Wareysi Ergayga gaarka ah ee Dowladda Shiinaha u qaabilsan arrimaha Geeska Afrika.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 8

  • @bet3rf295
    @bet3rf295 9 วันที่ผ่านมา

    In lagu xaliyo wixii khilaaf ah geeska Afrika wada hadal iyadoo la tixgelinayo Madax banaanida Dal kasta, waa Mowqif Macno weyn leh

  • @sabaxalnur
    @sabaxalnur 8 วันที่ผ่านมา

    shinaa sidaa yidhiii mahaa hadal... dowladu may qabatay iyadaa dalka maamushee?????

  • @sabaxalnur
    @sabaxalnur 8 วันที่ผ่านมา

    Waa wax lala yaabo dowlada Somaaliya miayay indho la,aadahay miyay talaabo ka qaado diyaaradii keentay ninka wasiirka ah ee Taiwan een si toosa u yimid hargaysa,,,diyaarad ayaa keenatay,... wey daawaynaysaa kaliya waxad mooda inay huradaan oo marka wax dhacaan ay toosto. diyaarada keenta xagay soo martay... waxay ka timid itoobiya ama si toos ah ayay u timid.

  • @Salman-h6t7e
    @Salman-h6t7e 9 วันที่ผ่านมา +1

    China maxa Laga faida waaa daad cunsuriyiin ah

    • @gclass1395
      @gclass1395 8 วันที่ผ่านมา

      china wax badan ayaa laga faida sxb

  • @alphamale5802
    @alphamale5802 8 วันที่ผ่านมา

    Shiinuhu ha amro Taiwan Somaliana amar ha siiso Somaliland in waxa lajoojiyo 😂😂😂😂

  • @Bulshodhamaanteed
    @Bulshodhamaanteed 9 วันที่ผ่านมา

    Geeska Africa nabad ma noqoneyso intee ciidamada cadowga xabashida itoobiya joogan dhul somaliyeed waxba ya ladaalin ciidamada itoobiya dalkeyna ha laga saaro😂