TAXANIHI AMBAD IYO ILDUUF| ILYAS ABDI| QEYBTI 5| NEW VIDEO| DHAANTO CUSUB

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025
  • #dhaanto2022 #dhaantocusub #dhaanto
    Join this channel to get access to perks:
    / @hireyinc
    Subscribe ii saar walaal- halkaan dhag ka sii:
    m.youtube.com/...
    Daawo:
    • Wardoon Silsiladi Ward...
    Daawo:
    • Wardoon jawaab cusub A...
    Like iyo Follow ii saar facebook:
    / hireyinc
    Like ii saar Instagram:
    www.instagram....
    Ali dhaanto subscribe u saar:
    / @alidhaanto
    Hirey Inc and Vlogs
    Video cusub af soomaali
    Somali language video
    Af soomaali
    For all inquiries email soomaaltube@gmail.com

ความคิดเห็น • 181

  • @hubqaad4553
    @hubqaad4553 ปีที่แล้ว +13

    Ogaadeen somali dhab ah❤❤❤ from HG Sacad❤❤

    • @Abdikadir1984
      @Abdikadir1984 ปีที่แล้ว +2

      Ina adeer hadad sacad tahay ogaden yaatahay nasab kaaga hays dhinac maranin

  • @xuseencali.mahdi.m.a2088
    @xuseencali.mahdi.m.a2088 2 ปีที่แล้ว +18

    kheyrka faafi wll iskadaa hessaha

  • @Abdiwelidhuux
    @Abdiwelidhuux 2 ปีที่แล้ว +13

    Abwaan rooyal murtidii oo qof ah iyo ilyaas yare wiil cod baxsan 💯❤

  • @HassanWarsame-e5p
    @HassanWarsame-e5p 5 หลายเดือนก่อน +1

    Qof ki qurbaha ku nool un baa fahmi karo erayadan micnaha weyn ku fadhiyaan allow nagu amaanso qurbaha si nabad ah dhulkenno noogu celi Aamin

  • @xasanxariirtube6806
    @xasanxariirtube6806 2 ปีที่แล้ว +6

    M.a dhanto weye Hirey inc keep going ugaas

  • @siyadgurey9482
    @siyadgurey9482 2 ปีที่แล้ว +7

    M.a Jawap Kulul. Hirey inc Zxp Silsilada Wey Sii Macananysa.
    Keep Going 🙏🙏

  • @AkNR-el1dr
    @AkNR-el1dr 2 ปีที่แล้ว +6

    Heleele heleele taan ku aba-bay baan ifka ugu jeclahay👏

  • @kartoonafsomali
    @kartoonafsomali ปีที่แล้ว +3

    M.a waa erayo qurux badan cod iyo muzic macaan laxanknaa udheeryahy❣️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 somaliyaa meelaan ku dorsanayo malahan alxm illahaygii iga dhigay somali

  • @mohamedabdi3285
    @mohamedabdi3285 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a dhanto wanagsan waye keep going brthr

  • @cabdirisaqbarre3204
    @cabdirisaqbarre3204 2 ปีที่แล้ว +3

    Maa shaa alaah dhaanto wacan waaye elh wlh

  • @kawsar23abdi75
    @kawsar23abdi75 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah wlhi dhanto iyo codka qiimabadan waligay ma arak

  • @hodhankassim2354
    @hodhankassim2354 2 ปีที่แล้ว +12

    Tan ku ababayba ifku ugu jecla intasa iga gadaan ❤

  • @MaxamedSeylax-z3h
    @MaxamedSeylax-z3h หลายเดือนก่อน +1

    Yaas

  • @abdishakourahmedmoumin3085
    @abdishakourahmedmoumin3085 ปีที่แล้ว +5

    Ogaadeen dhaanto iskugu jawaabaya halka ay somali galbeed kaa xigto dad baa kaa xiga

    • @ardoxasan-t8e
      @ardoxasan-t8e 2 หลายเดือนก่อน

      Absolutely walhi❤

  • @cabdulahileeb8198
    @cabdulahileeb8198 2 ปีที่แล้ว +3

    Caadi maha walahay wa jawab wacan

  • @qansadhabarey3742
    @qansadhabarey3742 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah wlhy waa dhanto aad ixanunujasay wana runtiis wax sax ayuu sheegay ilahayow nagasahala

  • @ahmedmbudul592
    @ahmedmbudul592 2 ปีที่แล้ว +5

    Caadi maha ilyaas hore usoco

  • @a.m.k9976
    @a.m.k9976 2 ปีที่แล้ว +3

    WAA ESH CALAA NAGA GADAN ILYAAS CODKIISA IYO MURTIDIISUBA.
    Wax u daran indhaha marna kuma arkine.
    Arligeygaan ku faanin
    Intaan noolohoo.
    Taan ku ababeybaan
    Ifka ugu jeclahay❤️❤️
    Heleeeeele Heleeeeele

  • @GOLELYRICS
    @GOLELYRICS 2 ปีที่แล้ว +4

    Nin wayn 💚❤

  • @aminaqurux7702
    @aminaqurux7702 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansh Allah Afrika 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✈️✈️✈️✈️✈️✈️✈️✈️✈️✈️🥰🥰🥰🥰🥰

  • @QeysTube3
    @QeysTube3 2 ปีที่แล้ว +10

    Dhantadaan intaan hore tiktok kuso arkay youtube usoo doontay maba ogeen in silsilsad tahay marka qeybaheedii kale galay markaa dalay baan tan helay Africiyo dhulkeygaan ku imaan qabaa iga gadan 💜🇸🇴💜 🌍

    • @Hireyinc
      @Hireyinc  2 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/play/PLlxpeyfxMuPSEy7DHgLLZEXf7pQOiBchf.html

  • @SHIINE_YARE
    @SHIINE_YARE 2 ปีที่แล้ว +3

    Heleele taan ku abaabey baan ifka ugu jeclahay

  • @khadarhussen4752
    @khadarhussen4752 2 ปีที่แล้ว +2

    Yurubaan hada joogaa wiliba ingiriiska naftana waxaan u sheegaa in aan mardhow gurigii qabanayno🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴.

  • @Abdikadir1984
    @Abdikadir1984 ปีที่แล้ว +1

    Canada 🇨🇦 yaan kunolahay wlhi aduunka meel kaxun oo lagunoolado majirto qalbiga yaa kumadoobaan waligaa adin maqli maysid waxaan kusifeeyaa qurbajoogta inkaar qabayaal qof ilahay jecelyahay maba keenayo qurbaha kagadarane hadaad damacdo inaad iskagatagto balaayo unbaa kugunabayso iyo shaydaan ilaahow khaatumada iisuubi ogadenia inaan kunoqdo yaan rajayn hayaa mar aan fogayn in sha Allah

    • @MOHAMEDMOHAMED-jf7ks
      @MOHAMEDMOHAMED-jf7ks 3 หลายเดือนก่อน

      Dowlada degaanka inaad tiraahdo sow kama wacneyn intaad ha qabiil ku magacaabi laheed dhul somali udhamo degan tahay qabiil aan degaan ku aheyn inta somali ka koohan tahay

  • @mahadbouh6751
    @mahadbouh6751 ปีที่แล้ว

    Walhi waa dhanto qali ah adbay iso jidatay huray usoco

  • @faizamohamedabdi2847
    @faizamohamedabdi2847 2 ปีที่แล้ว +5

    Qurbaha meel laimaado ma,aha Allah hanagu amaansado

  • @MOHAMUD-h2z
    @MOHAMUD-h2z 2 ปีที่แล้ว +5

    DALKAYGA SOMAALIAN KU IIMAAN QABAA 🇸🇴✔❤❤❤❤👍✔

  • @tufahahmed852
    @tufahahmed852 2 ปีที่แล้ว +1

    Ethical dhanto waw keep going my brother

  • @mohamedosmanmohamed27
    @mohamedosmanmohamed27 2 ปีที่แล้ว +9

    Ereyada oo qoran sxb qeybtaan ma aadan soo raacsiin muhiim ayeyna inooyihiin hadii aan nahay daawada yaasha silsiladaani

    • @abdullahiabdi2
      @abdullahiabdi2 ปีที่แล้ว +2

      walaal inaad arki doonto ma ogi mudda ka soo wareegatay laakin ereyadi oo qoran wa kuwaan:
      "Qofba aragtidiyo aqligiisuu hadlaa,
      Indha ruuxaan laheen oodda kama gudee,
      Afrikiyo dhulkeygaan ku iimaan qabaa
      Anigoo ayra geel ii dhashoo irmaan,
      Arigoo naaxay iyo hilib oortoo la cuno,
      Waa amuuree miyaan eyga dari karaa
      Imisaa aaday oo ku ambaday qurbaha,
      Imisaa ooyayoo aayatiinkii ka lumay,
      Waynu eednee albaabkeeda yaa iga xira
      Wax u daran indhaha marna kuma arkee,
      Helleelle, helleelle,
      Arligeygaan ku faani intaan noolahoo,
      Helleelle, helleelle,
      Taan ku abaabay baan ifka ugu jeclahay
      Ubakaadoon aqoon afki hooyo oo ambadan,
      Anshaxuna hallaabay oon edeb laheen,
      Ilbax nimadu tolow ma akhlaaqdoo luntaa
      Arrimaha ka jira waddamada ilbaxay,
      Ooriyaha la qabo soo sidii aan ogeen,
      Aflagaaddo iyo ragga uma eryaan
      Ilma taa ood dhashoon amar kaa qaadaneyn,
      Ilintaadoo la saaxib ah wiil aad ogtahay,
      Oodna oran kareyn aabba joog baa u taala
      Wax u daran indhaha marna kuma arkee,
      Helleelle, helleelle,
      Arligeygaan ku faani intaan noolahoo,
      Helleelle, helleelle,
      Taan ku abaabay baan ifka ugu jeclahay

    • @Asadxasan-f1y
      @Asadxasan-f1y 28 วันที่ผ่านมา

      @@abdullahiabdi2 👋

  • @xamdaxamda855
    @xamdaxamda855 2 ปีที่แล้ว +1

    masah allh wllo 🤗 ♥ ❤ 😍 💖

  • @abdullahiabdi3831
    @abdullahiabdi3831 2 ปีที่แล้ว +2

    Kan yar xaggee buu ka yimid caadi ma aha. Intaan dhagaystay tira meleh

  • @cumarfarax-c7w
    @cumarfarax-c7w ปีที่แล้ว

    thanks Abwaan sidaa weeyo Good

  • @abwaandaajiyeofficial3377
    @abwaandaajiyeofficial3377 2 ปีที่แล้ว +2

    Ereyadani waa wareer 🥰

  • @abwaangunudpro4682
    @abwaangunudpro4682 2 ปีที่แล้ว +4

    Ma alaah waa taam

  • @SaAs-si9tp
    @SaAs-si9tp 2 ปีที่แล้ว +4

    Mashaallah ♥️♥️

  • @abdallaomar2767
    @abdallaomar2767 2 ปีที่แล้ว +4

    M.a dhaanto

  • @nimcaanweliali8604
    @nimcaanweliali8604 2 ปีที่แล้ว +3

    Codkaaba cajiiba 💯

  • @JamaalSuuffi
    @JamaalSuuffi 8 หลายเดือนก่อน

    M.a waakuwataa❤❤

  • @khadar1076
    @khadar1076 2 ปีที่แล้ว +3

    Mash a Allah abwaan kaxafada🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤👏👏👏👏

  • @axmedcabdiraxmaan1946
    @axmedcabdiraxmaan1946 2 ปีที่แล้ว +2

    Macaan

  • @ibraahimshaxmad5081
    @ibraahimshaxmad5081 2 ปีที่แล้ว +5

    Inantaadoo lasaaxiiba wiilaad ogtahay oodan orankaray aabejoogbaa udarAn
    Waaqiso dhab ah qurbehadii la aado cajiib dhih abwaAn rooyal waad asiibtat

  • @cabdifataaxcabdiqaadir9014
    @cabdifataaxcabdiqaadir9014 2 ปีที่แล้ว

    Maash allaah codka macaan waxaan abwaan sameeyaya waxa lahay abala gudu

  • @abdifitahHussein
    @abdifitahHussein 2 ปีที่แล้ว +2

    Jwb lagu farxo baa la siiyey

  • @truenature3896
    @truenature3896 2 ปีที่แล้ว +2

    Abowe lagama badhini karo runto👌👌

  • @bisharxasanofficial7749
    @bisharxasanofficial7749 7 หลายเดือนก่อน

    2024 Zhpkey Ilyaas Cabdi Imika Wuu Naxey ninkasi😂😊

  • @GuliyeMohamud
    @GuliyeMohamud ปีที่แล้ว +3

    Keep going bro it's role model ❤❤❤

  • @sahrujamohamed
    @sahrujamohamed 2 ปีที่แล้ว

    ALLLAAAAA RUN BADANAAA YARKANI

  • @aminayusuf3225
    @aminayusuf3225 ปีที่แล้ว +1

    Silsilada qaybtan ayaan ugu jeclahay❤

  • @cabaasxasan3538
    @cabaasxasan3538 2 ปีที่แล้ว +3

    Bishaar usoodhib mida cusub hada heyso

  • @ismailjamal9330
    @ismailjamal9330 2 ปีที่แล้ว +1

    Qofba Araktidii Aqligiisuu hadlaa idha ruuxaan Laheen ooda kama kudee africa iyo dhulkeeygaa ku imaaan qabaaa waaaw wallhi iga gadan
    Waa Run ilaahow naga wad meeshaan

  • @mohamudhirsi250
    @mohamudhirsi250 2 ปีที่แล้ว +2

    mansha allah

  • @khadaraxmed4815
    @khadaraxmed4815 2 ปีที่แล้ว +1

    Jawaab iga dheh wlhi waa naga dhiciyey ilkacase

  • @khadarhussen4752
    @khadarhussen4752 2 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa

  • @mohamedomar3843
    @mohamedomar3843 2 ปีที่แล้ว +6

    ninkan murti iyo codbuu la iildaranyahay Wana dhif iyo qaliil codkan fasexa

  • @ladnan679
    @ladnan679 2 ปีที่แล้ว +3

    Wow dhaanto shidan waye

  • @spongebobsquarepants4079
    @spongebobsquarepants4079 ปีที่แล้ว +1

    Absolutely 💯

  • @samakaabmohamed9363
    @samakaabmohamed9363 ปีที่แล้ว +1

    Og dadki dhaqanka somalida ugusitay ❤

  • @foosiyacumar2698
    @foosiyacumar2698 2 ปีที่แล้ว

    Masha aallaaah 💕💕💕❤💕💕

  • @maajidhassan6755
    @maajidhassan6755 2 ปีที่แล้ว +4

    Ninkaan ayaa ugu sita silsilada cod.iyo erayo.intaba caadi maaha

  • @jowhari
    @jowhari 2 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan Axmed Royal
    Abwaan jira

  • @CabdiRisaaq-r9k
    @CabdiRisaaq-r9k ปีที่แล้ว +1

    M....a🎉❤

  • @morenojota9321
    @morenojota9321 2 ปีที่แล้ว

    Adkaaty wlhi waa wiil hoog
    Caadi maahin innaba

  • @MarwaMarwa-he5wn
    @MarwaMarwa-he5wn 10 หลายเดือนก่อน

    Ogaden danto iskugu jawabiyo

  • @libanhirsi3233
    @libanhirsi3233 2 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan royal 🎁🪖🎁🎁

  • @shireqaasim-nq8er
    @shireqaasim-nq8er ปีที่แล้ว

    Masha alaah💗💗💗💗💋💋💋

  • @mireyare7857
    @mireyare7857 2 ปีที่แล้ว +1

    Wow 👌

  • @mohamethhaaji2095
    @mohamethhaaji2095 2 ปีที่แล้ว +3

    Wᴀʀ ɪᴛᴀxᴀᴀɴᴋɪɪ ᴡᴀᴀʟᴀɢᴀʏ ᴍᴀxᴀᴀ ᴅʜᴀᴀɴᴛᴀʏɴ💚😂😂

  • @abdullahisulbomar2167
    @abdullahisulbomar2167 2 ปีที่แล้ว +1

    waa cajiib

  • @Axmedyuusufmaxamed4
    @Axmedyuusufmaxamed4 2 ปีที่แล้ว +1

    Haye

  • @SahraHassan-m1n
    @SahraHassan-m1n 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @jowhari
    @jowhari 2 ปีที่แล้ว +5

    Afrikadaa madow
    Dadka kasoo nacoow
    Helllele Hellele
    Eeyda iyo bisadaha
    Idinka mudan
    Hellele Hellele
    Dalka aygaa lahoo
    Lawadaa xurmeyn
    Hellele Hellele
    Dhimirkii waa dhintee
    Dadnimadaa halumin

    • @ldnkhl7407
      @ldnkhl7407 2 ปีที่แล้ว

      Hahahahahahah

    • @ldnkhl7407
      @ldnkhl7407 2 ปีที่แล้ว

      Hahahahahha

  • @abwaanabdirizakahmedbarre3604
    @abwaanabdirizakahmedbarre3604 2 ปีที่แล้ว +1

    War niyohow meel dhaantada kaga qayb qaato ha la iisheego eryada aan hayo barti9 ha la iigu daayo somalinimo haday jirto nin abwaan baan ahay mel wax mariyo ayaan waayaye

  • @fogaani
    @fogaani 2 ปีที่แล้ว

    Caadi maahan horo usoco

  • @Gufaaconews
    @Gufaaconews 2 ปีที่แล้ว +2

    Xiireeyoow pinked isii anaa ugu horreeyee?

  • @fogaanarag7077
    @fogaanarag7077 2 ปีที่แล้ว +2

    Qofba argatidii iyo caqligiisuu hadlaa. Maah maah.

  • @wiilgedo277
    @wiilgedo277 ปีที่แล้ว

    Walahi legenkan qurubuhu i nacsiiyay😂😂

  • @LakiFarxan-u4q
    @LakiFarxan-u4q ปีที่แล้ว +1

    😊😊

  • @abdirahmanali3418
    @abdirahmanali3418 2 ปีที่แล้ว +1

    Anigo eyra gel idashoo o irmaan arige naxay o hilip odne cunay. Waa amuree miyaan eey kadhalin karaa

  • @tuugdaacadah8515
    @tuugdaacadah8515 2 ปีที่แล้ว +1

    Wxn jwb wey dhaafty

  • @xasanmaxamed7856
    @xasanmaxamed7856 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waa runtiis arligaada ayaa lagu faanaa

  • @CabdiRisaaq-r9k
    @CabdiRisaaq-r9k ปีที่แล้ว +1

    M...a🎉❤😅

  • @cabaasxasan3538
    @cabaasxasan3538 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxb waba kahelaa

  • @khadarhussen4752
    @khadarhussen4752 2 ปีที่แล้ว

    MAASHA-ALLAAH

  • @khadarhussen4752
    @khadarhussen4752 2 ปีที่แล้ว

    ALLAHA NAGAKAAFIYO

  • @cabdiking372
    @cabdiking372 2 ปีที่แล้ว

    Yees

  • @abwaanqoorqoor2415
    @abwaanqoorqoor2415 2 ปีที่แล้ว +3

    Ma. Murti iga dheh

  • @Bullymstar
    @Bullymstar 2 ปีที่แล้ว

    Dantadan dadka africa Jogan aya ku labqobosada caadi maahan💯

    • @hodhare961
      @hodhare961 2 ปีที่แล้ว

      Kuma laab qabowsadaane intaa uu sheegayba anigaa ka markhaatiya oo qurbe ilmo ku korinaaya!😢

  • @mustafemohamoud3392
    @mustafemohamoud3392 2 ปีที่แล้ว

    Fariid

  • @bashirhassan3304
    @bashirhassan3304 2 ปีที่แล้ว +11

    Weyno etneee albabkethaaa yanakaxiraaa
    🤣🤣🤣🤣 I really I like how he is placing the tones
    Keep going senior

  • @HASANAHMEDOMER
    @HASANAHMEDOMER 3 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉🎉

  • @samiircali8292
    @samiircali8292 2 ปีที่แล้ว +1

    Iga gadan

  • @yusufhussein4293
    @yusufhussein4293 2 ปีที่แล้ว +1

    Waad sheegtay waxa jira

  • @maxamedsuruur4777
    @maxamedsuruur4777 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaw nin cali eryadaybaa ikeenay afkaga caano lagu qabay

  • @kolomeymohamed2745
    @kolomeymohamed2745 2 ปีที่แล้ว

    Dhaanto uugushidan 2022

  • @falis8939
    @falis8939 2 ปีที่แล้ว

    Haa

  • @xassanabdi6847
    @xassanabdi6847 2 ปีที่แล้ว +1

    Okay

  • @mireyare7857
    @mireyare7857 2 ปีที่แล้ว +1

    👌

  • @ibraahimshaxmad5081
    @ibraahimshaxmad5081 2 ปีที่แล้ว +2

    🇸🇴💯🖐🙏

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 2 ปีที่แล้ว +1

    Ishacalaaa!!!!!!!!!. Jawaabtaan waafi iga dheh. 😀😀😀

  • @sahrasaeed6793
    @sahrasaeed6793 2 ปีที่แล้ว +1

    Wwwwww