Xog Qorshe Halisa Awdal Yaa ka danbaya Jabhada Hubaysan? Jabuuti iyo Somaliya oo jaanis helay?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook
    / xogogaal.not
    / weriyeyussuf
    / dalkanews.net

ความคิดเห็น • 17

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxmuud xaashi sharciga ha la hore geeyo

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 2 นาทีที่ผ่านมา

    Waxaa so dhan wax ka dabaya waa inxashi iyo xisbiga buur fuulka ah eewadani waatii lagu arkey cadguda oo ciri udhibay lacagtii jabhada ma ku waa cadowga ushaganay ayaa rab in ee dalka xukuman shacabk rer Somaliland please wake up they are our enemies wadani and kaah guul ciidank qarank guul ciidanka SSB❤

  • @maxamudaadanbulbul3763
    @maxamudaadanbulbul3763 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Illaahay ka baqo oo aakhiradaada iyo dhinacaaga ay ciidu cunayso u tudho fidnadana dadka kadaa iyo beelo beeleynta

  • @FAYSALMAXÀMEDDIRIYE
    @FAYSALMAXÀMEDDIRIYE ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxamuùd barwaniyo edeed yelo ĥaŕgeysa waxba kama tìhin

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dacaayadii heegada adna wariye heego ayd thy

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wax xasaasi ahi ma jiro waxay rabaan ha sameyaan

  • @alihassan-ro4cr
    @alihassan-ro4cr ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Akhas wardhimay

  • @MaxamedCalisahiidMaxamedCalisa
    @MaxamedCalisahiidMaxamedCalisa ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Habarba nahiste mate Somaliland wayo siyasintib sharcigi garinin

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xaashi waa far dheeraaty wuu waashayba iibaankiisii kursiguu raacay

  • @xaroguled3126
    @xaroguled3126 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caku ina xashiyow waxad donto kuhadal Wayo horad ugaday wadankan waxkula hadlana wad wayday oo kula xisabtama marka iska hadal Lakin malinba iman donta

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali9690 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    yuusuf intaas aad maxamud xaashi ka sheegtay ma muuse iyo xisbigiisaa kuu dhiibtay

    • @KoosHassan-w9s
      @KoosHassan-w9s ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xaashi waa khaayin

  • @dayroday8133
    @dayroday8133 50 นาทีที่ผ่านมา

    Damiir laawe wuxu doono ayu ku hadla.

  • @dhuhulyarechannel6900
    @dhuhulyarechannel6900 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂

  • @CashaCabdixasan
    @CashaCabdixasan 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jabhada Canfarta Furut oo Jabouti gudaha u gashay. Khain Mahamoud Xaashi oo looga yeedhay xafiiska Sirdoonka jsl.

    • @ismailabdi6248
      @ismailabdi6248 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ilaahow nagaqabo