COURSE DHAMAYSTIRAN MS-WORD - Sidee Loo Adeegsadaa Microsoft Word iyo Waxkasta oo Ku Saabsan.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • muuqalkan waxa ad ku baran doonta microsoft word qaabka loo adeegsado, muuqalka waxa aad ku baran doonta inta ugu muhiimsan microsoft word adeegsigisa, qaakba document loogu qoro, qaabka aditing logu sameeyo document, qaabka loo qoro imtixanka iyo sida waraaq cv ah ama waraaqaha shaqada lagu codsado loogu qorto microsoft word.ka faaidaysi wanaagsan...
    -- this video is for aducational purpose only. do not use it to harm others. If you do, the responsibility rests with you. --- fiidiyowgaan waxaa loogu talagalay ujeeddo wax barasho oo keliya. ha u isticmaalin inaad dadka kale ku wax yeeleyso. Hadaad sameysid masuuliyada adigaa iska leh.
    PASSWORD DANBE MA ILAAWI DOONTID!!. | KADIB MUUQALKAN!!. • PASSWORD DANBE MA ILAA... X2AAD:
    PASSWORD DANBE MA ILAAWI DOONTID. PASSWORD KAYDIYAHA UGU WANAGSAN! • Password Danbe Ma iLaa...
    AFSOMALI- FACEBOOK PRIVACY IYO SECURITY| XOG INTE LEEG AYA LAGA OGAN KARA AKONKAGA FACEBOOK • Sida Kor Loogu Qaado S...
    ka hortag in laga jabsado FACEBOOK account gag waligaa sida ugu fiican • Ka Hortag In lagaaga J...
    ka hortag in laga jabsado emailkaga waligaa sida ugu fiican • ka hortag in laga jabs...
    INAGA LACAG AH!!. QAABKEY LACAG KU HELAN COMPANYADA FACEBOOK, GOOGLE WHATSAPP INAGO FREE KU ADEGSANA • Inaga Lacag Ah!. Qaabk...
    HADA SAMAYSO ETHICAL HACKING LAB. MEEL AAD KU TIJAABISO CASHARADA • HADA SAMAYSO ETHICAL H...
    SIDE LOO BARTAA ETHICAL HACKINGKA. MAXA LAGAGA BAAHAN YAHAY SI AAD U BARATO • Sidee Loo Bartaa Ethic...
    side loogu duuba windows 10 vmware. MUUQAL DHAMAYSTIRAN • side loogu duuba windo...
    WAXBA KAMA OGID TELEFOONKAGA.QOF WALBA OO ANDROID TELEFOON AH ADEEGSADA!! • WAXBA KAMA OGID TELEFO...
    SAME WHATSAPP GROUP AY KUSO BIRI KARAYAN 400 O QOF IYO WAX KABADAN. KALIYA APPKA WHATSAPP SAXDA AH • Sida Loo Sameeyo Whats...
    SIDE LOO DIRA MUUQALO IYO COD KA BADAN 16MB. HADA KADIB INTAAD DONAYSO AYAD DIRI KARTA, APP LA'AAN!! • Wax Ka Badal! Whatsapp...
    WAA MAXAY ROOT!. SIDE LO ROOT GAREYA MOBILE. MUUQAL DHAMAYSTIRAN.(KA BAX JEELKA AAD KU JIRTO.) • WAA MAXAY ROOT!. SIDE ...
    2 SIROOD O KU SAABSAN WHATSAPP. AKHRI FARIIMAHA LA TIRTIRAY. SO CELI STATUSKA 24 HOURS DHAAFAY. • 2 SIROOD O KU SAABSAN ...
    SIDE LOO SAMEYA STICKERS AD ADIGU LEEDAHAY OO WAJIGAGA AH!!.ADIGO U ADEEGSANAYA WHATSAPP • SIDE LOO SAMEYA STICKE...
    UGU DANBAYN FEATURE AYNU DOONAYNAY O SOO MUUQDAY. WHATSAPP AYUU KHUSEEYA • UGU DANBAYN FEATURE AY...
    WHATSAPP, MESSENGER, TELEGRAM, IWM. DHAMANTOOD IYO HAL APPLICATION. • WHATSAPP, MESSENGER, T...
    ----linkiyada iyo appska aynu muqalada kaga hadalno waxa ay yaalan telegram channelkena iyo whatsapp groupkena, halkaas ka hubiya . ------
    *** meelaha aad nagala so xidhiidhi kartaan: *****
    **facebook page: / somalitech0
    ** instagram page: / somalitech0
    **whatsapp numberki khaaska aha isna wakaas: 2520657917414
    **whatsapp group wakas linkigisu: chat.whatsapp....
    **telegram channelkeni waakas linkigisi: t.me/somalitech0
    #sideeloobartaamicrosoftoffice
    #sideeloobartaamicrosoftword
    #sideeinternetkawaxloogabartaa

ความคิดเห็น • 109

  • @SomaliTech0
    @SomaliTech0  ปีที่แล้ว +16

    Telegram channelkena linkigiisa waakan: t.me/Somalitech0

  • @ibnumusdhaf1612
    @ibnumusdhaf1612 2 ปีที่แล้ว +12

    Ustaad ayaad iyo aad ayaan kugu mahadcelinayaa wax badan ayaan kaa faa'oday mahadsanid Allah hakaa abaal mariyo adigana

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      Aamin, idinkana sido kale walal

  • @munayusuf9938
    @munayusuf9938 ปีที่แล้ว +7

    Power point dhamys tiran noso xigsii teacher thank you

  • @anisohassanabdulahi1999
    @anisohassanabdulahi1999 2 ปีที่แล้ว +5

    Alhamdulilaah axadaa imtixaan ku gali rabay ustd waa mahadsantahay saad ardayda u caawisay ilaaheey hakuu caawiyo inshallah

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      Aamin dhamanten walal, adiga mudan walal

    • @anisohassanabdulahi1999
      @anisohassanabdulahi1999 2 ปีที่แล้ว

      Ustaad aniga laptopkeyga word ka kujiro wuu iishaqeen la'yahay anigoo password ku xirin buu ileeyahay enter product maxaa ku sameeyaa ustd igu caawi jawaabtaada

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      @@anisohassanabdulahi1999 walal inaad iibsatid ayuu doonayaa balse isago free ah waxa uu ku jiraa telegramkeena linkigisuna waxa uu yaala qaybta hoose e muqalka yacni qaybta discriptionka videoga

  • @amenibrahim9596
    @amenibrahim9596 2 ปีที่แล้ว +6

    Power point iyo excel oo dhameystrin soo raac inzha allah

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว +2

      dhawaan ayaynu iyagana soo daynaynaa insha allah walal, hadi waqtigu ino ogolaado insha allah

  • @xamsenimcaan7391
    @xamsenimcaan7391 2 ปีที่แล้ว +2

    masha allah sxb ilaahay maskaxda haku barakeeyo aad iyo aad ayaad umahadsan tahay

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      Adiga mudan wll qiimo badan

  • @nastehomahdi5199
    @nastehomahdi5199 2 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid ustaad allah ku sharfo❣💚🙏 noso badi muqalada nucana

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว +2

      haye walal, insha allah

  • @sahalnor9030
    @sahalnor9030 หลายเดือนก่อน

    Thanks masuul

  • @maxamedcarab1190
    @maxamedcarab1190 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah mahadsanid teacher

  • @amenibrahim9596
    @amenibrahim9596 2 ปีที่แล้ว +5

    Mahadznid uztaad inzha allah next course power point dhameystrin soo diyaariyi

  • @abdullmoha8
    @abdullmoha8 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustad si fcn baan ufahmay allah haka ajarsiiyo

  • @maxamedadan3219
    @maxamedadan3219 2 หลายเดือนก่อน

    Mahdsanid sxp

  • @calibulaxawo4896
    @calibulaxawo4896 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad🥰🥰

  • @AliMohamed-vd7cy
    @AliMohamed-vd7cy หลายเดือนก่อน

    Madsanid sheekh

  • @munayusuf9938
    @munayusuf9938 ปีที่แล้ว

    Haa masha Allah mahdsanid wllo

  • @abdifatahaato557
    @abdifatahaato557 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid mudane

  • @maxamedcaliyuusuf6152
    @maxamedcaliyuusuf6152 2 ปีที่แล้ว +1

    mashallah ustaad aad ayaad umahadsantahay.

  • @cabdiwaliwaliaadan3296
    @cabdiwaliwaliaadan3296 ปีที่แล้ว +1

    M.sha ALLAAH

  • @ShugriMohamed-zx9lu
    @ShugriMohamed-zx9lu 3 หลายเดือนก่อน

    Ustaad noso badi cashirada nucaasn thanks

  • @abdullahisheikh4938
    @abdullahisheikh4938 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Mr

  • @XabsaAbdi-e8f
    @XabsaAbdi-e8f ปีที่แล้ว

    mahadsanid ustaad

  • @mowliidyareofficial9058
    @mowliidyareofficial9058 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @CILMIBILE
    @CILMIBILE ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad jzkllhu khayran

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  ปีที่แล้ว

      adiga mudan wll cilmibile

  • @nagiipaxmedapdi847
    @nagiipaxmedapdi847 ปีที่แล้ว

    شكرا لك يا معلم كريم

  • @heeso586
    @heeso586 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allah ku barakeeyo

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid walal, adigana sido kale

  • @najaaxbaashe4247
    @najaaxbaashe4247 2 ปีที่แล้ว

    Next power point iyo excel
    Mahadsnid

  • @saraMohamed-so2kd
    @saraMohamed-so2kd 2 ปีที่แล้ว

    mahadsanid in bdn

  • @baxsancismaan
    @baxsancismaan 2 ปีที่แล้ว +1

    Shaa shadaa sodhawee

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      Muuqalka tayada aad ku daawanayso kor uqaad si aad sifiican ugu daawatid

  • @Xmdiaadanmaxamud
    @Xmdiaadanmaxamud 5 หลายเดือนก่อน

    Thanks for your brother

  • @faisalcraxmaan2667
    @faisalcraxmaan2667 2 ปีที่แล้ว

    Thanks aadbaad u mahad San tahay

  • @abdisalamyonis.1695
    @abdisalamyonis.1695 2 ปีที่แล้ว

    masha Allah mahadsanid wllakay

  • @hargaysaawi6489
    @hargaysaawi6489 2 ปีที่แล้ว

    Thnks

  • @zakariyekhan7143
    @zakariyekhan7143 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad wa mahadsantahey si khaas aa ku jeclahay

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      mahadsanid walal @Zakariye

  • @mohamedmukhtarhassan560
    @mohamedmukhtarhassan560 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @istaahilyuusuf2853
    @istaahilyuusuf2853 ปีที่แล้ว

    Wllo markaad casharo dhigayso plz soom soodheh si sifican wax loogu arko thanks mnta wx badan waan kaa faa iday😍😘

  • @JamaalaadanMaxamed
    @JamaalaadanMaxamed 7 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤

  • @FarxiyomaxamedFarxiyomaxamedxa
    @FarxiyomaxamedFarxiyomaxamedxa 10 หลายเดือนก่อน

    Thanks tracher

  • @JaajuurMedia-dp9yf
    @JaajuurMedia-dp9yf 2 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @xamsenimcaan7391
    @xamsenimcaan7391 2 ปีที่แล้ว

    insha allah waxaaan jeclaan lahaa inaad ku kale sogaliso sxb

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      Haday inoo suuro gasho i.a wll

  • @MaxamadGani
    @MaxamadGani 4 หลายเดือนก่อน

    Aad baad umahad santahay

  • @abuusame3945
    @abuusame3945 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad aad iyo aad ayaan oogaa heleyi wanad kuu maa hadsantahayi

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      Adiga mudan wll qiimo badan

  • @ahmedali3399
    @ahmedali3399 ปีที่แล้ว

    Macalin into so bandhig sida excell ka logudiyariyo listiga shaqada Business ka

  • @Muxsinyameni
    @Muxsinyameni ปีที่แล้ว

    Meesha ribbon aad dhaday waa tabs mesha kale oo aad dhahday sub-ribbon waa Ribbon

  • @kulmiyesperpart
    @kulmiyesperpart ปีที่แล้ว

    mnsh allsh

  • @Abdullahi114
    @Abdullahi114 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad noo soo raaci excel, access and power point adoo mahadsan

  • @sakariyefiidow4181
    @sakariyefiidow4181 2 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid ustad

  • @ramiamohmud3818
    @ramiamohmud3818 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad mohamed lakiin casharada so jarjar 2hours waa lagu cajisayaa e

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว +1

      Gartay wll, balse waxa aad samayn kartaa inaad muuqalka waqtiyo kala duwan baran kartid, adigo waqti kasta baranaya tusale oo kale 10 Daqiiqo ama wax lamida

  • @munasarwali8838
    @munasarwali8838 2 ปีที่แล้ว

    Mudane Waan Ku salaamay
    Course Kama Hayo FX ☹️🤕🤕🤕🤯🤯😂

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว +1

      Walal waa live marka daqiiqado kadib ayuu bilaabmayaa insha allah, waxyar sug

  • @idirisak7134
    @idirisak7134 2 ปีที่แล้ว +1

    Zhb Word bilaasha sideen u furan karaa wuxuuu idhahay Hal bil ka dib 67€ ayaan kugu soo dalacay naaye 😢😢

  • @mariamohamed8946
    @mariamohamed8946 2 ปีที่แล้ว

    tnx mclin

  • @malirasta2688
    @malirasta2688 2 ปีที่แล้ว

    Wallhi manta ayaa igu kaa horayso wana ka helay chanel kaaga mahad sanid blood

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid wll @mali

    • @malirasta2688
      @malirasta2688 2 ปีที่แล้ว

      @@SomaliTech0 wallkey adaa mudan horo u soco waligaa

  • @amenibrahim9596
    @amenibrahim9596 2 ปีที่แล้ว

    Windows 10 course dhameystrin kasoo samee uztaad mahdznid

  • @janakacabeofficial3700
    @janakacabeofficial3700 2 ปีที่แล้ว

    ustaad sidokle wax badan ka faaidey excel mahelaa dhameystiran

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      may wll hada, i.a waa suuro gal mustaqgalka

  • @nimcowarsame6890
    @nimcowarsame6890 ปีที่แล้ว

    Camera kuso dhawee si aan si faseexa u aragno

  • @omarhaadnaan3737
    @omarhaadnaan3737 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad telegram kina aawayna

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      t.me/somalitech0 linkigan riix walal, kadib waad ku biiraysaaye

    • @maxamedcismaan6696
      @maxamedcismaan6696 2 ปีที่แล้ว

      Mohamed

  • @mahdiaadan-b5i
    @mahdiaadan-b5i ปีที่แล้ว

    M

  • @nanitube9813
    @nanitube9813 2 ปีที่แล้ว

    Ustad ms word 2019 ma u adegsan kara

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      dabcan walal haa, 98% waa isku mid

  • @MohamedAli-ib7vr
    @MohamedAli-ib7vr ปีที่แล้ว

    Aaawe linkiga

  • @abdallajama4832
    @abdallajama4832 2 ปีที่แล้ว

    Walaal linkiga telegramka isii dir plz

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      t.me/somalitech0/ waakas wll

  • @najiibalpha2730
    @najiibalpha2730 ปีที่แล้ว

    Mhdsanid

  • @ForxTrader
    @ForxTrader 2 ปีที่แล้ว +1

    sxp telegaram lingigaaga away sxp 🥰

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      t.me/somalitech0. Waakas walal

    • @ForxTrader
      @ForxTrader 2 ปีที่แล้ว

      @@SomaliTech0 aad iyo aad ayaa u mahad santahay wll🥰🥰

  • @libanmohomed9712
    @libanmohomed9712 ปีที่แล้ว

    Telegaram somtec

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  ปีที่แล้ว

      Linkiga riix si aad ugu biirto telegram channelka somali tech wll: t.me/somalitech0

  • @sakariyefiidow4181
    @sakariyefiidow4181 2 ปีที่แล้ว

    Linki Telegraph away hee

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      Muuqalkanaad daawanayso hoostisa ayuu yaala, qaybta ifafaalada ama discriptionka

    • @mohamedabdullahisamatar7216
      @mohamedabdullahisamatar7216 2 ปีที่แล้ว

      @@SomaliTech0 telegaram intuu ka yaalaa

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      @@mohamedabdullahisamatar7216 waakas: t.me/somalitech0

  • @IsmaaciilcabdiismaaciilIsmo
    @IsmaaciilcabdiismaaciilIsmo ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad ❤

  • @fardow.sadahir
    @fardow.sadahir ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walal ❤❤❤❤❤❤

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  ปีที่แล้ว

      adiga mudan walal fardawsa

  • @abdisamadabdiraxman9181
    @abdisamadabdiraxman9181 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad

  • @QadanQadanooz
    @QadanQadanooz ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤