Sareeye gaas Ismaciil shaqale iyo qaybtii uu hal ganka ku lahaa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 44

  • @abucubayr8517
    @abucubayr8517 4 ปีที่แล้ว +11

    Saxartire abaalkaaga ma gudi Karo sxp sida aad nooga haqab tirtay muuqaaladan oo kale aad ayaan u taageeraa xoogagii snm

    • @abdifatahahmed9951
      @abdifatahahmed9951 4 ปีที่แล้ว

      Ibrihaan gaadhwaye cumar toori maxay ahay malintaa

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 4 ปีที่แล้ว +6

    Waa Run tee Taliye Ismail.
    Mainta wanu layaabn Meshu ka Helay Madaafiicda
    Waan yahya Cajalada
    Guul Alle

    • @galbeedqariye
      @galbeedqariye 4 ปีที่แล้ว

      cajalada oo dhameystiran miyaad haysaa ?

  • @abdiibrahim7370
    @abdiibrahim7370 4 ปีที่แล้ว +6

    Dhagaweyne WA geesi wlh nine adag

  • @lolamoon3870
    @lolamoon3870 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallaahu mujaahid guul soomlilaan ragbayleedahy geesiyo ah

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 4 ปีที่แล้ว +3

    Guuuuuuul snm ilaahay ayaa lajiray snmta marka ayfaqashta dalka kaxoreynayeen ilaahay ayaa

  • @thebittertruth5381
    @thebittertruth5381 4 ปีที่แล้ว +7

    Snm waa ragii is baray haragyo wayntii soo lug go'ay

  • @farduusibraahim6597
    @farduusibraahim6597 2 ปีที่แล้ว +1

    SNM waa geesiyaashii xoreeyey dalkeenan somaliland guuuuuuuul SNM guuuuuuuuul SNM

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 4 ปีที่แล้ว +4

    Waliba 5 meelod bay werareen Oo ay ka midbahayd Lafata Boqor

    • @abucubayr8517
      @abucubayr8517 4 ปีที่แล้ว

      Wll canjalada aad hayso TH-cam ka Soo gali Dee

  • @jamaciise9199
    @jamaciise9199 4 ปีที่แล้ว +3

    Muj.shaqale,wuxu snm ku soo biiray
    1989kii waa xiligii xitaa islaamihu
    Dagaalameen,

  • @cawilayaanle2440
    @cawilayaanle2440 4 ปีที่แล้ว +1

    Geesiga...BIRTA...Ah
    Muj:...Genaral.
    SNM
    Guul

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 4 ปีที่แล้ว +1

    Geesi Geesi dhalay

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 4 ปีที่แล้ว +1

    mujhaadka wax a u saaran codkii bbc ku soo gali jirety long long time

    • @togdheerburco1032
      @togdheerburco1032 4 ปีที่แล้ว

      Waar waa kii radio Hargeysa ee imika tv ga muqdisho la wareegay ma dadkii dambe ayaad ahayd

  • @abdirashiiddaadey4942
    @abdirashiiddaadey4942 2 ปีที่แล้ว +2

    Faaan badanaaa alow yaaa hadda geeya meel dagaal ka socdo

    • @craxmaansoodaani652
      @craxmaansoodaani652 2 ปีที่แล้ว

      Adigu ma hadhaagii faqashtaa tahay ninkani waa geesiyashi snm ee faqashta afweyne jabiyee

  • @sharmaarkeabdiroble8566
    @sharmaarkeabdiroble8566 4 ปีที่แล้ว +1

    Oo kaalay ma SNM ayaa duqayn jirtay magaalada hargaysa Odaygu sirbuu fashiliyay

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 ปีที่แล้ว +1

      intay tuulooyin gubaan ayay odhan jireen ciidamada dawladaa gubay

  • @odaykee4342
    @odaykee4342 9 หลายเดือนก่อน

    samaale maxay isu yihiin jananka

  • @mohammetziyat508
    @mohammetziyat508 3 ปีที่แล้ว +2

    muuse biixi isu eekaa 😂😂

  • @fawzihapiip0763
    @fawzihapiip0763 3 ปีที่แล้ว +1

    C/raxmaan ciro gudoomiYaha xisbiga wadani wuxuu noo sheegaY in mujaahidiintii saxda ahaYd geeriYootaY intii dhuumataYna hada nooshahaY arinkaa maxaad ka leedahaY mundane

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 4 ปีที่แล้ว +1

    eeiey maaha waajareer waxauu dagenyahey jawhar reer jowhar waaloolyahey wuuisqariyaa ayaan maqley cabdicasiis cali bari isaguna waxuu kunoolyahey caabud waaq halkaasuu sina iskuqariyaa was mareexaanka caabud waaq waxey moodayaan inlailaawey faqash inta nool waa la ogyahey meelkasta oo ey joogaan

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 ปีที่แล้ว +1

      Cabdicasiis caabudwaaq ma joogee meeshuu rabuu tagaa haduu caabdud waaq joogana waa dalkiisii laakiin maxaad ku samayn kartaa wadada ugu xaara caacda iyo ciilka ku waara

  • @2uad2adik59
    @2uad2adik59 2 ปีที่แล้ว

    Y

  • @khadarmaxamuud882
    @khadarmaxamuud882 3 ปีที่แล้ว

    Waar kan weriyaha ahi hadal badanaa naga aamus dheh.

  • @kariish1274
    @kariish1274 4 ปีที่แล้ว +1

    Kol hadad qiraneysan inaad Hargeysa madaafiic ku garaacden oo shacabkii xasuuqdeen maxaa u tiraahdaan waa nala xasuuqay oo aad ummada u Qabqabsataan ma weydaan illaah ka baqeeyn 750 qof baad sidoo kale Samaroon ka leyden maalin keliya oo ilaa hada cid ka hadashayba jirin

    • @fuadwarsame6688
      @fuadwarsame6688 3 ปีที่แล้ว +1

      Maan laawe, wakhtigaa dadkii Reer Hargiesa waxay joogeen kaamamka qaxoontiga, Magaaalada Hargiesa waxaa ku sugnaa Faqash.
      Goobaha ay garaacayeena dabcan waa xeryihii Faqashta ciidamadeedu deganaayen.
      Faqash Jab iyo Halaaag ayaa gaadhay aakhirkii..🤫

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 ปีที่แล้ว

      @@fuadwarsame6688 kkkk markaa madfaca snm indhuu lahaa oo guryaha iyo wuu ka.baydhayey miyaa bal dad intaa waa nala xansuuqay iyaguna aan ogolayn waxar baanu dilay isla yaaba

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h 3 ปีที่แล้ว

    kkkkkkk.Kani Meelnaba kaga muu Qoreyn Dagaalkan uu k hdlo cid maqashay lma hayo kkk

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 4 ปีที่แล้ว +1

    Taariikh beenadkii magaca S.land waxa keeney Ingriis, xoriyaddii Snm ma keenin ee halgankii darawiish bey ku timi.dadka darafyada ee sool sanaag iyo awdalba waxay rabaan midnimo.mana aaminsana S.Landernimo.wbt

  • @cabdinajax1516
    @cabdinajax1516 4 ปีที่แล้ว

    Maalinta uu snm ku laha so sheega saxartire waxba kuma haysid taariikh meeshi saab tv mujahidinta u waraysanayo

    • @haibesuleiman8388
      @haibesuleiman8388 4 ปีที่แล้ว +3

      Ma saab ayaad daawade u raadinaysaa

    • @liibanmumin6582
      @liibanmumin6582 4 ปีที่แล้ว +2

      Mujaahidiinta hakala saarin dhamaantood waa dagaalameen min beri ilaa galbeed isugu mid hakuu ahaadaan

    • @haasanabdi8900
      @haasanabdi8900 3 ปีที่แล้ว

      Nin la yaqaan iyo ninaan la aqoon iskugu Kay mid maaha ee yaan ninaan taariikh lahayn taariikh loo samaynin

    • @user-zc6ig1ep9q
      @user-zc6ig1ep9q 2 ปีที่แล้ว

      Taa uu kaa sheekeyenayaa.miyaanay.
      Kuu muu qan.wax badan
      Buu kuu soo kordhiiyey.
      Halgankii.sarkaal kastaa
      Oo yimii.halgankii.aqoon
      Ayuu laa yimii.
      Waxaa haboon.in laa xushmeeyo mujaahidiinta.

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 4 ปีที่แล้ว

    kkk; bal eega caadifadan qabiilaysan 30 sano aya la inoo sheegayey been; maanta runtaa timi; ciidamadii siyaad iyo intii la soo shaqeyn jirey ayaa maanta ka taliya S.land sida muse bixi markaa miyey faqashtu ka guuleysan.wbt