Wareysi: Jeneraal Odawaa oo ka hadlay ciidanka la geeyey Beledweyne

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 160

  • @wiilhog6788
    @wiilhog6788 2 ปีที่แล้ว +15

    Odawaa waa nin wax bartay masha alaah sida wanagsan ad u hadashay somaliwen in ad isku keento aya kaa sugenaa insha alaah🤝🇸🇴🌹🌹🇸🇴🇸🇴

    • @hersiofficial7340
      @hersiofficial7340 2 ปีที่แล้ว

      Waan jeclan lahaa ninkan inuu af-gambi wadanka ku qabsado si uu u badbaadio shacabkan daaley

  • @guleedbudul7420
    @guleedbudul7420 2 ปีที่แล้ว +20

    Taliye daacad ah OO qabyalad oqoon waye runtii guul guul insha allaahu

  • @fatmaahmed8953
    @fatmaahmed8953 2 ปีที่แล้ว +13

    Maansha allaah geesi weeye illaahay haku dhowro isha cadawga iyo shadaadiintaba allaha kaa qabto wixii ku necebna allaha naco taliye odawaa waxaa tahay wadani daacad ah viva

    • @cabdulqaadirsheekhmaxamuud2379
      @cabdulqaadirsheekhmaxamuud2379 2 ปีที่แล้ว

      Waad ka baxsatey jaranaal odowaa maasha allaah Alla hakuxifiyo

    • @cabdulqaadirsheekhmaxamuud2379
      @cabdulqaadirsheekhmaxamuud2379 2 ปีที่แล้ว

      Geesi geesi dhaley ayaad tahay Guuul odowaa

    • @journalistemuqdisho7604
      @journalistemuqdisho7604 2 ปีที่แล้ว

      Beri waxaa dhahta qabiiliste waye marko sharci si sax u qaado qabiiliste ma ahan maxa ku keentay mesha qabil maba yaalo sharci ba laka hadlaya wana qaldan yahay suaasha la weeydiyo meel kale ula carara ciidan aan xukumada ogen oo iska baxay aduunka meel ku sheeg reer qaajo film waa dhamaday beri marko sharci si sax u qaado qabiiliste waye duli waye walahi umada dhan aan xishood lahen ba tihin shiikh wala Sharif subxanalahi war umada wee nika yaabtay

    • @YaxyeCusman
      @YaxyeCusman ปีที่แล้ว

      Libaax hore ilaahow garam gal

    • @YaxyeCusman
      @YaxyeCusman ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 2 ปีที่แล้ว +3

    Odawaa cadowga indhiisu kuma arkaan amin

  • @bisharxassan424
    @bisharxassan424 2 ปีที่แล้ว +7

    General odowaa guul waa nin daacad ah garabkaada alaha gala

  • @fadumohussein9380
    @fadumohussein9380 2 ปีที่แล้ว +9

    Masha allaah 🇸🇴🌹🌹🌹🇸🇴 somaliya guul guul noloow odowa way

  • @fabdule4845
    @fabdule4845 2 ปีที่แล้ว +10

    Asc guulayso odowaa wiil geesi ah ayaa tahay naagtaan falastiin la leeyahay nwaraysigeeda ma fahmin

  • @umuyahya6866
    @umuyahya6866 2 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allaah Guul

  • @somswed.5014
    @somswed.5014 2 ปีที่แล้ว +2

    Noolow Taliye Odawaa Thank you sir, halkaa hawsha ka wad Allaha idin xafido Aamiin

  • @museaweys8825
    @museaweys8825 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah

  • @ilwadhashim5762
    @ilwadhashim5762 2 ปีที่แล้ว +6

    Hambalyo odaway

  • @darwishka5669
    @darwishka5669 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle hakudaayo jeneral odawaa waan kugu faanaa your are loin of Horn of Africa

  • @fatumaali1924
    @fatumaali1924 2 ปีที่แล้ว +2

    Maa shaa allaah guuleyso mudane
    Taliye odawaa

  • @abdisom4566
    @abdisom4566 2 ปีที่แล้ว +13

    WARIYIHII AYAA DHABADHILIF AH ILLAHOW U GARGAAR CIIDAMADA DALKA DAACADA U AH

  • @mukhtarjeylaniosman8009
    @mukhtarjeylaniosman8009 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahaa kaween oo qawanaayo cida ciidamada burburka larabto, allah jabiyo cadawgooda

  • @onlyme562
    @onlyme562 2 ปีที่แล้ว +15

    somali buun buunin aan ku nacay, so what hadey cidinka dalka eey baladweyne adaan?
    dhib jaceel iyo is hayhaysi aa aduunka naga reebey 🤦🏽‍♀️🤦🏽‍♀️

    • @jkk5560
      @jkk5560 2 ปีที่แล้ว

      Say wlh wil never Andreasen farmajo how ivil he is

    • @laarr6362
      @laarr6362 2 ปีที่แล้ว

      @@jkk5560 you better go back to ESL class to learn how to write English boy!!!!

    • @jkk5560
      @jkk5560 2 ปีที่แล้ว

      @@laarr6362 eedada ord far sogeli horta

  • @fatumaali1924
    @fatumaali1924 2 ปีที่แล้ว +2

    Somali Somali baa leh guul

  • @ridwanbirre8310
    @ridwanbirre8310 2 ปีที่แล้ว +5

    horay usoco.masuul

  • @abashashim4689
    @abashashim4689 2 ปีที่แล้ว +2

    Guuul

  • @cadeycali6723
    @cadeycali6723 2 ปีที่แล้ว

    Odawaa il iyo ilaaco Allaha kaa badbaadiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedAli-bx6ir
    @MohamedAli-bx6ir 2 ปีที่แล้ว +4

    Guleyso taliye dalka somaliya udadal wll

  • @oneatatime4468
    @oneatatime4468 2 ปีที่แล้ว

    Guul bn kuu rajeyn general Odawaa

  • @jabriilomaraadan4455
    @jabriilomaraadan4455 2 ปีที่แล้ว +8

    Taliya ha odaway waa taliyaha an kufano taliye udhig mo majira

    • @journalistemuqdisho7604
      @journalistemuqdisho7604 2 ปีที่แล้ว

      Beri dheh qabiiliste marko sharci si sax u qaado rer qaajo film waa dhamaday

  • @habarkuuley
    @habarkuuley 2 ปีที่แล้ว +7

    Falastiin yaad ushaysaa wey sullaalo xuntahay

  • @darwishka5669
    @darwishka5669 2 ปีที่แล้ว

    Walee jeneral odawaa waa nin wayn oo xaajo qaad ah

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 2 ปีที่แล้ว

    Thank you

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 ปีที่แล้ว +2

    General Odowa iyo CXDS guuleysta IAllah inta dhimatay iyagoo difacayo qaranka AUN Geediga xoreynta hor uu wada.Cadowgana iyo kuwa lajira hajabo.

  • @aaabdkadiromar.ibrahim219
    @aaabdkadiromar.ibrahim219 2 ปีที่แล้ว +3

    NOOLOW JANERAAL ODAWAANAAGTAAN WARIYAKUSHEEG AH AFKACALOSHODA USHAQEYAYAASHA AYEY KU HADLEYSAA BALADWEYNA KAMA DUWANA GURICEEL DHUSAMAREB IYOGADO JANARALE HALAHADLINMARDAMBE WAXAAN WARIYAKUSHEEGA AH SHARAFTADA AYAA KA WEYN

    • @American_patriot110
      @American_patriot110 2 ปีที่แล้ว

      Farmaajo al laandheriya, hawiya futadu dhulka ugu wada dhuftay, mar guriceel ku cayrso marna baledweyne ku cayrso marna dhusamareeb, waliba ilma adeeradood ba lo diraya la iskuma dhibayo lol 😂 wale wiilkaas mareexan wan ka yaabay. Puntland iyo jubbaland kuma dhaco kawaran.

  • @omardhaqane6102
    @omardhaqane6102 2 ปีที่แล้ว +8

    Ayaan daro gabadhan saxafiyada maba taqeen nidaamka ciidanku u sheqeeyeen. Markii loo sharxayna wali waa fahmi la'dahay!

  • @sahromohamed1749
    @sahromohamed1749 2 ปีที่แล้ว +3

    Noloow waa mahadsantahay

  • @mudanchannel1578
    @mudanchannel1578 2 ปีที่แล้ว +2

    Wiilyar oo aqoon yahan ah oo siduu umada somaliyeed u badbadin lahaa howdkaas iyo furinta ugu jira ayey odoyaal qabyalad iyo fulay nimo hotel xamar kuyala lafadhaahu dhalil u radinayaan odowa yuusuf cadawgaa malibin helo

    • @zaidfarah8119
      @zaidfarah8119 2 ปีที่แล้ว +1

      Fact

    • @journalistemuqdisho7604
      @journalistemuqdisho7604 2 ปีที่แล้ว

      Odaga ville somalia ku dhax jiro ne oo umada dhibka ku haayo ne oo doorasho ogolen ne oo caruurti layay all shabab hoosta ku heesto dhaqan xuma dalka ku so kordhiyay iyo fasahaad oo wax yar xishood yar xata lahen hade xabad dhacdo ne jareeyo qoom waxa tihin dulmiga iskugu isku raaco aan waba xishood lahen hadhow xabad niloku bilabo waad qaxesan ilen marki horeba qax baad somalia ku so gashen yeman xoolaha ka qali jirten marka dhibka nilaka saara meel fadhista ma taqanid shiikhyadina beri madaxweyne hawiye hado imado fadwo mesha la so joogan hada ninkoda dulmiga oo hadlenin ilmihi yar yar qalanayo kama hadlan la xowla subxanalahi war orda xishooda

  • @mohamedelmi5347
    @mohamedelmi5347 2 ปีที่แล้ว +2

    Taliyaha bariga afriqua

  • @luulmaxamuud1738
    @luulmaxamuud1738 2 ปีที่แล้ว +3

    Taliye odawaa guulguul

  • @mohamedabdi-lo1mz
    @mohamedabdi-lo1mz 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @shamesmohamed1604
    @shamesmohamed1604 2 ปีที่แล้ว +2

    Taliyaasha-somaaliyed-guuleesta--cadowgaalaaha-idinka-qabto

  • @gouledxidig32
    @gouledxidig32 2 ปีที่แล้ว

    Inaalilaah wa ina ileyhi raajucuun waar masidan aya udanbeysey somalia 🇸🇴 qofkan aan garaneyn dastuurka aya ciidan maamula boqol goor ayuu dhex fadhiistey lkn wa ciyaal jiri la adeegsadey dhibmalaha waabu tagey farmaajo

  • @daadirxajicismannux425
    @daadirxajicismannux425 2 ปีที่แล้ว +1

    Gesi gesi dhalay

  • @fatmaahmed8953
    @fatmaahmed8953 2 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdifatahfarahhamud6426
    @abdifatahfarahhamud6426 2 ปีที่แล้ว +14

    Falastiineey walaashay waa ku ixtiraamaa lkn Sidaan ma'ahan Su'aalaha saxaafadu; dowladu mdxwyne ayay leedahay Baaralmaan ayuu leeyhy; sharci & kala dmbyna ayaa jiro: Ogowna Mdxwynha waa Taliyaha ugu sareeya CXDS dhalwalba Police; Military; Security & Other else.

    • @American_patriot110
      @American_patriot110 2 ปีที่แล้ว +1

      So muusan dhicin sheekhow, iska fiiri hee

    • @cabdisalaanwarsame9448
      @cabdisalaanwarsame9448 2 ปีที่แล้ว

      Falastiin walaasheen waan jeclaan lahaa inaad waydiiso ciidamada galay beledweyne ma ciidan qaranbaa?

    • @mohamedyare6389
      @mohamedyare6389 2 ปีที่แล้ว

      @@American_patriot110 soo xukuumadiisana madhicin sheekhow sida PM ka iyo Cabinates kaba mxy ka hayaan mesha hadi hadalka sida u dhigtay loo raaco

    • @American_patriot110
      @American_patriot110 2 ปีที่แล้ว

      @@mohamedyare6389 xukumadu xilgaarsin weye taaso ku timid heshiis wada ogol ah si aysan u dhicin firaaq siyaasi ah

    • @journalistemuqdisho7604
      @journalistemuqdisho7604 2 ปีที่แล้ว

      Hada ninkan weeyn sidi jahilinta ah u hadlayo fiiri madaxweyne dhacay aya ciidanka dalka xukuma kulaha subxanalahi adeer meesha dal dhan sharci ba shaqeeynayo ciidan aan xukumada ogeen raisal wasaro iyo wasiirka aminiga iyo wasirka gashandhiga wasiir arimaha gudaha inte ku aragtay oo sidi xoolaha oo kale liska qaadayo waxa la qaaday waa naf lobahan yahay wax kasto lo dhamestira laka war haya lakin ciidan hal qol ama labo qof shaqsi iskama qaadi karo adeer reer qaajo film waa dhamaday beri odoway idinga caaynayo waa la arka marko sharci si sax u qaado marka umad dhan oo xishood ka guur tihin iska aamus umada somaliyed waa nikaa yaban tahay

  • @haldoormedia6355
    @haldoormedia6355 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxey Ku ledahay cidanka jubuti aya joga baladweyn iyo amison ee Maxa cidanka somali baladweyn loo geyay wariye palastin aqli malaha

  • @AhmedAli-bq2pc
    @AhmedAli-bq2pc 2 ปีที่แล้ว +1

    Tan wariya ma ahan waa dhaq

  • @jakeyphillip3031
    @jakeyphillip3031 2 ปีที่แล้ว +2

    Yarta wax waraysanaysa ma taqaan shaqada iyo sida loo kala lee yahay. Shaqada maalin laha ah, ama ciidanka iyo qaabka ay ula dagaalamayaan argagixisada maaha wax maalin walba la waydiiyo siyaasiyiinta kkk.

  • @samirr546
    @samirr546 2 ปีที่แล้ว

    Cadawgu wa ayo wallee lama nasto inta aan heshiis dhicin
    Waryaahe walaalahaa la heshii

  • @THE_AKH_ABBAS
    @THE_AKH_ABBAS 2 ปีที่แล้ว

    CBB working overtime

  • @jamajama9078
    @jamajama9078 2 ปีที่แล้ว

    Odwaa Runta ka hadal ciidanka baladweyne lageeyey fahad yasiin ayay amaankiisa sugayaan waa la ogyahy

  • @nursingarmedjamacnursingax9368
    @nursingarmedjamacnursingax9368 2 ปีที่แล้ว +2

    nooloow taliye

  • @yusufsamatar1374
    @yusufsamatar1374 2 ปีที่แล้ว +1

    ROOBLE IYO 30 JIR waa alshabaab

  • @soulehassan
    @soulehassan 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaa yaree dalka uguntaday mustaqbakiisa,tan da'diisa, mida dalka, diinta iyo soomaalinimada u guntaday ayaa nin wasiir loomagacaabey shalay oo berina laga qaadayo uu ku riyoodo in uun kala tuuro, yaa Allaah umada kaqabo budhcada iyo dabadhilifka,wiilkani generalka mustaqbakiisa ayuu samaysanayaa markaasay niman Aakharu liciba ku ciyaarayaan.

    • @American_patriot110
      @American_patriot110 2 ปีที่แล้ว

      Wiilka nin bu u kireysanyahay maxaad ka rabtaa, Aabe farmaajo ayaa wataa, sida awoowayaashi bu ushaqeynaya masha Allah

    • @soulehassan
      @soulehassan 2 ปีที่แล้ว

      salade farmaajo iyo wasiiradu bari waytagi lakiin askarigu intuu noolyahay Askarigaa uunbuu ahaanayaa, meel dheer wax ka fiiri!

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 2 ปีที่แล้ว +1

    Wuu Fashilamay! Farmaajaa diray! Si doorashada loo boobo! Ruufiyaan waaye!

  • @calicariif7674
    @calicariif7674 2 ปีที่แล้ว

    Caasimada ayaa suuqeeda xiran yahay sidee dhuuso mareeb amni ugu raadisaa odawaa waad fashilantahay.

  • @cumarcabduqaadir2542
    @cumarcabduqaadir2542 2 ปีที่แล้ว

    M.a taliye jawab ku filan ayad sisay

  • @zonadue10media75
    @zonadue10media75 2 ปีที่แล้ว

    Jeneral yariisoow

  • @daadirxajicismannux425
    @daadirxajicismannux425 2 ปีที่แล้ว +3

    War somaliyey VOA AGAASIMEHADA IYO TAN WAX WAREYSANAYSO YAA LA DHAGEYSAN

  • @qaranyuusufcaliburmad8696
    @qaranyuusufcaliburmad8696 2 ปีที่แล้ว

    Taliyaheena sharafta leh inyar buu ku fakaday ilaahow falastiin yeyna na waraysan!.
    Balse odawaa khibradiisa ayuu ku fakaday!

  • @garboraaxo6401
    @garboraaxo6401 2 ปีที่แล้ว +2

    AMISOM baa raali laga yahay, xoogii dalkana waa la diidaya. Maxaa ka siya Hawiye?

    • @baakaaycumarbaakay6147
      @baakaaycumarbaakay6147 2 ปีที่แล้ว

      Shabaab ayaa 5klm u jiro Baladweyne meey kuwaas ladagaalamaaan .misa wxaan Oran karnaa siyaasad kld ayaa jirtl

    • @garboraaxo6401
      @garboraaxo6401 2 ปีที่แล้ว +1

      @@baakaaycumarbaakay6147 Hawiye way dagaal jecel yihiin. Iyagaa isgumaaday. Qatar bay Hawiyaha kale iyo umadda Soomaaliyeed ku yihiin.

  • @AliA-my5im
    @AliA-my5im 2 ปีที่แล้ว

    Odowaa waa dameer Naag ilka yar ah lagu daray oon indho kala laheyn inuu farmaajo u shaqeeyo ma ahan

  • @yahyajanjaroo5745
    @yahyajanjaroo5745 2 ปีที่แล้ว

    Asc falasalti weyskag kuma farxinin

  • @cabdifitaaxmohamedcali4581
    @cabdifitaaxmohamedcali4581 2 ปีที่แล้ว +1

    Wariye falastiin waxaan kaga digayaa iney kahadasho sirta ciidamada ama ey taliyaha ka qod qodo sirta ciidanka sirta ciidanka ciyaar ciyaar maaha

  • @umucabdinasir5894
    @umucabdinasir5894 2 ปีที่แล้ว

    Odawaa bakaare ayaa xiran balad weyne oo nabad ah aa ciidan la geeyey?

  • @maryanigal3349
    @maryanigal3349 2 ปีที่แล้ว

    Naayaa wariye ma tihid ee noogatag taliye odowaa

  • @macalingarada.m.g6590
    @macalingarada.m.g6590 2 ปีที่แล้ว

    Guuleso taliye

  • @zahraabdilahi6653
    @zahraabdilahi6653 2 ปีที่แล้ว

    Gabadhaan yay ismooday Ma Maraykan Wadankaagii hooyo baa kuhurane ha isku talaxtegen waxaad tahay kuwa Dalkooda wanaaga u diidan Beledwayne Soomaaliya miyuuna ku oolin bal waydiiya waa
    Weriye Hubaysan

    • @American_patriot110
      @American_patriot110 2 ปีที่แล้ว

      Wariyaha xaq bu uleyahay inu su'aalo kuweydiyo iyadoo uusan ku caynin

  • @zonadue10media75
    @zonadue10media75 2 ปีที่แล้ว

    Dadkan oo kale waa la yaabaa

  • @aronekolmia4260
    @aronekolmia4260 2 ปีที่แล้ว

    Comments ka CBB ayaaba qabsadee wali Manool yihiin mise waa dad qabyaalad wado oo Farmajo soo dirsaday

  • @ibrahimooroowhussain440
    @ibrahimooroowhussain440 2 ปีที่แล้ว

    Taliye oda wàaa alaa yaa cizak waxaaasaa lagaa dhahaa qaran nimo

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 2 ปีที่แล้ว

    Allaayacisak

  • @AliAli-yl5rh
    @AliAli-yl5rh 2 ปีที่แล้ว

    Odawaa wuxuu amarka kaqaataa fahad yaasiin iyo dhagarqabe farmaajo

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 2 ปีที่แล้ว

    Reer baladwayne goormay alshabaab noqdeen war odowaa Hassan shiikh mahamud baa wax ku yiri hadaad wax maqlayso dhiiqaa lugaha kula jirtaa alshabaab waa fahad yaasiin iyo zakariye kuwa villada joogo

  • @cycyare5649
    @cycyare5649 2 ปีที่แล้ว

    Taliye odawaa asaa kaa war badane kama lexatidoo

  • @saalaxqalinle734
    @saalaxqalinle734 2 ปีที่แล้ว

    Suaal xuma Tani wariye ma.ahan

  • @bossman1024
    @bossman1024 2 ปีที่แล้ว +4

    Ninkan hadalkiisa micne male asago taliye ciidan sheegan aya casimadii shabab Iyo Dacish u xidhan tahay bakarihii cashuur ka qadan waraysigagu muxu yahay

    • @fushkaxmahamed7315
      @fushkaxmahamed7315 2 ปีที่แล้ว +1

      Milatary casimad shaqo kuma lahan sir donka ayey u taala arintas ninyow dowlad nimada barta

    • @abdisom4566
      @abdisom4566 2 ปีที่แล้ว

      U sheeg taas kuwa nin putland jooga cabsi darteed u xidhaya shaqadoodii. wanaag markaad ku soo dabaali weydo deegaankaaga waxaa fududaatey in caruutaada laguu soo adeegsado

  • @ubaxjamac6845
    @ubaxjamac6845 2 ปีที่แล้ว +3

    Suuqa bakaare oo muqdisho ku yaala ayaa abnigiisa lasugi waayey baladweyne oo amaan ahna waalagu daabulayaa taasi waxaan u arkaa xukunboob

    • @yaqubburhan7858
      @yaqubburhan7858 2 ปีที่แล้ว +2

      Amniga bakaare uma baahna ciidan malatari oo taangiyo wata ee wuxuu u baahanyahay istiraatiijiyad amni iyo sirdoon midaysan, caqliga ha laga shaqaysiiyo walaal.

    • @fushkaxmahamed7315
      @fushkaxmahamed7315 2 ปีที่แล้ว

      @@yaqubburhan7858
      Ada dhameyay warka
      Ugaas yaa baraye hee

  • @mohamedguled2830
    @mohamedguled2830 2 ปีที่แล้ว

    Scw,sxbyaal, waxaa cad in taliyaha xooga dalka oo mar walba gabood falo guracan ay ka gaystaan sida gedo in loo adeegsaday ee aanay la dagaalamin argagaxisada ee waxay la dagaalameen ciidamada maamul goboleedka jubba land taasoo looga jaray maamulkaasi ,waxay ku duuleen baydhabo oo ay dad shacab ah ku laayeen,musharax u taagaanaa jagada madaxweynahs k/galbeed ilaa haddana uu u xiran yahay roobow,sida aan la wada socono maamulka galmududug ayey ka dagaalameen,argagaxisana la dagaalamin ee waxay la dagaalameen ahlusuna oo aan aragagaxiso ahayn,maantana beled weyne ayaa la geeyay taliyaha xooga dalka dhowr jeer ayaa looga digay waana ka waantoobi waayey,haddana waa uu cadeystay in aanu xakuumada ka amar qaadan sida uu isaguba cadeeyey,haddaba waxaa cad in toos uga amar qaato madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday oo qas wade doonaya in uu doorashada ku boobo.haddaba,raiisula wasaaraha iyo xakuumaddiisa waa in tallaabo sharciga waafaqsan laga qaado odawaa yuusuf raage lana horkeenaa maxkamada ciidamada.xilkana laga qaadaa.scw.

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj 2 ปีที่แล้ว

      Bro,kulli ixtiraam qoraalkaagu waa dheer yahay balse dullucda geba-gebadaadu waa in ciidamadaan la rabo in doorashada lagu boobo iwm.Marka waxaan rabaa inaan bal meel dhow kaa tuso inaan Barlamaan lasoo xusho uusan qiimo ku fadhiyin sida; 1.M.Sheekh Shariif isagoo wakhti loogu daray,hadana maamulanayey Xildhibaanadii soo baxay iyo guddiyadoodii ayaa maalin cad M.Xasan Sheekh ka helay ,isagoon weliba shaqo ku laheyn soo xulistaas amaba guddiyadii doorashada iwm.2.M.Xasan Sheekh waxaad ogeyd isagana in sanad loogu daray,hadana uu dadaalkii ugu badnaa geliyey sidii uu kusoo noqon lahaa oo waxaad ogeyd inuu maamulo cusub dhisay juhdi weyna ku geliyey si xildhibaanada kasoo baxa ay isaga ugu codeeyaan,waxaad kaloo ogeyd in guddiyadda heer federal oo dhan uu isagu soo xushay cidina kula dhegin! aakhirkiina waa ka dheregsan tahay inaysan waxba u tarin oo looga adkaadey wixii uu gacmihiisa ku maamushay.Bro,waxaan filayaa inay kaa hoos baxeen arimahaas ! waayo xubinta Barlamaanku waxay Odey dhaqameed ama siyaasi u baahan tahay markuu kursiga raadinayo,balse maalintuu dhaarta isku hubsado taladu gacantiisa ayey gashaa oo cidna uma jooji ( ku darsoo cod bixintuna waa qarsoodi iwm).markaa waxaad ogataa Farmaajo in xaq u lahaa inuu sameeyo sidaa labadaa Madaxweyne ee ka horeeyey u dhaqmeen amaba loola dhaqmey,balse waa kaaf iyo kala dheeri hadii gar loo islaam yahay waayo waxaynu wada ognahay oon la dafiri karin in wax walba oo labadaas hore loo fududeeyey in isaga lagu adkeeyo oo xataa dagaal lagu qaado tusaale; waxaa lagu adkeeyey ku darsashadii kuwaa laga yeelay,waxaa lagu adkeeyey guddiyadii doorashada heer Federal oo kuwaa hore laga yeelay oo xataa waxaa la yidhi bedel guddigii madaxa banaanaa ee doorashooyinka qaranka oo qodob dastuuriya ku joogay weliba M.Xasan Sheekh magaacabey isaguna uusan taaban waxna ka bedelin maadaama Barlamaan meel mariyey ayna qodob dastuuriya ku dhismeen mudo xilleedkooduna dhamaanin,waadna ogtahay in meesha laga saarey uuna ka aqbalay,waxaad kaloo ogtahay in lagula dhaqmey waxaan dastuuri aheyn oo xataa loo gaadhey mar labaad ma tartami kartid iyo tan ugu dambeysa oo ah in lagu diray Reysalwasaarihiisii uu sida xushmada leh ee ka duwan kuwaa hore ugu magaacabey inuu arimaha doorashada hogaamiyo ,lana gaadhsiiyey amaba laga dhaadhiciyey inuu xataa ku darsado jagaddii madaxweynenimo ee dalka iyadoo kii wanaagaa u falay joogo iyo waxyaalo badan oo kasii fool xun ! ogow kuwa sidaa ku leh Rooble ee wadanka soo xukumay xilligoodii Reysalwasaare ay wax ku aaminaan ama sharfaan iska daaye waxar jabtey ma weydiin jirin khasnadaha dawlada oo dhana furayaashooda gacantay ku haysteen iwm.
      Bro,be fair and stop hatred etc.wanaag baan kuu rajeynayaa iyo hadaad rabtid fair debate.

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 2 ปีที่แล้ว

    BBC markasta maxay Doolada ug soo horjeedaa
    Masuul ay arkaan in uu dalkaduminayo beey difacaani
    Abyo Rooble warso doorashaaloo diree maxuu ciidamadakarabà
    Iyo wasiirada dalka wax tarka uleh

  • @oman7207
    @oman7207 2 ปีที่แล้ว

    Waraysi xumida iyo fataalnimada dadkina kadaya

  • @ts7152
    @ts7152 2 ปีที่แล้ว

    Warkaa ba

  • @ciisehaji7616
    @ciisehaji7616 2 ปีที่แล้ว +1

    Falistii fariin ayaa lo so dhiibay waxey ledahay waziirada waxey yirahden anaga waxba kama ogin e taliye kawaran yaad uga Amar qaadaten kkkkķ taliyaha guud ee ciidanka xooga dalka somaliyed miyaa tiktok & 30jir sodon million u daba fariisanaya shaqda uu ka wado xoreynta cadawga somaliyed imisa ayey socotaa shaqdas mayagaa ku dhaca iney wax ka yiraahdan ok Arinta beled weyne waa la xalinaa weliba mel fiican ayey mareysaa odawaayna uma socdo duulaan beledweyne lagu yahay iima muqdo lkin kama fiicno ahlu suna wal jameca dadkii xabashada qabay wey heshiiyen waana gebageba lkin kuwa kaloo qaswadayaala doorashada loo jojin maayo taasna waa mid mesha ku jurto in kasto dhnka wanaagsan loo badan yahay balse xukumadii loo diray dorashada ayaa mel kastaa boob xilibaaned kawada marka kama marna iney dhibka usoo jiidaan gobolka Allaha ka qabto qaswadayaasha maca voeda maca falastiin waa rufiyaanada England 🇬🇧😢

    • @American_patriot110
      @American_patriot110 2 ปีที่แล้ว

      Waa wareyi inteysan su'aalaha kuweydiin wey kaso shaqeysaa huuno.

  • @baakaaycumarbaakay6147
    @baakaaycumarbaakay6147 2 ปีที่แล้ว +1

    Mark aad dhuuso mareeb joogtid ma adiga ayaa leh maad shabaabka noga saartid wll degaanadeena sida ceeldheeer iyo meelaha kle ee aan dagno

  • @sheikdeeq5915
    @sheikdeeq5915 2 ปีที่แล้ว

    Kani taliye ciidan waa magac uun ee waxb messha kama aha xata war kama hayo tankale been ayuu nagu akhrin hayaa hadda

  • @MohamedOsman-uq4ts
    @MohamedOsman-uq4ts 2 ปีที่แล้ว

    Beenaale Maha Ciidan Somaliyeed ee Waa maletia Farmajo samaystay

  • @ibrahimooroowhussain440
    @ibrahimooroowhussain440 2 ปีที่แล้ว

    Guul iyo goba nimo raga nimo waa u dhalasho taliye horay noowada yaanan dunida dib naluugù reebin qabiil war kiis dha maaaa

  • @Professor4555
    @Professor4555 2 ปีที่แล้ว

    Odawa iyo cumar filish bey reer xarmaajo dad noga dhigayan, madaxweyne yaashi sida sharafta lahed uga wareejiyana nacaska bidaarta foosha xuna unuka leh bey cey uga dhigayan, wale dalkan danbe wax kama noqotan

    • @jakeyphillip3031
      @jakeyphillip3031 2 ปีที่แล้ว

      Dalka ma dad gaara ayaa leh. Dalku waa gobollo, waxaana deggan qabiilo. Haddii la heshiin waayo, dal majirayo. Jubbaland waxay noqonaysa dal, Puntland waxay noqonaysaa dal, Somaliland waxay noqonaysaa dal, Koonfur Galbeed waxay noqonaysaaa dal.

    • @Professor4555
      @Professor4555 2 ปีที่แล้ว

      @@jakeyphillip3031 waxey raban ha noqdan laakin waxena anaga iska leh waxagana wa kula leenahey wa la isku fahmey, xukun xoog adeerki ba musqul ugu dhax dhinte

  • @AliAli-yl5rh
    @AliAli-yl5rh 2 ปีที่แล้ว

    Odawaa waa ficii tuug

  • @kayssehadji3734
    @kayssehadji3734 2 ปีที่แล้ว +2

    He lying like 5 years old " one block from villa Somalia alshabab tax everybody and the port

  • @mahamuudali3070
    @mahamuudali3070 2 ปีที่แล้ว

    Warkiisu maxuma lkn.....🤔

  • @maxamedshariifisaaq9236
    @maxamedshariifisaaq9236 2 ปีที่แล้ว

    Meshi xukunka farmajo anlaga ogolen aya shabjoga ayan ugartay
    Suqa bakarana dacish ayaxiray beledweyna cidan ayalagudabulaya
    Sowlama ornkaro cidanki waxay noqden kuwo kursilaguradsanayo
    Wayo intamagalo lageyey waxalagu bobay kuras kow baydhabo wala ogaa waxiikadhacay iwm

  • @jamajama9078
    @jamajama9078 2 ปีที่แล้ว

    Owaa kala hadalka jooji Runta sheeg farmaajo kaliya ayaad ka amr qadataa ciidanka baladweyne iyo fahad yaasiin maxa isku so aadiyey macnheedu waa fahad iyo farmaajo ayad ka Amar qaadtaaaa

  • @ridwanbirre8310
    @ridwanbirre8310 2 ปีที่แล้ว

    tani wariye ma ahan cid baa so dirsatay

    • @American_patriot110
      @American_patriot110 2 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad inan hawiye dabada dhulku ugu garaacno ayey kaso horjeeda runta halo sheego bro. Farmaajo guuleyso dalki waad heshay aabow

  • @MohamedOsman-uq4ts
    @MohamedOsman-uq4ts 2 ปีที่แล้ว

    Beenaale Soomalia Laba Dawladood baa kajira

  • @hassanbardacad5600
    @hassanbardacad5600 2 ปีที่แล้ว +2

    General tuug ah iga dheh

  • @ibrahimdiriye4076
    @ibrahimdiriye4076 2 ปีที่แล้ว

    Taliyow naaktan hathalka kujarr qumayathaa

  • @Professor4555
    @Professor4555 2 ปีที่แล้ว +2

    CBB nafta iney ka bixi rabto mar dhow waxa lagu garanaya sey meel waliba sheeko caruuredka ula taagan yihin, xarmaajo o bakhti an dhaamin bey modaan inu biilki yara u si wadi, 🤔

    • @dahirsmohamed5002
      @dahirsmohamed5002 2 ปีที่แล้ว

      Tuug Alshabaab wakil u ah ama dabadhilifyada Dalkisa loo adegsado midkee ayaa tahay .

    • @Professor4555
      @Professor4555 2 ปีที่แล้ว

      @@dahirsmohamed5002 sheekadi wadaadka naagaha suuxsan kufsade e Canada ka nacnac laha miya la timid mise ti dumarki cabdudwaaq iyo gedo ad ka so maqashe

  • @sahraomar6470
    @sahraomar6470 2 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂

  • @ayaanfarah996
    @ayaanfarah996 2 ปีที่แล้ว

    Reer baladweyn goormey alshabab noqdeen wa su aal gorma ugu dambeysay alshabab beledweyn ama dhibato ayka geysteb mase xwdle aya cadaw ama alshabab noqday 🥺🥺🥺🥺hadalkada ka fiirso gaajo ku korow meshas dada iskaleh Lana sifeystee bakaaro hagaJi orodo👎👎👎👎👎

  • @zonadue10media75
    @zonadue10media75 2 ปีที่แล้ว

    30 jir jeneraal ah oo hooyadiisa hada caruur dhashey mataano waa yaab

  • @cabdiraxmaanxassan9287
    @cabdiraxmaanxassan9287 2 ปีที่แล้ว +2

    yaahuu kani ma soo waashay doorashada waxaa amaankeda sugayo booliska iyo booliskii amisom

  • @zonadue10media75
    @zonadue10media75 2 ปีที่แล้ว

    Hada waxma haasto jeneraal yariisoow u fiirsada waad arki doontaan isagoo leh sadex guri oo villa ah ganacsi

  • @fatumaali1924
    @fatumaali1924 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan la hadlayaa gabadha wariyaha ah u shaqey dalkaada
    Waad u jeedaa xaalada uu maraayo
    Iska illaali laaluushka waxa dhibka ku dhaco waa haweynka somaliya
    Meel kasto ey joogaan u hiili dalkaada iyo dadkaada iyo diintaada
    Iska illaali lacagta yar ee laaluushka

  • @akuunakeetu
    @akuunakeetu 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa nacas aan waxba ka aqoon nidaam ka dowliga ah aqoon darada ka muuqata ayaad ka fahmeysa

    • @garboraaxo6401
      @garboraaxo6401 2 ปีที่แล้ว +1

      Ma Rooble Baahane ayaa garanaya nidaamka kala dambaynta?

    • @hawaali5313
      @hawaali5313 2 ปีที่แล้ว +2

      Adoon caayin nin harjadaay la imoow waxtar muuqada ama aamus ama ka mid noqo difaca dalka iyo dalka

    • @garboraaxo6401
      @garboraaxo6401 2 ปีที่แล้ว

      Markaan magacaaga dib u fiiriyay, waxaan ogaaday inaad tahay farakh askartii Uganda ka tagtay.

  • @daahirhassan967
    @daahirhassan967 2 ปีที่แล้ว

    generalow xaal qaado adiba hadaa somali general u tahay iyo mooryan kle