@Galoolfxtradingadba waad ku jirtaa danbiga

  • @marualy264
    @marualy264 5 หลายเดือนก่อน +39

    Alla Heesta waa dareen gooniya illahow walalheen cimri dheer iyo cafimaad sii 😢❤

  • @AbdirahmanAhmed-yy1dd
    @AbdirahmanAhmed-yy1dd 5 หลายเดือนก่อน +31

    Hees iyo iyo Badh inta walaal lahayn iyo inta walaalehba waan salamaaya

  • @suldaand
    @suldaand 5 หลายเดือนก่อน +5

    Mustaqbal faneed ayuu leeyahay legend
    Hore u soco saxiib.

  • @AbdugradiMahamud
    @AbdugradiMahamud 5 หลายเดือนก่อน +23

    Manta waxa dhagesana heestan ano wlalahey ludo sand Kala fog nhy walipa an ooynayo xisaha u qabo darted allow anago cafimd qabno na kulansi mar kle😢❤

    • @rahaabdi9940
      @rahaabdi9940 5 หลายเดือนก่อน

      Ani xitaa kulamid ayaa ahay 😅😅😅😅😅❤❤❤

    • @haashimhiiraan8429
      @haashimhiiraan8429 2 หลายเดือนก่อน

      Aniga waxa dhageysaday Ano walalkey adunka ku sugneen 😭😭

  • @som758
    @som758 5 หลายเดือนก่อน +20

    ereyga goatku ninkan ooo kle weeye ereyo laxan cod dareen leh ❤ qalas foosi miimo

  • @AbdusalamsulxiiAbduro
    @AbdusalamsulxiiAbduro 5 หลายเดือนก่อน +10

    Heesta wlalaha tiigu macanayd ee maqlaya waa tan❤❤❤😢

  • @AbdulqaniMohammed-ve5vn
    @AbdulqaniMohammed-ve5vn 5 หลายเดือนก่อน +18

    Inta aminsan hestan iney tahay hesaha walal hesti u shineed

  • @Sheyripher009
    @Sheyripher009 5 หลายเดือนก่อน +7

    Heestan waxan dawanaya anigo ilmeyna aadna agafog walalahay wlh wan uxiizay zaiiiid❤🎉ebid farxad kunolatha❤ciil ilahay inimatuso😢❤

  • @raxmoabdi3937
    @raxmoabdi3937 5 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤❤oh my god that is missi best song ever😢😢😘😘😘👍✅💯💯

  • @Mubarakmaxamed10
    @Mubarakmaxamed10 5 หลายเดือนก่อน +5

    Foosi The Golden Voice ❤

  • @AsmaAdan-ht1hs
    @AsmaAdan-ht1hs 4 หลายเดือนก่อน +2

    Allow walalahy idaa cimri dheer iyo cafimad qab wa hees Dareen mudan❤😊

  • @AbdirahmaanAbdimahamoud
    @AbdirahmaanAbdimahamoud 5 หลายเดือนก่อน +12

    Ssc waan idinsalaamay from hargaysa

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre 5 หลายเดือนก่อน +6

    Hees Way Dhaftay Tani ❤

  • @LadnoLadno-ox6oi
    @LadnoLadno-ox6oi 5 หลายเดือนก่อน +3

    Fanaan cod mcn io hees Qiiro wadata❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mabsuudmohamad529
    @mabsuudmohamad529 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waan u xiisay walaaladay, waxaan rajynayaa in aan nabad kula kulmo 😭😭😭😭

  • @XuseencrisaaqxuseencismaanAfga
    @XuseencrisaaqxuseencismaanAfga 5 หลายเดือนก่อน +3

    Wlhy hees way dhaftay
    Foosi miino keep goin lph❤

  • @NasraMuuse-t3n
    @NasraMuuse-t3n 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hal guri baanu wada joogna , hadana wann ooyay walaalnimo ❤

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somaali walaal waa sooy sooy hoomeey 😂😂🌺🌸💙🌸😅🌸💙🌸🌺😜🤔✌️🫶

  • @H.E.ABDIKANIFARHAN.MOHAMED
    @H.E.ABDIKANIFARHAN.MOHAMED 5 หลายเดือนก่อน +4

    Best song wllhu

  • @istaahilmohamut3659
    @istaahilmohamut3659 5 หลายเดือนก่อน +17

    Heestan wllhi si gara i tabnysa waayo wxn ahy qof garb aan hysan waxnan dawnya anoo oynyaa wxnd mooda sida loo samyey heesta iny aniga iga hadlyso 😭😭🙌❤

    • @rahaabdi9940
      @rahaabdi9940 5 หลายเดือนก่อน

      Saas hadhihin macanto😅❤❤😅

    • @Sheyripher009
      @Sheyripher009 5 หลายเดือนก่อน

      Never give up we are all Ur Muslims pple❤

    • @MaarigXasanraabi
      @MaarigXasanraabi 2 หลายเดือนก่อน

      Anaa walaal kaya

    • @maxameddeeq8364
      @maxameddeeq8364 2 หลายเดือนก่อน

      Walal Anigaba anoo walalo leh oo aabahay ii dhalay hadana sida agoonkii Ayaan kali ahay oo kusoo koray agoonimo marka walaal aniga ma ii noqonasaa walaasheey rumaad😭🥹

  • @AshwaaqmaxamedMaxamedmaxko
    @AshwaaqmaxamedMaxamedmaxko 20 วันที่ผ่านมา

    Walaal kuma waayo abid ❤😢

  • @abdilahitorontaawi
    @abdilahitorontaawi 4 หลายเดือนก่อน

    Runtiii heestani aad bay dareenkayga u bedeshay dhamn wlaaladay Oo aanu muddo kala fognahay Wxn idiin leeyahay wll idin mawayo waayuhu idin ma ciilo Ilaahay si khayr qabta ha izku keentuso❤❤❤

  • @Maanka_789
    @Maanka_789 4 หลายเดือนก่อน +1

    Heesta waa raadin jiray ileeyn fanankana qaadey ❤❤

  • @HamseFarax
    @HamseFarax 2 หลายเดือนก่อน +4

    Heestan waxaa dareemikaraa qof waayay walaalkii”maanta maalin madow ayay ii tahay wxn waayay wllkey qaaaliya ilahow kunaaxariiso😭😭😭😭

    • @NacimaNacim222
      @NacimaNacim222 20 วันที่ผ่านมา

      Haa wlhii 😢😢

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 3 หลายเดือนก่อน +2

    Nice song❤❤

  • @qanciyepoi-et6mj
    @qanciyepoi-et6mj 5 หลายเดือนก่อน +1

    M.a Best song alfanan foosi miino keep going pro

  • @maryansheekh6494
    @maryansheekh6494 2 หลายเดือนก่อน

    Tan hees wey dhaaftay dhegeysigeeda lagama xiisayo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Isco-post
    @Isco-post 2 หลายเดือนก่อน +1

    Heestani waa miisaanka culus 😂😊❤ 1M comming soon

  • @NaalayeashuunShire-fr3dy
    @NaalayeashuunShire-fr3dy 5 หลายเดือนก่อน +1

    Going pro foosi mino

  • @rahaabdi9940
    @rahaabdi9940 5 หลายเดือนก่อน +1

    Maxaa kamurogo bdn adi oo hestan dhagesanayo hadana walalha adan isku mel jogin wlhi waan iska oyay walalaheyga mcn waan idin xiisay Allow walalaheyga cimri dheer isii Aamin yarabi 💓❤❤❤😅😅😅😅😅😅😅😅💓❤❤❤

  • @Ixsaancarfoon
    @Ixsaancarfoon 5 หลายเดือนก่อน +2

    ❤ fanaan miini😢

  • @AbdirahmanHasaann
    @AbdirahmanHasaann 4 หลายเดือนก่อน

    Hees cabiraysa
    Dareenka walaaltinimadad ❤👑

  • @samiirsocodka6741
    @samiirsocodka6741 5 หลายเดือนก่อน +3

    Al fanan foosi mino

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 4 หลายเดือนก่อน

    Heestan😢 WlHi wa qiiro
    Wllhy allaha ikin dayo🤲

  • @UpdyRisaq
    @UpdyRisaq 5 หลายเดือนก่อน +9

    Wll kuma waayo abid ii camira❤😂

    • @hamdaabdi6712
      @hamdaabdi6712 5 หลายเดือนก่อน

      Waayuhu Kuma ciilo adi😂

    • @amanomar804
      @amanomar804 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@hamdaabdi6712wxa tahay ayahee😂❤

    • @Sheyripher009
      @Sheyripher009 5 หลายเดือนก่อน

      Waxatahay ayahey❤😢

    • @abwaanjannaale
      @abwaanjannaale 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@Sheyripher009walaal aabahay dhalee

    • @MahadAxmed-j1e
      @MahadAxmed-j1e 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waqaa ii faraxsanaw

  • @HanadMire-tl4fy
    @HanadMire-tl4fy 6 วันที่ผ่านมา

    😢 Wxan DhageysanaYa 12/10/2024 Wxana la IlmeNaya Wll iga Ilama dhan Balseh Boss Kas wxaa Iibuxiyay Wlkei Najiib MantaNa Waa kalla Fognahy Wayo Marko jogayy Tir Ahaa Blase Hda Waa gacan hoseya Wll Wallhi Waa ku Taby Kuna Xisyy😰💔😭😭😭

  • @XamdaMaxamed-uo5pr
    @XamdaMaxamed-uo5pr 5 หลายเดือนก่อน +2

    Hees wey dhaVtyy❤

  • @NimoAhmet-r7z
    @NimoAhmet-r7z 5 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going bra ❤❤❤

  • @MahdiMohamed-e5i
    @MahdiMohamed-e5i 3 หลายเดือนก่อน

    Wlh hes mcn waaye❤

  • @AXMEDCAWIL-mg3to
    @AXMEDCAWIL-mg3to 5 หลายเดือนก่อน +1

    Fanaan share hore usoco cod baan hysaaaa

  • @AxmedApdi-kg5yj
    @AxmedApdi-kg5yj 5 หลายเดือนก่อน +1

    Hees waa dhaftan waxkle haloo bixiyo❤

  • @aminaabdi2973
    @aminaabdi2973 5 หลายเดือนก่อน +2

    First 😢💯❤️

  • @abdifatahmahamud954
    @abdifatahmahamud954 3 หลายเดือนก่อน +1

    Big bro foosi miino🎉 14/7/24

  • @abdulkadirhassannuur
    @abdulkadirhassannuur 5 หลายเดือนก่อน +1

    Best 🔥

  • @DeeqaCadawe
    @DeeqaCadawe 4 หลายเดือนก่อน +1

    Qof wxaa jiro wll qabo hdane aan kaso bixin booska wllka ani adunka wxa ujeclhy wiil iga weyn inaa hesto lkn wllkey nolol iyo geeri midna kuma haayo yaa rabi wllkey hduu nolyhy itus isagoo nbd qabo la aantis dunidan wku cishoode wlh😢😢

  • @Mohamed27282
    @Mohamed27282 5 หลายเดือนก่อน

    Allahay wllshey mcn idhaafo ayafan adunka wll ka heystaa 😢

  • @AmaalInanimcaan
    @AmaalInanimcaan 3 หลายเดือนก่อน

    Good brother 🎉🎉

  • @hamuushabbe8018
    @hamuushabbe8018 4 หลายเดือนก่อน

    Illahow walalahey cafimaad io isii udunka ayan ugu jeclhy 😢😢

  • @hamzemurtiileh5497
    @hamzemurtiileh5497 27 วันที่ผ่านมา

    22:07, Elasha
    20/09/2024
    Walaal kuma waayo abid😍

  • @Sicidnasir
    @Sicidnasir 5 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaan salaamaya wlalahy somaliyeed dhamaantood😢

    • @Mohamed27282
      @Mohamed27282 5 หลายเดือนก่อน

      Ka qadnah

    • @Mohamed27282
      @Mohamed27282 5 หลายเดือนก่อน

      Waka qaday

  • @Calansida143
    @Calansida143 5 หลายเดือนก่อน

    M.a fanaanka reerkeenna usoo baxay horey usoco walaal

  • @FatimaAhmed-gx6ns
    @FatimaAhmed-gx6ns 5 หลายเดือนก่อน +1

    Hees waay dhaaftay

  • @RahmaPella-ji4lj
    @RahmaPella-ji4lj 20 วันที่ผ่านมา

    Walaalnimo😢❤

  • @Umalkhayr-x8c
    @Umalkhayr-x8c 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wall kumawayo abid walhi oynaya waxn u xiisay wallkay illahayow nabd igu tus wanku jeclahay wallkayow illahay dhamantin haykin dayo. ❤❤❤😂 6/ 30/ 2024/ haben isnin ah

  • @Urcristiano-z2n
    @Urcristiano-z2n 3 หลายเดือนก่อน

    Walaal kuma waayo Abid🥺

  • @AamimoDheyman-zj8jp
    @AamimoDheyman-zj8jp 26 วันที่ผ่านมา

    Aamiin 🤲 wallkey Mcn 🤲 ♥️ ❤️ Aamiin 🤲wallkey Mcn 😭😭😭😭😭🥺🥺🥺🥺🥺

  • @KaafiyaSaleebaan
    @KaafiyaSaleebaan 5 หลายเดือนก่อน

    Horey u soco legend ❤❤

  • @djborn6289
    @djborn6289 3 หลายเดือนก่อน +2

    Inta heestan 10 jer kabadan dhageysatay

  • @sahalmaxamedamooreamoore5647
    @sahalmaxamedamooreamoore5647 2 หลายเดือนก่อน

    Axsan fanaan

  • @leadershafi-od6wt
    @leadershafi-od6wt 27 วันที่ผ่านมา

    Heestan waxa dhagaysanaya wakhti saxibkey o iga xhin wllky Ila dhashay numberadisi dansanyihi xafadodina qafilanthy meel Ala melu ka baxayma aan garanyn ilahy nabad gelyo hasiyo kolba waxba khaldan 21/09/2024

  • @xayiraiyoxoodmidia5326
    @xayiraiyoxoodmidia5326 4 หลายเดือนก่อน +2

    8 ila dhashay Anigoo curadkii ah hadana garabkii walal nimo kama helin lkn inta haysata walalo jecel nasib AYAAD LEDIHIINEE ILASHADA GARBAHIINA IDIN JECEL HADII HAYSATAAN 😢😢😢😢😢

    • @zeinababdi6819
      @zeinababdi6819 3 หลายเดือนก่อน

      Same like you bro😢😢😢

  • @AamimoDheyman-zj8jp
    @AamimoDheyman-zj8jp 26 วันที่ผ่านมา

    Aamiin 🤲 wallkey Mcn 🤲 🤲🤲wallkey Mcn Aamiin 🤲 🥺🥺🥺🥺

  • @CabdiFitaax-sd1nm
    @CabdiFitaax-sd1nm 5 หลายเดือนก่อน +2

    Wlah ma aqano sabta eey hestan ii tabaneyso😢😢

  • @mohamedcade4452
    @mohamedcade4452 3 หลายเดือนก่อน

    Wllnimdu waa qaali❤

  • @SahracabdiGoox-l6z
    @SahracabdiGoox-l6z 25 วันที่ผ่านมา +1

    Heestan qisada mar kaan maq lay wn il me yay 😢

  • @AloxNurow-k8j
    @AloxNurow-k8j 2 หลายเดือนก่อน

    Very interesting song

  • @hamzamahamed5175
    @hamzamahamed5175 5 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤macha allah Best song

  • @DrCabdirisaaqYousuf
    @DrCabdirisaaqYousuf 5 หลายเดือนก่อน

    Wlhi walaalahay siiba hablahayaga waan cadaadiya si ay u toosnaadaan, hadii dhibyar xanuun soo gaadhana ilinta 😢 ma ceshan karo. Meel kasta waan ula rooraa, xanuun iskaga wareeji wlhi hadaan kari lahaa waan isku wareejin lahaa.

  • @nadiradahir
    @nadiradahir 26 วันที่ผ่านมา

    I wish waladay inay i dhahan sas walalo wan leyhy waxan drema kalinimo alx ilhy ubad bu i siyy ayaga grab alle hyga dhigo

  • @ShariifRashiid
    @ShariifRashiid 14 วันที่ผ่านมา

    Waa hees aan inaba aan caadi ahayn wllhi wllayaal idin ma waayo waayuhuna idin ma ciilo😢😮

  • @amanomar804
    @amanomar804 5 หลายเดือนก่อน +3

    Kuwani sidanu isku hordhina isku dalnay markan dhofo ban dib udhageysanaya i.a anigo qiironaya weliba😂❤wll kuma waayo abid😊

    • @najiibjama9906
      @najiibjama9906 5 หลายเดือนก่อน

      Hadalkan ka fiirso

    • @amanomar804
      @amanomar804 5 หลายเดือนก่อน

      @@najiibjama9906 kaftamaya wllo indhaheyga wanka jecelahy mahadsanid 😊

  • @abwaanjannaale
    @abwaanjannaale 5 หลายเดือนก่อน +2

    La soo dhakhsada bahasha waanu sugi la' nahaye❤

  • @idilmaxamed9808
    @idilmaxamed9808 17 วันที่ผ่านมา

    Heestan qisadeeda🥲💔

  • @mohamedabdukadir3631
    @mohamedabdukadir3631 3 หลายเดือนก่อน +1

    Heesta kaliyo qalbiga iga tabaty walalnimda mrka qurbaha ku kala dhuntan ayd daremysaa wlhi😢

  • @anasmohamed7582
    @anasmohamed7582 3 หลายเดือนก่อน

    Walalahayga 8sano ma arag alaw anago nabad qabna na kulmi😢🤲🤲🤲

  • @hawomo7446
    @hawomo7446 16 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤

  • @JaamacCabdi1234
    @JaamacCabdi1234 5 หลายเดือนก่อน +2

    Fanan mino❤

  • @ahmedabdi1691
    @ahmedabdi1691 2 หลายเดือนก่อน +17

    Who is watching in this time 😊

  • @FartuunCiise-et3ml
    @FartuunCiise-et3ml 4 หลายเดือนก่อน

    Heestu maacana😢❤

  • @SayidCali-u8k
    @SayidCali-u8k 2 หลายเดือนก่อน

    Heesta wa daren dhaba wllhy maanta ayan cusbitallka ku dhex dhagaysanaya anoo wllky haya 😢

  • @GaklcayoMudug
    @GaklcayoMudug 5 หลายเดือนก่อน

    Best song

  • @finnadguunje2141
    @finnadguunje2141 5 หลายเดือนก่อน

    Hees dareen leh.

  • @KawsarHersi
    @KawsarHersi 3 หลายเดือนก่อน

    Wadareen gooniya walhi wan qiiroday

  • @AxmedJaamac-bt9hi
    @AxmedJaamac-bt9hi 5 หลายเดือนก่อน

    Best song🎉

  • @ARMAAN_URMAX
    @ARMAAN_URMAX 5 หลายเดือนก่อน

    Horaa loo soconyaa

  • @cabdilahi6320
    @cabdilahi6320 หลายเดือนก่อน

    Wall qaali foosi

  • @ubahabdiaziz9593
    @ubahabdiaziz9593 5 หลายเดือนก่อน

    Meeshaan Galkacyo waaye❤

  • @AyaniitaPpe
    @AyaniitaPpe 5 หลายเดือนก่อน +1

    3wiil io 2gabar baa ila dhashay alxm allow noda walalahen🤲🥺

    • @tmkynwa1758
      @tmkynwa1758 5 หลายเดือนก่อน

      Ameen ya Allah

  • @AishaAlimohamedAishaAlimohamed
    @AishaAlimohamedAishaAlimohamed 5 หลายเดือนก่อน +1

    Hoouo😢😢😢❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢horig🎉🎉😊❤❤❤

  • @QasimDogood
    @QasimDogood 5 วันที่ผ่านมา

    2024 Ax Ax Ax 🫀

  • @Zakicadceed
    @Zakicadceed 5 หลายเดือนก่อน +13

    Emotional song🥲

  • @SHAAFICIDIGEED524
    @SHAAFICIDIGEED524 5 หลายเดือนก่อน +2

    Good j0p pr0 🎉❤

  • @ubahhazzen9938
    @ubahhazzen9938 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢😢 walaalaha 😢

  • @Mohamedkawle
    @Mohamedkawle 5 หลายเดือนก่อน

    Legend kan waa fanaan buuxa sxb heesaha nocaan ah nosoo badi corkage maxaankiisa aan ku raxaysanee

  • @MohamedRabileh
    @MohamedRabileh 5 หลายเดือนก่อน

    😢😢 walal ifaraxsanow

  • @ccsugaal5314
    @ccsugaal5314 5 หลายเดือนก่อน +1

    Laasacaanood baa lagu qaaday

  • @AbwaanNuurOfficial
    @AbwaanNuurOfficial 5 หลายเดือนก่อน +1

    Heeskaan awal by nahdii kaqaadeen 😂

  • @sakariyejigre543
    @sakariyejigre543 3 หลายเดือนก่อน

    Hodan axmed jikre indhahaygih 😢

  • @faaraxdarwiish
    @faaraxdarwiish 5 หลายเดือนก่อน +1

    FOOSI FANAAN ADAG