QEYBTA 1-AAD SILSILADDA ARAGTIDA ABWANKA IYO AAYAHA BULSHADA SHUCEYB YARE IYO CABDIWELI XASAN DHUUX

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น •

  • @muraadproduction
    @muraadproduction  3 หลายเดือนก่อน +47

    Qeybta 2,aad lasocda Galabka Khamiista ah 10/10/2024.

  • @husseinadensanweyne4496
    @husseinadensanweyne4496 4 หลายเดือนก่อน +10

    Al fanaan shuceyb yare action kaaga waafaji miraha waayo erayadu waa erayo murugo qaab ciyaartaduna waa farxad baad modaa inta kadib dhantadu iyo fanaanintaba waan ubognay m.a ❤❤❤❤

  • @Abdiwelidhuux
    @Abdiwelidhuux 4 หลายเดือนก่อน +38

    Sxb muraad horay usoco

  • @SuldaanAhmednurOfficial
    @SuldaanAhmednurOfficial 4 หลายเดือนก่อน +9

    Goosan iiga fakaday Dhaqso gaarban lahaa Guntimahaan xirana Qaarkalaa gooynayee Show garaad laawa iyo Garacyaa I helay

    • @ShugrijaamacIsmaaciil
      @ShugrijaamacIsmaaciil 4 หลายเดือนก่อน

      @@SuldaanAhmednurOfficial kama li tatid

    • @abwaandhiidhiye
      @abwaandhiidhiye 4 หลายเดือนก่อน

      Inaad silsilada lasugtey eheyd sxp

  • @MuuseJimcaale-kq4jy
    @MuuseJimcaale-kq4jy 4 หลายเดือนก่อน +16

    Waxaan ahay abwaan heesihi hore aad ugaran abwaaniinta dhaantada ayaa badashay kabankii waxaan is lahaa fan majiro ileen abwaaniinto waa xaga dhaantada

  • @deeqacali_23
    @deeqacali_23 3 หลายเดือนก่อน +7

    😢💯walhi waa dhaanto cajiba alow qabil naga dhex star an adunka garne

  • @abwaanjidhoon7897
    @abwaanjidhoon7897 4 หลายเดือนก่อน +6

    Dhaanto qosol maaha shucayboow waa dhaanto yara murugo xigta

  • @gacanqabsay4931
    @gacanqabsay4931 หลายเดือนก่อน +2

    Gacan

  • @meheeshlyrics
    @meheeshlyrics 4 หลายเดือนก่อน +4

    Qaranki Guray Mar Labaad Waa Soo Godlanayaa Gordhow 🇸🇴🔊

  • @noorkeymahamed
    @noorkeymahamed 3 หลายเดือนก่อน +3

    Codka,laxanka iyo mirahaba wali qeybta kobad wax kugara maleh qeybta 4 wanso arki. good work Murad production

    • @SacdiiyoAbukar
      @SacdiiyoAbukar 27 วันที่ผ่านมา

      Cabdiarounds✌️✌️🤝🤝👈✍️🇸🇴🇸🇴

  • @sahidsamatar6485
    @sahidsamatar6485 4 หลายเดือนก่อน +4

    Mar haddii aad go,aansatay in aad fanan noqoto markasta isku day inaad bulshada baraarujiso sida heestan oo kale hadalkagu micno ha yeesho 2 waa inaad heesahaga kusaleyso afsomali ay fahmikaran da,yarta sida qeybtan danbe ee ah tollow goormaan kubada shacaba la heli lakin dhalinyarada Hada joogta heesaha geela Iyo goosan Iyo ari magaranayan

  • @munasheikhabdilaahi8535
    @munasheikhabdilaahi8535 หลายเดือนก่อน +2

    Waa dhaanto qurux badan Masha allah abwanka aqliga iyo maskaxda Allah u daayo ❤️ somalidena Allah isku so dhaweyo ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Sharmakasharma-e4v
    @Sharmakasharma-e4v 4 หลายเดือนก่อน +3

    Shuceeb yre iyo cabdi wali is haleen wax yaab leh Lee ka sug ❤❤❤

  • @DaahirCagayare
    @DaahirCagayare 4 หลายเดือนก่อน +4

    Dhanto iyo badh waye. Wlahi. Shuceyb iyo cabdi wali xasan. Horay usocda. Baba yal❤

  • @mohamedaamiin-do6jc
    @mohamedaamiin-do6jc 4 หลายเดือนก่อน +7

    Wax aduun ka wada gudbay oo ay garteen guul darada qabyaalada goormeynu baran🇸🇴💯

  • @TurkishaAhmed711
    @TurkishaAhmed711 4 หลายเดือนก่อน +7

    Dhaanto Way dhaftay

  • @aaqilka5158
    @aaqilka5158 4 หลายเดือนก่อน +3

    Insha allaah waynu fururi falka reer galbeedku dadkeena ay faleen

  • @AhmedTooni
    @AhmedTooni 4 หลายเดือนก่อน +3

    Lugaheeday ku socotay tani guuleysta sxbayal

  • @IshoGulled
    @IshoGulled 3 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤ soomaaliyey is ku tasho

    • @CashoMacalin-z3v
      @CashoMacalin-z3v 2 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 3:57 wax
      W😊

  • @NuurAxmed-v3d
    @NuurAxmed-v3d 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah cafiyamdaya sxb aixamduilllaahi siiti gaukguuu dhulkeena galbeeedka guumasyisgaa haynaaga jigjiga iyo soomaalya cabdi wali soodhaway

  • @XidigaJarati
    @XidigaJarati 4 หลายเดือนก่อน +3

    Waan idin❤ abwaanniinta. Anah. Iga suga.

  • @ibrahimosmantetane2426
    @ibrahimosmantetane2426 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi heees qaalia qiima badan somalia hday fahmi lahaydna hormar ku gaari lahayn

    • @HINGIDHIIRIYE123
      @HINGIDHIIRIYE123 3 หลายเดือนก่อน

      Hees mahan bro dhaanto weye😮😮

  • @snw9257
    @snw9257 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waxa dalkena xorayn kara dhalinyaro dhiran oo cadawga dhirrbaxa❤️❤️❤️❤️❤️❤️🦁🦁🦁🦁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅💯💪🏼👑

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax หลายเดือนก่อน +1

    Walaahi Waa run mar hore baa lakala kurtey

  • @zahradahir2811
    @zahradahir2811 3 หลายเดือนก่อน +1

    ✊somaleya alle indin maqan

  • @biljamibrahim868
    @biljamibrahim868 4 หลายเดือนก่อน +2

    Abwaan Royal midnimo in badan wad ka hadashay ilahay ha inaga dhigo kuwii is garab qabsadaa

  • @NajaxMaxamed-t6r
    @NajaxMaxamed-t6r หลายเดือนก่อน

    Somali oo israactacday waa intaa rajaynayay❤

  • @abdirizackkulmia1715
    @abdirizackkulmia1715 3 หลายเดือนก่อน +1

    Experience 😊

  • @sacdiyocabdiQadiir
    @sacdiyocabdiQadiir 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha aaĺla❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hassanidow5120
    @hassanidow5120 4 หลายเดือนก่อน +2

    Here we need abwan tabiye

  • @MastarGaladYare
    @MastarGaladYare 4 หลายเดือนก่อน +1

    Magaca sax aragtida abwaanka kadhig qaragtida maahan

  • @naabeelnageeye5846
    @naabeelnageeye5846 4 หลายเดือนก่อน +1

    Laabafanaan oo codkara ayaa iskugutagay erayadaan runtii🙏

  • @MuuseJimcaale-kq4jy
    @MuuseJimcaale-kq4jy 4 หลายเดือนก่อน +2

    Fadlan markaan qof qabyaalad ku matala qofna daacad isla hadlaayo aynu aragno waxa soo bixi doono

  • @MaslaxMaslax-x7x
    @MaslaxMaslax-x7x 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waanqaatidhaantada
    Laakiin
    Wamakawsadyela
    Maxaalagawadaa😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @NastexoCabdiqadir-p8l
    @NastexoCabdiqadir-p8l 4 หลายเดือนก่อน +2

    Baabaay

  • @NuurMaxamed-d4b
    @NuurMaxamed-d4b 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤...gudh

  • @KhadanXaaji
    @KhadanXaaji 3 หลายเดือนก่อน

    gudin aan daab lahayn waxba magooso ❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdiqafarcalicabdiCbdi
    @CabdiqafarcalicabdiCbdi 3 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaali ilahay haisu cabiidoyo😊

  • @FutoXar
    @FutoXar หลายเดือนก่อน

    Somali iyaga uun baa is laysa cid shisheeya oo disha ma aanan arag, reerkasta xeradiisa ha wanaagsado dantaa kore isugu keen keena viva federalism, madaxda khaldan ka heesa caado qaatayaalow dhuunta wax kawayn hadii lamariyo way dilaacdaa

  • @bisharxasanofficial7749
    @bisharxasanofficial7749 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi Waa DhaNto Qiimo Badan Fananiinta Somalia Wey ku Mahadsan YihiiN Bilowga Silsilada Qiimaha Badan iney Noo Furan❤🎉

  • @MahadoAbdiDahir-om5xz
    @MahadoAbdiDahir-om5xz 3 หลายเดือนก่อน +1

    Somali hanolato❤❤❤

  • @AdanSheikh-b6g
    @AdanSheikh-b6g 3 หลายเดือนก่อน +1

    m.a allah

  • @Bamsismoke-d3s
    @Bamsismoke-d3s 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaaniintii silsiladan way ka gaabiyeen part. 2 ma haynaba❤

  • @Abwaansalan
    @Abwaansalan 4 หลายเดือนก่อน +3

    Dhaantadan waqtigedi ayaay kusoadaay

  • @CabdulaahiCasir
    @CabdulaahiCasir 4 หลายเดือนก่อน +1

    Rajdii gagax diyo garshadi luntay sahankii gabiyey gedigi baqdayow gudinan dablaheyney maxad goy garta😢 waxyahaygii lakal kuraty goran dhawen manta xogaga gud isu geysan laha markii an gur dhahana gacmaha leyqabtaa2x😮wax adunkii kawda gudbay oo garten guul darda qabyalada gormeynu garan bershada siyasada gor meynu gali dedna 2x qarnkii guray mar 2xaad soo godlani iììi😮😢

  • @NajmaXamdi-g2k
    @NajmaXamdi-g2k 3 หลายเดือนก่อน

    Insha allaah soomaaliwayn way midoobi

  • @DhuuxCilmoge-y9u
    @DhuuxCilmoge-y9u 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wah

  • @KafisoXuseen
    @KafisoXuseen 4 หลายเดือนก่อน +1

    Jh somaali tosa🇸🇴🇸🇴🤥🤥🤥🤥

  • @hornofafricaninstituteofhe2710
    @hornofafricaninstituteofhe2710 3 หลายเดือนก่อน +1

    Viiva 5 ta Somalia

  • @abwaandaajiyeofficial3377
    @abwaandaajiyeofficial3377 4 หลายเดือนก่อน

    aban royal abaha xigmada iyo dhaqanka😊❤

  • @CumarMaxamuud-n9l
    @CumarMaxamuud-n9l 3 หลายเดือนก่อน +1

    Yeeees

  • @FarhyaDakane
    @FarhyaDakane 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🤲🤲

  • @farhadanolasha9761
    @farhadanolasha9761 3 หลายเดือนก่อน +1

    🎉🕺💃🎉❤🕺💃🎉🕺❤💃🎉

  • @hornofafricaninstituteofhe2710
    @hornofafricaninstituteofhe2710 3 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah reer DDS HAMBALYO..

  • @mohamedcabdisalaan1523
    @mohamedcabdisalaan1523 4 หลายเดือนก่อน +1

    Qaranku maraxeen kama marmaye haloo dhiipo hoganka umada somalied😂

  • @yaxyeshabel
    @yaxyeshabel 4 หลายเดือนก่อน

    Mashaa allaha alle habarakeyo abwaanad oo dhan

  • @hassanqaran6036
    @hassanqaran6036 2 หลายเดือนก่อน

    Kolba goobtii naq uleh waa lagarab marshaa gacan yare inkaar qaba goormaan kabixi geela wiil daajiyana goormuu u kici (dhalan)

  • @AzedupdYismael
    @AzedupdYismael 3 หลายเดือนก่อน +1

    The president

  • @NuurAxmed-v3d
    @NuurAxmed-v3d 3 หลายเดือนก่อน

    Abwaan Cabdi wali

  • @Bamsismoke-d3s
    @Bamsismoke-d3s 4 หลายเดือนก่อน

    Keep goin laba abwan

  • @zahradahir2811
    @zahradahir2811 3 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢❤❤❤❤

  • @cherif101
    @cherif101 4 หลายเดือนก่อน

    ~Codka=10/10.
    ~Midhaha=10/10.
    ~Laxanka=10/10.

  • @MahamedAbdi-r3c
    @MahamedAbdi-r3c 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maxamad

  • @AbdalaAadan-ph2uu
    @AbdalaAadan-ph2uu 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hababaay

  • @CiilTirepoi-tv9kp
    @CiilTirepoi-tv9kp 3 หลายเดือนก่อน +11

    Somalia 🇸🇴 isracdag❤ I.n Allah ❤

    • @AadanGeelecabdi-rw7rl
      @AadanGeelecabdi-rw7rl 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@CiilTirepoi-tv9kp isafj

    • @AadanGeelecabdi-rw7rl
      @AadanGeelecabdi-rw7rl 2 หลายเดือนก่อน +1

      🎉😢😢

    • @isaaqxuseyn
      @isaaqxuseyn 25 วันที่ผ่านมา

      @@AadanGeelecabdi-rw7rl STATION

    • @isaaqxuseyn
      @isaaqxuseyn 25 วันที่ผ่านมา

      👌👌👌👌👌👌👌👌😋​@@AadanGeelecabdi-rw7rl

    • @isaaqxuseyn
      @isaaqxuseyn 25 วันที่ผ่านมา

      Waawo

  • @AmaalMohamed-sr9tj
    @AmaalMohamed-sr9tj 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤guulayso ❤❤🇸🇴🇸🇴🙏

  • @SaacidCabdi-l7r
    @SaacidCabdi-l7r 4 หลายเดือนก่อน

    Ala yacasak abwanka dhantadan sameyey iyo ragan adag ee ku luuqeyay xigmad baa ilahay u dhiibay

  • @farhaanahmed9081
    @farhaanahmed9081 4 หลายเดือนก่อน

    Suaalaha wax jawaab ah uma hayo.

  • @FeysalAbdimoha
    @FeysalAbdimoha 3 วันที่ผ่านมา

    Assembled 11111❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AmiinabdiAkib
    @AmiinabdiAkib 3 หลายเดือนก่อน

    Waad asiibty

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 หลายเดือนก่อน

    Itopiya iyo kenya nacasnimo ula tagtin tidahdin hab qabil ban u badlyna dhulkga manta markad halka ku so jabtin bad nacsnimda anga nola imnysan daarodow😂😂😂

  • @Abwaanhargele
    @Abwaanhargele 4 หลายเดือนก่อน +1

    godlatayo qabyalad gugeda da aye sidigosanlumay waynagabawartaye uguntada midnimay gulkudhankari

  • @AbdalaAadan-ph2uu
    @AbdalaAadan-ph2uu 10 วันที่ผ่านมา

    😮😮😮😮😮😮

  • @IidmaxamuudSalaad
    @IidmaxamuudSalaad 3 หลายเดือนก่อน

    Heestii

  • @IsmaelMohamed-rr2xu
    @IsmaelMohamed-rr2xu 4 หลายเดือนก่อน +1

    Tani dhaanto way dhaaftay adkatay 😅

  • @CabdimaxamedFarax-i3b
    @CabdimaxamedFarax-i3b 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Rew😊

  • @YusufMohamedhassan-m7b
    @YusufMohamedhassan-m7b 3 หลายเดือนก่อน

    1:40 ❤❤❤❤ 1:41

  • @CabdixakiimMaxamed-bo5pr
    @CabdixakiimMaxamed-bo5pr 3 หลายเดือนก่อน +1

    🤍💙💚🙏

  • @kolomeymohamed2745
    @kolomeymohamed2745 4 หลายเดือนก่อน +1

    😢😮😢😢😢😢

  • @Xasanxuseen-b6t
    @Xasanxuseen-b6t 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AhmedibnuHaliye
    @AhmedibnuHaliye 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wax filkay ka wada gudbayooy garteen
    Guuldarada Gogoshan madhan Goormaan barani
    Geerashyada xaaslayaasha jeermaan geli
    Deed na xidhiidhkii gudhay marlabaad soo godlani
    Balantaan guntaba goortaan seexday furaan
    Gurigaygii horaan ana raad goobayaa
    Ragna tii afraadbuu sii furahayaa
    Kolba gaaridii qowl leh waan garab maraa
    lu gooyada goormaan kabixi
    Nafta gaari doojisana tolow goormay is heli?
    Axdigaan soo xidhaba calafbaa leexiyee
    Tolow goormaan shabaqa gelin aan gaadayoo
    Deedna qayrkay ka daba guuri oon gaadhayaa?
    Single ku sidan ha isaga rogtaan😅😅

  • @AyaanleSpeas
    @AyaanleSpeas 4 หลายเดือนก่อน

    Dhaanto waydhaaftay Abwaan cabdi wali xasan dhuux iyo Abwaan shucayb. Waxaad iga sugtaanbo waa jawaabta.

  • @snw9257
    @snw9257 3 หลายเดือนก่อน

    Waxa naga xiga guusha iyo midnimada waa odayasha bidhiqaatayasha ee dalaka shisheye uu shaqeya

  • @XasanCabdimuumin-l2t
    @XasanCabdimuumin-l2t 2 หลายเดือนก่อน

    Nosoobadiyo

  • @CaruusYare-up9bt
    @CaruusYare-up9bt 3 หลายเดือนก่อน

    Galarigali

  • @FalastiinxassanAhmed
    @FalastiinxassanAhmed 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hassanidow5120
    @hassanidow5120 4 หลายเดือนก่อน +1

    🎉

  • @cfitaaxshuuriye7917
    @cfitaaxshuuriye7917 4 หลายเดือนก่อน

    Dhaanto iyo bar

  • @SomiALI-s7u
    @SomiALI-s7u 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤m..a

  • @FarciyaCabdinasir
    @FarciyaCabdinasir 3 หลายเดือนก่อน

    farxiyo faka

  • @Hakiima-darajo
    @Hakiima-darajo 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaan sugi la,anahay soomaalia mid noqotey insha Allah waan rajeen

  • @Abwaanqooreyofficial
    @Abwaanqooreyofficial 3 หลายเดือนก่อน

    walee suugaan iga dheh

  • @cabdikhadar-lg9xy
    @cabdikhadar-lg9xy 4 หลายเดือนก่อน

    Walee runbad sheegteen

  • @cabdinasir-w3g
    @cabdinasir-w3g 3 หลายเดือนก่อน

    Alpha udn

  • @MuuseJimcaale-kq4jy
    @MuuseJimcaale-kq4jy 4 หลายเดือนก่อน

    Dhaantada xigtata durba soo daaya cajiibay cajiib

  • @AamiinIid
    @AamiinIid 3 หลายเดือนก่อน

    Ala dhago hadal kii meel xun idinka galay😅😮

  • @MahadoAbdiDahir-om5xz
    @MahadoAbdiDahir-om5xz 3 หลายเดือนก่อน

    Somali

  • @CarrollBeryl-l1j
    @CarrollBeryl-l1j 3 หลายเดือนก่อน

    Wiegand Place

  • @weriyekeyd9567
    @weriyekeyd9567 2 หลายเดือนก่อน

    Adna gabiyo waxa laga gudbeenbad godol itidhi gesinimo miyaa

  • @Abwaanhargele
    @Abwaanhargele 4 หลายเดือนก่อน

    gela keyga dadyahow umalihi goan gedka gortaytagan gurtigiyo waxgarad garta anlehay ani midkala laygagoyn