Meeshan waxay so koobeysaa wax kasta oo aga bahan tahay magaladan [E29]

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 33

  • @drabdurahman_mohamoud_ali
    @drabdurahman_mohamoud_ali 15 วันที่ผ่านมา +5

    Maasha allah berbera aad baa loo dayac tiray12sanno ka hor ayaa iigu dambaysay.
    Thank you sxb diini muuqaalka aad nala wadaagtay.
    Keep going sxb ilaa south Afrika

  • @abdisamedomer9368
    @abdisamedomer9368 14 วันที่ผ่านมา +2

    Legend diini hore usoco zxp maalin uun hiigsigaaga waad gaadhi
    aniga oo berbera kunoool ayaan arkin halka aad nooso duubtey thanks bro

  • @Kaimalfiik
    @Kaimalfiik 12 วันที่ผ่านมา

    Sixid: Cabdi deeqsi Warfaa waa Abwaan kii ugu horeeyey ee billaabay Heesaha casriga ah ee Somaalida . Walaal aad baad u fiicantahay laakiin markaad wax sharxayso waan in aad macluumaad buuxa ka haysato waxan aad sharxayso . mahad sanid

  • @Qar88mi
    @Qar88mi 15 วันที่ผ่านมา +1

    Ninkan walhi waan taageri insha allh maalin heer waad gaari insha allh waa muu qaalo xiiso leh sida uu usoo tabinaayo ❤🎉

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  15 วันที่ผ่านมา +1

      Waa mahad santahay wll 🫡

  • @liibaanxaaji1443
    @liibaanxaaji1443 12 วันที่ผ่านมา

    Well done mahadsanid

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin721 14 วันที่ผ่านมา

    Madxafka Berbera (Xarunta Keydka Taariikhda iyo Hiddadaha) ❤

  • @hamdajama3809
    @hamdajama3809 9 วันที่ผ่านมา

    Welcome wll

  • @fathiabdillahi5611
    @fathiabdillahi5611 14 วันที่ผ่านมา

    Keep going sxb ❤❤

  • @jiilaal
    @jiilaal 7 วันที่ผ่านมา

    hore u soco.

  • @canbaro-p4r
    @canbaro-p4r 14 วันที่ผ่านมา

    Mashaa allah barbara iyo gabilayba dadkedu kamay cunin intii ku soo hagagtay dhaqale ahan

  • @msa_1439
    @msa_1439 15 วันที่ผ่านมา +3

    Maashaa Alaah #Somaliland waa dal iyo Dad wax qabsaday oo Dalkooda ka Shaqeeyey

  • @MubeJunbox
    @MubeJunbox 15 วันที่ผ่านมา +1

    Masha alaah horey usoco

  • @Abdirisaak-q6v
    @Abdirisaak-q6v 14 วันที่ผ่านมา

    Wa horu mar lagaadhay somali oo dhan

    • @Ifraax-h5l
      @Ifraax-h5l 5 วันที่ผ่านมา

      Soomaalidee adeer. Waa soomaalilan. Hadawakhin

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 15 วันที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤

  • @Mahdishaal
    @Mahdishaal 14 วันที่ผ่านมา

    Kulayso bro 🎉

  • @munahaybe6749
    @munahaybe6749 6 วันที่ผ่านมา

    Meesha berbera museum ma ogayn inta jeer ee an berbera u safrayna tiro maleh xita bari ban shaqo u joogay

  • @shorttube507
    @shorttube507 10 วันที่ผ่านมา

    Next come to puntland 😂

  • @patrouilleur
    @patrouilleur 13 วันที่ผ่านมา

    the museum is in dire state it needs fundings

  • @AxmedMaxamed-x7x
    @AxmedMaxamed-x7x 15 วันที่ผ่านมา +1

    Welcom

  • @hassanahmed1369
    @hassanahmed1369 15 วันที่ผ่านมา

    Magaaladaan kudhashay xasuusti yaraanteeeda meesha ay kuduugantahay, waa magaalooyinka soomaaliya ugu facaween ayeey kujirtaa ceebb aan kuleel aheeyyn malaha

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  15 วันที่ผ่านมา

      🫡

    • @Hargeisawi-e7c
      @Hargeisawi-e7c 14 วันที่ผ่านมา

      Been waynidaa xilimad ku dhalayey kala garan maysidba

  • @khadarmohamed5607
    @khadarmohamed5607 15 วันที่ผ่านมา

    Dekada so duub zxb

  • @maahirkee3656
    @maahirkee3656 14 วันที่ผ่านมา

    Diiniyow qaabkii mootoyinka waxba uma soo duubaysid ma vlogle ayaad isku bedeshay

  • @abdifatahali4733
    @abdifatahali4733 14 วันที่ผ่านมา

    Walxad ma Bike 🏍️ wada? 😂 qof ban moodayay

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 9 วันที่ผ่านมา

    WAAR WAXBAA IDIIN DHIMA OO NACAS NIMO AYAA IDINKA BUUXDA!!!
    ALAABTA MUSEUM TAALA,
    KAB IYO KOOREBA WAA ALAABTA WADANKAN SOMALLAND.
    SOMALI WAXABA KAMANAAN SOO QAADANE HANALA WADAAJIN CIDNA:
    WAA MAXAY WAXAN LEETAA EE AAN KORAYNINI.