Baadida nin baa kula daydaya daalna kaa badane, Ihaab Ashraf Egypt 🇪🇬😭💔

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 พ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 49

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 หลายเดือนก่อน +7

    Wlhi qisooyinka massar markaan dhegaysto masaari oo dhan baan cabsi kaqaadaa 😢😢😮😮😮

    • @hanefa283
      @hanefa283 หลายเดือนก่อน +2

      Waa dad xoog badan oo fircoon faraciisa isn't easy 😢

  • @fadumoabdulle7593
    @fadumoabdulle7593 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha u naxariisto reerkiisana allaha ka samirsiiyo

  • @ubahhussein7382
    @ubahhussein7382 หลายเดือนก่อน +2

    Subhanallah allow qalbiga u qabooji waridkii dhalay aduunka😭😭😭😭

  • @abzino6404
    @abzino6404 หลายเดือนก่อน +2

    In loo naxariusto rabaa asagana ma na ariisan indhi adka soco dheh ilaahey kuam naxariise wiil yar maskiin sooman ilaaheh ka cansanayo saas u galay

  • @zeynabshire3523
    @zeynabshire3523 หลายเดือนก่อน +2

    Allah u naxarsiito

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaana Alaah Masaaridu cadawsanaa 😢

  • @meyranrooble3049
    @meyranrooble3049 หลายเดือนก่อน +6

    Wayadan dilki baa fududaadey illaahay ha u naxriisto wiilka yarka allena ha naga xijaabo aduuyada sharkeda kheerkedana allaha na siiyo awladana allaha noo xifdiyo meeley joogamba 🤲

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf หลายเดือนก่อน +3

    سبحان الله وبحمد سبحان الله العظيم

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 หลายเดือนก่อน +2

    Cadawsanaa !! Naxariis Daranaa ‘Qalbi
    Adakaa !! Waa bahal !! Subxaana Allah!

  • @NadimaMiel
    @NadimaMiel หลายเดือนก่อน +1

    Xanuun wlhi hal wiil ha kulaa dhasho halki wiilna dulmi ha lagu dilo asaago sooman weliba hal wiil markan maqlo meelba i xanuunta sbbto ah jooyaday hal wiil ayay ino dhashay ya rabbi u naxariso wiilkas maskinka ah ehwljisana sabr sii kuweenane ino xifdi ya rabbi

  • @Hodaneey
    @Hodaneey หลายเดือนก่อน +1

    Ina lilahi wa ina ilayhi rajicuun rabi ha u naxariisto amiin Familie kiisa samir saadiqa ha siiyo 😢😢ax waa geeri xanuun badan

  • @hanefa283
    @hanefa283 หลายเดือนก่อน +1

    THANK YOU FAATIMA MUNA CODSIGEYGII WAAD KASOO WAJAABTAY QISASKA

  • @user-nu7mv3nn2t
    @user-nu7mv3nn2t หลายเดือนก่อน +1

    Subxaaan Allah😢😢😢

  • @halimaabdi270
    @halimaabdi270 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallah ilahow caruurta no xifdi

  • @NadiraMohamed-vt6us
    @NadiraMohamed-vt6us หลายเดือนก่อน +3

    Ninkii caawiyay aaway

  • @duniyosarmaney8631
    @duniyosarmaney8631 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha wa murug waba yan qof la aminin

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 หลายเดือนก่อน +1

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saadabogoreh8219
    @saadabogoreh8219 หลายเดือนก่อน +1

    Innallillah waa inna ileyhi rajioun

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 หลายเดือนก่อน +1

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo Allha unxariisto

  • @hodoyusuf7951
    @hodoyusuf7951 หลายเดือนก่อน +1

    Qisooyinka ay soo dayso fatma muna experience fara ayaan ka helaa wiilkana ilaahay ha u naxariisto waalidkana samir iyo iimaan

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 หลายเดือนก่อน +2

    Subxnallah illaahy adaan belaayo kaa magan galnay

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj หลายเดือนก่อน +1

    Subxana Allah 😱😱😱😱

  • @cawilabokor2431
    @cawilabokor2431 หลายเดือนก่อน +1

    😢 subhanallah

  • @IlyasAndPrime
    @IlyasAndPrime หลายเดือนก่อน +1

    بأي ذنب قتلت إنا لله وانا اليه راجعون

  • @user-lz3dd2rd8j
    @user-lz3dd2rd8j หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallaah acudubilaah😢😢😢

  • @nasroali8220
    @nasroali8220 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-cx4gw4tk5d
    @user-cx4gw4tk5d หลายเดือนก่อน +1

    😭😭😭😭😭

  • @nasroali8220
    @nasroali8220 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢😢

  • @cashodervish
    @cashodervish หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanallaah malaha masar hadii aysan dawlad adag iyo kala dambayn aysan noqon lahayn wayba is dhamayn lahaayee sida ay isku uus xabaalayaan.
    Wadankeenu sharci saxa oo haga iyo cadaalad dhaba kama jirto hadana boqolkiiba boqol waynu ka roonahay kiisaskaas foosha xun uma dhawin masar teasina waa ilaahay mahadii

    • @Ruuzah-2019
      @Ruuzah-2019 หลายเดือนก่อน +1

      SaaS ha oran waxaan iyo wax ka daran ayaan isku sameynaa. Lakiin carabta iyo reee galbeedka nooga fiicanyihiin, qisooyin lagu cibro qaada ayaa laga sameeyaa qisooyinka, oo waa laga sheekeeyaa. Lakiin soomaali wax qariskeeda Aya badan, heerkaasna wali ma Gagarin, dal aan dowlad laheyn sida loo aamino wet adagtahay.

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 หลายเดือนก่อน

      Dadka Ku nool Somalia =18 million
      Kuwa kunool Egypt =111 million intaa uun baanu ku kala duwwanahay

  • @sahraabdi9699
    @sahraabdi9699 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkii caawiyay Maxaa lugu xukumay?

  • @user-cd8pu8qp6x
    @user-cd8pu8qp6x หลายเดือนก่อน

    Waruntaa Somaliyaba maalinkasta ayaa xaqdaro dad looga dilaa waxshegana malaha Illahay mujrimiinta hanaga qabto

  • @user-rc2if5hr7salmq
    @user-rc2if5hr7salmq หลายเดือนก่อน +2

    Shekadan okale Amerika ayay ka dhacday wiil yar ayaa macalinkisi dilay marku gurigisa ugu tegay markasu reerki la radiyay

  • @duniyosarmaney8631
    @duniyosarmaney8631 หลายเดือนก่อน +2

    Abayo awayse Ninki kacawiyay jarjarki

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 หลายเดือนก่อน

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey mcn faatima muna

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 หลายเดือนก่อน

    F.muna wll wan ku salaamay

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 หลายเดือนก่อน +1

    Dalkeena alle hanoo hagaajiyo meela ugama socono

  • @fadumoabdulle7593
    @fadumoabdulle7593 หลายเดือนก่อน +1

    Macalinka wiilka diley ninkii ku saacidey miinshaarta xukun ma lagu ridin miyaa,

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 หลายเดือนก่อน +1

    Mindidii baa igaga dhacday kuye waa beentiis wiilkii ba iska celinayey markasuu dilay.

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 หลายเดือนก่อน +2

    حسبنا الله ونعم الوكيل ،
    اللهمً لا تصلد من لايرحمناولايحافك
    إنها مصيبة العظيمة!!!

  • @nasroabukar7487
    @nasroabukar7487 หลายเดือนก่อน +1

    Bisinka masar kan balayo badana😮

  • @hanefa283
    @hanefa283 หลายเดือนก่อน +1

    حسبناالله ونعم والوكيل 😢

  • @Hodaneey
    @Hodaneey หลายเดือนก่อน +1

    Damiir xuma xiiso waa kuma habari karee reerka imisa jeer bad argagax gelisay 😭😭😭💔💔 ala dadkii naxariistii ba ka dhamatay

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi qisooyinka massar markaan dhegaysto masaari oo dhan baan cabsi kaqaadaa 😢😢😮😮😮

  • @nasroali8220
    @nasroali8220 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 หลายเดือนก่อน +1

    😭😭😭😭😭😭😭

  • @suaadnoah9945
    @suaadnoah9945 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢😢