Saxartire
Saxartire
  • 396
  • 1 509 526

วีดีโอ

mujaahid Cabdiraxmaan Cismaan Caalin iyo dagaalkii qadhaadhaa ee Cadaadlay iyo madheera
มุมมอง 29K4 ปีที่แล้ว
mujaahid Cabdiraxmaan Cismaan Caalin iyo dagaalkii qadhaadhaa ee Cadaadlay iyo madheera
Sareeye gaas Ismaciil shaqale iyo qaybtii uu hal ganka ku lahaa
มุมมอง 25K4 ปีที่แล้ว
Sareeye gaas Ismaciil shaqale iyo qaybtii uu hal ganka ku lahaa
waayii halganka snm iyo mujaahid Mahdi
มุมมอง 10K4 ปีที่แล้ว
waayii halganka snm iyo mujaahid Mahdi
Khudbadii ugu horaysay madaxwayne Rayaale u jeediyo shacabka markii marxum cigaal geriyoday
มุมมอง 13K4 ปีที่แล้ว
Khudbadii ugu horaysay madaxwayne Rayaale u jeediyo shacabka markii marxum cigaal geriyoday
xiliyadii guurtidu ugu waxqabadka badnayd
มุมมอง 3254 ปีที่แล้ว
xiliyadii guurtidu ugu waxqabadka badnayd
bilicda caasimada hargaysa iyo xiligii jiciir
มุมมอง 6244 ปีที่แล้ว
bilicda caasimada hargaysa iyo xiligii jiciir
MAXAAD KA XASUUSATRAA WASIIR NUUR AAMIN
มุมมอง 6354 ปีที่แล้ว
MAXAAD KA XASUUSATRAA WASIIR NUUR AAMIN
RUUG CADAAGII GUURTIDA AAN DIB U MILICSANO IYO DOODAHOOGII DHAXLGALKA AHAA
มุมมอง 8834 ปีที่แล้ว
RUUG CADAAGII GUURTIDA AAN DIB U MILICSANO IYO DOODAHOOGII DHAXLGALKA AHAA
waxqabadkii dawlada hoose ee hargaysa xiligii cawl cilmi
มุมมอง 8544 ปีที่แล้ว
waxqabadkii dawlada hoose ee hargaysa xiligii cawl cilmi
Ganacsatada khudradlayda oo dawlada t5aageero ka dalbaday
มุมมอง 1254 ปีที่แล้ว
Ganacsatada khudradlayda oo dawlada t5aageero ka dalbaday
xildhibaan biin iyo xili uu mucaarid ahaa
มุมมอง 5844 ปีที่แล้ว
xildhibaan biin iyo xili uu mucaarid ahaa
muwaadin walba waxaa ku waajiba inuu danta guud uga shaqeeyo sida faadumo saciid
มุมมอง 7374 ปีที่แล้ว
muwaadin walba waxaa ku waajiba inuu danta guud uga shaqeeyo sida faadumo saciid
gudidii ku gulaysatay dhismaha biriijka hargaysa
มุมมอง 3594 ปีที่แล้ว
gudidii ku gulaysatay dhismaha biriijka hargaysa
Faadumo Qaasim
มุมมอง 4684 ปีที่แล้ว
Faadumo Qaasim
maxaad ka xasuusataa wasiir koore markuu xildhibaanka ahh
มุมมอง 6174 ปีที่แล้ว
maxaad ka xasuusataa wasiir koore markuu xildhibaanka ahh
wasiir qaasim wasiirkii ugu shaqada badnaa dawladii rayaale
มุมมอง 6544 ปีที่แล้ว
wasiir qaasim wasiirkii ugu shaqada badnaa dawladii rayaale
somlegal
มุมมอง 854 ปีที่แล้ว
somlegal
Wasiirki ugu awooda badnaa dawladii rayaale
มุมมอง 9164 ปีที่แล้ว
Wasiirki ugu awooda badnaa dawladii rayaale
rugta ganacsiga somaliland xiligii cigaal siday u dhiiri galinjirtay wax soosaarka dalka
มุมมอง 4414 ปีที่แล้ว
rugta ganacsiga somaliland xiligii cigaal siday u dhiiri galinjirtay wax soosaarka dalka
Halgamaa qabyaalada iyo kala faquuqa ka xor ah una qalma madaxwayne
มุมมอง 5584 ปีที่แล้ว
Halgamaa qabyaalada iyo kala faquuqa ka xor ah una qalma madaxwayne
27 may malintii SNM ka guulaysata faqashtii xasuuqday shacabkeedii
มุมมอง 1.4K4 ปีที่แล้ว
27 may malintii SNM ka guulaysata faqashtii xasuuqday shacabkeedii
socod barashadii dimuqraadiyada somaliland iyo ururadii ugu horeeyay
มุมมอง 4584 ปีที่แล้ว
socod barashadii dimuqraadiyada somaliland iyo ururadii ugu horeeyay
Abwaan siciid maxamed gahayr maansadan ma maanta ayuu tiriyay bal adba
มุมมอง 5254 ปีที่แล้ว
Abwaan siciid maxamed gahayr maansadan ma maanta ayuu tiriyay bal adba
sareeye guuto Cabdiraxman fooxle Ala ha unaxariistee wxa lagu xasuustaa halgankii iyo dibudhiskii
มุมมอง 2.4K4 ปีที่แล้ว
sareeye guuto Cabdiraxman fooxle Ala ha unaxariistee wxa lagu xasuustaa halgankii iyo dibudhiskii
Bar Gaara oo Ku Saabsan Mahadka Caafimaadka Hargeisa oo Ka Hadley Xuska 18 May iyo Covid 19
มุมมอง 684 ปีที่แล้ว
Bar Gaara oo Ku Saabsan Mahadka Caafimaadka Hargeisa oo Ka Hadley Xuska 18 May iyo Covid 19
habka loo soo xulo madaxdhaqameedka cusub iyo isbadalka ku dhcay madaxdhaqameedka
มุมมอง 5274 ปีที่แล้ว
habka loo soo xulo madaxdhaqameedka cusub iyo isbadalka ku dhcay madaxdhaqameedka
mujaahid nagruuma iyo qaybtii labaad ee halgankisii dhinac cafimaadka
มุมมอง 12K4 ปีที่แล้ว
mujaahid nagruuma iyo qaybtii labaad ee halgankisii dhinac cafimaadka
xilwareejintii ugu xaasasisanayd
มุมมอง 5514 ปีที่แล้ว
xilwareejintii ugu xaasasisanayd
ciidmubaarik
มุมมอง 1954 ปีที่แล้ว
ciidmubaarik

ความคิดเห็น

  • @abdiisseahmed4188
    @abdiisseahmed4188 2 วันที่ผ่านมา

    Markaad xabashiida ku noqotay ayaad khaladanayd

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 2 วันที่ผ่านมา

    Asc Heesta carabiga ya haya tolow?

  • @cumarahmed134
    @cumarahmed134 2 วันที่ผ่านมา

    Snm tii xalaasha ahayd ma cuqdadaysna

  • @crizaaqmaxamuud7850
    @crizaaqmaxamuud7850 5 วันที่ผ่านมา

    Ilaahayow unaxariso dhaman mj ku shahiiday halganka

  • @KenyaGrant-k8o
    @KenyaGrant-k8o 12 วันที่ผ่านมา

    Walker Linda Rodriguez Timothy Clark Daniel

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677 12 วันที่ผ่านมา

    WAAR ILMADERAYAL RAGII DALKA USOO HALGAMAY INTII DHIMATAY ALA JANADII HA GEEYO LAKIN KUWA USOO DHAWACMAY EE USOO SILCAY EE FAYSAL KANI KA MID YAHAY CID OG OO ABAAL KOODII GUDAY MA JIRAAN. WELIBA SIILANYO IYO MUSE MIDNA WAX MA TARIN EE INAGU WAX MA TARNAA. BAL NAMBARKISA HADAA HAUSAN II SOO QORA PLZ

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677 12 วันที่ผ่านมา

    APDIMUSE WALAL HOOYO MIYAYNU QIIMAYN KARNAA WAXAN HUBAA . MARKAA AY RADINAYSAY IN ANAY AHAYN QOF MIYIR QABTA. AAAX ALOW HOOYO IFKA NOLOL MCN AKHIRANA JANATUL FARDUSA. LAKIN WAXAD KA WARAN TAAN DALKII SIDAAS LOOGU DHINTAY EE LOOGU SOO DHAWACMAY AYAA INTA LAYSKA ILAWAY AYAA ISAAQ REERO IYO QABYALAD MANTA DIB LOOGU NOQDAY AKHAS. SAYIDKII AYAA LAGA HAYAA ISAAQ ILOW SHIIYO DHOWAA MA UMUL BAA

  • @willienymanasa4823
    @willienymanasa4823 13 วันที่ผ่านมา

    Lopez William Young Cynthia Lee Ruth

  • @reermiye1geeljire41
    @reermiye1geeljire41 14 วันที่ผ่านมา

    Mujaahid kulahaa walee cadaabtii Allah kusugaaysa adiga iyo waxii Muslim laayeyba 👹👹👹

  • @HasanCabdilahi-t7f
    @HasanCabdilahi-t7f 15 วันที่ผ่านมา

    Ax😢😢😢

  • @aidaruskhalif6473
    @aidaruskhalif6473 16 วันที่ผ่านมา

    Alle ha u naxariisto mijaahid Cabdillaahi askar. Huteelka ku xigga Juba Hotel ee ay ku Shireen waxa la odhan jiray Bar FAIT. Hadda waxa loo yaqaan Dorpin Hotel.

  • @Khayr120
    @Khayr120 17 วันที่ผ่านมา

    Wakhti kucibroqaadasho mudan waa gaa 7 jir aanwaxba ogayn ayaan ahaa madaxwayne ma aqoon caalamka lamasocon kaliya ciyaar ayaan aqaanay

  • @absjones2916
    @absjones2916 21 วันที่ผ่านมา

    Isla faqsh ayaa soo noqday hadda. maxay umada isaaq ka yeelayaan?? Dagaalka Habar Jeclo waxa uu socday muddo sannad ah. aaway walaalihii Isaaq hadda? goorma ayay beelaha kale ee isaaq u dirayaan rag dagaala ?? Anaga Habar Jeclo ayaa hor istaagi karta laakiin walaaltinimadayada way wanaagsanaan doontaa haddii beelaha kale ee Isaaqu u soo diraan niman dagaal oo dhanka bari ah. in sh allaah midnimada isaaq.

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky หลายเดือนก่อน

    AUN, Waar odaygu cowboy cawaandiya buu ahaa, Isaga iyo Yuusuf Talaabo i iyo Carab Ducaale ayaa koofiyadaa cowboyga qaadan jiray xiligii halganka

  • @Gotthemethod23
    @Gotthemethod23 หลายเดือนก่อน

    Huu haa

  • @CawaalegeediCiirshe
    @CawaalegeediCiirshe หลายเดือนก่อน

    Afhayeenka ciidankuu ahaa weligii ciidan muu hogaamin aakhirkiina waaba laga fadhiisiyey gaar ahaan markii tuuladiisa ciidanka faqashtu qabsan lahaa oo dib looga ceshay waxaana waxaana ciidanka haystay muuse bidaar waxaad soo qaadanaysa hadalka yar ee uu jeediyey saraakiishii ciidanka qori dhere watay waabay dhamaadeen xiliyo danbe waxa ciidanka koobaad haysan jiray mujaahid muuse bidaar cajalkana wuu ku jiraa dhamaystirkiisa lkn xanuun baa ku haya ciidankii qori dheere iyo gowsawayne ka dagaalamay waxay dhamaayeen 9000 oo 7000 yihiin deeegaanka muuse abokkor halka 2000 ahayd habarjeclada kale saraakiishii dagaalkaa ku guulaystay ee faqash jabiyeyna waa ragii markii danbena faqashta ka waabiyey dhoqoshay. General carab ducaale Muuse bidaar, gaashaanle ina axmed raygal. gaashaanle ina cali madoobe walee ragaasi in ay rag ahaayeen. doqontu ma dhimato iyo fuluhu.

  • @KullioLuu
    @KullioLuu หลายเดือนก่อน

    remember 13:00 13:10 13:07 3:06 4:03

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el หลายเดือนก่อน

    Muj biixi Oo Ku Geeriyodey hawlgalkaas Comandooskii Kuxigey koodbuur qolada Golise Hotel new Hargeisa Adeerkood buu Ahaa, dhaawac U Geeriyodey baxa IGA taga yidhi Dhirta ciinka Galey.kudar Taalada Loodhisey miiska Sarakiisha, ninkaasaa Khatar ahaa

  • @MohamedDuale-w3x
    @MohamedDuale-w3x หลายเดือนก่อน

    ABDI IIDAAN FARAX ABWAAN SHARAF LEH

  • @Dulqusley
    @Dulqusley หลายเดือนก่อน

    600kun isaaq xasuuqey Morgan 1988

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 2 หลายเดือนก่อน

    Inaa lilaahi wa Inaa ilaahi raajucuun Best cornel in soomali Abdillahi askar

  • @YasincabdiQawle
    @YasincabdiQawle 2 หลายเดือนก่อน

    Ilahyow idin naxriiso inti dhimty inta nola alle cimriga haw barkeyo

  • @MustafeAhmed-q1w
    @MustafeAhmed-q1w 2 หลายเดือนก่อน

    Gpp

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha allaah Alaahya cizaak Al mujaahidiin Kullukum guul

  • @abdirahmanceerigabo
    @abdirahmanceerigabo 2 หลายเดือนก่อน

    halgankii xalaasha ahaa SNM ❤️

  • @gufaacoiyoroobchannel9454
    @gufaacoiyoroobchannel9454 2 หลายเดือนก่อน

    Alle haw naxariisto Muj: Cabdikariin Xaashi Cilmi, runtii nin adag oo daacad ah ayaa uu ahaa oo qalbi fiican.

  • @saleebaanseeto3446
    @saleebaanseeto3446 2 หลายเดือนก่อน

    Muj hidiintii dhimatey halgalkaa aaad haloo xuso

  • @abdirahmanahmed7627
    @abdirahmanahmed7627 2 หลายเดือนก่อน

    Hhhhhhhhh

  • @Shucaybjamac55
    @Shucaybjamac55 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay hawnaxariisto llahay Jana haka warabiyo yaa raabi 🤲🤲🤲

  • @MubaarigFaysal-sn3kg
    @MubaarigFaysal-sn3kg 3 หลายเดือนก่อน

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 3 หลายเดือนก่อน

    Allah ha u naxaristo abwanka Iyo mujahidintii dalka cadawga Ka xoreyay inta noolla cizee amin

  • @cabdiqanibaarud8979
    @cabdiqanibaarud8979 3 หลายเดือนก่อน

    Ader Allah haku naxaristo amin

  • @abdirahmanceerigabo
    @abdirahmanceerigabo 3 หลายเดือนก่อน

    halgankii xalaasha ahaa. E SNM ❤️

  • @abdirahmanceerigabo
    @abdirahmanceerigabo 3 หลายเดือนก่อน

    ilaahay hawnaxariisto mujaahidintii dhamaan tood

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 3 หลายเดือนก่อน

    Allah ha u naxaristo mujahidintii Snm intii dhimatay inta noolla ha Cizeyo fidaareyn sland guuuuuuul

  • @MohaAbdi800
    @MohaAbdi800 3 หลายเดือนก่อน

    WAakii Wasay sacanadbaakugu taal😅😮😢😢😮😅😮😢

  • @MohaAbdi800
    @MohaAbdi800 3 หลายเดือนก่อน

    CALDUUDUULWAFATAL WAA EEYWAANAARO AFUUF😂😂😂😂

  • @DeeqDiriye-zq1gd
    @DeeqDiriye-zq1gd 4 หลายเดือนก่อน

    Alle haw naxaristo mujahid cabdilahi askar

  • @cabdiqaadirxaaji9236
    @cabdiqaadirxaaji9236 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow.unaxariiso.sahra axmed.jaamac Waxay.tidhi.sahra.axmed.waa.hargeys.hargeysina.waa.sahara.axmed.mar.la.waydiiyey.waa.tuma.sahra.axmed. Qalbigaaga.tabaya.ilaawi.mayno.waligayo.fanaaniintayadii.qiimaha.lahaa.hadaanunahay.reer somaliland

  • @MahmuudJamac
    @MahmuudJamac 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahayhsunaxariisto

  • @abdillahibasheabdi4904
    @abdillahibasheabdi4904 4 หลายเดือนก่อน

    Runtiii faqashtuu ku raagay laakiin goor raggii waaweynaa madhay buu noo yimi Ardaydiii buu tababaray madaafiocdiii la qabsaday buuu uruuriyey oo baray dhalintiiii 1990kiii meelahaas buu yimi

  • @abdirahmanceerigabo
    @abdirahmanceerigabo 4 หลายเดือนก่อน

    ilaahay hawnaxariisto Aamiin mujaahidintii abdi Karin

  • @mukhtarmawlid137
    @mukhtarmawlid137 4 หลายเดือนก่อน

    Erayadi ibrahim gadhle Laxanki cabdinasir macalin caydiid Codki sahra ahmed jamac Alle hawnaxariisto dhamaantoodba 💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️

  • @rimaaseey
    @rimaaseey 4 หลายเดือนก่อน

    Intaasoo dad ah ayaad xasuuqdeen oo waliba kufaaneeysiin hadana waad cabaadaysaan oo waanala laayay baad tiraahdaan xasbiyallaahu wanicmal wakiil

  • @ismaaciilgeele496
    @ismaaciilgeele496 4 หลายเดือนก่อน

    Ilahay How Naxriizto Aabo Halgamaa Geele

  • @YusufHashi
    @YusufHashi 4 หลายเดือนก่อน

    Waa ninkii landheeraha ahaa ee 1994 garxajis laayay 😂👑

  • @axmeddaauus5266
    @axmeddaauus5266 5 หลายเดือนก่อน

    Ilhaaay ha u naxariisto indeerkay maxamed c/raxmaan xaaji jamac maxamed

  • @Munib2022
    @Munib2022 5 หลายเดือนก่อน

    Mujahid dirawal laguma ixtiramin qimaha u galiyyy Somaliland dorashadi Aya laga hor istagay loona xidhay xisbi an la fahmin wali ujedada u leyahy

  • @maxamedthanks3788
    @maxamedthanks3788 5 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢 waar xiligan kooxo gobolo uciyaara majirin ninka muuqalak soo geliyoow labada kooxood waxa lakala odhanjiray SOOYAAL oo gabiley katimid iyo NBB Oo hargeisa ka socota ee waxaan filaya inuu muuqalka oo gacantiisa soogalay mooye aanu aqoon xiligaas ciyaarha ka soo gaadhin😅😅😅😅murugte and

  • @user-Axmed
    @user-Axmed 5 หลายเดือนก่อน

    Abwanada Jiheye & Weedhsame labadaba waa taageera wana Rag murti leh