How My beautiful customer😇28/10/21

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 37

  • @faiza4067
    @faiza4067 3 ปีที่แล้ว +2

    asc amal. jazakalahu kheyr, maansha allah its good advice. keep going👍🌹💖💖👍💖💖

  • @Sara7-d1z
    @Sara7-d1z 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asc my darling my Aunty Amal . I live in America . Thanks my lovedarling my Aunty ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ i miss you my Aunty my Sweetheart my Aunt Amal imiss you so much my Aunty ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farhiyakahib4435
    @farhiyakahib4435 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabarikallah. Jazakallahu khayer ukhti

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashalllah waaba alaabta marsado baca ku soo iibsada inayr rubac waan qoosha biyaha flower ama foox biyo ku radiyo ku qoosha iyo inyar scrub ciida malgacd iyo youger ama jubnad farmaajo talgada gashada maalinti hal marbaa mariya

  • @lowkeycracked8367
    @lowkeycracked8367 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah yes

  • @ayaannuura2457
    @ayaannuura2457 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlo wcs xinaaha sogaali saad umarsateed

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah tabarikalaha beautiful jizakalahu kharan

  • @najmodahir4652
    @najmodahir4652 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaha

  • @kadrahassan686
    @kadrahassan686 3 ปีที่แล้ว

    Asc wallalo amal keyse Masha llah tabarakallah thank you sister .

  • @Sara7-d1z
    @Sara7-d1z 5 หลายเดือนก่อน

    Asc you are right my Aunt amal thanks masha Allah amiin yaa rab amiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo 3 ปีที่แล้ว +3

    Amal goormaad habalhaa carbta keentay maan arag ma youtube kaagu ku jiraa ina'deer?

  • @fatimamursal7210
    @fatimamursal7210 3 ปีที่แล้ว +1

    Amaleey soo badi barnaamijyadaa oo u faaiidee hablaha 🥰🥰🥰

  • @Sara7-d1z
    @Sara7-d1z 5 หลายเดือนก่อน +1

    My darling Aunty ❤ Haberyare I LOVE YOU SO MUCH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ MY NAME IS HODA.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ .

    • @Sara7-d1z
      @Sara7-d1z 5 หลายเดือนก่อน +1

      Thanks my darling My Aunty masha Allah Amiin yaa rab amiin ❤❤❤❤❤

  • @Hooda36
    @Hooda36 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha'Allaah Tabarakallah Asc Amal Keyse Quruxy Walaalo waaruntaa qaar baa chemical isku soodardara dadka uga dhiga special creem hala iska ilaaliyo kuwaa jazakalahum khayr Amaleey waxaan kuu rajeynaya adiga iyo inta kujecel iyo inta aad jeceshahy happy jummah insha Allah. Thank you for sharing your time with us Allah bless you we love ❤ you💚🤍❤😘👏

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424 3 ปีที่แล้ว

    Cadeey musiga dami kuma magleyno

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 3 ปีที่แล้ว +4

    Malbkuna wuu fiican yahay kuguma dhagyo marka malabka ku darto ayaaba ugu fiican

    • @amalkayse445
      @amalkayse445  3 ปีที่แล้ว +2

      Absolutely that’s true but myself I get the spot when I use honey with the product

    • @happyahmad9689
      @happyahmad9689 3 ปีที่แล้ว +1

      @@amalkayse445 ok sis ur skin sensitive skin that's why

    • @happyahmad9689
      @happyahmad9689 3 ปีที่แล้ว

      @@amalkayse445 I'm oil skin

  • @umuaishachannel3532
    @umuaishachannel3532 3 ปีที่แล้ว

    Xinah no so gali amaleey mahdsanid habo

  • @manshaaalllaah3631
    @manshaaalllaah3631 3 ปีที่แล้ว

    Wlo. Quruxeey noo.soo gali xinaah sidaad uqasado

  • @nimcokeyse383
    @nimcokeyse383 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc Amal keyse walalo mansha Allah Tabarka Allah inkasto dub kadawaday barmamishka lakin wuxu Aha barmamish ficaan o wanagsan waad ku mahadsantay sida nogu so gudbisin barmamish iyo maska wanagsan o waliba u qof kasto dawada u ka faa ideysan dono jasaka Alahu kheer walalo

    • @hamdaismail7834
      @hamdaismail7834 3 ปีที่แล้ว

      Manshalaah hbo waa runta layskuma daayo alle haku xafidyo

  • @hodanahmed1329
    @hodanahmed1329 3 ปีที่แล้ว

    😍😍

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 3 ปีที่แล้ว +1

    Iyga raba habluhu laga kari waa

  • @fadumahussein777
    @fadumahussein777 3 ปีที่แล้ว

    Asc amaley waa runtaa qabobe mar ay ahayd dadka qaarkii wey gubanayen aniga dharkii cuslaa baa wax itari waayey kheyr badan allaha kusiiyo daacad baa tahay waxan rajeynayaa in lagugu daydo

  • @umuayman757
    @umuayman757 3 ปีที่แล้ว

    Thanks wll

  • @ikraancali4380
    @ikraancali4380 3 ปีที่แล้ว

    Amaly hargsysa duukan ka fur inbti qali wayo ciilmigedi iyo kartidediba waad leeday adna waan ku saalamay

  • @halish21
    @halish21 3 ปีที่แล้ว +1

    Asalamaleikum

  • @dhallgobeeddhaayahauroon6533
    @dhallgobeeddhaayahauroon6533 3 ปีที่แล้ว

    Asc wallo amal keyse xageen ka dalbadaa uunsigaaga iyo duruucdada Canada ayaan joogaa ee ma isoo diri kartaa Mahadsanid

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 3 ปีที่แล้ว

    The American Pediatric Association recommends against using baby powder, initially over concerns that talc, which was used in some products but has been largely phased out, could be inhaled and harm babies' lungs ogaada waa laga booday bootarks beryahan anigu aad ban u jeclaa lakiin marki laga dayriyay waan ka orday

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 3 ปีที่แล้ว

    Sucrbda qasilda dhaama iyo serum intaa marsado noloshayda inta ubadan

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 3 ปีที่แล้ว

    Cid daacd waxa isugu sheegta ma jirto khastan reer africa dhiiqo lagu hoolay haaro mad madoba laga wada dhaxlay

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 3 ปีที่แล้ว

    Hadaad isku daynayso wajiga uskaga cadceeda iyo madmadawga cadeeda laga qaado kaa jaraya 1 hour marsada lkn wajiga kama dhagayo marka jubnka farmaajo aad ku darto ama inyar simsim oil