Thank you so much for your kind words, walaal. I'm truly glad the episode could bring you along on this journey from the comfort of your living room. Allaha ha ku xafido adigana
wan kula socda lkn Mid same pro Muuqaaladada aad bee ukala fog yihin isku day Maalin le ama labo malin kadib insha allah guul ban ku rajeyna waa balan inan Sidano kale kusafro insha allah
Balanteenu Waa South Africa 🇿🇦
Still am watching you bro 😎 👁️👁️
Keep going 🎉
Keep going forward sxp qli ✌🏽🤘🏽
Kheyr baan kurajaynayaa dinny horrey usoco dhibato ilahay kumaa tusoo
Ad iyo aad ❤wll sre keep going ❤
Mahad sanid wll❤️
Ma sha Allah bro guuleso in sha Allah 👍
Mahad sanid 🙏🏽
🎉🎉Allah m ku gergaray hoyo . Alxmdulillah tu es okay maintenant. 😊😊😊
great Content 😍🥰
We have been waiting this video and finally its here. Thanks for the video☺. Guuleyso Sxp
Mahad sanid saxib
Good job 👍
Thanks for this episode brother.
you made me travel
throughout this episode we were all in my living room. Thank you Allaha ku xafido
Thank you so much for your kind words, walaal. I'm truly glad the episode could bring you along on this journey from the comfort of your living room. Allaha ha ku xafido adigana
🎉❤@@diinyjunbox
inshallah very impatient to see the rest of your travels brother.
M.a allha Guulaysoh prother
Guulayso bro
🙏🏽
All the best 🎉
Legend legend dhalay waan kula soconaa
Mahad sanid brother
Codka duub ka dibna dul saar lama maqlo wxd ledahy
Ina mari bro always safe journey Insha Allah
🙏🏽
Woow! masha allah muuqaal qurux badan mahadsanid
Mahad sanid wll
Waar iska jir meehu waa halise
Laalabatadu waa Meesha ugu shilka badan.
muxu yidhi hadanu mj aheyn hayska noqdo😢
Good luck bro, Yamaha fz 250 mida ladhoho aya aad ugu fcn safarada dhadheer, inkastoo xogaa qali eythy.
Rer jigjiga wan idin Slmy from puntiand garawe 🖐
Wan iman dona puntland ❤️ insha Allah
@diinyjunbox
I.n sxb welcome to puntiand
Waad halowdey😂
Maxaa ola jeeda
wan kula socda lkn Mid same pro
Muuqaaladada aad bee ukala fog yihin
isku day Maalin le ama labo malin kadib
insha allah guul ban ku rajeyna waa balan inan Sidano kale kusafro insha allah
Mahad sanid, brother insha Allah wan dadali
Bro marka videoga sidhamanayo Ninka gadashada taagan Muxuu kaarabaaa ma sirdoon baa ama waàa qof dhimirka looga jıro 😂
Kuwaa keelaga Herer Laga gala
Joogaayi waa Tuug balse
Markay Camerada Arkeen Ayay
Kaa dhaceen.
Dir-Dhaba ilaa Harar ma 40km baa?! Wax ba isku jiraan runtii.
T'es partie où jusqu'à où ❤❤❤
Réponds moi cest quoi ça frr
❤❤❤
Asc diini somaliland kusoo dhawow burco
Usaara wiilkaa yar like ta isheerta sxibyaal
Waa mahad santahay wll
Madka.baqatay.dafarki.dheera
May wuu socdaa saferku
Nabad ku tag bro
Amin 🙏🏽
Is ilaali walaal meeshu waa ethiopia
🙏🏽
Keep going pro 🫡
Dhulkan oromo miya mise somalia
Waa Oromada
Waliga goolad markad marayso Gaadhi hadhafin save yourself pr0 🎉
Mahad sanid, 👍🏽 talo wanaagsan brother
@diinyjunbox wan isku lenaHaY talada pr0 welcome to Somaliland ban KuLeyaHaY pr0 ❤️🤍💚