Xog Xilka Qaadista Maayir Mooge oo Muuse Biixi Go aan saday iyo Fariin Niyad oo Ka timi Mooge? Musuq

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 133

  • @NadiaAli-v7j
    @NadiaAli-v7j หลายเดือนก่อน +6

    Mooge wa nin wanagsan oo dalkisa u daacada wa mayerki ugu wax qabadka badna masha allah lamana badalayo because cid lagubadela majirto oo sidisa udacada kuwa kale waxay radinayan maxad cuntan iyo maxad dhisatan wadada 150 ayad shegtene Hargeisa oo dhan ayu dhisaya uu qurxinaya e deg dega jojiya inyar sabra SL guul ayan urajaynaya 💚💚🤍🤍❤️❤️

  • @husseinaffey1780
    @husseinaffey1780 หลายเดือนก่อน +5

    Mayor Moge was elected by the majority of Hargeisa people and was elected mayor for all the people. If some people are unhappy with his administration, please, wait until he completes his tencher and compete with him then. Please, let the guy complete the year he was elected for.

  • @haboonadan
    @haboonadan หลายเดือนก่อน +9

    Cabdikarim Ahmed mooge Liban guuuulayso Abidka. ❤❤❤🎉🎉🎉🎉Xabiibu malayin. Mooge waa mayor Hargeisa wuxu qabtayna indhi cafimad qabta way arkaysa.

  • @hamzaaar80
    @hamzaaar80 หลายเดือนก่อน +5

    horta qofkan wayn ma caruurbu usheekeya? mise dadwaweyn iska jooji wararku sheegyadan aad Adigu alifatay waxba kafaa iidimayside badhyo culusyahay

  • @FaisaAbdi-d8u
    @FaisaAbdi-d8u หลายเดือนก่อน +3

    Mayar moge ha la daayo waa mayar horu mayay casima wuxu na noqonaya madax wayne Guul somaliland ❤❤❤❤❤❤

  • @XamdaCumar-m6h
    @XamdaCumar-m6h หลายเดือนก่อน +7

    Muuse iskagaa tagi wllhi

  • @D100-x7l
    @D100-x7l หลายเดือนก่อน +4

    Mayor MOOGE WAA HAWLKAAR,

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv หลายเดือนก่อน +13

    Beenale mayar moooge nolow geesi kiiniinbu kadhigay hargaysa ❤

  • @FahmyAbdillahi
    @FahmyAbdillahi หลายเดือนก่อน +1

    Mayor Moge ha laga daayo xasadka iyo xagxgashada
    Goombaartu waxay caasida mid aanay gaadheene, ma gudboona gaarida sare iyo gidirta naaxdaaye;
    Gobonimo dhamaanteed haddii la isu wada geeyo, ma gudboona geesiga hantiyo gocorka caayaaye" by Salan Carrabay

  • @osmanyusuf4091
    @osmanyusuf4091 หลายเดือนก่อน +1

    Ma sheekadasad belooday ,qabyaladaysan wareeye mad shaqokale qabsatiid mayar mooge ha ku habsamiine,

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 หลายเดือนก่อน +2

    Insha Allaah illaahaw Guusha sii Jamhuuriyadda Somaliland, illaahaw Jabi oo Fashili Dhagaraha Cadawga Somaliland, aaammmeen.

  • @hassandiriye6615
    @hassandiriye6615 หลายเดือนก่อน +2

    Maantana Kan baan nacay

  • @anabmohamed344
    @anabmohamed344 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahey ka baqanmaayaan waa reer naceyb maaha mooge hadii mooge la taabto hargeysi wey dawakhi

  • @AbdinasiraxmedQorax
    @AbdinasiraxmedQorax หลายเดือนก่อน

    Adeer Mooge 10 xildhibaan ayuu haystaa oo reerkiisa ah somtelkana 7 xildhibaan ayuu haystaa

  • @cumarbarkhad1799
    @cumarbarkhad1799 หลายเดือนก่อน +2

    Waa ninka kaliya lawada doorty

  • @alihusein9781
    @alihusein9781 หลายเดือนก่อน

    Yuusuf xoogagaal waa weriye beenaalr ah iswiidhan waanu kula joognaa xabad ayaan kugu dhufanaynaa

  • @banadir5032
    @banadir5032 หลายเดือนก่อน +1

    Maayarku wuu noqon waayey sidii la filayey ama daacad ,maayar mooge talaabooyinkiisa ama qabyaaladiisa waa la,arkay waxaanu ku jiraa kuwa qaranka jabkiisa ka taliya ama ku hadla afka ciro iyo xulafadiisa mooge waxaa cadayn u,ah qabyaaladiisa qaawan caydii ina cumar dool uu xaqa ka sheegi waayey ee uu hanjabayey

  • @awilmohamed8473
    @awilmohamed8473 หลายเดือนก่อน +1

    Muuse haddii uu Mooge bedelo waa u is macasalaamaynayaa, wuu dhacayaa muuse haddii uu Mooge bedelo.

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq หลายเดือนก่อน

      @@awilmohamed8473 Mooge miyaa kursiga awal saaray kkkk mise isagaa ka dajin Kara

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 หลายเดือนก่อน

    Ninka iskaga taga Macaan jeceleey Qudhun ina mooge waa ORDOGANKA sland

  • @XamdaCumar-m6h
    @XamdaCumar-m6h หลายเดือนก่อน +2

    Haduu taabto cdi Karlin garxajis iyo awal bay noqon wxii Lakalana waa la arki muuse dowlada gabigeeda sacad muuse buu ku Koobay maanu iskagu is arkayn

    • @MUBAARIGBULSHAAWI
      @MUBAARIGBULSHAAWI หลายเดือนก่อน

      @@XamdaCumar-m6h Fariid baad Taheyna

    • @magacaygamaxamuud7253
      @magacaygamaxamuud7253 หลายเดือนก่อน +1

      haaah aadbaan uga xumay yuhuud nimada ay wadaan reerkayagu

    • @fathiayu3868
      @fathiayu3868 หลายเดือนก่อน +1

      Garxajis ayaa lugu khafiifay allow ba astur

    • @magacaygamaxamuud7253
      @magacaygamaxamuud7253 หลายเดือนก่อน +1

      @@fathiayu3868 kaalay sanado badan oo solteco fadhiyay maad caban jirtay hadayna garxajis nacayb ahayn sheekadu.

    • @MUBAARIGBULSHAAWI
      @MUBAARIGBULSHAAWI หลายเดือนก่อน

      @@fathiayu3868 Waan cadeysTay Inaad Reerka Tahey Ma Hargeisa Ku nooshahay FariiDay 😂

  • @HayaanQaranTV7267
    @HayaanQaranTV7267 หลายเดือนก่อน +4

    Mayarka mayaraka ugu wacan

  • @NadiaAli-v7j
    @NadiaAli-v7j หลายเดือนก่อน

    Waxdi 26 June ee xisbiga laga dhisi laha MW wad jojisay lkn sidi u mayorku shegay way noqon layd aqqalka waxda iyo ganacsiba

  • @burjilibax
    @burjilibax หลายเดือนก่อน +2

    Lcgti kaabeyka ayu wayey muse miya e solteco ka heli jirey
    Adise xumanta somaliland dhexdeda hurusa jecshey iyo kuwo kle bdniba muse il xilka xayubis lagu sameyo u diyara zxp

    • @hamzaaar80
      @hamzaaar80 หลายเดือนก่อน +1

      wa xabadyaro badhyo culus ah garowe jooga

  • @khadarhassan882
    @khadarhassan882 หลายเดือนก่อน

    Waryaahe wariye muwaadin ah o qabyaalada ka mashable o waliba dalka i hiiliya i haystay😢 xoolo tahay mooge wale qof ka mooge ka hadlaya wa aof dalka la raba in aan waxba laga qaban?

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f หลายเดือนก่อน

    Kk mooge qiiro codkeygii waan kugu qasarey waan aragnaa waxaad sameysey tuug dhumanayey weeye

  • @magacaygamaxamuud7253
    @magacaygamaxamuud7253 หลายเดือนก่อน +2

    Magaalada waa Mid qaybta ladhisaaaba qaybta kale lamid tahay

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 หลายเดือนก่อน +2

    MOOGE MOOGE ❤❤❤❤❤❤❤❤WA MAYOR KA SOMALILAND

  • @Halgame334
    @Halgame334 หลายเดือนก่อน

    MAYIRKAN QARANKA MUSIIIBO KU HABSATAY WEEYAAAN NUXUUIS WEEEYAAAN.

  • @Ahm3dGahayr
    @Ahm3dGahayr หลายเดือนก่อน +1

    Waa qunsiyi qabayaladayse wuu fashilimay wuxu waxa dhama solteko

    • @ayaanibrahim8735
      @ayaanibrahim8735 หลายเดือนก่อน

      @@Ahm3dGahayr 🤣🤣🤣AQAS IDHO MA LEHID QABIL BA KU GO GOYAY. SOLTOC A 😂😂😂😂MASKIIN.

  • @awilmohamed8473
    @awilmohamed8473 หลายเดือนก่อน

    Haddii uu Muuse isku doonto Mooge waa is deldelayaa,waayo Shacabka Somaliland 80% way raacsan yihiin oo way la dhacdan yihiin wuxuu qabtey,Muusena isaga ayey uga kalsooni badan yihiin.Muusse iyo Ina kaahin waxaanu leenahay Adeer waddanka ha ku ciyaarina,sumcadiinana ilaashada

  • @yusufmohamed5202
    @yusufmohamed5202 หลายเดือนก่อน

    Idaacadan waxaa ka dhexhadlaya qof maangaab qabyaali ah
    Ka xishood mayorka waxqabadka

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 หลายเดือนก่อน

    maayar mooge waxa uu muujiyay karti iyo daacadnimo wax badna waa ka badaly hargaysa iyo dawlada hooseba ,waxaanu ka tirsan yahay xukuumada oo hadaanu haysan taageerada madxweynaha ma qabteen waxaas oo shaqo ah, runtii waxa uu u noqonayaa dhalinyrada in wax la qaban karo ,siyaasadana xaq buu u leeyahay inuu xisbiga ay wada shaqayn karaan ku biiro

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu หลายเดือนก่อน

    Cabdikariim Muuse ayuu u Taylor dirsaday oo caawiyey codkii dadweynuhu maayer ka dhigo kuwii diiday hadduu taageero ma wacna labada Saraf labaduba ha ku ixtiraamaan shaqada culus ee uu u hayo caasimada iyo xilgudashadiisa muuqata isna daacadnimo ha ku dhamaysto mandate- kiisa qasab kuma aha inuu cid u kaanbayn gareeyo .

  • @aminajama7880
    @aminajama7880 หลายเดือนก่อน

    Dadka inta cafimadka qabta hayso misanto hargeasdi solteco mamulaya iyo hargeas daa hada mooge mamulo calosha solteco before u xilka qabtay tahad iyo calosha mooge.

  • @Halgame334
    @Halgame334 หลายเดือนก่อน

    WQABYAALADA IGU SII TAAGERA. KULAHA MUJRIMKAN HALISTA ISKA QABTA BEEL BAA WADATEE RER HARGEISO DIIIDA CASHUUTRAN XAFADAHA KALE LAGU DHISAYO

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanalaa

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l หลายเดือนก่อน

    Haduu ukalabadiyey yaa kudharanaya waa markaa ka raysateen
    Xashiishkii iyo biyihii isdhexyaaley

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv หลายเดือนก่อน

    KKKKK DHADIGA ISAAQU Kibir Badanaa ku socda 50 cisho ayaa inoo hadhay . Walahay qax inaanay Tani hurayn

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r หลายเดือนก่อน

    Doofaar weligii ma daahiro; Garxajis qabyaaladda waa lagu anqariyaa.

  • @Ahmed5166
    @Ahmed5166 หลายเดือนก่อน

    Hadii Muuse bixi sameyo waa tii u ku lumin lahaa Madaxwayne nimada Somaliland

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j หลายเดือนก่อน

    waxaan u arkaa qalad mayir mooge sidee xilka looga qaadi anigu waxan ahay nin habar awala waliba sacad muuse ah waliba baha sacada solteeko waa cashuur cune shacabkii soodoortay way sugayaan wax qabadka dhiman mooge waxaan kula talinayaa in uu ku biiro kulmiye

    • @mustaphadjama6231
      @mustaphadjama6231 หลายเดือนก่อน

      @@khadradahir-d2j wa maxay baha sacad? It is not qabiil

  • @SakariyeJamac-o6o
    @SakariyeJamac-o6o หลายเดือนก่อน

    Saqajaan qablayadataa xogsanow aybaa

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 หลายเดือนก่อน

    Muuse kuma dhaco inu xilka kaqaado moyorka

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 หลายเดือนก่อน

    Waar ilaahay ka cabso oo beenta iyo male-awaalka iska daa!....Mooge waa daacad, waxa uu qabtayna wuu muuqdaa. Waxa lagu haystaa waa waa in uu diiday in cashuurta dadweynaha la cuno!

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu หลายเดือนก่อน

    Dadkii ciil qabayaasha ahaa ee cuni jirey xoolaha dalka ayaa ina mooge haysta waayo xaraantii lacuni jirey ayaa uu bixin waayey

  • @Halgame334
    @Halgame334 หลายเดือนก่อน

    CASHUUURTII DAD KANI HALKAY AAADAYYY HAKA FARA QABSADO IMOKUI WAKHTI HAYSTAAAYE

  • @abdikari2574
    @abdikari2574 หลายเดือนก่อน

    Mayor Mooge Shacabka Hargeysa ayaa u taagan cidna kuma dhacdo inay xil ka qaado.

  • @KhadarCabdiCiise-f3t
    @KhadarCabdiCiise-f3t หลายเดือนก่อน

    Afsomal...ayuu..dadka.kumaaweeliyaa...lakin..Eyqabiiliya... weeyi......halagaqaado xilka

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 หลายเดือนก่อน

    Qof is qarinayaa warkiisu waa been iyo dicaayad rakhiisa. Mayor Mooge ilaa hadda cid ka fiican ama la mid ahi inamey soo marin ciddii saluugeysaa waxay rabto waa la yaqaan

  • @AbdiAdaan-p2l
    @AbdiAdaan-p2l หลายเดือนก่อน

    Maayir mooge dadweynaha reer hargeysa ayaa doortay cid ridi karta majiro shacabka hargeysow maayir mooge iyo solteeco kale doorta diida solteeco no solteec

  • @hodanh2669
    @hodanh2669 หลายเดือนก่อน

    Mooge yaan laga dhigan shaqo, koi horen wakhtigiisii wuu qaatay ,moogana wakhtigiisuu qaadanayaa, kadib hadlah, beentana iskadaa

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 หลายเดือนก่อน

    Qofwelba marku baheenyin dhulka ayey isdhigen maka hadefkisa gadho waji kale ayuu yesha abeel lawe dheeh

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 หลายเดือนก่อน

    waa wax aan waligood kursi sare arkin markaasay moodayaan inay awoodoo dhan leeyiin BEENAAALE

  • @HassanSalah-g8y
    @HassanSalah-g8y หลายเดือนก่อน

    Channel Kani horta waa sacad musse saw maha

  • @yurub5288
    @yurub5288 หลายเดือนก่อน

    Waxan nacay somalilaan iyo qabyalada qadhmuun ee tala

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien หลายเดือนก่อน

    Oo ma qasaba kulmiye inu ku biiro bal ha ka qaado ta dhacda wa laga shekayn dona hatgeysa isga leh cidi dhoof ku timid bay geeridi dhibayda

  • @Farduus-b1f
    @Farduus-b1f หลายเดือนก่อน

    Muuse ma isagaa doortay xayraan yohow baqaaaq

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 หลายเดือนก่อน

    Mooge waa beenale af macaan oo dantooda qurxiya khayin.

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 หลายเดือนก่อน

    Cabdikariim weli waa wanaagsan yahay, wax badan ayuuna qabtay oo muuqda, mana qarsoona wuxuu qabtay. shacabkii soo doortay ayuun baana ridi kara, propaganda lasoo dhoob dhoobay ma soconayso.

  • @KhadarCabdiCiise-f3t
    @KhadarCabdiCiise-f3t หลายเดือนก่อน

    Wuu...kufashilmey
    .xilkii...madaxweynuhu...udhiibey...markaa...Halabadalo...mooge..tuugweeyi..qabiiliys

  • @MaaxDheeg
    @MaaxDheeg หลายเดือนก่อน

    Anna gaadhay doorway madaa doortay

  • @KhadarCabdiCiise-f3t
    @KhadarCabdiCiise-f3t หลายเดือนก่อน

    Xilka..halaga.qaado...cadow.qarsoon

  • @yurub5288
    @yurub5288 หลายเดือนก่อน

    Ala war kaas haku soo cinina sootko ina mooge waa nin waxa badan qabatay yaab somalilaan meel maha xaqa taqan😢

  • @yusufmohamed5202
    @yusufmohamed5202 หลายเดือนก่อน

    Khasab maaha inuu xisbi nqdo

  • @guledosman4944
    @guledosman4944 หลายเดือนก่อน

    Cid wax qabatayba isaga ayaanu hayna.

  • @sanyarecali7568
    @sanyarecali7568 หลายเดือนก่อน

    xilkaqaadistu hawlyaraa hadal kilicsan

  • @fathiayu3868
    @fathiayu3868 หลายเดือนก่อน +1

    Xaafada ugu dakhliga badan weeyi xaafada 150 waa tuug ina mooge af macaan

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f หลายเดือนก่อน

    Suqa hoose wixii wadoyin kuyiil muu hagaajin kuwo aan lamarina wuu dhisey tuug qabiilba ku qufulan

  • @sama_kaabmohamed176
    @sama_kaabmohamed176 หลายเดือนก่อน

    Washamsi in lagau qadad rabta ma hayo wax la cuno yahuuuuu

  • @mahametclaahi216
    @mahametclaahi216 หลายเดือนก่อน

    Uraaye bookah beedee xaarweyne lawaseen lawaseen dhalay

  • @sama_kaabmohamed176
    @sama_kaabmohamed176 หลายเดือนก่อน

    Cad ceed nin sacb saari karaa miyuu jiraa dacn waa maya waxqabdka dawlada hoose wax la xaqiri karo maaaha

  • @KhadarCabdiCiise-f3t
    @KhadarCabdiCiise-f3t หลายเดือนก่อน

    Xaafada ugu dakhligabadan...weeyi..daanta..Awalku... Mooge...lacag...H.Awal..ayuu..daanta..kalekudhisaa......

  • @mustafegadari5099
    @mustafegadari5099 หลายเดือนก่อน

    Siyasadda kuma jirto in la dhaarto

  • @Jiirka-lacagta
    @Jiirka-lacagta หลายเดือนก่อน

    Wallahi inaan cabdikariin lataban karin 26 jun ayan walahi daganahay

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 หลายเดือนก่อน

    Hahahaha muuse kuma dhaco because tuug kale uu saaro ma rabno

  • @abdirisaqadem4466
    @abdirisaqadem4466 หลายเดือนก่อน

    BEENAALE ADIGU MA LAALUUSH AYAAD HORTA KU QAADATAA INAAD BEENTA FAAFISO AAKHIRADADA U TUDHI NIYAW

  • @MariamElmi-b3f
    @MariamElmi-b3f หลายเดือนก่อน

    Waar beenta iska daa, muse kuma dhaco Mayor Mooge mana bedeli karo!!!

  • @Halgame334
    @Halgame334 หลายเดือนก่อน

    MAYIR MAAHEE WAA MASIIBO FARAQA H AWAL ILAHAY UGELIYAY CIIL QABE MUJRIMA

    • @MariamElmi-b3f
      @MariamElmi-b3f หลายเดือนก่อน +1

      Isku bax ada farakha saqajaanyow xaaaaaaaaaasssiiiiiidddd nacala ku dhalay!!!!!

    • @Halgame334
      @Halgame334 หลายเดือนก่อน

      @@MariamElmi-b3f KHASISAD LAFARA XUMEYAD TAHAY QASMADHAQATA YSHSY

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 หลายเดือนก่อน

    BEEEN BEEEEEEEN BEEEN MOOGE WA MAYOR KA

  • @Halgame334
    @Halgame334 หลายเดือนก่อน

    DADKUU DULMIYAY BUU CAYAYA BAL FATALKA EEGA

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt หลายเดือนก่อน +1

    Xaqiiq mooge wuu Kala xigsanaya xaafadaha magalada waana Cadnan taasi.

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 หลายเดือนก่อน

    KU MA DHOCO LIAR MOOGA WA GASI WA MADAX WAYNE FUTURE KA KU JIRA ILAAHAY HA

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 หลายเดือนก่อน +1

    Adeer kan yari wuu ku fashilmay shaqadii loo doortay SHAQAALAHA DAWLADA HOOSE EE HARGEISA WAA WADA CIIDA GALE QABYAALADBAAN NECEBAHAY WAA BEENTII.

  • @Aadanxuuseen.aadanubaxale
    @Aadanxuuseen.aadanubaxale หลายเดือนก่อน

    Mayar.xaaqatay.waa.mooge.waa.lamatatan.walaha.solteka.maraban.shacab.ka

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 หลายเดือนก่อน

    Yaa solace kala xisaabtama

  • @KhadarCabdiCiise-f3t
    @KhadarCabdiCiise-f3t หลายเดือนก่อน

    Dadka..awooda....le..waa...dadkalacagtale.....mooge...waa...qabiili...tuuga..eehalabadalo

  • @MukhtaarCabdi-z8p
    @MukhtaarCabdi-z8p หลายเดือนก่อน

    Lama.bedeli.karo.wallaahi

  • @rodaabdale1629
    @rodaabdale1629 หลายเดือนก่อน

    Kani been badana mooge shacab ayaa doortay madaxweyne muu Dooran ee umada beenta kala tag

  • @MukhtaarCabdi-z8p
    @MukhtaarCabdi-z8p หลายเดือนก่อน

    Maayir.mooge.labadali.maayo.

  • @KhadarCabdiCiise-f3t
    @KhadarCabdiCiise-f3t หลายเดือนก่อน

    Munaafaq..iska...oohiya...mooge..weeyi

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j หลายเดือนก่อน

    Mooge lama taabankaro

  • @alihusein9781
    @alihusein9781 หลายเดือนก่อน

    Ku dhegaysan mayno mardanbe

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f หลายเดือนก่อน

    Tuug jeebka dadka badha weeye suuqa hose wadad kutaal baleeg sidey ueegtahay

  • @abdisamedibrahim
    @abdisamedibrahim หลายเดือนก่อน

    Beenaale.yaakudhaca.maayir.mooge.maayirkii.hore.maxuu.qabtay.

  • @aminaboon1290
    @aminaboon1290 หลายเดือนก่อน

    Alla xasiid sanaa

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk หลายเดือนก่อน

    Waar ninyohow beenta iyo isku dirka iska allah ka cabso maanta waa if berina akhiro allah ayaa lays hortagayaa ogow taa m.mooge cid ka fiican oo hargeysa imanaysa ma jirto wakhtigan soltelco aad sheegayso todoba sano ayuu joogey dooxa oo laba boqol oo tallabo wax ka yar u jira dawlada hoose isagoo uraya ayuu ka tagey maantana quruxdiisa kubada lagu cayaaraa markaa wax isku dhow maaha

  • @KhadarCabdiCiise-f3t
    @KhadarCabdiCiise-f3t หลายเดือนก่อน

    Halaga qaado....tuug...weeyi...

  • @abdulwahidmohamud9408
    @abdulwahidmohamud9408 หลายเดือนก่อน

    Beenaaale codkaaga xaarka ah iska soo haagaaji😂

  • @sharmakemukhtar7769
    @sharmakemukhtar7769 หลายเดือนก่อน

    A.karin inta samaha jecelba way tageersanyihin

  • @abdimuhumed8411
    @abdimuhumed8411 หลายเดือนก่อน

    Yarkani been badana